VLOG ENTEBA ZOO | KAMPALA UGANDA 🇺🇬 | MADAR IYO XAYAWAANKII.............

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 638

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed  3 ปีที่แล้ว +145

    *Fadalan subscribe Saar kalmadii kuugu qosolka badnaydna soo Qor*

    • @alhamdulillah12097
      @alhamdulillah12097 3 ปีที่แล้ว +4

      Hhh waryaa waryaahe

    • @mohabofficial6489
      @mohabofficial6489 3 ปีที่แล้ว +4

      Adiga iyo sxbka guri barwaaqo markaas ruwayad maqaxida & kaydka hoostiisa war yaa he madar waxaan xali ku riyoday aniga maraykaga aan aaday haye aniga kulama socday haa markas kabacdina waybadan tahay sheegada wlhi sidaan uqoslay waliga mana uqoslin keep going pro ❤🙏

    • @djkarro
      @djkarro 3 ปีที่แล้ว +1

      Waarye ismacilow hhhhhhhhhhhhhhhhh uri barwaaqo ha la qarayo hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @hoodosaleban5884
      @hoodosaleban5884 3 ปีที่แล้ว

      Tiibay qaada ilaaahay idankii idinkama qasnee

    • @hoodosaleban5884
      @hoodosaleban5884 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh madar go forward bro

  • @sultan_guleid1489
    @sultan_guleid1489 3 ปีที่แล้ว +45

    Germany 🇩🇪 kugu so dhaweena libaah duriyadii ❤️💨💚

  • @zuleikhanoura2701
    @zuleikhanoura2701 3 ปีที่แล้ว +7

    The most beautiful vlog I've ever watched and I wish you all the best in the future from hargeisa iyo dadkagi oo ku xiisey🇮🇹🇭🇺🇭🇺🇮🇹

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +37

    Amazing videos pro🔥

  • @diywithhubi
    @diywithhubi 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Alla waan u xiisay meshas wallal kama tirsana Kampala waaa magaalo ka go.an Kampala enttebe iyo Kampala kala yahiin .waadku mahadsantahy muqalka qurxoon aad nosoo gudbisay

  • @ekramupdirashiid6701
    @ekramupdirashiid6701 3 ปีที่แล้ว +9

    Waaaw mashallh weeye wlhy rabi hku barkeeyo wllo madrow 🥰🥰adbn kuu dawad wan ku tager burcn kaa salmy wllo wcnoow 😍🥰

  • @dowdocise4680
    @dowdocise4680 3 ปีที่แล้ว +7

    Vlog iga qosol badan waligay ma dawan wlhi bro Allaha ku sharfo horay usoco

    • @hamdaawiloffcail7195
      @hamdaawiloffcail7195 3 ปีที่แล้ว +1

      Wllo xilimad soo nooqonaysa adoon wax badn naga maqanay ayay magaladuuba way ku taabtay walhy adoo nabada so noqo wllky qali qalbigan ka jecelahy

    • @dowdocise4680
      @dowdocise4680 3 ปีที่แล้ว

      @@hamdaawiloffcail7195 inuu nala jogo waxa iga muhiimsan in uu farxad iyo nolol qurxon kunoolado meshu tagaba InshaAllah ♥️😥

  • @gulettcarlozz7507
    @gulettcarlozz7507 3 ปีที่แล้ว +16

    Team madar mohmet ayaanle pikers✌🏻

  • @z3t3ekahm3t3
    @z3t3ekahm3t3 3 ปีที่แล้ว +13

    MADAR DAYAX WERAR KEEP GOING PROTHER🙏🌏

  • @faraxmuuse1266
    @faraxmuuse1266 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah madar maxamed ayale ilahay haku daayoo wllo qali

  • @zamiyazweet2783
    @zamiyazweet2783 3 ปีที่แล้ว +10

    15:39 kac shib alla kaadhigye 😂😂😂 wlhi daacad uqosley Ilmaa iga timi qosol dartii😂😂😂😂😂
    Beautiful and best vlog keep going wllo 🙏❤

  • @fardusaxmadjoka5875
    @fardusaxmadjoka5875 3 ปีที่แล้ว

    Manshs allh horay usoco wllky sow nosoo laban maysiid😍😘

  • @nimcocumaar193
    @nimcocumaar193 3 ปีที่แล้ว +17

    Will an ad utageero Aya tahe abowee Allah haigadayo abowee maacaaan

  • @abtiyochannel
    @abtiyochannel 3 ปีที่แล้ว +7

    Waar wll ina weerar goormaad kambala ka dagtay masha allah ✅💯👍🙏

  • @hanadabdikaahin3615
    @hanadabdikaahin3615 3 ปีที่แล้ว

    Macha allah quruxbadana kambali waa magaladu aabahay ku dhashay incha allah allah mar uun waan tagi🌺🌺🌺

  • @yonisali3529
    @yonisali3529 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc I like the video so beautiful country and thank you

  • @xamdiitohibraahim3205
    @xamdiitohibraahim3205 3 ปีที่แล้ว +57

    Hdan Reer HarGaYza nhY waa kuu xizi doona runti 😔💯

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +14

    Waaw the best vlog
    I am watched for ever
    Keep going brother
    Madar mohamed ayaanle

    • @naimaabukor156
      @naimaabukor156 3 ปีที่แล้ว +1

      Yes the best video i have ever watched

  • @queennajal6747
    @queennajal6747 3 ปีที่แล้ว +79

    Madar🥰 wllo ma soo noqonaysid miyaaa kampala u guurtay wxn rajeenya inaad ii jawaabto aad Ayaan kuu jeclahy wllky 🥰❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 ปีที่แล้ว +8

    Madar Waa funny ibrahim Iyo Xuseen Kulahaa

  • @mayimunaabiib3437
    @mayimunaabiib3437 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha keep going wllky allha waxa ku dhiba kuma tuso amiin yaa allha🥰😍🥀

  • @luckyosman8102
    @luckyosman8102 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh Kampala 2days kaliya joogay maalintaa Zoo gaan tagay😁😁wlhi xasuus iminka inaaan mar kle tago wye insha Alh

  • @khadrahgopadzan3267
    @khadrahgopadzan3267 3 ปีที่แล้ว +4

    Naa khadraay😂 wllhi anaa ismoodayba keep going wllky

  • @hadiyaapdyrahman2242
    @hadiyaapdyrahman2242 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allh hambalyo wllkY madar maxamd ayaanle oo maanta jooga kambala wxn rajaynaya inad so noqon doonto insha allh adoo nabad qaba

  • @cabdishakurcali5787
    @cabdishakurcali5787 3 ปีที่แล้ว

    Hore usoco pro guul guul

  • @habonabdillahi9928
    @habonabdillahi9928 2 ปีที่แล้ว

    Madar Mohamed Ayanleh waan kowataa gaar iyo gaardaruba walasha from Djibouti

  • @sakhiyahennadesigns4108
    @sakhiyahennadesigns4108 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk ala madaroow wlhi waad iga qoslisay xayawaan iskala sheekaysanaysaa😘😘😘💋💋

  • @ahmedhaatufofficial3248
    @ahmedhaatufofficial3248 3 ปีที่แล้ว +1

    Amazing video wlha madarow

  • @zackmohet4528
    @zackmohet4528 3 ปีที่แล้ว +5

    Waaw the best vlog

  • @dowdocise4680
    @dowdocise4680 3 ปีที่แล้ว +14

    😂😂😂🤣🤣🤣🤣dad sawabaan maxa kadambeeyay , Alla hadn kula joogi lahaa haben wlba san kugu qaylinayo wadnaha ku istaagi lahaa😂😂😂😂

  • @mohamethofficials5315
    @mohamethofficials5315 3 ปีที่แล้ว

    McHale allah wllky ridwaan daauud maweel

  • @mariasaed5224
    @mariasaed5224 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah inadeerkayga madar maxamed ayaale ilaahay haku daayo inooli keep going ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @djqurbo4407
    @djqurbo4407 3 ปีที่แล้ว +2

    Best vlog keep going adero

  • @dayaxdalnuurshe5661
    @dayaxdalnuurshe5661 3 ปีที่แล้ว +30

    Hore usoco wllkay

  • @hodandaahir4255
    @hodandaahir4255 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah qurux hore usoco wllky insha allah guul marwalba

  • @marwaismaacil3584
    @marwaismaacil3584 3 ปีที่แล้ว +5

    Madar maxamed ayaanle waan ku xiisaydon wlll mcn 😍

  • @aasiyojaamac3390
    @aasiyojaamac3390 3 ปีที่แล้ว +7

    Madar maxamed ku xisay wlhi wllky qali 💞💔❤💯💯

  • @kaysebisharo4244
    @kaysebisharo4244 3 ปีที่แล้ว

    Zxb wan ku salamye hady soota galy tahye zxb waxad noo so gudbosaa information

  • @MohamedAhmed-yx7mu
    @MohamedAhmed-yx7mu 3 ปีที่แล้ว +3

    MAAZHA Allh wlkay madar maxamed Ayaanle khayr Ayaan kuu Rajaynayaa wll aduun & Aakhiraba

  • @raadiyamahamed1168
    @raadiyamahamed1168 3 ปีที่แล้ว +2

    Madar kuxiiseynay hore usoco wllky qali anaa kmpla imanay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤴👍🙏meel aad uqurxbdn waaye

  • @sukhramohamed473
    @sukhramohamed473 3 ปีที่แล้ว

    Dabeer xiisanka iyo xusen dabalaab hhhhhhh iyo ismaci qosol iguma hadhin alle hku dyo wll

  • @najaxmaandhayashaqale3153
    @najaxmaandhayashaqale3153 3 ปีที่แล้ว

    Madar manad soo noqonayen wllo qali hargeisa iyo burcaba waaa lagaga xizaye🥰🥰🥀🥀

  • @sahramohamed5826
    @sahramohamed5826 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah qurux wllo xgatagtay wamel aadunquruxbadan

  • @sususead2680
    @sususead2680 3 ปีที่แล้ว

    Walalkay ridwaan ban arka safrkii barbara ma xasuusata ridwanow ku salmay wallaky qali ku xisnay from hargeisa

  • @updizhakur6904
    @updizhakur6904 3 ปีที่แล้ว +7

    Keep going madaR

  • @nasrii96
    @nasrii96 3 ปีที่แล้ว +1

    Oh my good I miss Kampala walhi 😢

  • @alsacaadamedia6516
    @alsacaadamedia6516 3 ปีที่แล้ว

    waanku fahanaanahay waalagaa qaaday koobka

  • @feisalmohamed1008
    @feisalmohamed1008 3 ปีที่แล้ว +1

    Wellcome to kenya bro🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪

  • @Omersdad_.
    @Omersdad_. 3 ปีที่แล้ว

    Dameerkani maaha dameeradii hore ee dagas dagas ta ahaa wlaahi waa funny ninkan 🤣🤣🤣

  • @fardawsahussein1521
    @fardawsahussein1521 3 ปีที่แล้ว

    Ad ayad ugu mahadsanty ind so duubty vlog yo sidan u qurux bdan🤩🥰keep flying wllo🦋

  • @hal-abuurrayaanboss1460
    @hal-abuurrayaanboss1460 3 ปีที่แล้ว

    madar maxamed ayaanle keep going bro dhiga usharf badnow😍👑💉

  • @malapohzaed5243
    @malapohzaed5243 3 ปีที่แล้ว +1

    Ala walhi qosol ayad tahay madarow keep going😊😇😘😍💋

  • @hibaqilyas8062
    @hibaqilyas8062 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah meel qurxon ale haku xiftiyo wll an tagero qosliye jira i nolow noso noqo ado nabada

  • @carlousefilms7894
    @carlousefilms7894 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllkay madar Markiiba waan kuu xiisney ee hargeisa kaalay

  • @hoodomawliid576
    @hoodomawliid576 3 ปีที่แล้ว +4

    Madar Maxamed Ayaanle keep going brother

  • @hoodonuur6990
    @hoodonuur6990 3 ปีที่แล้ว

    madar maxamed ayaanle wllhi maan donayn anoo ku arkin inaad hargaysa katiagtid inshallh waanu kusugayn sonoqosh danbe 🥰🥰my pro

  • @hamdadheeman749
    @hamdadheeman749 3 ปีที่แล้ว

    Kac kulaha shib alle ka dhigye wlhy qosol igu ma hadhin madar ayaanle qosol bad naga dhamaysay lkn xawayanka qaar ayanay ahayn inad soo dubto hasa yeshe waad mahadsan tahay waliba mar labad waad mahadsan tahay sida magacayga midna anad ugu odhan 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @maxamudcige4095
    @maxamudcige4095 3 ปีที่แล้ว

    Hawshii ma soo dhamayseen waa baalaxooftadii burco

  • @sompoysproduction9704
    @sompoysproduction9704 3 ปีที่แล้ว

    Zhp videoyada soo padi our hero madar 🥰

  • @asraasraabdi2333
    @asraasraabdi2333 3 ปีที่แล้ว

    Manshaalah walal qali manshaalah 💯💯👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @shiinetube2102
    @shiinetube2102 3 ปีที่แล้ว +9

    2:38 Kulahaa waxa la ilaalinayaa cudurada iyo af qadhmuunka 😂😂😂😂

  • @mariyaabdirihmaan4555
    @mariyaabdirihmaan4555 3 ปีที่แล้ว +2

    Madar aniga taagerada aan ku qabo jcyl ayey isugu kay bedeshey ❣❤❣Ilove you

  • @iidoabdi1212
    @iidoabdi1212 3 ปีที่แล้ว

    Mnshalahaa wlllkay madar Mahamed ayaale waanku siisidona inshallah

  • @kifahmohamud7230
    @kifahmohamud7230 3 ปีที่แล้ว

    Vlog qurux bdn shugran wll wad no dadaashey

  • @niciimalove803
    @niciimalove803 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllo madar maxamed AYanLe keep going bro ♥️♥️♥️🙏💋

  • @lilaibrahim5881
    @lilaibrahim5881 3 ปีที่แล้ว

    Madaraw ma dalxiisbaa mise waad guurtay 😄 meelo quruxbadan baad na tustay meelo kalena noo soo duub aanu kula wadaagnee👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼

  • @salmasandareela5356
    @salmasandareela5356 3 ปีที่แล้ว

    Wll madar maxamed ayaanle horey usoco wll

  • @user-sl6do6vf4r
    @user-sl6do6vf4r 3 ปีที่แล้ว

    Zxb community iisaar mahadsanid

  • @abdirashidhure6409
    @abdirashidhure6409 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah

  • @maxameddarbadfilmsandvlogs3222
    @maxameddarbadfilmsandvlogs3222 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @guuretime8414
    @guuretime8414 3 ปีที่แล้ว

    war kac kac mxa la waran tahy
    mxa la huruda

  • @hoodoibraahimhassan3912
    @hoodoibraahimhassan3912 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah
    Walaal qaali ah Madar Mohamed Ayanle Seraar❤🥰❤🥰

  • @xuseenmataan6659
    @xuseenmataan6659 3 ปีที่แล้ว

    KKK shp waan kulakaftamayaa madar dayax weerer keep going

  • @abdifataahadam4264
    @abdifataahadam4264 3 ปีที่แล้ว

    Shp legend baatahay🆗️🆗️👍👍👍👍
    Vlog aad uqurux baddan diyaariset

  • @muscabmansuur1692
    @muscabmansuur1692 3 ปีที่แล้ว +2

    *Keep going pro Mxd Noga tagtay hadan Rer Hargaysa nahay*

  • @socdaalfilmsvlogs
    @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว

    Best vlog sxb qaali horay usocda

  • @ahmedcolaad5284
    @ahmedcolaad5284 3 ปีที่แล้ว

    Nolol ta ugu wangsan baaan ku rajynayaaa zxp qli meeel aaad tagtaba

  • @salmamahad6496
    @salmamahad6496 3 ปีที่แล้ว

    Wllo hore usoCo madar mayanad so noqonay wllo 💓💓💓💓👍👍🥰🥰

  • @mumtaazabdirisaaq6242
    @mumtaazabdirisaaq6242 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku sharfo wllky

  • @mofantazticvlogs5151
    @mofantazticvlogs5151 3 ปีที่แล้ว

    Keep going prother

  • @raxmasalamaan8674
    @raxmasalamaan8674 3 ปีที่แล้ว

    Mash allh madar qof aan tageero haray u soco wll qimobadan

  • @umumaxmedabdi8662
    @umumaxmedabdi8662 3 ปีที่แล้ว

    Alllh madarow mxad magacyadiih nagaga ciyaartayyyy 😀😀😀😁😃hore usoco walaalaan taageeroh wlloo

  • @cabaascali520
    @cabaascali520 3 ปีที่แล้ว +7

    Madar maxamed ayaanl3h keeping going my pro ❤

  • @bushraqaalibushraqaali2621
    @bushraqaalibushraqaali2621 3 ปีที่แล้ว

    Daauus lamod hhhmmm madar nin culus masha alh hore u soco wll🥰🥰

  • @fatimiinaabdiftah3308
    @fatimiinaabdiftah3308 3 ปีที่แล้ว

    Wlalo mxaad igu sheegi waydy wan ku raci lahaye

  • @shariifcqadir3931
    @shariifcqadir3931 3 ปีที่แล้ว +2

    War Madarow sxb ileen ciyaal xaafadeed caadiyaad ahayd! Waamaxay dameer farowgu miyaanu deerada cunayn? Otherwise beautiful vlog.

  • @asmaxasan6935
    @asmaxasan6935 3 ปีที่แล้ว +2

    Madar plz dadkaagii vedio usoo samee una sheeg inaad soo laabaneyso ama aadan soo noqoyn wallhi aad ku jclyn😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fatoudaher696
    @fatoudaher696 3 ปีที่แล้ว

    Mashllah qof an tagero

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 3 ปีที่แล้ว +1

    waaw amazing vedio

  • @fahadxuseen2923
    @fahadxuseen2923 3 ปีที่แล้ว

    Hhhh legend madar mahamed ayaanle seraar🙏
    Full respect

  • @naciimanasiiya9827
    @naciimanasiiya9827 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤❤ horo u socoo wllky madar ❤❤❤❤❤

  • @suhassan937
    @suhassan937 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah good job madar inkastod naga nixisay sucadeey kulaha wlhi waxan moday in telefon iso galay mise waba isaga lmao

  • @fuaadahmed5332
    @fuaadahmed5332 3 ปีที่แล้ว

    War wll Hadaabad Youtuper noqotay anshaxa ilaali. Oo afsomaliyada qaarna iska ilaali Af qadhmuun iyo waxaas waa mamnuuc Dadbaad Wax usoo Duubaysaa mahadsanid.

  • @asmailkocas9254
    @asmailkocas9254 3 ปีที่แล้ว

    Walo madar nabad qab alla hakugu so celiye🤲🤲

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 3 ปีที่แล้ว +1

    Lkn hal talo ayaan kuu soo jeedin lahaa taas oo ah samyee intro imika vloga si caadiya ayaad u bilowday balse intro samee oo dhe ku soo dhawadaa chanelka macluumadna ka bixi video aad duubaso iyo u jeedkiisa👊

  • @aptrihimfarahofficiall7520
    @aptrihimfarahofficiall7520 3 ปีที่แล้ว +1

    Maadar Mo Ayaane Keep going brotherrr👻🤞👑

    • @bashiircali9042
      @bashiircali9042 3 ปีที่แล้ว

      Masha allh jawi dagan madarwo iyo meelo shidan

  • @axmedmustafe2574
    @axmedmustafe2574 3 ปีที่แล้ว +1

    Kulahaa waaan Ku fahansanahay waa lagaa qaaday koobkii

  • @ayanomar1596
    @ayanomar1596 3 ปีที่แล้ว

    Woow msha alh wlhay saan u qoslyay buu dhamday mhasanid bowe ileen xarabo socotaa aheed😂😂🤣

  • @fatoudaher696
    @fatoudaher696 3 ปีที่แล้ว

    Horo soco wll

  • @hoodoqani1647
    @hoodoqani1647 3 ปีที่แล้ว

    Keep going pro from hargaysa