"Waxaad maqlayseen in ay Baarlamaanka Puntland ay dhaheen Al Shababa..." Cabdiqaadir Jirde.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 70

  • @Abss0966
    @Abss0966 2 ปีที่แล้ว +7

    This man makes a lot of sense, respect

  • @gemstar416
    @gemstar416 2 ปีที่แล้ว +6

    true-teller and a good person as well .

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 2 ปีที่แล้ว +10

    Nin wayn oo Somali ah aqli wanagsan leh m.a

  • @abdrizackadanali5047
    @abdrizackadanali5047 2 ปีที่แล้ว +1

    Respected brother jirde

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 2 ปีที่แล้ว +3

    Well spoken sir.

  • @abdrizackadanali5047
    @abdrizackadanali5047 2 ปีที่แล้ว +1

    Well learned Abdikadir Jirde

  • @axmeddeeq6804
    @axmeddeeq6804 2 ปีที่แล้ว +1

    Adèro abdi qaadir jirde waxad tahay oday wayan oo aqli dhisan aqoon ku dhisan dhamays tiran alle ha ku barakeeyo

  • @abdirahiimmohamed8190
    @abdirahiimmohamed8190 2 ปีที่แล้ว +5

    Wallhi odaygan madaxweyanaha somaliland ayn u dooran lahaa really he is very intelligent man

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashalllah best man hore usoco viva soomaaliland allayleh hand some 😎

    • @abdifatahali428
      @abdifatahali428 2 ปีที่แล้ว

      Reer duday iga dheh
      Kkk 3 dalbaan xuduud la leenahay
      Dowlad qabiil ma noqoto aaway samaroon dhulbahante warsangeli
      War bahasha ballarat habraha ha ku koobinina one man one vote kkk what a joke maaweelol

  • @secamal834
    @secamal834 2 ปีที่แล้ว +4

    Absolutely 💯

  • @nabadoon3345
    @nabadoon3345 2 ปีที่แล้ว +9

    Cinwaanka maxaad ula jeednaa...
    Horta ma kuwo Radio Muqadisho laga soo majarafadeeyey ayaa wax iidin qora...cajiib

  • @ahda18mey63
    @ahda18mey63 2 ปีที่แล้ว +4

    mashaAlh Adeer Daakaa matalesay Caqliga kugujiya MaOgee Dulqad kuwad Hawshaa

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 ปีที่แล้ว

      HOGAANKA SOMALILAND AYUU U QALMAA

  • @nuurqarri1256
    @nuurqarri1256 2 ปีที่แล้ว +7

    Cabdi qaadir nin wax garada

  • @amanAkarim3191
    @amanAkarim3191 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadii somaliland siyaasiyiinteedu ninka noqon lahaayeen mar horey Ictiraafka heli lahayeen.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว +5

    You are my hero

  • @adamjama3442
    @adamjama3442 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashalah odayga xisbiga wuu ka sareeya waa odayga Somaliland . Thanks mudene.

  • @farhanhdhimbil4998
    @farhanhdhimbil4998 2 ปีที่แล้ว +1

    Waayarag dhameystiran Abdiqadir H.ismail Jirde.

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 ปีที่แล้ว +4

    Muxuu Ka doonay shirka Abdiqaadir Jirde, Heritage waa Faqash,
    Somalia meel isugu imanmayno xabad ayaa Naga dhaxaysa

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 2 ปีที่แล้ว +2

    Heritage waa cadowga
    Somaliland , Heritage waxa dhalay Faqashtii aynu iska dhibeynay
    Iyaga iyo somaliyaba xabad aya
    Inaga dhaxeysa

  • @ciisemuuse239
    @ciisemuuse239 2 ปีที่แล้ว +8

    Waar waa legend niyaw ninkani maxaa layidhaa

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 2 ปีที่แล้ว +1

      cabdiqadir jirde

    • @khaalidyuusufkhalid4256
      @khaalidyuusufkhalid4256 2 ปีที่แล้ว +1

      Niinka waxa la dhah ina jirde wa mu fahariin daah gadaashi ee ka daliya wana 10 qof somalind wana awood xoogan mus dabeedka ayay dha haan

  • @abhayb7723
    @abhayb7723 2 ปีที่แล้ว +4

    Ina jirde maxaa keenay meesha miyuu waashay

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 2 ปีที่แล้ว

    Ooyalka asasaqa ayaa uu yeedtan
    Kaa i waa siinale nacnacdisa naa daafi

  • @fuaadcabdilaahiyuusuf8327
    @fuaadcabdilaahiyuusuf8327 2 ปีที่แล้ว +1

    Xisbiga wadani uga qayb galay

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 2 ปีที่แล้ว +2

    Istelkaputlankulahaa war qabiiljasta meeshuu ingirisku uguyimi buu joogaa dhulbahante iyo warsangeli maa adoonsanayaan qabiil dhulku kuyaryahay

  • @muste123
    @muste123 2 ปีที่แล้ว

    Somalidu ha isku tasho

  • @abdullahifarah4833
    @abdullahifarah4833 2 ปีที่แล้ว

    Koto iyo demoqraadiyad isma galaane ee Maxaad ujeedaa????

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 2 ปีที่แล้ว +4

    Heritage ma wado wax u Dan ah somaliland,waanuna ka Soo horjeednaa fikirka ay wado ee ah siyaasada somaliya,waxaanuna u aragnaa urur argagixiso oo somaliland duulaan ku ah.

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 2 ปีที่แล้ว

      Kama soo hor jeedo but soomaaliland goonibay ugoday that's why uga qaybgalayn waayo ictiraafka waa inagu nusqaan 5soomaali iyo aduunka dadkayimi ka yimi investment soomaaliland kama soo galyo waayo isku shirkadaba ma nihin communication factory ma noqonkaro qoloba wadamo shisheeyo ugaaray ku3 xidhantay africa ama 5 soomaali waxa ka dhexeeya waa marketing business suuqa waxa kala iibsiga

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 2 ปีที่แล้ว

    Fadhi ku dirir casri ah naga daaya

  • @marmaarso
    @marmaarso 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @Walaalopodcast
    @Walaalopodcast 2 ปีที่แล้ว +1

    Siyaasiknta Somalida 😄 🤣

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 ปีที่แล้ว

    Somalia iyo Hooyadeedba waa weykiyo butaano

  • @bulshaawiserviceonlinemark3877
    @bulshaawiserviceonlinemark3877 2 ปีที่แล้ว

    Clrisaaq jire walee waa is barax ay siaan
    Markuu soo noqdo aan muuse far ugu yeedhi🤣

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 ปีที่แล้ว +3

    Somalia walaal maha waa cadowga kowaad ee Somalilland halaiska illaliyo diib ka yagaa aad baay utoneyaan,waxba halataaliin they are our enemy number one

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 2 ปีที่แล้ว +1

    Odaygu miyuu asaasaqay. Waa maxay puntland ayaan xuduud leenahay. Somalia iyo Somalinad ayaa xuduud leh. Puntland waa qayb somalia ka mid ah.

    • @TheQuranExplainsItself
      @TheQuranExplainsItself 2 ปีที่แล้ว

      Somalilandba Somalia ay ka mid tahay.
      Garaadkaaga ka soco shucuur caruur iyo dumar aa ka socdee.

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 2 ปีที่แล้ว

      Puntland State, ayuu raaciyey.

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 2 ปีที่แล้ว

    Hadalkaagu waa wanaagsan yahay laakiin, englishta iyo somaliga kala reeb.
    Adigii oo oday ah baa isku dhexdaraya laba luqadood, kuwii kaa yaraana maxay samaynayaan

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 2 ปีที่แล้ว +3

    Waar odayahow asaasagaa dadka ka fariiso oo qabiiliga ah.. wax Somaliland la yiraah ma jirto.. isaaqland kuuma shaqeyneyso..

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว +1

      Darodow cudurka somali nacaybka kama ilbaxdan ilaa gorma raga qayrkin ee dawlda afrika ka ifaysa kadaba cabadi dontaa
      Ado dawlad iyo nidam ba samaysan kari wayay oo ku fashilmay baroro waliga

    • @Therightoselfdetermination
      @Therightoselfdetermination 2 ปีที่แล้ว

      Haters will always be haters. Somaliland has moved so move on Somalia people and let Somaliland be. Also Somaliland doesn't not only consist of Isaaq people but shows the hate people of somalia has for Isaaq people because we toppled your former dictater prisendent...don't even want mention his name.

    • @nuhliban4375
      @nuhliban4375 2 ปีที่แล้ว

      Ma hadalkiisa kugu noqday gantaal,

  • @abdiabdi7485
    @abdiabdi7485 2 ปีที่แล้ว +1

    Ogaysiiiiis. Wuu. Dafiray. Jiritankii. JfS. Somaaliya. Ok. Iyo. Jiritanka. JfE. Wuxuu. Yidhi. Dawlada. Putland. Ayaan. Xad. Leenahay. Et. Et. Dhalay. Tani. Waxay. Cadayn. Utahay. In. Snm. Geeska. Africa. Mudnimadisa. Kasoo. Horjeedo.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 ปีที่แล้ว

    Meel Qadaadweyn joogto in Somaliland tagto maaha 4ta Somaliyeed ee kale waa Okay in wada hadlaan iskaashadaan laakiin meeshaasi waali baa ka jirta iyo argagixiso iyo dad aan la fahmi karin oo waalan.

    • @xalanesuldaanxalanesuldaan6452
      @xalanesuldaanxalanesuldaan6452 2 ปีที่แล้ว +1

      Arkagaxisada waa isaaq land😆🤮🤢🤮🤮🤮🤮🤮

    • @shabeel7467
      @shabeel7467 2 ปีที่แล้ว

      @@xalanesuldaanxalanesuldaan6452.Dhawr nin madax ahi way ku jiri jireen laakiin maanta ma joogaan wax ugu badan waa Hawiyeaha cawaanka ah ee caruurtooda iyo ehelkooda Xamar ku gumaadaya iyo Raxan weyn waxma garato ah oo ay ku shaqaystaan, hadii aanay Hawiye ahayn Shabab cashuur kama qaadeen Xamar.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว

    The bando will never be rational

  • @cajabfiqi
    @cajabfiqi 2 ปีที่แล้ว +2

    bal cimriguu leeg yahay iyo wuxuu kuhadlayo daya ninkaaa weyni garaaad xume garasho liite

    • @abdimahad5977
      @abdimahad5977 2 ปีที่แล้ว

      Miyad habari ?? Qadaadwayney waxba kama qadikartide

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว

      Ma waxad ka rabtay inu faqash amano ciil iyo cuqdad kama cafimadan ninkasi bal wax xun oo cid ku maagay sheeg

    • @cajabfiqi
      @cajabfiqi 2 ปีที่แล้ว +1

      @@karimhasan8967 what is ur point hada kuma fahmin maxaad faqash kawadaa?
      meesha Somali baaa laga hadlayaa hadiii aadan fahansanayn waxa aytahay in Somali kawada hadasho srry hadal iskagama kaa khasaarayn karo

    • @mohailkacase3237
      @mohailkacase3237 2 ปีที่แล้ว

      Muxu rabtay inu ka hadlo ii sheeg ba inu farmajo iyo dani ku amano ma rabtay alla faqashta caqli xuma

  • @moussaali1031
    @moussaali1031 2 ปีที่แล้ว +1

    Odeygan xalkey ka yimiid jabuuti haa la ka eryo
    Dhulkena maa ciid kasta iska timaado

    • @mohailkacase3237
      @mohailkacase3237 2 ปีที่แล้ว

      Jabiti xu ka shegay wll ii sheg oo qalad ah

  • @horusocodmedia6226
    @horusocodmedia6226 2 ปีที่แล้ว +1

    Oo ma waxa lagu faanaa sidii somaali loo kala jar jaray waa yaab

    • @nuurqarri1256
      @nuurqarri1256 2 ปีที่แล้ว +5

      Hadal jilicsan looma baahna danahaaga ku foof somalina waxba kama taqaanide

    • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
      @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 2 ปีที่แล้ว +1

      Soomaali hore isugu taal-taalley oo la kala jar-jaray meelna kuma ogin, cid waliba halkii ay hore u taalley uun baa ay haddana taallaa, wixii siyaasad ahna nin waliba sidii uu dantiisa ka dhex-arko uun buu ku qasban yahay, sababtoo ah dani waa seeto.

    • @keysesharmarke3797
      @keysesharmarke3797 2 ปีที่แล้ว +1

      hadaad qof aahaan lahay waxa somalia ka socda wax ma ku darsan lahayd daacadii SOMALIA WAA XANUUN KU DHACA BINI AADAMKA WAA XERO DUGAAG MAAHA HUMAN

    • @moussaali1031
      @moussaali1031 2 ปีที่แล้ว +1

      @@nuurqarri1256 adiga hadal jilicsan meesha la joogo
      Dhulkan waa jabuuti maha mamuul goboleyd somaliland
      Marka sheeko heego dhulkina la taaga

    • @ibraahimaliaspro8334
      @ibraahimaliaspro8334 2 ปีที่แล้ว

      Haa annaa kala jaray cid aan ka aqbalaayo isukeenna majiro