GABAR REE GARISSA AH OO JACAYL WAALI AH U QAADAY TUUGGA KENYA OOGU CAANSAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • GABAR REE GARISSA AH OO SHUKAANSATAY TUUG KENYA CAAN KA AH MAXAY KALA KULANTAY QOSALKII ADUUNKA

ความคิดเห็น • 172

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 5 ปีที่แล้ว +10

    Gabdhihii crawl yahan ee dhaadheeraa masha allah daraawiishti aanu dhiiga isu shubi jirey salaantii taleex from holand

  • @joofcftah8934
    @joofcftah8934 4 ปีที่แล้ว

    Sahro is so attractive masha Allah waad iga qosliseen sidaad ufadhisaana caadi maaha waa walaalkiin from usa

  • @somaliweynofficial5688
    @somaliweynofficial5688 4 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaa igula yaaab badneed.. inta aaan shukaaansi kujiray. Gabar lacag isiiso marwalbo rabto in ee noolasheeyda wax kabadasho, oo xoolaheeda & lacagteeda igu bixiso rabto.. inkasto aniga ahaan aan lacag la'aan aheyn. Oo waan heystay lacag ikaafiso. Dhamaan gabdhaha aniga ayaa lacag siin jiray..lkn hal gabar kaliya ayaa hanti igu bixisay anigo xeta wax kacodsanin..inta kale. Aniga ayaa wax siin jiray...waan aamini waayay..markaaan arkay gabar lacag isiineeyso runti .

  • @hamdihussein2042
    @hamdihussein2042 5 ปีที่แล้ว +1

    Shamu sharaf waa qof dhaqan xun sahar waa gabar masha allaah waa

  • @mahadmohamed3059
    @mahadmohamed3059 5 ปีที่แล้ว +7

    Keep going walaala yaal waad naga qosliseen thanks.

  • @alisharif9545
    @alisharif9545 5 ปีที่แล้ว

    ASC waxaanba ka helay gabdhaha meesha ay fadhiyaan dhulka Quruxda ka muuqata Ito sidoo kale gabdhaha Somalida Quruxda ka muuqata Mashalah

  • @sumayahassan771
    @sumayahassan771 5 ปีที่แล้ว +2

    Hada talow sidaan mee gabdho kuyihiin 40's🙄

  • @fiestalakowewe2510
    @fiestalakowewe2510 5 ปีที่แล้ว +3

    Asc Reer madogashs salan kadib barasha wanagsan tel isoo diir dhool iyo shraf maanshalh

  • @MoXpert
    @MoXpert 5 ปีที่แล้ว +2

    Sahara Osman one love abayo

  • @princessnaj127
    @princessnaj127 5 ปีที่แล้ว +3

    Sahara gawar funny eh...hore usoco abayo

  • @abuomar4929
    @abuomar4929 5 ปีที่แล้ว +2

    Dhaqankan ma aha dhaqan reer Garissa.

  • @abdulshakuur975
    @abdulshakuur975 5 ปีที่แล้ว +7

    Gariisa gebdha Diin, Aqlal iyo Xishood leeh aya laguyaqano.

  • @husseinsalat6352
    @husseinsalat6352 5 ปีที่แล้ว +2

    Dool is making ma nyt....she s vry frank to her story telling...bravo

  • @jamacmaxamad6335
    @jamacmaxamad6335 4 ปีที่แล้ว

    Wlll fadlan macawistaaa iskabedel maalinkasta markan Ku arko waxad xirantahay macawistan waxadna kahadlaysaaa shukaansi

  • @ubahhusseinhassan9555
    @ubahhusseinhassan9555 5 ปีที่แล้ว +6

    40 jiryaal iska dhigaa ciyaal war waa daahdeene inta idinku dhiman hal iyo Labo la gaara

    • @erfg2538
      @erfg2538 5 ปีที่แล้ว

      Kkkk

    • @muquteste8443
      @muquteste8443 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkk waleee caadi matihid kkkkkkkkk

  • @ilkacasechanel8601
    @ilkacasechanel8601 5 ปีที่แล้ว +2

    My best female friend sahara dol i miss u wamblabez

  • @cadelake8927
    @cadelake8927 5 ปีที่แล้ว +6

    Hhhh wuu idingaday gashanti jabsatay waxaaa laga wadaaa waduqowdeeen kkkk

  • @abdulkadiromar583
    @abdulkadiromar583 4 ปีที่แล้ว

    Plz ashaxa ilaaliya rer gaarisa wax yalaha qar ka taxadara hadalku wuxuu leyahy sharci ama xuduud plz rer garisa hala taxadaro dhalinyaro waxad modaa waxa gabdhaha qarshegayan maha wax la dawan karo

  • @ifraaxgarane8143
    @ifraaxgarane8143 5 ปีที่แล้ว +4

    Saharay Osman 💗💗💗❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +1

    Qosolka hal mar baa Lasara lkn waxay qosolkan Akhas 🤔
    Tuuga maxa diiday in Lazhukaansado waxa Ugeysay wa dhaqan xumo wuuna iska dhaafi kara 😂😂

  • @hassanjiraani7552
    @hassanjiraani7552 5 ปีที่แล้ว +8

    Istaqfurulah ma ahane astaqfurulah dheh

    • @sakariyamaxamed1736
      @sakariyamaxamed1736 5 ปีที่แล้ว

      Istaqfuralaahne wa la dhihi karaa ee culumada weydii

  • @abdinasirdahir4134
    @abdinasirdahir4134 4 ปีที่แล้ว

    Asc wan kusalamay walalehey Sahra Bintu cusman my classment aad baan kusalamaya shakadadan kuhestaa

  • @lamazioffiicial1749
    @lamazioffiicial1749 5 ปีที่แล้ว +3

    waxan ahay tagero danan one love❤❤💯❤

  • @adeng3943
    @adeng3943 5 ปีที่แล้ว +3

    Keep going all

  • @aminaaden2601
    @aminaaden2601 5 ปีที่แล้ว

    Subxanalah dadka qosol badana waxbaba maqli waynaye

  • @fardosaali6239
    @fardosaali6239 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxaan ko qaslay took sobxaanallah illaahay ha soo hadeeyo aamiin

  • @princessnaj127
    @princessnaj127 5 ปีที่แล้ว +2

    M.a dhanaan media...riwayadha inasoo galiye

  • @omarsulaymanali7380
    @omarsulaymanali7380 5 ปีที่แล้ว +2

    dhaqan xumadaan gabdhaha gaarissa laguma yaqaane waxan meesha kala taga irsaqadaa meel xun ka raadinaysaaye

  • @abdulshakuur975
    @abdulshakuur975 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhahan amusnan iyo Labiska dhumared ayey kuficnan lahayen. Gabdhaha rer Garissa ayey mel kagadhacen

  • @rashhrs7144
    @rashhrs7144 5 ปีที่แล้ว +6

    War maxa dhee too much qosol bro how can we hear

  • @abdullahikassim6058
    @abdullahikassim6058 5 ปีที่แล้ว +4

    Damerka waa ukuqoslay

  • @kulmi1
    @kulmi1 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah horo usocoda

  • @yusufguled8624
    @yusufguled8624 5 ปีที่แล้ว +5

    Gashaaanti jabsatay kulahaaa😂😂😂😂😂😂

  • @omar_yare
    @omar_yare 3 ปีที่แล้ว

    Minamin waryaa ma xabashaad soo shukaansatay dhanaanow lolz

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 5 ปีที่แล้ว +6

    Sorry i wast 20 minutes of my time iam very sorry😅

  • @sahracr1073
    @sahracr1073 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa gashaantimo jabsaday walaahi ishaad ka riday waa canbo bislaaday
    Maasha ka dhaqsada waad bislaateene

  • @abdihayehansshi5188
    @abdihayehansshi5188 5 ปีที่แล้ว +4

    Waraysiga qosol baad ku fool xumayseen

  • @zeytunahmedissek1815
    @zeytunahmedissek1815 4 ปีที่แล้ว

    Sorry mesha lajogo wadur beryahan rer garissa yutub yey barten cadi matihin

  • @aadanahmedduale5999
    @aadanahmedduale5999 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan weenee nacaska ah waamaxay qixii balaayo kulamacawis xumaatay

  • @hassankaaldo4617
    @hassankaaldo4617 4 ปีที่แล้ว

    Dhanaaan sxb qosolaka waa mxay? Bor

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk walaahi dameerki ayaa qoslay dadkale iskadhaafe

  • @ahmeykhan1590
    @ahmeykhan1590 5 ปีที่แล้ว +2

    Sahara salaam sareee

  • @HafsaAli-lg8fw
    @HafsaAli-lg8fw 5 ปีที่แล้ว +3

    STOP such things in the media coz u lies Fear ALLAH WONGo ni haramu

  • @istahilchannel
    @istahilchannel 5 ปีที่แล้ว +1

    😃😃😃😃😃😃

  • @olowali6899
    @olowali6899 4 ปีที่แล้ว

    kuwan mayaro 40 weydamesten waxay binanka ujogan qaban

  • @daudsalad1313
    @daudsalad1313 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaalo yaal haceebeynina
    Somlida aad iyo aad
    Ayaad udhaqan xuun tihiin
    Ceeb isku xishooda

  • @olowali6899
    @olowali6899 4 ปีที่แล้ว

    qosol huma waxan qaylinayo

  • @Chairman047
    @Chairman047 5 ปีที่แล้ว +10

    *Yaaac gabdaha Ogaden qurax udaa*

  • @SatooGames
    @SatooGames 5 ปีที่แล้ว +4

    Dhanane wad igaqoslisay sxb

  • @mahamuttislam414
    @mahamuttislam414 5 ปีที่แล้ว +1

    Xaajiydii ba kafakatay dhuuzay ka wadaa hhhhhhh

  • @mrben9387
    @mrben9387 5 ปีที่แล้ว

    Dhanan media anshaxa ilaliya qosolk

  • @kingmarsabittv5592
    @kingmarsabittv5592 5 ปีที่แล้ว +3

    The guy is not Thieves the person who told you he is are thieves she also love with you think twice couse how did she know hem.....kkkkkkklll

  • @ikranabdullahi4995
    @ikranabdullahi4995 5 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍

  • @omar_yare
    @omar_yare 3 ปีที่แล้ว

    Qosolka ayaad ka badisay bro wax kabadal please

  • @farahadan6418
    @farahadan6418 4 ปีที่แล้ว

    Sahara dool oo tuuk shukansati 😅😅😅😅

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 5 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka wa somali garrisa somali ba degta madowga iyo kenyanka ka shekaynaysan wa maxay

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 5 ปีที่แล้ว

    Asc.mr.dhanaan look for me one from garisa

  • @mohamedbare7219
    @mohamedbare7219 3 ปีที่แล้ว

    Wil baa isoogakey maxaa lagawadaa

  • @sumayahassan771
    @sumayahassan771 5 ปีที่แล้ว

    War qosolkan dhagaha nagu jabisen nagadaaaya uff

  • @mohamudbishar4732
    @mohamudbishar4732 5 ปีที่แล้ว +5

    Waryaa gabdhaha ka daa social media, isku xishoo, meel xun yaysan kula galin.

    • @FaafanTUBE
      @FaafanTUBE  5 ปีที่แล้ว

      BRO SHE HAS OWN TH-cam CHANNEL

  • @husseinabdi6951
    @husseinabdi6951 5 ปีที่แล้ว

    Goley taan rer garissa mahaa

  • @abdulshakuur975
    @abdulshakuur975 5 ปีที่แล้ว +5

    I am confused about the background laughter and objective beside expecting money from TH-cam.

  • @sadiiqshavi5209
    @sadiiqshavi5209 5 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    gabadha gabadha caday yareey baaba lay yiraah gabargabar xay ugu haysaa waaba lay yaqaanaaye faceedatarooneey mudo gabadha gabadha yareeeey minyaro bahbahbah bahyareey bahyareey gavadha aa lagawadaa waxbadan haween igawaawaynaayeen familyyyy familiessss nicmaturabi sedexaad caday qiimobadan dumaroo caday wuryxdumaroo lagufarxo kunsano aa noolahay kawaranhee stresss aa ka buuxo ageageage is a.number.Nafsad yaa ku ogaado tu waxbadan waynbaa tahay ikatagsy sababtoo ah stresssssssof age meeqojeer.caday yareydaan bahbahbah bahyareey bahyareey Extlyyyyyyyyyyyyyyyyy

  • @marshiyalofficial3237
    @marshiyalofficial3237 5 ปีที่แล้ว +4

    Subscribe ma igu cawisiin somaliyey

  • @dhowrsaninaabdi8133
    @dhowrsaninaabdi8133 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhahan rer garis ma aha

    • @maryanahmedali9059
      @maryanahmedali9059 5 ปีที่แล้ว

      Why are you saying that

    • @dhowrsaninaabdi8133
      @dhowrsaninaabdi8133 5 ปีที่แล้ว

      @@maryanahmedali9059 waxan u dahay aqlaq iyo xishod ba lagu yaqana hablaha rer garis huno kuwan iyo rer garis ba kala dheer

  • @erfg2538
    @erfg2538 5 ปีที่แล้ว

    Abaayooyin waabat waawantihii eexishooda

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre2566 5 ปีที่แล้ว

    Qisada sifiican uga hadal qosqosal kana jooji look upfront gacantana ha firdhin walaalo, caydana joojiya walalo fadlan coz dis is public. Allaah la baqa fadlan.

  • @abuturaab8296
    @abuturaab8296 5 ปีที่แล้ว +4

    That laugh in ur background,NKT

  • @amalaynaashe6678
    @amalaynaashe6678 5 ปีที่แล้ว +2

    The story he is telling was 30 years ago.🤨

    • @omarw5124
      @omarw5124 5 ปีที่แล้ว +3

      Amal Aynaashe 😂😂👍👍

  • @aliquruxali925
    @aliquruxali925 5 ปีที่แล้ว +3

    Gabdhaha Ogaadeen Ragii ay Gubi jireen ma iska daayeen

  • @feisalabdullahi8928
    @feisalabdullahi8928 5 ปีที่แล้ว +3

    Thieves also deserve to be married for them to rehab,nacalaa Shedhaan kuyaal

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 5 ปีที่แล้ว +1

      Feisal Abdullahi yes you right

    • @mohamedelmi9020
      @mohamedelmi9020 5 ปีที่แล้ว

      This crazy girls

  • @seenabali2563
    @seenabali2563 5 ปีที่แล้ว

    Waa

  • @fashym725
    @fashym725 5 ปีที่แล้ว +1

    Love is blind will take u anywhere for free lol.

  • @omarosman8901
    @omarosman8901 5 ปีที่แล้ว

    Aduun yada qof noolow maxaa aragti kuu laaban.daawada naagihi somalida.

  • @abdirizakjama8574
    @abdirizakjama8574 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha linkigooda Soo sheeg

    • @saharadol2022
      @saharadol2022 5 ปีที่แล้ว

      Saharadol channel and shamu Sharaf media

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 ปีที่แล้ว

    Urka afka waa loo dhasha nadafad la aan ma aha

  • @jamacmaxamad6335
    @jamacmaxamad6335 4 ปีที่แล้ว

    Tan 40jirka ah waaa dhaadhaamad

  • @zamzamjamac2571
    @zamzamjamac2571 5 ปีที่แล้ว

    Sidaan uqoslayey sariirta kadhacay

  • @Nor-ugas
    @Nor-ugas 5 ปีที่แล้ว

    DHANAANE sheekada Shukansiga wad ka gabatay dhawr iyo to an sano garis ban jognay waana xiligi ugu shukaansi badnaa, away migg33 iyo numbuz alaabahaas madan aqoonin miyaa.

    • @FaafanTUBE
      @FaafanTUBE  5 ปีที่แล้ว

      Hhhhh Alabahaas anoo duq ah ayay soo baxeenba kkk

  • @djsimbasarane828
    @djsimbasarane828 5 ปีที่แล้ว +1

    Dool hambalyow......tuugaba gibar ayuu walalked tahay.
    Fatush 24 jir 2 nin bis shukansatay ciwankada xagen ka hela fadlan.

  • @masaaone1308
    @masaaone1308 5 ปีที่แล้ว

    Gabdha tugaan ku haystaa ee ila soo xiriiriya takale waa qayra masuul way caytamaysaa lakiin gabadhiidha sahra caadi maaha waa gabadh daacada oo qalbi saafiya leh ana way iqancisay . Ee ilasoo xiriiriya oo ha isoo jawaabto nambarkaan usoo qorayaa waxanan joogaa ameerika...

  • @abdirahimomar7172
    @abdirahimomar7172 5 ปีที่แล้ว

    Wala gacan galay

  • @shamsoaxmed866
    @shamsoaxmed866 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhhh NAaa heedhe dameerki ayaa sheekada kaa qasaye

  • @habibomohammed282
    @habibomohammed282 3 ปีที่แล้ว

    Wax Kale iga dheh hayaay tuug lashugaan sana hadana

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    preshure iyo stresss of age da fil keeee tttttt nonsesesesesesese lifelife

  • @ruqiyoxussen1882
    @ruqiyoxussen1882 5 ปีที่แล้ว

    Wartani waapa duqowday ee ha ha dhihin shukaansiga ee dheh WA laqabaaaa

  • @Zurich527
    @Zurich527 5 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha fani nimadooda waa nooc kale

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 5 ปีที่แล้ว

    Barnaamijma raqaanaane iska,aamusa akhlaaqdiina mafiicne jaallayaal

  • @fadumoabdullahi4252
    @fadumoabdullahi4252 5 ปีที่แล้ว

    Naagahaan sheekaxumaa maxaakaqaldan naahaceebaynina dadkaceebahooda asturasireermagaal nima uhadla

  • @ahmedhassanburaalle8889
    @ahmedhassanburaalle8889 5 ปีที่แล้ว

    Uf uf caran kan muxuu ahaa maxaa xiisale maba warami taqanaan e horta warbahinta barashay ubahan tahay iyo taba bar e qosol marabto

  • @abdibileomar8205
    @abdibileomar8205 5 ปีที่แล้ว

    Ciidaa jecliyaa guduudan

  • @olowali6899
    @olowali6899 4 ปีที่แล้ว

    he was nt real thieve but wanted to steal your heart be understandble siste

  • @dryuusuf6949
    @dryuusuf6949 5 ปีที่แล้ว

    hadal baad iskaraacday maad baadhid

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 5 ปีที่แล้ว

    Tuug aaaa mid mokokotoni wadaa kuu dhaamey!!!!

  • @liverpoolfootballclub9985
    @liverpoolfootballclub9985 4 ปีที่แล้ว

    Warya maaxa

  • @fartunali965
    @fartunali965 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk

  • @geediyare774
    @geediyare774 5 ปีที่แล้ว

    Masul wuxu waweyna ciyal bey iska dhigayan

  • @a61dq2xbdiriarte5
    @a61dq2xbdiriarte5 5 ปีที่แล้ว +3

    Kakaca meesha

  • @hassanjiraani7552
    @hassanjiraani7552 5 ปีที่แล้ว +1

    Wax walbo haduu dhaco lamigaa kuboodi