ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

SHARMA BOY FT IDDA BOSS# REACTION QOSOL BADAN BAX WARYAA KKKK BY : HASSAN SOYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2020
  • PLEASE LIKE AND SHARE FOR MORE VIDEOS THANKS
    FOLLOW US
    INSTGRAM:@HASSANSOYA
    FACEBOOK: HASSAN SOYA
    WHATSSAPP NO:
    +252617160331

ความคิดเห็น • 410

  • @deeqsitaajir590
    @deeqsitaajir590 3 ปีที่แล้ว +97

    TEAM SOYA SUBSCRIBE HALEE SAARO
    Waakan channelkaeyga deeqsi official subscribe ka halee saaro
    th-cam.com/video/s4n0I0JjOtw/w-d-xo.html
    th-cam.com/video/s4n0I0JjOtw/w-d-xo.html

  • @Nagaansho-c9n
    @Nagaansho-c9n 3 ปีที่แล้ว +88

    Inta jacel xapiip keena mohamed sca like

  • @aduunyoiyoaaqiro4785
    @aduunyoiyoaaqiro4785 3 ปีที่แล้ว +7

    Waaw masha allh wll qaali ah Hassan Ali shrf Sllm sre sharma boy fanaanka muqdisho hori soco 😂😂

  • @moyusuf7766
    @moyusuf7766 3 ปีที่แล้ว +25

    Soya my brother 😂😂🙋🏽‍♂️👍🏾💪🏽🙏🏾

  • @zakiomar9357
    @zakiomar9357 3 ปีที่แล้ว +13

    ZXP HASSAN KEEP GOING ....ALLAH KU GARABGALO

  • @maryamamaxamuud2054
    @maryamamaxamuud2054 3 ปีที่แล้ว +15

    Xabadan kugu dhufana bush bush bsuh basan kugu garaca haw haw 🤣🤣🤣 xasn wllhi so funny thy keep goin🥰❤🔥🙏

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaruntaa, Waxaan ubaahanahay wacyigelin fiican thanks Wadani💟🇸🇴💯👍

  • @saeedjeceelow8047
    @saeedjeceelow8047 3 ปีที่แล้ว +4

    Hassan soya
    Bro you are right
    Waan kuku raacsanhy
    Fikirkaa waa Fikir wngsan bro
    But I'm policeman lkn bro qori in lagu faano ma wngsano waan kuku raacsanhy keep going bro😍

  • @amiradagan4261
    @amiradagan4261 3 ปีที่แล้ว +8

    Kkkkkkkkkkkwaaaaaaw wllky keep going my bro guul wacan

  • @munaali3521
    @munaali3521 3 ปีที่แล้ว +4

    Xasan soya foriska kaheli😄😄😄😄😄😄

  • @faysalmoha5404
    @faysalmoha5404 3 ปีที่แล้ว +19

    I CAN"T WAIT WADANI

  • @nanifly1
    @nanifly1 3 ปีที่แล้ว +4

    Soya Maa Maqlowhaysaan
    Wllhi Wa Qoslee Talent

  • @abdirujaaladow8415
    @abdirujaaladow8415 3 ปีที่แล้ว +3

    Yes! Sax my brother kuguracsanahay keep going 👌👌👌👌👌👌👌

  • @maxamuudsiidowsiidow7428
    @maxamuudsiidowsiidow7428 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa laga fiican yahay in dagaal laga sheego fanka waana kugu raac sanahay hasan soya fanka waa dhax dhaxaad

  • @Nagaansho-c9n
    @Nagaansho-c9n 3 ปีที่แล้ว +11

    Heesaha waxaa kamacaan quraan kariimka

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 ปีที่แล้ว +11

    I'm frist Team sooyaa caawa igu soo yaaca oo subscribe iigu roonaada allah ha idinku sharfo farxad waarto nolol wanaagsan dimbi dhaaf awlaad baari ah cimri dheer caafimaad joogto ah iyo janno

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 3 ปีที่แล้ว +3

    Sooya markii ku arko jowharaan soo xasuustaa walaalkey wan ku salaamey✋✋✋✋✋✋✋✋💓💓💓💓👌

  • @dahirsaabir8924
    @dahirsaabir8924 3 ปีที่แล้ว +23

    Kkkk Hassan walhi dadka wad dhaanjikartaa sidaad udhaanjisay aaba igagadan sida ma udhaanjin baxwaryaa kulahaa 🤣🤣🤣 🤣 SEN KU IRRI viva one love bro ❤️

  • @mohuyadiinjabriil3193
    @mohuyadiinjabriil3193 3 ปีที่แล้ว +6

    Soya zxp stylkaan waan kahelay micnaheyga shaatiga love iisaaran❤❤❤eee Millon subscribe kuu rajeynaa in.sh

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 3 ปีที่แล้ว +9

    Wiilkey qeer Alla hakusiiyo Dalkaga iyo dadkisaba horumar Ayaan Allaah niga barya

  • @qoyiskafaraxsan7761
    @qoyiskafaraxsan7761 3 ปีที่แล้ว +26

    Filmanka maxa ku dhacey xasan zooya no so daa intaa ila so geyso like dhac ku sii

  • @fartuunmaxamed2750
    @fartuunmaxamed2750 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc.mash.allah 💯🇸🇴🤲

  • @hujuumlastking1390
    @hujuumlastking1390 3 ปีที่แล้ว +3

    King of reaction waa kugu raacsan yhy keep going

  • @fooscabdifitax3693
    @fooscabdifitax3693 3 ปีที่แล้ว +4

    Yes ane 100/100fikirkaaga wakukuracay wll xsan soya 💖💖🇸🇴🇸🇴🙏🙏

    • @hdhddndhc4578
      @hdhddndhc4578 3 ปีที่แล้ว

      ايوه صح الوقت النت صومالي انا احبها

  • @awadomar3743
    @awadomar3743 3 ปีที่แล้ว +1

    Yes my brother totally agreed with ya 100% spot on @

  • @zeinabali3790
    @zeinabali3790 3 ปีที่แล้ว +3

    mashaa allaah decorationka waa woooow. good choice
    reactionkagana hhhhhhhhhh qosal badan

  • @cabdirisaaqibraahim9733
    @cabdirisaaqibraahim9733 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going my dear brother

  • @kararc.naaasir7230
    @kararc.naaasir7230 3 ปีที่แล้ว +10

    Taas beentaa ma ahan xbada,waa,laga tagay qalinka qaata qoringaan dhiga soomali maxamed

  • @abdinajiibyare9380
    @abdinajiibyare9380 3 ปีที่แล้ว +9

    Anaa ugu horeeyo love isaar hssn soya 🤗

  • @sharmaakeqoslaayepoy5885
    @sharmaakeqoslaayepoy5885 3 ปีที่แล้ว +5

    Wale maxa kala haysta xassan iyo heestankkkkkkkkkkkkk

  • @halimoabdulahihaaji1923
    @halimoabdulahihaaji1923 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa laga fiicanyaha waxaan inlagu heeso😀

  • @sadaamkeeyow775
    @sadaamkeeyow775 3 ปีที่แล้ว +9

    Legend xasan soya. Nin. Ween.

  • @mohaabdikadir3876
    @mohaabdikadir3876 3 ปีที่แล้ว +3

    Waalaga fcn yahay waxaan inaa lagu heso💯💯🇸🇴💖❤

  • @milosharafkamil2300
    @milosharafkamil2300 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa laga fcnyahay wlhi waxan waa run 👌👌👌👌👌🙏🙏🙏

  • @ashrafhakimi6508
    @ashrafhakimi6508 3 ปีที่แล้ว +4

    Legend sharka ayn kahelay m.a

  • @abdiriyaad370
    @abdiriyaad370 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro ♤♤♡♡♡

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 3 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allaah wiilkey iiwaran iyo wiilashayda Reer Zoya flims

  • @sabriyemanofficial9655
    @sabriyemanofficial9655 3 ปีที่แล้ว +3

    Warka filmka nasii wll soya seen ku iri😂😂😂😂

  • @saabirshowofficialabuukar2574
    @saabirshowofficialabuukar2574 3 ปีที่แล้ว +3

    Xasan keep going pro, l,m rooting for you

  • @zakiomar9357
    @zakiomar9357 3 ปีที่แล้ว +15

    ᴡʟʟᴇ IN LA DAGAALAMO MA AHN MID WNGZN WNA KUGU RAACSANAHY PRO MIDS .....

  • @mayushakunn625
    @mayushakunn625 3 ปีที่แล้ว +1

    keeb going brother Hasan soya mashallah 😍😍😍😇😇❤💖👍😂😂

  • @hgggnasrokeef496
    @hgggnasrokeef496 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha alh xasan sooyaa kugu fikir ayan ahay maxaa yelay maficno heesta sidan cml

  • @najmonehaa4608
    @najmonehaa4608 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow keep going my wllkey xasan soya wan ku watsaa💋💋💋❤❤❤🙏

  • @sahrafarah8120
    @sahrafarah8120 3 ปีที่แล้ว +14

    Keep going My Brother

  • @yacquubisinka2345
    @yacquubisinka2345 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend hassan soya

  • @daganinaaden9268
    @daganinaaden9268 3 ปีที่แล้ว +1

    My brother soyaa keep going wllky

  • @brownpoigaming9942
    @brownpoigaming9942 3 ปีที่แล้ว +26

    Like ta yaan laga baqiilin fadlan 🥺

  • @safiyoibrahinaadan520
    @safiyoibrahinaadan520 3 ปีที่แล้ว +3

    Fuuridaa kahelay xasan sooyaa seen ku iri

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going bro

  • @walalsadkaofficial7436
    @walalsadkaofficial7436 3 ปีที่แล้ว +4

    Walaga fiicanyahay zxb

  • @najmanalk8771
    @najmanalk8771 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi xasan soya wad igaqosi lisaawlhi 😂😂

  • @mxro_8439
    @mxro_8439 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta ilaahay jecel like saara

  • @yaskaqueenyaa6714
    @yaskaqueenyaa6714 3 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭wlhi waa runtaa xabad iyo dagaal iyo qarax waaku baabaney ilaahow midnino nasiii😭😭😭😭😭

  • @nimconeeha1053
    @nimconeeha1053 3 ปีที่แล้ว +2

    Ok sxb wan kugurac sanahay sxb

  • @cabdowabuuni1366
    @cabdowabuuni1366 3 ปีที่แล้ว +3

    Waan dhawnahay legend

  • @mandeqmanka4823
    @mandeqmanka4823 3 ปีที่แล้ว +1

    Hormar wcn brother 🥰🥰👌

  • @jimcalecali6755
    @jimcalecali6755 3 ปีที่แล้ว +1

    Hdaada jaceshahay xabiib keena like saar

  • @cqaadircllahi2128
    @cqaadircllahi2128 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah wallahi Aniika waan layawey hesahan waxan waa feek Aniikaba wancawa cabidaan hhhh

  • @safiyomohamed3724
    @safiyomohamed3724 3 ปีที่แล้ว +1

    Hassan soya kugu fanaa wlhi haa waalaga fcnyahy runtii

  • @User_19567
    @User_19567 3 ปีที่แล้ว +1

    Hassan Soya, you the best

  • @hidaayA30
    @hidaayA30 3 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi waan kugu fikir ahay wax aan kudadaaleeno inaan ka gudubno ineey ku Heesaan maahan

  • @nawalmaxamed4769
    @nawalmaxamed4769 3 ปีที่แล้ว +2

    Hassan soya hore u soco 🌹🌹😍

  • @maankayare8734
    @maankayare8734 3 ปีที่แล้ว +1

    Hassan soya waan ku fannaa dhibkaag ayaan kahelaa

  • @ifraxfesal7561
    @ifraxfesal7561 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasan soya masha Allah 😍😍😍😍💞

  • @mohamedmohiadin2157
    @mohamedmohiadin2157 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharmaboy on fire 🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @MioMusicTube
    @MioMusicTube 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep Going 🙏🤟

  • @suleimanibrahim6698
    @suleimanibrahim6698 3 ปีที่แล้ว +2

    waa laga fiican yahay in waxaa lagu soo heeso

  • @muqta119
    @muqta119 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa laga fcn yahay inalgu heeso wxaas wll tagerahaaga baan ahay guul soya

  • @kamaal__ak8663
    @kamaal__ak8663 3 ปีที่แล้ว +1

    Gepp goin team soya❣️🤙🍵

  • @caddeboy8710
    @caddeboy8710 3 ปีที่แล้ว +2

    waalaka fiicanyahay inlako heeso

  • @farxiyacumaroowp4883
    @farxiyacumaroowp4883 3 ปีที่แล้ว

    haa waan kugu racsanahy xasan soyaa waan ku salaamy wll qaali hoey uu soco sharma boy heesaha ka soo dhig jugu dhaqanka oky by baay kkkkk waxaan cabyey cawidaan

  • @amiiraahmet7132
    @amiiraahmet7132 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa fikir wanaagsan wllky

  • @m.aamiin2449
    @m.aamiin2449 3 ปีที่แล้ว +5

    Wll xassan keep going

  • @indhodeero6797
    @indhodeero6797 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkk dagal ayanba adunka ugu nacbahaye
    Dhekadan xabad xabad & baas baas & hub naga daaya yaakhi dhalin yaro

  • @dalmaradaawe3174
    @dalmaradaawe3174 3 ปีที่แล้ว

    Qamriga ayuu ka hadlaa Sharma boy inta saas ila fahantay like saara

  • @xamdixurmo3747
    @xamdixurmo3747 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaah warunta wllkey walakafii cayahay becouse horay inaa usocon muda badan baan kujirnay dakal iyo qalaalaso inaan kasokabsan wee fiicantahay

  • @shumacaumada4312
    @shumacaumada4312 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh wallkey thanks

  • @bashiirmahamed1321
    @bashiirmahamed1321 3 ปีที่แล้ว

    Wa sax ma fcna ina lagu so daro wax yaabaha nocaasa ah wan kugu raacsan nahay hassan soya legend
    Full Respect 👌

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow Somalida ka ilbixi qoriga🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖

  • @muniraquruxofficial2237
    @muniraquruxofficial2237 3 ปีที่แล้ว +2

    3:17 film ka la yidhaa BAD BRATHERS ma ayeeydaabaa samaysay cabada hadaa

  • @Soodomoh221
    @Soodomoh221 3 ปีที่แล้ว +11

    Inta xasan soya ila jecel ismuujiya

  • @kingm.a6893
    @kingm.a6893 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasan soya wllhi waad iga qosol siisay

  • @jimcaalemaandhe2713
    @jimcaalemaandhe2713 3 ปีที่แล้ว +3

    Walhai xasan waa badad talis oo xabadiyo balayada uu neceb yaya

  • @munahaji7753
    @munahaji7753 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah habo hassan soya waan kugu raac sanahay lkn ilaahey dhalinyarad wax ku jilay dagaalka ha so hanuuniyo

  • @milosharafkamil2300
    @milosharafkamil2300 3 ปีที่แล้ว +5

    Waxad cabtaaa cabitaaaan hhhhh

  • @topazlaqchannel9394
    @topazlaqchannel9394 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaa tahay qof jacel farimaha jaceylka ku soo biir channelkena mahadsanid
    Subscribe like coment ..

  • @shukrixaaashi9513
    @shukrixaaashi9513 3 ปีที่แล้ว

    Cabitaan waxa uu kawadaa qamro soya keeb going walaal

  • @yasingobsoor
    @yasingobsoor 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wax iga qoslasiisay see ku iri 😂😂😂😅

  • @abdullahiguhat5835
    @abdullahiguhat5835 3 ปีที่แล้ว +3

    HASSAN SOYA dadka usheg iney emojiga ineydib ukenayin youtube views
    kahadal, kaso daawo chanelka ARIMEHENA dibke ukensanayin emoji qoralka laku so darayo

  • @naimaabdizamadnalka3229
    @naimaabdizamadnalka3229 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan kuugu raacsanahy wll ql ah 🇸🇴

  • @farhiyalyrics5537
    @farhiyalyrics5537 3 ปีที่แล้ว

    Soya wan ku heystaa maxan mar hore u arki wayay😂🙌🙌

  • @jiyaali7256
    @jiyaali7256 3 ปีที่แล้ว +8

    Fanaan ka waa astaan nabadeed
    Ma ahan inuu dadka ku dhiiriyo
    Xabad iyo colaad iyo waxlamida inuuku heesana
    Waa khalad

  • @miinimiini6477
    @miinimiini6477 3 ปีที่แล้ว +1

    Layaab dagaal ma lagu jiraa mise waa hees oo kaliya Tan hees ma ahee ha la tirriro because caruurtii aa hibka iisi loga dhigay 😎😎😎😎😎😎😎😎

  • @arshadyare6265
    @arshadyare6265 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasan soya my legend

  • @mohamedabdirahman6873
    @mohamedabdirahman6873 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh xasan soya nin igu weyn

  • @nasriinnuur5192
    @nasriinnuur5192 3 ปีที่แล้ว +3

    klkk wlhi caadi matihid shactiroolow tahay runtii kkkkkk

  • @naciimomaxamed3936
    @naciimomaxamed3936 3 ปีที่แล้ว +6

    Somali dagaal wayka daashay fanaaniinta waa inay isku dayaan inay dadka kawacyi kaliyaan waana laka fcn yahay in lakuheeso hub

  • @5-minutecratfts155
    @5-minutecratfts155 3 ปีที่แล้ว

    Waa laga fiican yahay marka waxaan haliska dhaafo noooh😂😂😂😂😂👈

  • @abuubakartasama7932
    @abuubakartasama7932 3 ปีที่แล้ว

    waa laga cnhy in lagu heeeso

  • @drsnajmacismaan1085
    @drsnajmacismaan1085 3 ปีที่แล้ว

    Walaga fican yahay in waxan lagu soo heeso😥i love muqdisho
    17sano ma arkin muqdisho weligay saddex sano ayan ku nolo ilahy aniga oo nabd qab hai keeno dalkeyga hooyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴