XUJOOYINKII UGU ADKAA YOU DO or YOU QUIT 100 DOLLAR GUULEYSTAHA YAA GUULEYSTAY?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 2.8K

  • @imaxaan123
    @imaxaan123 2 ปีที่แล้ว +215

    Waxoo rabay inuu na arko anaga darteen ayuu u oyay kaliya si oo noo arko adigana Kuma salinesid kawaran nabigena maxamed scw 👑💖 ku Sali xabib keena

    • @omaromarboss9438
      @omaromarboss9438 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhhhhhhhhhhhh
      Hhhhhhhh abera waxpa kugu dhacay

    • @sawdaamirofficial1884
      @sawdaamirofficial1884 2 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isoodheh walal

    • @imaxaan123
      @imaxaan123 2 ปีที่แล้ว

      @@sawdaamirofficial1884 diyaar adina isoo dheh

    • @ayaan4695
      @ayaan4695 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw

    • @umumahda3563
      @umumahda3563 2 ปีที่แล้ว +2

      Sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 ปีที่แล้ว +201

    Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "qofka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle
    u Naxarisanayaa."
    Ku salli nabiga Scw🥺🤲☝❤💞🕋

  • @NimcoMahamad-cb6gv
    @NimcoMahamad-cb6gv ปีที่แล้ว +40

    Kusaliya nabigeena muxamad scw ❤

    • @xafsaxasan-oj3ns
      @xafsaxasan-oj3ns 7 หลายเดือนก่อน

      Scwscwscw scwscwscw ❤❤❤

  • @SacdiyaKaamil
    @SacdiyaKaamil ปีที่แล้ว +32

    Kusali cabiibkeena muxamad scw❤❤❤

  • @balqisabarre3
    @balqisabarre3 ปีที่แล้ว +20

    Nabi mahamed salahu caley hiwasalam

  • @Muqdisho_News
    @Muqdisho_News 2 ปีที่แล้ว +104

    Wuxuu ahaa qofkii ugu wanaagsanaa ee ilaahay caalamka usoodiray nabigeena muxamed scw

  • @zuldaanbrown8385
    @zuldaanbrown8385 2 ปีที่แล้ว +479

    Hadaad aragto magaca nabigeena صلى الله عليه وسلم. Like saar 👍❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 2 ปีที่แล้ว +61

    The best person ever The most kowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw❤️❤️❤️

  • @abdulzaki5030
    @abdulzaki5030 2 ปีที่แล้ว +30

    Gamekan ku celis waaye Asad wareega Laga saarey Asoo dhamnin kusoo labtey SE cml he tlyow 🥺🥺😂😂

  • @ayaanleawgadiid8032
    @ayaanleawgadiid8032 2 ปีที่แล้ว +21

    The best ever the most knowledge able and most shine all created prophet maxamed scw

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 2 ปีที่แล้ว +330

    Hadii aad ujeedid magaca Nabigeena Muhammad مُحَمَّدٍ ❤️ﷺ🤲🏼
    Like Saara ❤️🕋🤲

    • @aaminamuhumed5120
      @aaminamuhumed5120 ปีที่แล้ว

      Ghwzzzeeue the following ddvdb oieedddddrdsddhdddrrttttzzd to the following ddvdb oieedddddrdsddhdddrrttttzzd ZZ top of the t shirt to the to go back to the following ddvdb oieedddddrdsddhdddrrttttzzd to the following ddvdb oieedddddrdsddhdddrrttttzzd to the following ddvdb oieedddddrdsddhdddrrttttzzd to the following ddvdb oieedddddrdsddhdddrrttttzzd to the rrhhufraiqokeueuhzzruueuu the use of the zzzt t zzzzzuzzzzzrrjuufedsqkkoekuuu the following ddvdb oieedddddrdsddhdddrrttttzzd to use the fhsdhhhhhhdsshhhhuuuhhewwookdieieueuuzrhzzzzrrej.

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 ปีที่แล้ว +1

      0000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 ปีที่แล้ว

      000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 ปีที่แล้ว

      000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 ปีที่แล้ว

      000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

  • @CumeerBigFan1092
    @CumeerBigFan1092 2 ปีที่แล้ว +190

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all created prophet Muhammad ❤صلى الله عليه وسلم ❤

  • @AbdiwaliAdenDirie
    @AbdiwaliAdenDirie 2 ปีที่แล้ว +3

    kusali nabigeena muxamed ScW scw scw scw

  • @mohaiproahim17
    @mohaiproahim17 2 ปีที่แล้ว +15

    Asad hadda kadib dhibcaha qof kale haloo xilsaaro sii game ka xamaasad u yeesho mahadsanid 🙏🙏

  • @qoslaye5006
    @qoslaye5006 2 ปีที่แล้ว +74

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @hasanadem404
    @hasanadem404 2 ปีที่แล้ว +99

    kusali nabigeena muxamed scw❤️❤️❤️🥰🥰

  • @IshowsClipz7
    @IshowsClipz7 2 ปีที่แล้ว +333

    Hadaad aad aragto magaca Nabigeena “ﷺ” [ Like saar 💓☝️💓

  • @maankacadde2068
    @maankacadde2068 2 ปีที่แล้ว +8

    12:01
    asad hagio ayaa saxan 100%
    keep going pro from Mogadishu somalia 🇸🇴🙏🙏🇸🇴🇸🇴✌✌✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @abdirahmanmohamedhashir3118
    @abdirahmanmohamedhashir3118 ปีที่แล้ว +11

    اللهم إنا نسألك الهدى والتقى والعفاف والغنى

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed ปีที่แล้ว +15

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏

  • @hananbeauty1
    @hananbeauty1 2 ปีที่แล้ว +402

    االلَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، فِي الْعَالَمِينَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤️

  • @programming_with_omar
    @programming_with_omar 2 ปีที่แล้ว +17

    Marka hore waan ku salaamay, haddii aad tacliiqayga aqrineyso.
    Waxaan kugu la talin lahaa in waxyaabaha soo hoos galaayo dhaqan xumada ee xishoodka, diinta iyo dhaqankeenaba kasoo horjeedo inaad iska dhaafto.
    Alle u mahad celi wax badan oo dambi dhaaf weydiiso.
    Ugu dambeen dhamaanteen waxaa rabigeen ka baryeenaa in uu noo dambi dhaafo.
    ما اعظمك وما ارحمك يا ربي يا حي يا قيوم انت الاول وانت الاخر.

  • @de____jong4
    @de____jong4 2 ปีที่แล้ว +423

    Hadii aad ujeedid magaca
    Nabikeena Muhammad ﷺ
    Love saar ❤️🕋😭

    • @feisalyare3452
      @feisalyare3452 2 ปีที่แล้ว +2

      Salalaahu caalayxi wasalam

    • @anabnasir4099
      @anabnasir4099 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc. Asad. Edo. Wan ku bar yaya wan ku jeclahay ilahay dartis awalan. Tankale waxan ahay Tim iPhone 27. Walahi. Waxan ahay nasex. Edo. Halaso. Celiyo. Socdal

    • @anabnasir4099
      @anabnasir4099 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw. Scw. Scw

    • @maymunadirir8974
      @maymunadirir8974 2 ปีที่แล้ว

      Yaahasadwaasocota 💔💔💔💔💝💝💌❣️💋💋💋💗💓💕💕🥰🥰🤩🤩😍😄😃😁😅🤣🤩🤩😍😍💯💯💯💯aeanawaalaysaa

    • @amlaabts2682
      @amlaabts2682 2 ปีที่แล้ว

      Shiir ursade 😂😂😂 shiir lee isoboxo 90😂

  • @maankacadde2068
    @maankacadde2068 2 ปีที่แล้ว +4

    29:21
    Khalad aa dhacay sbbto ah abeera wuu shaqeystay dee
    xkunkaas wllhi pillah tallah wuu ila qaldan yhy
    allredy keepgoing pro from Mogadishu somalia✌✌✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @liyaomars
    @liyaomars 2 ปีที่แล้ว +5

    Horta waxaan Aad ugu yaabay malesia masajidka saalaada ciida bes miyaa lugu dukadaa ileen raqqa waajib ayeey ku tahay salaada jumcada

  • @abdullahiibnucomar9292
    @abdullahiibnucomar9292 2 ปีที่แล้ว +47

    Alow inta qarixi darad ku dhimatay u naxariso inta dhawaca ah cafimad sii allow wadankena nabad warta noga dhali❤

  • @shukrimohamedd8265
    @shukrimohamedd8265 2 ปีที่แล้ว +18

    Wlhi Cumeer inad fariid thy ban ku qiray markad Asad ka saartay ciyaarta oo uu rabay inuu Abeera ka reebo si aan looga guulaysan Legend Cumeer

  • @salmohaydar293
    @salmohaydar293 2 ปีที่แล้ว +108

    Een Asad 20 Points Ee Baalasha Indhaha Waa Qalad
    Waayo Wareega 1aad Muuzan Dhamaan Warqadaas waa wareega lagaa fadhiisiyey lama rabin ina ka faa'ideesato Warqada Inaa La dhigo Oo Mid Cusub Baxsato Ayaa La Rabey Waaye Cumeer Iney Ku dhamaata La Rabey Ileen adi wareegas waa lagaa bixiyey ma ahoo Sidaasina Waa Qalad
    Any Way Gameka Wuu Adkaa Aadbana Umhdsn Tihiin 🥰🥰

    • @xaliyeoska5465
      @xaliyeoska5465 2 ปีที่แล้ว

      Waa sax✅

    • @Tashia1
      @Tashia1 2 ปีที่แล้ว +5

      Haaa waa sax xita ma ahan inu la xifaaltamo lacagta waa wax laga Roon

    • @muniiroaadan2187
      @muniiroaadan2187 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa waa run waa khalad buu u ciyaarye wareegsn asad

    • @waxbaajirotv3938
      @waxbaajirotv3938 2 ปีที่แล้ว

      Qaraar ayaw bilabay

    • @abdulkadirikar8957
      @abdulkadirikar8957 2 ปีที่แล้ว

      Maya sxb, asad wuu kusaxanyahay. Coz ciyaarta waxa bilaabay abeera waxeena ku dhamane asad. Marka ciyarta ayadoo cumeer mareyso aa asad la fadhisiyay wareegas socday oo ku dhamaan laheyd asad wu ka fadhistay. Wareg cusub uu abera bilabay waana midas miduu ka faaidestay asad. Marka iskuso wada duub asad wukusaxanyahay inuu ka faaidesto coz wareegi hore asiga ku dhaman laheyd ayuu ka baxay.

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 2 ปีที่แล้ว +3

    Cayda Waa Xaasid Ee Inuu Shiirka Sameyo ahyd
    Cumeerna Qofbu Wici Lahaa Waaba Isku Dhaman Lahyd Abeera Qaadan Lahaa

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 2 ปีที่แล้ว +7

    Asad Qarara ayaa haya meesha kuma qoran suurwaalka siib oo shukumaan xidho asad waxasii ma fiican inamada ka daa sidaa🤭🤮🥸🤬😡

  • @leader__ugaas3903
    @leader__ugaas3903 2 ปีที่แล้ว +95

    The best person knowledgeable Able and the most shine to prophet

  • @ahmedmoustaphawaiss8828
    @ahmedmoustaphawaiss8828 2 ปีที่แล้ว +5

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝

  • @maankapoi8296
    @maankapoi8296 2 ปีที่แล้ว +24

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet 🤩🤩🤩

  • @nouhizmail9920
    @nouhizmail9920 2 ปีที่แล้ว +8

    Waxan cadsan lahaa in aad soo samayso video qurux badan oo duco iyo murugo iyo tacsi loogu muujinaaya dadkii ku geriyooday qaraxii ka dhacay muqdisho maalintii dhaweyd 😭😭😭😭

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 2 ปีที่แล้ว +18

    Challenge ugu qosolka bdnaa🤣🤣🤣
    Part 2

  • @faaisomohamed352
    @faaisomohamed352 2 ปีที่แล้ว +33

    The best person ever The most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad🥰🥰🥰🥰💯🙈

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 2 ปีที่แล้ว +31

    Xiligaan cml so gili asad inta ila rabto like ✊ dadka kalaho daremayo tnx asad kuwaan caadi ku tashteen lcgta inee dhaafto dhan marabaan gal gal is dhahaayaan🤣🤣🤣🙈

  • @kingmaanka1515
    @kingmaanka1515 2 ปีที่แล้ว +32

    Asad Hagio challenges ka uu sameeyo walhi kana u jeclahay inta ila jecel like isaara

  • @intisamnajib1093
    @intisamnajib1093 2 ปีที่แล้ว +5

    Plzzz part two yqeeeeeeeey ❤️❤️💯qosal naguma harin walhi 😂😂❤️

  • @FarxiyoSaciid-t8k
    @FarxiyoSaciid-t8k ปีที่แล้ว +1

    Waa kuu duceeyaa habeen iyo maalin inaa istaagtid ilaahay hakuu kaso

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 2 ปีที่แล้ว +120

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad صلي الله عليه وسلم ❤❤😍😍

    • @axmadmaxamad1846
      @axmadmaxamad1846 2 ปีที่แล้ว +1

      Please ciyaarta faham

    • @sawdaamirofficial1884
      @sawdaamirofficial1884 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @muscabcabdullahi5670
      @muscabcabdullahi5670 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 ปีที่แล้ว

      000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 ปีที่แล้ว

      00000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

  • @كمنتيتر-ش6ص
    @كمنتيتر-ش6ص 2 ปีที่แล้ว +80

    do part 2 200$ ka dhig abeera we r with you go nio asad lacgta jebkga kaso bxysa niyda ksi daa 😂😂😂😂

    • @omarshariif1342
      @omarshariif1342 2 ปีที่แล้ว +4

      Wllh cwa Wu uqalmy wuuna dadaaly lkn ceyda waxa laraby inu Shiirka ursado cumer wxu qaada lahaa last sheet Asadna sidaas ayu out kunoqo laha Lkn we fahmi waayen Tan kle Cumeer Hdu Asad difaacayo muxu 25$ uqaada wye mrki Asad u laha ciyarta ha iga saarin

    • @rahmaabdirahman1670
      @rahmaabdirahman1670 2 ปีที่แล้ว +1

      Ha Asad in lacag laga qado ma jecla 🤣🤣

    • @omarshariif1342
      @omarshariif1342 2 ปีที่แล้ว

      @@rahmaabdirahman1670 lkn kureejo ladheely iyaga isfahmi wye hdne asad mrki u cumeer dhhy ciyarta ha iga saarin 25$ qaado Abeera wu aamusna wxa laraby inu isagana dhaho 30$ Ana kusiinaya si Cumeer kalsoni buuxda uhelo 🤣🤣

    • @كمنتيتر-ش6ص
      @كمنتيتر-ش6ص 2 ปีที่แล้ว

      @@omarshariif1342 asad wu isu bojeya iyna ma fhman abeera moye

    • @omarshariif1342
      @omarshariif1342 2 ปีที่แล้ว +1

      @@كمنتيتر-ش6ص cumeer wu fahma lkn sibu uga xishooda

  • @kingthaabit8434
    @kingthaabit8434 2 ปีที่แล้ว +41

    Abeera wadadashay lkn cumeer iyo Ceyda kuma ogeyn😫😭😂😂 cavio anixataa adaa kula jiray😂😂🤷‍♀️

    • @aishaabdi1594
      @aishaabdi1594 2 ปีที่แล้ว +4

      Wlh ani xitaa asaa lajiray caydane waku saxna ileen cumeer inuu hore usocdo ayuu rabe oo ugu daro dhibcaha 😅😢

    • @butterflies1248
      @butterflies1248 2 ปีที่แล้ว

      Ani xataa abera lajiray cumer iyo ceyda ku ciyaray🤣🥺

  • @housedesigneer1235
    @housedesigneer1235 ปีที่แล้ว +1

    Uff Asad Hagio adhiga Markasta Waxan Jeclaxay ❤ 😍 💖 in ad Guleysato Lakin Meel umajedid

  • @abshiromaxamuud1435
    @abshiromaxamuud1435 2 ปีที่แล้ว +6

    Kusali rasuulka scw

  • @thegood1143
    @thegood1143 2 ปีที่แล้ว +83

    Pray for the best of God’s creation, our Prophet and our beloved Muhammad, upon him be the best prayer and peace 💖❤🥰

    • @maryanibrahimadan9103
      @maryanibrahimadan9103 2 ปีที่แล้ว

      Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawaabdi8027
    @hawaabdi8027 2 ปีที่แล้ว +31

    Cumeer always naxariis mukeefka u dhahay wuu orday msha allah garashadaa lais dheeryahay wlhi ❤

    • @rahmoabdikarin9841
      @rahmoabdikarin9841 2 ปีที่แล้ว +4

      Haaa wlhi wuu naxaris badanyahay wilkas I love him wlhi

  • @hamzemustphe7392
    @hamzemustphe7392 2 ปีที่แล้ว +26

    KU sali rasuulka Muxamed scw fadlan laki saar hadad jeceshahay xabibka Muxamed scw 🕋🕋🕋♥️♥️🥰🥰💯

    • @mubarakabubakar3480
      @mubarakabubakar3480 2 ปีที่แล้ว

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @ao4ei
      @ao4ei 2 ปีที่แล้ว

      Salalaahu calyhi wasalaam❤

  • @zamiirochannel3883
    @zamiirochannel3883 2 ปีที่แล้ว +29

    Ceyda , abeero , cumer sxbo fiican matihiin
    Waa in aad u hambalyeeysan sxiibkiin
    Mahan in aad markasto guuleysitiin adinga
    Meshii aad hampalyo kadhihi laheedeen ayaa ku gorbuuqdeen waxaa dareen siseen in aadan guushisa ku farax saneen 😏 sorry
    Guuuul ayaan kuu rajeeynaa walalkeey ASAD HAJIOW 🥰

    • @ummuazimofficial
      @ummuazimofficial 2 ปีที่แล้ว +2

      Xitta waxay mujinayen ine isla jiraan wxas ceeb wye meqee lacag arursanayen wlh wka xumaday dhaqankooda

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 ปีที่แล้ว +2

      Ayaamihi hore gameka sidas loo waday lkn gameka asad aya ku ciyaary oo mar walba ku dedalaya si uu lacagta uga celiyo ayagaba maxaa u diiday inay ku dedaal in mid uun guulaysto oo lacagta asad u noqon waayo mar walba wuxu dhahaa 100kas qaadna Maysan xita ayamihi hore qaar ayuu odhan jiray I QUIT lkn iminka wax walba I DO ayu odhnaya marka maxaa halkas ka Cad
      Any Way Viva #Team 27 🥰

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 ปีที่แล้ว +1

      @@ummuazimofficial
      Asaguba inuu game yahy muu muujin ee wuxu muujiyey oo Targetka saaray inaan lacagtas qaadan oo isaga ku noqoto🤨
      Any way Viva #Team 27🥰

    • @abdirahmaanaxmed9670
      @abdirahmaanaxmed9670 ปีที่แล้ว

      ​@@ummuazimofficial❤😮😮😮❤❤🎉😊😅😊

  • @xaliimoosmaan2263
    @xaliimoosmaan2263 ปีที่แล้ว +5

    Ayy ayy asad sidokale zxb macn ❤❤ waankuwataa walaalkey iguqaaliya ❤❤😢❤❤

  • @hamseharoun3877
    @hamseharoun3877 2 ปีที่แล้ว +62

    Gameka cawa abeera watay wuu dadalay this is a game its rely but asad wad qarartay cawa wayo ciyarti ku dhaftay wareegegi aya lagu jiray marka xaaq uma lihid inad ciyartid 25pnts iska qadatay been been ah lkn wa dharatay dhartaa adkaynaysay horay usoco jooji qararka viva team 27

    • @ayaanahmed6114
      @ayaanahmed6114 2 ปีที่แล้ว +1

      Ha wlhi asad qaraar socda waaye nah mayeelaneeso ciyaarta iskaga back ciyaarta hada kadib

    • @Nimo05590
      @Nimo05590 2 ปีที่แล้ว

      In ee lacagta qof kale qaato u didaya

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 ปีที่แล้ว +1

      Haa wall gamekas saw u lahyn wuu qaraaray waayo Caydaba wareegi marks lagu jiray iyo kii ku dhigayba wuu ka fadhiyey gaad ayuu is lahaa lkn Abeera ku fahmy isna wuu qadhaadhay🙄

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube 2 ปีที่แล้ว +20

    Haddii ukunta banaanka laga jebiyo, nolosheedi waa dhamaataa. Haddii laga jebiyo gudaha noloshi waa u bilaabataa oo digaagad yar baa dhalata. Noloshaada & wax kastoo sareeya waxay ka bilowdaan gudaha, marnaba ha sugin wax banaanka kaaga yimaada in ay ku bedelaan ama farxad kuu keenaan.💖🙏

  • @sharmarkefarahguled90
    @sharmarkefarahguled90 2 ปีที่แล้ว +49

    Waa ciyaartii ugu adkeed oo aan daawado inta aad ciyaareyseen Part2 waan sugi la ahay❤👏👏

  • @ridwaan7340
    @ridwaan7340 2 ปีที่แล้ว +1

    subxaana allah in kumarka laysku ee kaysiiyo waa dambi wayn
    oo qofkaasi waa nacdalan yahay

  • @hooriyaosman5069
    @hooriyaosman5069 2 ปีที่แล้ว +5

    Hasan game kaan zaid aa u qaraartay, teeda kale iyakaba markooda ma qararaan adigo weliba bahdilo oo waxay ku xunyahin manta dhan video yaasha ka shegshego oo wax xanun badan eh mana qararaan. Ogaaw wilashaan ayaa heerkan kusoo gaarsiyay oo iyaaka dartoot lagugu dawado. Marka wiilasha wanag kula dhaqan ceebtodane iyo wax yalaha privacy ga ah mardanbe public haka shegin.

  • @kaalintechnology
    @kaalintechnology 2 ปีที่แล้ว +77

    Ciyaartii ugu xiisaha badneyd 😂😂 i nevr expected you win but literally you deserve 🥇
    Congratulations eebw Asad lkn waxaa codsaneenaa part2😂

    • @safacadey5791
      @safacadey5791 2 ปีที่แล้ว +1

      Wey isla wada jiraan kawrn eeysha 😝✌️

    • @omarshariif1342
      @omarshariif1342 2 ปีที่แล้ว

      Cwa Abeera wxa ku dhoreye ceyda io cumeer

    • @kaalintechnology
      @kaalintechnology 2 ปีที่แล้ว +1

      @@safacadey5791 kkkkk haa ani xitaa ayagaa la jiray in lacagta laga qaado aa rabay 😂 lkn wuu dadaalay wuu ceshtay cavio

    • @kaalintechnology
      @kaalintechnology 2 ปีที่แล้ว

      @@omarshariif1342 aad io aad siiba Cumeer

    • @safacadey5791
      @safacadey5791 2 ปีที่แล้ว

      Anoo Aaad ujeedo maa qof kle
      La jiraa habeted ka thy Wlhi 😘😂

  • @mariaally34
    @mariaally34 2 ปีที่แล้ว +29

    Asad qiyaana sameysay wiilasha waa gaaday ee ku celis waye ciyaarta😂😂

  • @cayoosh4
    @cayoosh4 2 ปีที่แล้ว +70

    Qosol iguma harin, what a game! 😂😂😂 Part 2 with the same team soo sameya plzzz😄🤩

  • @dauudbakar2988
    @dauudbakar2988 2 ปีที่แล้ว

    Kusali nabigag mohammed scw

  • @leylohassan3870
    @leylohassan3870 2 ปีที่แล้ว +8

    You'll always be my favourite Asad 💖💕🦋

  • @maxamedisgoowe7347
    @maxamedisgoowe7347 2 ปีที่แล้ว +52

    Ku sali nabiga scw❤❤💐

  • @ayandagan8355
    @ayandagan8355 2 ปีที่แล้ว +13

    Abeera marku ciyartaa kujiro qosol kudameysta vedioga😂😂 love you abeera

  • @hoodoahmed8242
    @hoodoahmed8242 2 ปีที่แล้ว +22

    Asad caawa wilasha waa ka aqli badisay plz part2 soo sameeya codsi wllkey thnkis for laughter mi😅❤

  • @farhiafarah5039
    @farhiafarah5039 2 ปีที่แล้ว

    Asad abwe wlhi waxan kuriyoday adigoo halmar gaariga kakacday oo soconayo alle waxan kaga barya inuu riyadas kurumeyo mar uun garigan kakiciyo sida ugu dhaqsiyaha bdn in sha allah

  • @xusensaney9772
    @xusensaney9772 ปีที่แล้ว

    Shahar.mubarak.toogada.aad.laheed.waa.ku.sax.saneed.xmasada.yey.qadin.ilmaha

  • @maxamedjeylaan232
    @maxamedjeylaan232 2 ปีที่แล้ว +39

    Waxn rajena community geyga ina aqrin donto aad an ku jeclhy wliba ilhy darit waxn ilhy kaga rajena cafimad taam ah insha allh my bro 🥰👑

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi342 2 ปีที่แล้ว +28

    Somali TH-camr Numper One Khalaas Waaye🎉❤ Asad Mohamed Haaji

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 2 ปีที่แล้ว +38

    Inta jiifka ku fiirsaneysa veidogan waan idin salamaya ✌👍

  • @munahanan4360
    @munahanan4360 2 ปีที่แล้ว +12

    Abeera is so funny wlh 🤣🤣🤣

  • @zamzamabdullahi510
    @zamzamabdullahi510 ปีที่แล้ว

    ciyaartibah waa ku ciyarteen 3qof iyo 1qof baa ka dhigteeen sidanah ma fcn si ay xamaasad uyeelatoh si caadiyah u ciyaara plz

  • @jamiilajanno5855
    @jamiilajanno5855 2 ปีที่แล้ว +26

    wlllhy waaa funny abeer sidaaan uuu jeclaya wlllhy qoslka faraxdasaa 😂❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💯💯💯💯💯

  • @nastehoabdirahman8730
    @nastehoabdirahman8730 2 ปีที่แล้ว +54

    Ciyaarta caawa xamasad gooniyay ledahay wlh tartankaan waxamasad socda wlh 😂😂😂 Assad thanks for making my night ❤

    • @omarshariif1342
      @omarshariif1342 2 ปีที่แล้ว +1

      Abeera cwa wu uqalmy ceyda wxa kahoos bxdy hdu shiirka Ursa laha cumeer last sheet ayu qabsa laga game over e noqo lahyd 😀

    • @nastehoabdirahman8730
      @nastehoabdirahman8730 2 ปีที่แล้ว

      @@omarshariif1342 😂😂😂😂 wa run walh sidaa umu fekerin asad bashaqaystay xolihisa caawa

    • @omarshariif1342
      @omarshariif1342 2 ปีที่แล้ว +2

      @@nastehoabdirahman8730 cumeer 2qalad o sameye cwa awal mesha isaga ufiicna jiry mrki 1aad wxy ahyd mrki u asad dhahaye sxb ciyarta ha iga saarin 25$ a kusina inu kawarejiyo e ahyd hduba asad ucodenayo lkn mrki dambe qaladka 1aad wxa laha ceyda o quus kamuqaty isago islaha Intan 0 a wadata mxa kabedeli karta cameerna wu dhamestry o asad o dhaarsan e dalaq udhhdy🤣🤣

    • @subeermaxamed1752
      @subeermaxamed1752 2 ปีที่แล้ว

      @@omarshariif1342 hhhhhhhhhhhhh

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 ปีที่แล้ว

      @@omarshariif1342
      Hhhhhhh🤣😁😂
      Aad iyo aad wallhi
      Halkas kaga dheelen gameka

  • @turkicade9253
    @turkicade9253 2 ปีที่แล้ว +54

    Allow inta Sarirta Xanun la Saran Caaafi 🥺🥺😭

  • @maankacadde2068
    @maankacadde2068 2 ปีที่แล้ว +7

    wllhi pillah tallah abeera waa la gaaday sbbto ah
    bilowgi ayuu 10 shaqestay sbbta wax uu shaqestay loogu jarayo mxa wyeh ileen asagaa shaqestay inta igu raacsan like
    mida kleh asad alle kabaq abeera xaqiisa siii 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮😢

  • @najuukha7707
    @najuukha7707 2 ปีที่แล้ว +23

    Kusaliya habibkena scw scw like 👍 ♥

  • @Cristianoficail
    @Cristianoficail 2 ปีที่แล้ว +24

    Asad ciyaar xaq Dara Ku badisay 🤚 ciyaarta laga bootiyay ayu abeera soo baxsaday dadka dhan I Quick dhaheyn adiga ciyartas chance Ku ciyarta malaheyn waayo wa tii laga bootiyay lkn hadu qof fulin laha ciyaarta wa Ku furmi laheyd qofna ma fulin xujada waxana la rabay marka la fulin waayo ciyaarta ceyda inu so baxsada la rabay kadib cumeer kadib adiga ciyarta laheyd sida saxda waa taa✅ any way Guul Wacan team 27 💪💪💪💯💯

    • @saabirahmed2878
      @saabirahmed2878 2 ปีที่แล้ว

      Wax xaqdaro ooku badiyey malhn cumeer asad o doortey inee dhaafto ciyaarta asad ne gacantaas ma dheelin waalga bootiyey gcnta xigta hdee dhaafi lheed lawo gcn maala dhaafsina fulin io mla fulin kuma xernee woo uqalmy asad guusha 3qof ksoo horjeedo kligiis woona ka badiyey xaqdaro leedahy mrkaas ma baaaf aaka daawanesy ciyarta

    • @mohaamein1652
      @mohaamein1652 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂
      War Nio Adu Ma biLa Garaad tahy
      Abeera ziday ku zoo Gaadheyza
      Miyayna Ahyn Marku Azad Ciyaro inu Abeera ku Xigo
      Hyh zidu Cumeer ugu Xigi Abeera
      Miyuuna Halkaz Asad ka Maqneyn

    • @saabirahmed2878
      @saabirahmed2878 2 ปีที่แล้ว

      @@mohaamein1652 nio wax fahamsii dadkaan asad wo saxnyhy hal gacan dhaftey

    • @sheeneyesheeneyesheeneyesh4815
      @sheeneyesheeneyesheeneyesh4815 2 ปีที่แล้ว +1

      Sax waaye legn wuu gaaday asad abeera ciyaarta bootiska aheet maba dhaafin sideeda ayuu uciyaaray inee dhaaafto aheet tankale kuxigto kasoo qeeb qaato

    • @saabirahmed2878
      @saabirahmed2878 2 ปีที่แล้ว

      @@sheeneyesheeneyesheeneyesh4815 wee dhaaftey asad cumeer hdoo ka bxin lheen woo dheeli lhaa waalga bootiyey abera dhele

  • @siidnuurxuseen2731
    @siidnuurxuseen2731 ปีที่แล้ว +5

    Ceyda iyo cumeyr Xaasidiin waaye
    Miskiinka Cabeera 5 ayaa kajarteen 15 points na waad dhaafsi seen Ciil badanaa😐

  • @ifarhhashi2138
    @ifarhhashi2138 ปีที่แล้ว

    Ciyarta waxa ku dheelay cayda iyo cumer mid ah shirka urso 15 points ino ceyda sameyo e aheyd warqada hartayna ino cumer qaato wixi ugu so baxana ino sameyo sas ugu rayn laheden Asad qiyano sameyay ciyarta Warega ka bax la dhahay wu ciyaray Abeera wu u dadaalay sido Asad ugu rayn laha lkn cayda iyo cumer kaga dheeley

  • @mohamedabdirahman9659
    @mohamedabdirahman9659 2 ปีที่แล้ว +7

    Azad Lkn wuu khaldan Yahay Ceyda 2 Jeer ayuu fadhiyay adnah mar qudhaad fadhidey ciyaarta cadaalad ka samee Bro 😎 Oo dhalin Yartu way kaa saxnaayeene anaa amiirka Jooji

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 2 ปีที่แล้ว +16

    Part two inta rabta Like is muujiyana

  • @faadumoclaahi8735
    @faadumoclaahi8735 2 ปีที่แล้ว +11

    Wllhi abeera uxaq lahaa lacagtas lkn wey la fahmi wayen 👍🙏🏿💯

  • @mohamedagantaal5184
    @mohamedagantaal5184 ปีที่แล้ว

    Asad ciyaartq in aad ku jirto ma fiicna qarar soconaya tahay sababto ah ciyaar ku dhaafi lahayd aya rabtaa in aad ka faaidaysato 25 points oo Khalad ah ayad qoratay, ciyaartq Abeera badiyay

  • @burhaanqaasimawow5381
    @burhaanqaasimawow5381 2 ปีที่แล้ว

    Sariirta iney qalqalooxanaato ayey kufiicneyd maxaad utoosiseena

  • @Apdirahmannn
    @Apdirahmannn 2 ปีที่แล้ว +59

    We need part 2 wlhi with this team🥰😂😂😂

  • @wargeyskamaanta5915
    @wargeyskamaanta5915 2 ปีที่แล้ว +15

    First One Like Hayla Dhaafina Guys Xabiibkeena Muhammed Dartii 🙏

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 2 ปีที่แล้ว +9

    Waa qaldantahay asad maxad saas ugu galaysa ciyaalka mesha waxa ku qoraal raac de shukumaanka shexda ku xodho bas waye 😊

    • @ShakriinHo
      @ShakriinHo 2 ปีที่แล้ว +1

      maskax larabaa ado surwaal wato shukamaan xiro waxba mahan qof dhibco kugu sina mlhn asadna si uu uqaladna inu kuso qoraa ahayd lkn muhiimada waa fhnka😄🤞

    • @ayaanabdi7519
      @ayaanabdi7519 ปีที่แล้ว

      @@ShakriinHo sax waye lakin dhowr mar arkay isago wax isdabo marinaya ragan waa laa soo halgameen 😂😂😂

  • @sawdaissedahir7931
    @sawdaissedahir7931 ปีที่แล้ว

    Cuweemir away point uu wareega ka fadhiisanaye iyo cuweemir

  • @Baavi7
    @Baavi7 2 ปีที่แล้ว +8

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد 💖💯👑🥺

  • @fatmayuusuf5036
    @fatmayuusuf5036 2 ปีที่แล้ว +6

    Abeera waxa asad u jabiyay cumeyr iyo cayda😭😂
    war xaraba xalay idhafte mibilkyga iga xanuunsane igu zoo duceya😭😂😂

  • @raliyoridwan7901
    @raliyoridwan7901 2 ปีที่แล้ว +23

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wlhy intan game dawanyay caawa mid ka xamaasad badan ma daawan prat 2 Asad

  • @rodhahassan1388
    @rodhahassan1388 2 ปีที่แล้ว +72

    I feel sorry for Abeera 😢😂

    • @farxiyobalcad4236
      @farxiyobalcad4236 2 ปีที่แล้ว +3

      sorry 😞abeera waa dadaashay wllkey

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo Aad wallhi
      Lkn zxpdi aya la fahim waayey 😏😐

  • @jamiilojaasan4278
    @jamiilojaasan4278 ปีที่แล้ว +1

    Hamplyo wlhi xaqaa uledahey asad inaa guuleysato abeera xaasid weye sixun uubiyaha kugu shebey enewey hmlpyo

  • @DaadirAadan-hd8qj
    @DaadirAadan-hd8qj ปีที่แล้ว

    Wll asad muqusha hakumagac qadin magaca ALLH WLL

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 2 ปีที่แล้ว +84

    I swear this was the best game😂😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 2 ปีที่แล้ว +12

    Keeps goings my brothers asad hajio and cumir and king ceyda and abera another's levels💯💘💪

  • @roodoabdi3664
    @roodoabdi3664 2 ปีที่แล้ว +5

    Wiisha waad khayaantay wllhi cayda hal wareer caadi uga maqnaa waxaagu indho adayg wllhi ilhy ka baq asadoow

  • @crasaaqmaxamuud3217
    @crasaaqmaxamuud3217 2 ปีที่แล้ว +1

    Asad waad qaraar Tay sxb wayoo Kuma qorna surwalka siib shukaumanka xiro cayartana warqada la firinaa iska daaya wayoo wad ku dhasheen cayarta yaan lasameynin horay usoco bro

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 2 ปีที่แล้ว +7

    Gamekaan abeera ayaa siixo gooniya uyeley wllhi 😂 part 2 ❤

  • @cusmaanqeys1535
    @cusmaanqeys1535 2 ปีที่แล้ว +4

    Walaahi waan kahelay geemkaan please 🙏 part two inoosoosamey xukunga soo adkey baarga haleysga garaaco wll asad xajio

  • @queennafisah3168
    @queennafisah3168 2 ปีที่แล้ว +10

    Rntiii abeera ayey guusha raaci laheed lkn asad wareegii laga baxshay ciyarta woow qararay runtii lkn ciyar kalaa kabadn👍

    • @manalali8290
      @manalali8290 2 ปีที่แล้ว

      Yes intuu asaga wiilsha soo ka xaysto video lasameyan buu hadhowna qaraara ish 🤔🙄👻