Sharma Boy | Hargeisa ( REACTION )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

ความคิดเห็น • 230

  • @Yuusuf_M_Y
    @Yuusuf_M_Y 3 ปีที่แล้ว +119

    Mar Walboon arko set upkaaga iyo editkaaga youtuber nimada waan sii jeclaada Walalkey @HOSOW_PRO keep go ❤

  • @abdinasir5544
    @abdinasir5544 3 ปีที่แล้ว +68

    Wlhi ck reactionkiisa fiirsanayay oo isla heestaan ah markaa furay muqalkiisa 2daqiiqo kadib notificationka hosow kor isoo fulay horan kga so dhuftay xiiso aan uqabo lee

  • @beezanijm2313
    @beezanijm2313 3 ปีที่แล้ว +28

    Sharma on fire and hosow is best reacter ❤

    • @King_Nazu
      @King_Nazu 3 ปีที่แล้ว

      CK am I joke to you 😂😂

  • @rahmaabdilahi8251
    @rahmaabdilahi8251 3 ปีที่แล้ว +5

    Woow inaba cadi mahane Sharma boy🥰🥰🥰🥰🥰 wan kugu hesanaa madama ana ahay reer somaliand iyo jabuti mashlh gabdheda yare mashlh aya somaliya muqodisho🌹🌹🌹🌹 aya ka soo jedo mashlh dhamane somali oo dhane wane jeclahy mele kaseto aya ku sugane yihine ha xifdiyo sharma boy ♥️♥️welcome 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️somaliand soo dhane ine ana kasetone jogo USA aniga xitaa niyada aya ka soo dhawey mashlh wallhey nolada mashlh

  • @hadrahadraibrahim4356
    @hadrahadraibrahim4356 3 ปีที่แล้ว +14

    Show Seedigayoow baad ahayd masha allah wllky soo dhawoow

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 3 ปีที่แล้ว +26

    3:47🤣🤣🤣🤣wlhi si niyad u qoslay qosolka hossow😃😃😃😃😁😁😁😁

  • @itszeno8083
    @itszeno8083 3 ปีที่แล้ว +8

    MashaAlllh from mogadishu but I live in Hargeisa Hoygii Fanka wn ku slmy wll😍❤️🥰

  • @hanaahmed5413
    @hanaahmed5413 3 ปีที่แล้ว +12

    Hhhhh from hargeisa 💚💭❤🤣🤣🤣😂😂

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 ปีที่แล้ว +15

    3:49 "inaad i xirayn ma ii saxiixin kulaha"🤣🤣🤣🤣

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 3 ปีที่แล้ว +10

    Cajiib Sharma boy waa wiil soomaliyeed oo geesi eh "💪

  • @abasmohomedfilms6993
    @abasmohomedfilms6993 3 ปีที่แล้ว +14

    Walaalaheyga somaliyed aan iscaawino ilahay dartisa subscribe iku saraa adiga iyo walidiintada ilahay janutul fordoso haku su

  • @abdinajibshibeelow2303
    @abdinajibshibeelow2303 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah wll mcn

  • @jamaalmaxamed7481
    @jamaalmaxamed7481 3 ปีที่แล้ว +1

    Hossow bro adi iyo ciyaalkan abtiga u nhy iyo inantayda waanu ku sugaynaa wlcome to hargisa

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 ปีที่แล้ว +10

    HADAD #REACTION KA HEESTAN SUGEYSAY HADAD HEYSA TEAM HOSOW PRO

  • @farxadqoyschannel793
    @farxadqoyschannel793 3 ปีที่แล้ว +10

    Reality ga marka laga hadlo waa madadaalo heesihiisa🥰😁🤣

  • @jrfunny9120
    @jrfunny9120 3 ปีที่แล้ว +9

    Hosow waan filaye inad ka soo hadli donto legend 😁😍

  • @cimraancajab5102
    @cimraancajab5102 3 ปีที่แล้ว +7

    Good Reaction Hore Usoco Prother Hosow Pro 😇😍

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 ปีที่แล้ว +4

    walaaahi beerka ii casaadey maanta inka badan 5 joor oo kale duwan ayaan dawadey shrmo waan ku taaganahay showgaga muuse ayaaa abaabulaya bello ayaa ka dhacdey 🤣🤣 from hargeisa

  • @gfdgdf5172
    @gfdgdf5172 3 ปีที่แล้ว +1

    Background is the best👍💯

  • @cumarkumaandoyare497
    @cumarkumaandoyare497 3 ปีที่แล้ว +14

    Hosow pro keep going

  • @quenzamaara815
    @quenzamaara815 3 ปีที่แล้ว +5

    Welcome sharma Boy 💚💬❤

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 3 ปีที่แล้ว +3

    Sharma POY welcome Somaliand and hosow pro 🤔🤔😁😁❤️❤️❤️

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 3 ปีที่แล้ว +6

    Sharma liintu ka baqay walle waa xariif codsigiisa wuu dhibtay

  • @ayaanlehassan6727
    @ayaanlehassan6727 3 ปีที่แล้ว +4

    Cusmaan hosow waan ku salamnay libaax nolow from somaliland Mainly Hargeisa iguna Salam caruuta Aan abtiga u ahay

  • @somalimemesofficial8500
    @somalimemesofficial8500 3 ปีที่แล้ว +6

    Hosow from somaliland igu salaam ciyaal ka aan abtiga u ahay ❤❤❤🇭🇺🇭🇺

  • @cawocali4218
    @cawocali4218 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hargaisa caday cidi kaama xigto
    Markle waan ku farxsanahay inaad seedi nootahy
    Kusoo dhawaw hargaisa Osman hosow mar hadaanu caruurta abtiyaal unahay warku waa dhamaaday 💯❤❤❤❤❤

  • @kaltuunmuuse3046
    @kaltuunmuuse3046 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha,allh adiga iyo caruurtaba xaas kuba so dhawada

  • @CIILTIRE_3C
    @CIILTIRE_3C 3 ปีที่แล้ว +2

    Hosow Adigaba Sharma Boy Ka Qosol Badan Best Reaction 😂😂

  • @boqorkabartamaha9602
    @boqorkabartamaha9602 3 ปีที่แล้ว +2

    best reaction whi dhmn inta reaction kbixisy wn dawady wx adiga reaction kga garana la waa keep it going and keep moving my brother 👑💪🏽

  • @oumal3765
    @oumal3765 3 ปีที่แล้ว +2

    Keeep going wllky cisman we love u so much

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +2

    Hosow Walaalkay Salaan Kal iyo laaba hawada kuuso mariyay
    Sharmo Boy Wlhi waa Talented Ninkaasi Welcome Brother

  • @zeezee3956
    @zeezee3956 3 ปีที่แล้ว +7

    Waaw reactions

  • @zakidahir1831
    @zakidahir1831 3 ปีที่แล้ว +4

    Hossow on fire 🔥

  • @moabdull594
    @moabdull594 3 ปีที่แล้ว +2

    First reaction mar walpa aan suga waa wllkY othman Hosow xaqiiq wxaan kuu ahaY qof jecel mar walpa in uu Reaction kaaga Daawada wan ku salamaa wllkY othman❤💯🙏

  • @suldaanmediahd7765
    @suldaanmediahd7765 3 ปีที่แล้ว +3

    Hossow pro soo dhawaw seedi adiga iyo Sharma boy

  • @laylamustafe5679
    @laylamustafe5679 3 ปีที่แล้ว +1

    Hosow seedigeen md ahaydba mashlh

  • @hodanbae5413
    @hodanbae5413 3 ปีที่แล้ว +2

    Hosow iyo sharma boy rooog cas ayn idin dhigeyna sooo dhowada sooomlind guuuullll

  • @cabdulmalik5999
    @cabdulmalik5999 3 ปีที่แล้ว +12

    Maskiin alle ayaa umaqan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Please
    Subscribe
    Iisaara

  • @mubaarikkobre7471
    @mubaarikkobre7471 3 ปีที่แล้ว +4

    Hasow keep going pro wlhyda iga qoslisay

  • @abdinasir5544
    @abdinasir5544 3 ปีที่แล้ว +5

    Leygama horeeyo yess

  • @naimaahmed1535
    @naimaahmed1535 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh Wlh qosolka iga dhamaday hosow hore usoco

  • @abdirahmanwazir5809
    @abdirahmanwazir5809 3 ปีที่แล้ว +15

    Hoosow wajigiisa waxaa ka muuqata farxad iyo xiiso uu u qabo somaliland maadaama seediyaashiisa ay halkaas kaso9 jeedaan✋👍😁

    • @hosowpro
      @hosowpro  3 ปีที่แล้ว +5

      DABCAN

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 3 ปีที่แล้ว +4

    Adaaaba Kadarn Saaa muusooo Haaa dhaba Leh bd noogu soodartaye🤣😁😅😆

  • @mohamedamin6875
    @mohamedamin6875 3 ปีที่แล้ว +3

    Wan kaa qaadnay hosow caruurtan abtiga unahayna nagu salan from casimada hargaisa

  • @samiramohamud1787
    @samiramohamud1787 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh😂 Wan idin salaamay sharma boy waa qosol miiran

  • @ibraahimdholacase236
    @ibraahimdholacase236 3 ปีที่แล้ว

    Wlhy bilaahay heestan caadi bay noosaamaysay dhankasta ioaa madax waynahayagii ayaa la wacay m.a sharma waa nakubwataa reaction kaaga zhp keep going waan habenkii u horaysay aankubdaawado waana kugu soobiiray zhp

  • @abdullahimohamed8199
    @abdullahimohamed8199 3 ปีที่แล้ว +1

    Best reaction waye ,much respect bro

  • @hindahodan
    @hindahodan 3 ปีที่แล้ว

    Hossow qof aad muhiim u ah adiga iyo sharma boy ba waanu idin so dhawnaynaa 🤴🙏❤

  • @kaltuunali7597
    @kaltuunali7597 3 ปีที่แล้ว +1

    Welcome adiga iyo xaaskaaguba wall osmaan hossow

  • @sidra857
    @sidra857 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh walhi wan qoslay saaka fb ku arkay Hosow Pro Hory u saco Walal qaali

  • @salmaanhassanofficial6763
    @salmaanhassanofficial6763 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow Sharma boy

  • @ramiinofficial9367
    @ramiinofficial9367 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll hosow one of the best and intelligent man
    Respect wllka

  • @jamiilahashi181
    @jamiilahashi181 3 ปีที่แล้ว +1

    sharma boy soo dhawoow bro hargaysa waan ku sugaynaa

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb ninkaa hadaanu reer hargeisa waxaan qabaa shakhsi kasta somaali ahi inuu daawado fankiisa welcome

  • @naanimohamed788
    @naanimohamed788 3 ปีที่แล้ว

    From hargeisa💚💭♥️😍😍

  • @gurey10official38
    @gurey10official38 3 ปีที่แล้ว +2

    Best reaction brothe go forward

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharma boy waxaad caddeysay in Aad tahay qof soomaali dhex dhexaad ah

  • @abdikhafarbarre9539
    @abdikhafarbarre9539 3 ปีที่แล้ว +1

    Nolasha Kuma xumeso sxb hore usuco

  • @joofmaalim6547
    @joofmaalim6547 3 ปีที่แล้ว +3

    Hasow keep going bro

  • @mohamethhaaji3628
    @mohamethhaaji3628 3 ปีที่แล้ว +1

    ZHPKY-WANKU-ZOO-DHAWAYNAAH-HARGEIZA🔥🔥

  • @iiibaancabdulaahi6963
    @iiibaancabdulaahi6963 3 ปีที่แล้ว +1

    Hosow pro showgii aad kahdlayaay magaciisa inoo sheeg zxb

  • @AYAN_JICIB
    @AYAN_JICIB 3 ปีที่แล้ว

    ninkaaan waa tagay wlhii Sharma boy on fire 🔥
    wll Hosow pro 👏

  • @nimcomahdi5491
    @nimcomahdi5491 3 ปีที่แล้ว +1

    One of the my favoritesomali youtuber 💥💥💥💥💥

  • @vihiimaapdilahi406
    @vihiimaapdilahi406 3 ปีที่แล้ว +1

    legal Sharma nintagay dhe from Boorama somaliland 👏👏

  • @amsanaragsan7494
    @amsanaragsan7494 3 ปีที่แล้ว +2

    Seedi soo dhawoow

  • @ladanladanish9223
    @ladanladanish9223 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc hosow wlhi cdi matihid waxa filaa hesta ado hore udawana reaction kabixinesa cze of qosolkada, hello mudane musa bixi inadan ixiren maibalan qade hhhhh wlhi dacada uqososhe bro keep going always

  • @cabdiqanimaansaawi8981
    @cabdiqanimaansaawi8981 3 ปีที่แล้ว +5

    Waan sugayey reaction kaaga.

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 3 ปีที่แล้ว +3

    Hosopw Pro💯

  • @candaloforextreding7467
    @candaloforextreding7467 3 ปีที่แล้ว +5

    Whi sxp waxan idin ka codsanayaa inaad caawisan waxan bartay xirfada forex waxanan ku dhex jira 3years alx aadna waan ugu fiicanahay waxan ubaahnahay aqoon tii ban hayaye fadlan lacag igu caawi wlhi aad ban ugu waahnahay qof igu cawita👍🏼

  • @sacadsaylici1141
    @sacadsaylici1141 3 ปีที่แล้ว

    sacad from hargaysa , hosow adiga iyo sharma by ku soo dhawaada HARGAYSA.

  • @zamkajr1184
    @zamkajr1184 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep goin nin an reactionkiisa jecelhy

  • @KhalidEgal1
    @KhalidEgal1 3 ปีที่แล้ว +3

    From hrgysa is muujiya

  • @fadumomohamud5683
    @fadumomohamud5683 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allaha soo dhawoow dumashi

  • @basadiirkasoomaaliya5265
    @basadiirkasoomaaliya5265 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxb walaahy xasanoow reaction ayaaba ku fiican tahayba keep going

  • @abdifatah2019
    @abdifatah2019 3 ปีที่แล้ว +4

    Sharma boy fans liketa dac igusiyaa

  • @zamzambashir8586
    @zamzambashir8586 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk Sharma boy ilma mahan anoo sana io anoo sana kulahaa inta iga qoslisay wlhi😂😂

  • @simansahal9658
    @simansahal9658 3 ปีที่แล้ว +2

    Hosow pro walal qali ah mnsha allh so dhawaaaw

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan sugaye wle falcelintda🥰😍😇

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว +1

    Wanu soo dhaweynayna fanaanka

  • @exmayor5039
    @exmayor5039 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh mantay 10k 5h horay usoco masul osman

  • @icmmedia3491
    @icmmedia3491 3 ปีที่แล้ว

    Wow mashallah seedi hosow🥰

  • @Haraye
    @Haraye 3 ปีที่แล้ว +1

    Hosow pro wankusalamay anoo san ah

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +4

    Sharma boy lagu xir nio
    Dadka qaar ka waashey Lkn aniga kuma aaminsani

  • @mohamedmohamoud1696
    @mohamedmohamoud1696 3 ปีที่แล้ว

    From gobolka ragga
    Lives in hargeisa🤙

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 3 ปีที่แล้ว +1

    Hoosoow runtii reactionkaada kahelay haha iga qoslisay

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abow,Allah kuhafidho.
    brother,you used to do short films ,I miss those films,Why did you stop?
    Hope you will start again.
    Otherwise Maybe Allah bless you and protect you from all evils.mob❤

    • @hosowpro
      @hosowpro  3 ปีที่แล้ว +1

      NEXT WEEK WE ARE STARTING THEM BACK WALAAL

    • @yacquubbakal6727
      @yacquubbakal6727 3 ปีที่แล้ว

      isoqabo wllo fadalan isowabo what's app +252907954457

  • @hamdiahmed7405
    @hamdiahmed7405 3 ปีที่แล้ว +2

    Wa iga qosliyey Sharma boy hhhhh

  • @ahmedmohammedmohamoud1663
    @ahmedmohammedmohamoud1663 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going

  • @mohamudosmanabukar6333
    @mohamudosmanabukar6333 3 ปีที่แล้ว +2

    Heesta kale ee sharma boy soo react garee middan midda ka horeesay

  • @laylamustafe5679
    @laylamustafe5679 3 ปีที่แล้ว +1

    Hosow wad iga qoslisy hhhhhhhhh madaxwaynaha kulahaa haaa hhhhhhhh wan ku taagera bro from hrgysa

  • @iamamiin4862
    @iamamiin4862 3 ปีที่แล้ว +1

    ZXP REACTIONKA SOO BADI

  • @lakixasan822
    @lakixasan822 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw duriyadii gabadhii

  • @kilaarihamud1728
    @kilaarihamud1728 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going Bro sare osman hosow

  • @madarhagio9341
    @madarhagio9341 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah wallkei @HOSOW_PRO wallhi wxaa tahaY qof hawl kar ah wanA wtaa qaabka muuqalada udubato io qaabka aad U edit gareYs0 plz reply for me 🙏💯💯

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia6307 3 ปีที่แล้ว +3

    Nabi maxamed scw waxa uu dhahy ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll mcn subscribe igu cawi ilhay haku xifdiyee suscribe😭😭😭

  • @wahbisson7176
    @wahbisson7176 3 ปีที่แล้ว

    Pro Hosow wlhi sharma boy waa kaa qosliyey ninkaan entertainment giisa caadi mahan

  • @justmarwan4479
    @justmarwan4479 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan markaa xalay arkay ilaa hada waxaa sugaaye reaction kada keep going masuul

  • @ibrahimmohamed515
    @ibrahimmohamed515 3 ปีที่แล้ว +1

    King of rap

  • @hamsehussain9604
    @hamsehussain9604 3 ปีที่แล้ว +1

    ku tageerah zxp
    keep going

  • @ismail.5g644
    @ismail.5g644 3 ปีที่แล้ว +1

    Hosow Pro ❤️
    👇Walaal Qaali ah 🙏
    Keep Going 👍