Sharma Boy - Masheegee (Official Music Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น • 7K

  • @donib7225
    @donib7225 3 หลายเดือนก่อน +2258

    Love wins over hate 🇸🇴🐐

    • @SharmaBoy
      @SharmaBoy  3 หลายเดือนก่อน +462

      ✊🇸🇴✊🩸🩸

    • @caliaxmedmahad6820
      @caliaxmedmahad6820 3 หลายเดือนก่อน +62

      big legendary 🇸🇴✊

    • @AtoorahaDuurka
      @AtoorahaDuurka 3 หลายเดือนก่อน +33

      ​@@donib7225big fan doniiiiiiii❤

    • @KifaaxMaxamed-zo9pv
      @KifaaxMaxamed-zo9pv 3 หลายเดือนก่อน +17

      🎉🎉🎉🎉​@@SharmaBoy

    • @CaptainDj143
      @CaptainDj143 3 หลายเดือนก่อน +21

      ​@@SharmaBoy waan ka sugayay wllhi king sharma ka sharma 💪🇸🇴

  • @ILKACASELYRICS
    @ILKACASELYRICS 3 หลายเดือนก่อน +43

    Sharma Boy mid kamid ah Fanaaniinta Soomaalida Ugu Sareeyo ❤

    • @suleimanyasin6199
      @suleimanyasin6199 3 หลายเดือนก่อน

      @@ILKACASELYRICS Sharmuuto boy weeye wuxuu yahay ayaa iska yar

    • @hanadabdi598
      @hanadabdi598 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@suleimanyasin6199walaahi waa talent

    • @WllAbdi-d9y
      @WllAbdi-d9y 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@suleimanyasin6199wewe sharma is not easy

  • @AbdirisakMohamed-tv4wx
    @AbdirisakMohamed-tv4wx 3 หลายเดือนก่อน +748

    Team sharma boy like❤❤❤

    • @Zsmali
      @Zsmali 3 หลายเดือนก่อน +8

      Okay 😂

    • @FaadumoMohamed-xb5rx
      @FaadumoMohamed-xb5rx 3 หลายเดือนก่อน +8

      🎉❤❤❤

    • @maxamedcabdicali9826
      @maxamedcabdicali9826 3 หลายเดือนก่อน +2

    • @AbGril-wl9ih
      @AbGril-wl9ih 3 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤😂😂🎉😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮

    • @ZakamaWillqaran22
      @ZakamaWillqaran22 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dhiiga Sharma 🎉❤

  • @HARGEISAWI12
    @HARGEISAWI12 23 วันที่ผ่านมา +10

    If you're somali and you watching on now❤️
    🇸🇴❤️i love you wallaalo

  • @simbayare1441
    @simbayare1441 3 หลายเดือนก่อน +12

    Wllhi beentii ma ahan cuqdad kuma korino ilma yarka viva somalia🇸🇴🇸🇴🥰

  • @istahil1232
    @istahil1232 3 หลายเดือนก่อน +14

    Sharma boy o kaaliya ayaa udikma 100 nin oo issak ❤from Djibouti 🇩🇯somalinimo naagaban😊wlh maarku uso jawaway wan farxaay allow sharma boy haaa noowayin

    • @Xxxtentacion_12134
      @Xxxtentacion_12134 3 หลายเดือนก่อน

      Magaca noo dhig isaaq ku wasye

    • @queennimco8900
      @queennimco8900 3 หลายเดือนก่อน

      @@Xxxtentacion_12134 horteed Haku waso adiga xaa afka ugoosee waa runteede

    • @zeerkasaki7819
      @zeerkasaki7819 3 หลายเดือนก่อน

      Dhiigu khudaar maha🩸kaasa🇸🇴 naga dhexeeya❤

    • @istahil1232
      @istahil1232 3 หลายเดือนก่อน

      @@zeerkasaki7819 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @RudePoi
      @RudePoi 3 หลายเดือนก่อน

      @@Xxxtentacion_12134 Isaaq Iyo Ayeeydaadii Tuurta Lahaydba Waala Wasaa Adoonyahow From Djibouti 🇩🇯 Wixii Somalinimo Diida Waala Baabi'in Amaba Dalka Haka Baxaan Dhulku Waa Dhul Somaliyeede Adeer Dhiig Baa Naga Dhexeeya Somalia 🇸🇴 I'm Somali Somali Baan Ahy 🇸🇴🗿

  • @إلهانأحمد-ي4ب
    @إلهانأحمد-ي4ب 3 หลายเดือนก่อน +10

    Aniga sharma waxaa ku jeclahay waa wadani dhab ah oo shanta soomaali weyn usiman legend always legend 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤

  • @qayzilkacze2284
    @qayzilkacze2284 29 วันที่ผ่านมา +6

    Anigoo isaaq ah, oo ay heestani Anti ku tahay, haddana ilmahan talent'giisa waan qiray.

  • @miskidagan2204
    @miskidagan2204 3 หลายเดือนก่อน +11

    20M marke garto Lee like isaara 🎉❤sharma ka sharma 🥰

  • @obsahalegna9223
    @obsahalegna9223 3 หลายเดือนก่อน +10

    I am Oromo from Ethiopia
    but i support unit Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Because unit is power ✊

    • @bigfansharma1
      @bigfansharma1 3 หลายเดือนก่อน +1

      If you are oromo muslim we Also support you 🤝

  • @marwaanaguero10
    @marwaanaguero10 3 หลายเดือนก่อน +28

    Imisa qof oo Somalia 🇸🇴 ah ayaa ❤ isaari doonta

    • @kalafazii7055
      @kalafazii7055 3 หลายเดือนก่อน

      @@marwaanaguero10 anoo itoobiyaan ah masaari karaa wll 😅

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 3 หลายเดือนก่อน

      @@kalafazii7055maya 😊

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤

    • @CMR_1_1
      @CMR_1_1 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      28leee😂😂

  • @Rudeboi23
    @Rudeboi23 2 หลายเดือนก่อน +10

    This Guy Is Magic ❤Somalia 🇸🇴❤ Hanoolaato From Djibouti 🇩🇯 ❤

    • @SakariyeBare-d8d
      @SakariyeBare-d8d 19 วันที่ผ่านมา

      @@Rudeboi23 magalada kanaso laan gabka mawaso

  • @sucdiinamohamud6493
    @sucdiinamohamud6493 3 หลายเดือนก่อน +8

    NIN Sidaan U Dhiig Badan waa Ciyaal Xamar Kusoco The Legend 🎉❤

  • @e.saalim6249
    @e.saalim6249 3 หลายเดือนก่อน +6

    Hada wixii fanaan dhahaayay xamar waa cadaw ma sharma lee uleeyay. Ha tusina heestaan kuwa la uleeyay. Sharma fans like 🐐.

    • @suleimanyasin6199
      @suleimanyasin6199 3 หลายเดือนก่อน

      @@e.saalim6249 Sharmuuto boy weeye

  • @Burco.
    @Burco. 3 หลายเดือนก่อน +17

    Anigo Somalilander❤ah i support this Somaaliweyn midnimo waa awood ( unity is power)

    • @Burco.
      @Burco. 3 หลายเดือนก่อน +4

      Allo ii tus dalkaygo dhisan dadkaygo midaysan 😢😢

  • @dayax_tagee
    @dayax_tagee 2 หลายเดือนก่อน +9

    Amxar wllkiis ma noqon karno heshiis 🫷
    From Djibouti 🇩🇯💪

    • @istarhabeen
      @istarhabeen 2 หลายเดือนก่อน

    • @CMR_1_1
      @CMR_1_1 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dbiiga biyo mahan💘

  • @medhabib3410
    @medhabib3410 3 หลายเดือนก่อน +16

    Wey hoyoyyyyyyy siduu igaleyeeeeey from Djabuuti 🇩🇯 Xamaar iga badaan Somaalinimo iga badan ❤

    • @dekabilan5164
      @dekabilan5164 3 หลายเดือนก่อน +2

      Légende Somalie 🇸🇴❤️🇩🇯From Djibouti are brothers Somalia 🇸🇴❤️ you have this song for the jealous

  • @XanfarVlogs
    @XanfarVlogs 3 หลายเดือนก่อน +11

    BiG Mohaa Meeey Mise Marku sharma dhiiqo galo luu Fanaan xamar Uyhy😂😂😂😂😂😂 Like Saaara Inta Igu Racsan 😊

  • @osmanabdi729
    @osmanabdi729 3 หลายเดือนก่อน +4

    Love marabo ilaa ay 1M gaarto, somalinimo nimey ku weyntahay lee iso jawaabi karo,from gobolka raga burco, calaankas buluga ah beynu waligeen ku hoos nolaneynaan
    Cawaalow jir oo joog, cadowgaaga cagta hoostis ❤

  • @Amin-ku8yt
    @Amin-ku8yt 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wow. The young boy is one the greatest Somalis alive. I really admire his maturity at such a young age. Keep up the work Abti.

  • @BishaarJey
    @BishaarJey 3 หลายเดือนก่อน +39

    ilaa hada maa arko qof love saryo saliga Nabiga mohamed scw ❤

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 3 หลายเดือนก่อน +20

    Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤

    • @anisaoyyy-pr6cg
      @anisaoyyy-pr6cg 2 หลายเดือนก่อน

      @@ASAD.HAJIO27 Azad hagio mxa iskaga dhigee h.w

  • @muktar528
    @muktar528 3 หลายเดือนก่อน +142

    Who love our prophet SCW scw scw ♥️ like hear

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 3 หลายเดือนก่อน +3

      Scw❤scw❤scw❤

    • @nafcaahmd7411
      @nafcaahmd7411 3 หลายเดือนก่อน +3

      Scw scw scw scw scw

    • @AbdallaBahdoon
      @AbdallaBahdoon 3 หลายเดือนก่อน

      Scwscwscw ❤️😘🥰😭🤲❤️❤️

    • @AbdallaBahdoon
      @AbdallaBahdoon 3 หลายเดือนก่อน

      Scwscwscw ❤️❤️🥰😘🥰😭🤲

    • @UmusafaUmusafa
      @UmusafaUmusafa 3 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu caleyhi wasalaam

  • @goudon-n9u
    @goudon-n9u 2 หลายเดือนก่อน +4

    Love somalia ❤❤from Djibouti 🇩🇯

  • @Mohaz_Lyrics
    @Mohaz_Lyrics 3 หลายเดือนก่อน +10

    marna usoo dalxiis marna ka raadi bariis xamar waxay idin tahay ingriis ciyaal xamarnimo loveta

    • @hawonuur
      @hawonuur 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ciyaal garawe ❤
      ciyaal xamar isn't
      easy ❤

  • @Lbz-song
    @Lbz-song 3 หลายเดือนก่อน +7

    Xilka Somalia 🇸🇴
    Waxan jeclaalahaa in loo dhiibo
    Lil baliil io sharma boy
    Inloo dhiibo

    • @Lbz-song
      @Lbz-song 3 หลายเดือนก่อน

      Wadanka wax badan ayuu iska badalaa walahi

  • @sakisaed4636
    @sakisaed4636 3 หลายเดือนก่อน +21

    From hargeisa 🇸🇴 amxarku waa muuse juudaan wllkiiiiiii anagu kiristan manihin muslimiiin baanu nahay

  • @ArafatHoussin
    @ArafatHoussin หลายเดือนก่อน +9

    Messi fans one like goat ⚽️🇦🇷🇦🇷🇦🇷

  • @Shamuuri413
    @Shamuuri413 3 หลายเดือนก่อน +5

    Score Heestii ugu Horeeysy oo Somali ah oo 5hour 100k Kabadn Daawto Best Rapper in the World 🌎🩶❤ Sharma Ka Sharma🤟🏿

  • @kalafazii7055
    @kalafazii7055 3 หลายเดือนก่อน +11

    Heestaan inee buuq badan kicineeso qofkii fahansan like ta dhac awoowe 😂

  • @Shaafi78
    @Shaafi78 3 หลายเดือนก่อน +10

    caasimad gobol dagmo tuulo meel walbo joog oo somalia ah waxaa tahay wllkey soomaliyeed ee muslimka ah 🇸🇴❤

  • @abdirisaaqnuur7593
    @abdirisaaqnuur7593 หลายเดือนก่อน +6

    Ku sali nabiga maxamed scw ❤

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir 3 หลายเดือนก่อน +13

    Allow maskaxda sharma noo daa waa hanti la ogyne😢😢❤

    • @suleimanyasin6199
      @suleimanyasin6199 3 หลายเดือนก่อน

      @@asmacabdulqaadir Sharmuuto boy weeye

  • @UpdyKhaaluq
    @UpdyKhaaluq 3 หลายเดือนก่อน +13

    Heesaha wxaa ka macaan quraan sidaas wxaa soo qoraya dad heesta dhameesty si ay like u helaan ilaahy ka cabsada🙏👍

  • @ganeyofficial-01
    @ganeyofficial-01 3 หลายเดือนก่อน +16

    Heesaha waxa ka macaan Quraanka❤😮

  • @farahsouhaib402
    @farahsouhaib402 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sharma karbashe kaleh ayan rabna sxb Somalia xanolado 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sareedoxoosh4192
    @sareedoxoosh4192 3 หลายเดือนก่อน +10

    Wadanka rajaan kaleeyahy baryahaan midnimo isoo uraysa allow waadna aragtaa🇸🇴🇸🇴❤

  • @EyasuFikre
    @EyasuFikre 2 หลายเดือนก่อน +6

    FROM OROMIA I know you Somalia 🇸🇴 but Somalia 🇸🇴 is Give never ever give up .I like you 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @SHANDHALIYE
    @SHANDHALIYE 3 หลายเดือนก่อน +137

    Cr7 fans like ❤

    • @SalmanAbdi-y7p
      @SalmanAbdi-y7p 3 หลายเดือนก่อน

      Goat Ronaldo 🐐 😊

    • @Maxiifoojar
      @Maxiifoojar 2 หลายเดือนก่อน

      Sxb mohamed khadar❤mashege marka 😂

    • @sahawarsame1045
      @sahawarsame1045 2 หลายเดือนก่อน

      Sas waaye

    • @sahawarsame1045
      @sahawarsame1045 2 หลายเดือนก่อน

      Sharma boy waa kuwataa

    • @SaidGedi-q8g
      @SaidGedi-q8g หลายเดือนก่อน

      Bada aan xaraashna aa walaalka ku waan runta usheek

  • @AbdallanuurAbdalla
    @AbdallanuurAbdalla 2 หลายเดือนก่อน +3

    4 weeks 2.5M views fanaankeena wayn😂😮😮nolow bro 😮❤❤❤❤❤

  • @ahzaabibrahim7951
    @ahzaabibrahim7951 2 หลายเดือนก่อน +5

    LEGEND keep going forward 🙏 BiG UP from Djibouti 🇩🇯

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 3 หลายเดือนก่อน +7

    Nin la ga Arko ishiis 👀
    Lagutumo ushiis 🏑
    Axmaar walaalkiis 🏴‍☠
    Manoqonkarno Heshiis 🙅
    Sharma bro you Nailed bro

  • @Maxamedxasel10
    @Maxamedxasel10 3 หลายเดือนก่อน +10

    Tiktok buuq ba ka dhalanaya inta igu raacsan😂

  • @MokahilAbukar
    @MokahilAbukar 2 หลายเดือนก่อน +6

    khudaarland 🍀🍎🥚 masheegi marka😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💎

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 หลายเดือนก่อน +12

    Sharma Boy = Best Rapper
    Sharma Boy = Muwaadin DalkiisaJecel
    Sharma Boy = Cadow Ciile
    Sharma Boy = Is Everything 🔥

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 3 หลายเดือนก่อน +30

    Heesaha waxa ka maacaan quraanka yaa igu raacsan😢

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 3 หลายเดือนก่อน +9

    Karbaash waa dhaafay waxaan cidna uma baahna garoowe 🇸🇱😁

  • @AxmedabdirashiidNuur
    @AxmedabdirashiidNuur 2 หลายเดือนก่อน +7

    Jawaabti oo lugo leh sharma ka sharma boqorka da yarta somaliyeed ❤

  • @qabatwa
    @qabatwa 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wa runta bro Adiga iya haya passporka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✊

  • @cabdimaxameumar272
    @cabdimaxameumar272 3 หลายเดือนก่อน +10

    Kusali nabigena mohamed Scw❤

  • @Caamir24
    @Caamir24 3 หลายเดือนก่อน +8

    Inta Sharma jecel 1k igarsiya plz abyo ama abowe

  • @LoverBoi-c4u
    @LoverBoi-c4u 8 วันที่ผ่านมา +3

    Goat 🐐 Of Africa 🌍 Sharma Boy 🇸🇴

  • @ganacsigaxirfadahaguud1203
    @ganacsigaxirfadahaguud1203 3 หลายเดือนก่อน +7

    Hooyo walba calooshey ka ooysa ciil,Gorman lisan Hasha maan-deeq waa hadalo dhabtii gold millions ah sharma boy aragtidisu boqolal sano ayeey ka warameysa kumanan shacabana hal kalmad ayuu ku matalay siyaasiyiin badan waa kasareya guleyso wadani❤
    Xaq waxa u leedahy taalo in lagu sameyo

  • @anisaoyyy-pr6cg
    @anisaoyyy-pr6cg 3 หลายเดือนก่อน +8

    Markey 1m gaarto liketa hail dhafin OK😂

    • @hassanabdi527
      @hassanabdi527 3 หลายเดือนก่อน

      Hada siniyestay 3 days 1m liketa horey usiqado😂😂

    • @anisaoyyy-pr6cg
      @anisaoyyy-pr6cg 2 หลายเดือนก่อน

      @@hassanabdi527 😳

  • @sulaymanmahamudlegendzalo
    @sulaymanmahamudlegendzalo 3 หลายเดือนก่อน +11

    Soomaliya soomalibaa leh waligeena waxaan ahaandoonaa libaaxyada afrika ❤❤🇸🇴🇸🇴

    • @bigfansharma1
      @bigfansharma1 3 หลายเดือนก่อน

      Forever 🤝🇸🇴❤

  • @IdaadiYare
    @IdaadiYare 2 หลายเดือนก่อน +3

    hayiiyi liwaaxa dalka soomalii❤❤❤

  • @Cabdiqani930
    @Cabdiqani930 3 หลายเดือนก่อน +4

    SOMSLILAND BUUQ UMA BAAHNA ISA SOO RAACA DHAMAAANTIIN 😮😮😮

  • @kingjabane7979
    @kingjabane7979 3 หลายเดือนก่อน +6

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed _Scwscw ❤ﷺ

  • @ClkaafiXasan-kc3en
    @ClkaafiXasan-kc3en 3 หลายเดือนก่อน +9

    Heest waxa macaan quranka 😮😢😢

  • @FARXIYACABDI-d6e
    @FARXIYACABDI-d6e 2 หลายเดือนก่อน +4

    Maxay ingiriis noqotaa yadiibaa afarta dhinac ka ololaysee

  • @FadumoAxmed-v4r
    @FadumoAxmed-v4r 2 หลายเดือนก่อน +8

    alla dhiigga waxaan ahay
    reer somaliland kama kaftamo soomaliya ❤ soomaaliya ha noo
    laaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @arous9390
    @arous9390 3 หลายเดือนก่อน +9

    Heestan waxa ay soo baxday maalinta dhalashadayda ee u soo hambalyeeya🎉best song in the world ❤

    • @FowziyaAbdi-qo6bb
      @FowziyaAbdi-qo6bb 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dhalasho wngsan ❤🎉

    • @abdullahiali175
      @abdullahiali175 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dhalasho wacan

    • @arous9390
      @arous9390 3 หลายเดือนก่อน

      @@FowziyaAbdi-qo6bb merci beaucoup😘

    • @arous9390
      @arous9390 3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid frr🙏

  • @Banaadirpoy
    @Banaadirpoy 3 หลายเดือนก่อน +6

    Hargeysa waxaa socda Buuq “Ma sheegee”
    Xamar cadaw waaye ahaa “Ma sheegee”
    Waa nala xumeeyey aa “Ma sheegee”
    Garoowe ayaa na xamatay aa “Ma sheegee”
    Xabashidaa na xigta aa “Ma sheegee”
    Xornimo na siisay ahaa “Ma sheegee”
    Badda u xaraashnay aa “Ma sheegee”
    😂

  • @Saapir.Hazzan206
    @Saapir.Hazzan206 2 หลายเดือนก่อน +7

    Hantida Soomalida🇸🇴Waa sHarma Poi🤴✅

  • @Cumeerbigfan-n5m
    @Cumeerbigfan-n5m 3 หลายเดือนก่อน +6

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉
    LAANDHERE MJ AH SHARMAKE ABDINASIR ❤🎉

  • @yuusufmaxamed9015
    @yuusufmaxamed9015 3 หลายเดือนก่อน +7

    Heesta saliga nabiga baa ka fiican

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw❤scw❤scw❤haisku maslin saliga nabiga iyo hees subhanallah 😱😱😱

  • @Sunoo_ki
    @Sunoo_ki 3 หลายเดือนก่อน +7

    Niyow adi mar nasoo jaf marna na amaan, lkn waa sax, Somalinimaa waxkasta kaween babe~❤❤

    • @Ayke47
      @Ayke47 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 boonti habaryonis isaqoow wax kle ismoodeen somalinimada qaaataaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Sunoo_ki
      @Sunoo_ki 2 หลายเดือนก่อน

      @@Ayke47
      waryaa yaaka hadlaysaa, Habaryonis maxaa iga galay🤦‍♀️🇸🇴💕

  • @Jarmo6677
    @Jarmo6677 หลายเดือนก่อน +3

    Sharma Boqor keena Rapka💚🤞⭐

  • @Mensurahmedai
    @Mensurahmedai 3 หลายเดือนก่อน +5

    Heesta 20 M aan gaarsiino❤❤😂

    • @RaxmoCiise-ez5bx
      @RaxmoCiise-ez5bx 3 หลายเดือนก่อน

      Heesta wlhi wey fadhida😂❤

  • @axmedesse3179
    @axmedesse3179 3 หลายเดือนก่อน +7

    SOMALILAND DHIIGA 💚🤍❤️
    SOMALILAND DHIIGA 💚🤍❤️
    SOMALILAND DHIIGA 💚🤍❤️
    SOMALILAND DHIIGA 💚🤍❤️
    SOMALILAND DHIIGA 💚🤍❤️
    SOMALILAND DHIIGA 💚🤍❤️
    SOMALILAND DHIIGA 💚🤍❤️
    SOMALILAND DHIIGA 💚🤍❤️
    SOMALILAND DHIIGA 💚🤍❤️
    SOMALILAND DHIIGA 💚🤍❤️

    • @CaraFaadTube
      @CaraFaadTube 3 หลายเดือนก่อน +1

      𝐃𝐡𝐢𝐢𝐆𝐚𝐇 𝐀𝐋𝐋𝐀 𝐃𝐇𝐢𝐢𝐆𝐚𝐇❤️🤍💚

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 3 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah Somaliland Guul lkn Maamulka Heego Somali oodhan by nagu soo jeedisay

    • @idil7991
      @idil7991 3 หลายเดือนก่อน

      Cuqdadland we are tired of your wining and 😢about what happened over 30 years ago no more sympathy from us Somaliland waa maa maamul goboleed ooya😢😢😢ama ha ooyina you will never get independent Inshallah

    • @CaraFaadTube
      @CaraFaadTube 3 หลายเดือนก่อน

      @@idil7991 𝐤𝐚𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐝𝐞𝐞

  • @MoAweis-vl4sc
    @MoAweis-vl4sc 3 หลายเดือนก่อน +4

    🇸🇴👑🦁🇸🇴Markeey gaatro heesta 35m veiws ino plan ah❤sharma ikarpashay ma dhalin peeen😂😂😂🔥🔥🔥🔥😊

  • @IbrahimAbukar-nc3oe
    @IbrahimAbukar-nc3oe 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliya Ayaan Ayam ka masuul ah ebedkeed for Ever❤

  • @MaxamedAadan-f7i
    @MaxamedAadan-f7i 3 หลายเดือนก่อน +6

    Kusaliya NabiGena Moxamed SCW ❤

  • @moha26ab
    @moha26ab 3 หลายเดือนก่อน +6

    Sharma heestan shaly ayaan qory bal rayigaaga kabixi hadaad rabtidna qaado wa xalaal 😂
    Iga qaado waano
    mahan khasaaro
    Ma ihi kuwa faano
    Oo hadlkooduna
    khasaaro
    Somaali hadaan ahy
    Tariikhdan saxaya
    Qabyaaldan masaxayna
    Dalkeenan hormarinayna
    Wllkyna
    wan qabanya runtan usheegya
    Suntana kailaalinya
    Boqor ban kadhigaya
    Xaqdaro wa sharaf daro waxnamatrto tas nin weyn ka qaado
    Kaalyo ila cun torto
    Dalkenana kuwa ugu fiicana iladooro
    Calankeenu wa bluug
    Sida Cirka madhaco wrya tuuq
    Badeenuna wa bluug
    Wax baro !
    Wrya ina caano nuug
    Ayda kama baqo nin boqotooyo kadhashy
    Daalimintana uma jabo nin rabi usujuday
    Caalmka igayaaby
    Sayid cabdila xasan Siyaad bare iga
    dhashay.
    Iga qaado waano
    Kugumahan khasaaro
    Ma ihi kuwa faano
    Oo hadlkooduna ku
    khasaaro
    Anigana hadaba lacgta kama doorto dahabka
    Dalkeenu wa dahab
    Dadkeenu wa malab
    Hadlkeenu dab
    Jacaylkeenu wa dhab

  • @612nasir2008
    @612nasir2008 3 หลายเดือนก่อน +5

    🎶Masheegee marka lyrics 🎶
    Uma bahni buuq Kaaley baby kaliga
    Aan kutuso jawi aadan gali waligaa
    Kubada saliga summer time xiliga
    Kor hoos bali baliga
    Wakanaa fiiri babuurkeyga qaligaa
    Waan u dhashey caqliga la soco
    Maanta anoo da yar baan sameeyey daqliga
    Baahida u adkeeyso dharagta u shaqeeyso
    My nigga aduunka waxaa ka shaqeeyso peso
    Aniga aad u jeedo waxaa I soo martey qiso
    Dhib baan ku jirey mana arkin qofaan ku nafiso
    Hadaadan heeysan yaa lagaa dareemin soo labiso
    "Every dog has a day" midaas niyada ku dhiso
    Marna u soo dalxiis marna ka raadi bariis
    Kadib kuma rabo dheh waa dhaqankii ibliis
    Waan ogahey Xamar waxeey idiin tahey ingriis
    Wadani baan ahey aabo marna ma noqdo raqiis
    Nin laga arko ishiis lagu tumaa ushiis
    Amxaar walaakiis ma noqon karno hishiis
    Boowe cid uma baahno Garoowe
    Iga badan Soomaalinimo awoowe
    Boowe cidna dabada uma dhaqo
    Adoo kale isma dhiibo awoowe
    Cid kama duusho amar la'aan eeraboorka
    Maxaa yeeley anaa haayo baasaboorka
    Dib u daga iga ilaali boorka
    Adi anaa kaaga fiican marti soorka
    Cuqdad kuma koriyo ilmaha yarka
    Hadaad ii aragto nacab waa yeelkaa
    Xaley hadaa noqoney muud
    Masheegee marka
    Markaan dhahey nac naca dhuuq
    Masheegee marka
    Inaan isku qabaney luuq
    Masheegee marka
    Meeshaan inuu dhacey xasuuq
    Masheegee marka
    Hargeeysa waxaa socda buuq
    Masheegee marka
    Xamar cadow waaye aa
    Masheegee marka
    Waa nala xumeeyey aa
    Masheegee marka
    Garoowaa naxamatey aa
    Masheegee marka
    Xabashidaa naxigta aa
    Masheegee marka
    Xornimeey nasiisey aa
    Masheegee marka
    Bada waan xaraashney aa
    Masheegee marka
    Shacabka waala qaldayaa
    Masheegee marka
    Sharma ka Sharma dhibka dhaaf
    Masheegee marka
    (Dalaq dam) ceeb
    Masheegee marka
    Nabada kuma dhalan
    Alloow itus hal mar intaan dhiman
    Dadkeeygoo siman
    Dalkoo qurux u dhisan
    Hashii maandeeq goormaan lisan?
    Nabada kuma dhalan
    Alloow itus hal mar intaan dhiman
    Dadkeeygoo siman
    Dalkoo qurux u dhisan
    Hashii maandeeq goormaad lisan?
    Waxaa nalagu mashuuliyey qabiil
    Madaxdeena waxeey nagu qaateen dhiil
    Dhulka iyo baddeenaa ku jirta qiil qiil
    Kenya dhaliintaa u mudaharaada biil
    Jiilba jiil anagana maalin kasta naga dhinto wiil
    Hooyo kasta caloosheey ka ooysaa ciil
    Wax walboo dhaco wuu arkaa jaliil
    ilaa intee nalaga yahey wakiil?
    Cidna uma baahna Muqdisho
    Waa loo bahanyahey niyadaada gasho
    Waa mida adiga dunida ku matasho
    Abti caasimada cagahaaga ka cesho
    Cidna uma baahna Muqdisho
    Waa loo bahanyahey niyadaada gasho
    Waa mida adiga dunida ku matasho
    Abti caasimada cagahaaga ka cesho
    Let's go LA
    Dhoor bari dalxiis
    Lamborghini na saar
    Mic time No Visa
    Mana rabo jawiga inuu noqdo
    Mid raqiisa
    Superman i am ninka u sareeyo faciisa
    Cirka magaciisa u noqo xabadiisa
    Raaxeeyso madaxiisa markab kor kiisa
    Mama told never stop
    Horey u qaad tilaab
    ilaa aad ka gaarto guusha
    Dadaal kaaga laba laab
    Hadaa nooshahey dunida
    Waxaa kuu dhiman yaab
    intaan lagu xisaabin
    Adiga is xisaab
    Ninka laga waayo janada
    Wakaa laangaab
    Qabyaalada waxaa ku dhaqmo
    Kaliya maan gaab
    Wax labeerto waxaa ugu
    Wanaagsan shacab
    Qiimahaagaa barataa
    Markaa yeelato nacab
    Ehel kaagaa bato
    Hadaa sameeyso tacab
    "Aabo make money, waxaa laguu tumayaa sacab" -Sharma ka Sharma

    • @612nasir2008
      @612nasir2008 3 หลายเดือนก่อน

      Qofkii rabo inuu qaato lyrics ka heesta waa u xor

  • @mohamedmuqtar5931
    @mohamedmuqtar5931 2 หลายเดือนก่อน +5

    Wadani baan ahay aabo marna ma noqdo raqiis 💙💙💙

    • @ObseMaxamad
      @ObseMaxamad 2 หลายเดือนก่อน +2

      Nabad baan ahay aboo marna ma noqdo qarax😊

  • @Amirabdirahman32
    @Amirabdirahman32 3 หลายเดือนก่อน +5

    SOMALI YA SOMALI BAA LEH😜🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @asmadhayman-v1i
    @asmadhayman-v1i 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ana xamarey Kujecel dalkeya hooyo 🇸🇴🇩🇯

  • @FoosCabdi-e2h
    @FoosCabdi-e2h 3 หลายเดือนก่อน +7

    Goatka Fanka froM somaliland🦁🔥

  • @McJunior-n2k
    @McJunior-n2k 2 หลายเดือนก่อน +3

    Much love from Kenya 😅

  • @Maahiryre
    @Maahiryre 3 หลายเดือนก่อน +6

    Wow way soobaxday heestii lasugaaye Sharma k Sharma goat ka fanka❤❤

  • @Jay_jay27g
    @Jay_jay27g 3 หลายเดือนก่อน +8

    Sharma boy eriyada sheydamo mauqoran ani waa shakiye 😂🔥🔥💙

  • @Suhabyhazzanhazzan
    @Suhabyhazzanhazzan 3 หลายเดือนก่อน +6

    Shabalaala soo qoray erayada i aamina reer sheeq isaxaqoow😂😂😂

  • @AyaanyonisaliYoooniali
    @AyaanyonisaliYoooniali 21 วันที่ผ่านมา +2

    Waligaaba soco soco
    Waxan kusaa datekaago adi dhaco
    Reer hargeisa mee kanoo kale looma baxo

  • @CabdiqaniBigman
    @CabdiqaniBigman 3 หลายเดือนก่อน +4

    Walhi wuu karbaashey somaalilan legend to sharma boy 😂😂😂😂

    • @Samiiro-z8n
      @Samiiro-z8n 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂❤ xasuuq bu ku dhafey sharma isaaq walhay 😂😂😂😂😂😂😂😂😭

  • @mohammedyusuf2330
    @mohammedyusuf2330 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ninka janada laga waayo
    Wakaa langaab
    Xaqiiq dhab weeye,

  • @Lajooy17
    @Lajooy17 3 หลายเดือนก่อน +4

    Heesha waxaa kamac quraanka like❤❤

  • @AxmedNuur-o5c
    @AxmedNuur-o5c 21 วันที่ผ่านมา +1

    Borama kuso dar heesta danbe zhp sharma ka sharma waku wata pro

  • @geesiweyn5873
    @geesiweyn5873 3 หลายเดือนก่อน +6

    Team sharma one love alllow xamar nabad sii reer xaamr hadaa tahay loveta hala i dhaafin🇸🇴🇸🇴🇸🇴💔

  • @MaxamedDalmar-eu2xq
    @MaxamedDalmar-eu2xq 3 หลายเดือนก่อน +6

    Xasbuna Allah 😭
    Isaaq maxaa saan loogu galooyaa
    Horey bey cuqdad u qabeenee😂
    Aar gunta axmaarada ah iskaga hadha😢

    • @Zara-xe5fn
      @Zara-xe5fn 3 หลายเดือนก่อน

      Cuqdad wax qaba dadka 10$ isku qarxiy gaajo darted amxar hdd neceb thy xalane ka dumarkga caruuraha amizon ka dhalay mxd uga xoreyn weyday telegram kuma so caan baxno 😂😂😂🇪🇹💣

    • @MaxamedDalmar-eu2xq
      @MaxamedDalmar-eu2xq 3 หลายเดือนก่อน

      @@Zara-xe5fn
      Axmaarooy cuqdad baa ku haysa kk
      32 sano baad catow iyo calaacal ku jirtaan🤣

    • @lov3_1255
      @lov3_1255 3 หลายเดือนก่อน

      @@MaxamedDalmar-eu2xq 33 𝘀𝗻𝗼 𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗱𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻 𝗱𝗮𝗯𝗮𝗾 𝗱𝗵𝘂𝗹 𝗱𝗵𝗶𝘀𝗮𝘆𝘆 𝗮𝗱𝗻𝗮 𝗸𝘂𝗳𝘀𝗶 𝗮𝗺𝗶𝘇𝗼𝗻 𝗾𝗮𝗿𝗮𝘅 𝗮𝗹𝘀𝗵𝗮𝗯𝗯 𝗮𝗺𝘅𝗮𝗮𝗿 𝗱𝘂𝗺𝗮𝗿𝗸𝗶𝗻𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗺 𝗸𝘂𝘀𝗼 𝗾𝗮𝗿𝘅𝗶𝘆𝗮 𝗮𝘆𝗱 𝗸𝘂 𝗻𝗼𝗹𝗲𝘆𝗱 😂😂😂🇪🇹🍆

  • @AminaRoble-fx8xw
    @AminaRoble-fx8xw 3 หลายเดือนก่อน +43

    Team shaRma like 😊❤

  • @LuulCabdicismaan
    @LuulCabdicismaan 2 หลายเดือนก่อน +4

    Maaha sxb😂waan kuwata sxb xamar hanoolaato sxb kusoo xigse karbaashka somaliland wax kamidahay taageeraha shrmaboy waan jeclaan lahaa in aan kulakulmo laakiin tacsidee hooyo ayaa joogaa igu soo duceeya wlll 😢😢😢

  • @Aniza-h4g
    @Aniza-h4g 3 หลายเดือนก่อน +6

    Powe cid uma baahna garoowe😂❤

  • @DajiyafarhanFarah
    @DajiyafarhanFarah 3 หลายเดือนก่อน +6

    Free fruitland 🍎🥚🍏 Guulaysta inta cawale jacel ❤️🇸🇴 From Djibouti ❤️🇩🇯

    • @ShaakirKhadar-ty4ei
      @ShaakirKhadar-ty4ei 3 หลายเดือนก่อน +1

      Jamuriyada somaliland ❤

    • @RudePoi
      @RudePoi 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@ShaakirKhadar-ty4ei Aaway Jamuuhiradu You're Prank From Djibouti 🇩🇯 Viva Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 From Djibouti 🇩🇯❤️

  • @Fatimadahir6042
    @Fatimadahir6042 3 หลายเดือนก่อน +7

    Sharma yaa soo kacsaday waxn hees way dhaafte🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kindsoul8120
    @kindsoul8120 หลายเดือนก่อน +4

    *Representing* *our* *forefathers.* Young generations say *NO* to people that bring hate & divide. ONE LOVE to Sharma boy.

  • @boono2912
    @boono2912 3 หลายเดือนก่อน +5

    Marna usoo dalxiis
    Marna ka raadi bariis
    Kadib kuma rabo dheh
    Waa dhaqan ibliis
    😂😂😂😂
    War see yeeshay amxaaradii

    • @zupeercadde4597
      @zupeercadde4597 3 หลายเดือนก่อน +1

      Buuri buu ku tufay😂😂

  • @UpdinajibMohamett-gf8ht
    @UpdinajibMohamett-gf8ht 3 หลายเดือนก่อน +5

    Powe cidna uma baahna garoowe❤

  • @KaadCabdinuur
    @KaadCabdinuur 3 หลายเดือนก่อน +6

    Hankusalino.nabigeena.muxamad.scw.scw❤❤❤❤

  • @MumtasMohamed7
    @MumtasMohamed7 หลายเดือนก่อน +7

    Xanuun waye heestan 😂😂😂