Hosow zxp markale waxaa soo sameesaa muuqaalka ugu view badan iyo kan ugu lacagta badan sida hada ka hor aad u ku soo sameesay: 1 nasro abtidoon 2 qurux ku dhiigle 3 cabdale jamaal 4 zaki bina xaaji waa kaa sugeenaa in aad markale soo soo galiso guuleyso zxp
Qofkan dhaqanka laga sheegayo in uu sameeyay wax diinteena iyo Dadkeena quseeya ma ahaan waana arin lid ku ah marka in dadkeenu Sawirkiisa soo qaataan ama ka hadlaan ilama quruxbadno waana Fasahaad, in aadan kasoo hadlina way fiicnayd walaal.🙏🙏
Walahi wa yaab ninkas inta kele u vidio kadubin aya kabadhaan siday ilatahay malaha madaxweynaha xaskisa xita amusan dafin ? Kulaha ninka magacisa kale wa "bella " oo af Spanish ah macana ahan lolajodha "quruxlow " imanka allaha nagusuga amin
RABIGAYGA SWT ha caaweyo o ha fadexeyo doonfaarka hala dilo hala googooyo waliba bac in dab lagu qabto halagu gubo eeyga dameerka kaliita wa ilmo ibliis wa sheydaan ربي يلعنه ويدمره عاجل غير آجل ان شاء الله🤲 Sanadkaan sanad yaab leh ayuu ahaa adunki macank ba kasi dhamadey ALLOOW ummad badbaadi
Wllhi Waa sugaayay barnaamijkaan Xaqiiqdaan Wax badan sugaayay Ugu dambeen Hada waan dhageysanayaa Thnks Teacher Hossow pro🙌
Am from Pakistan love you somali people ❤🎉
Anaa ku wasa like raadis
@@abdikanimohamed9447ceeb sxp hooyo hacayin
ninkas waa raaxaystay aduun akhiro danbaysa
Beenloow waaye 😂 waaa soomaali caadi ah 😂😂
Naga Kala yaree
Hosow ilama qurux badna inaad dadka nocaan ah aad muqaal ka samaysid taasi waa raigeyga thankyou
Raigeyga
My opinion
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
ولا تقربوا الزنا أنه كان فاحشة و ساء سبيلا
Thanks wllky ninkan wajigiisa wuu iga soo hor baxaye waa yaabana ajaanib ayaa kahad laayen
SubxanaAllaah
Waa arrin naxdin leh runtii Wax walba waxaa ka daran Naagihii xaasaska ahaa iyo kuwii masuuliyiinta ahaa ee muuqalladaas kasoo muuqday, waxaan umalaynayaa inay kuwaas is dili doonaan.
Lkn Xittaa xaaska bodhigaadhkiisii kama uusan tagin Nacalad kugu dhacday waxa uu u fashilmay ayuu qabaa illeen waa nin aad ufogaaday Akhlaaq ahaan
Mid baa isdishayba 😂😂
ninkaas waa gaal wuxuu ahaadaba somalida ayaa ka xun ooxumaan oo dhan ky dhaqanto oo naxariis xitaa lahayn dalaas dowladiisuu leyahay
@@zaki799haa😂😂
Walalkis ka yar xaaskisa 😂 subxanalha wax ma dhaafin bee
@@ahmednuur197 Islaanta adeerkii qabo oo xaamilo ahna waa ku jirtaa wa dad aan nasab ahayn.
Best TH-camr allah ku xafido waxaan kugu degree edab iyo aqlaq iyo xasilooni ❤❤❤
Afrikanka gaalnimada dhaqan xumee kudarsadeen xitaa walashood ayey utagaan subxanallah
Asxbey isoo duceeya haben danbe ayan doon fuulayaa insha allh libiya to italia 🙏🙏👏👏
Ala Abaayo. Maaa iska Deysid Tahriibka😩😭😭 wallaahi Wax Yaaalo Maleh Yurub plzzzz iskadaa naftaada qatar hagelin🙏
Allah ha ku sakhiro abyo
Illaahey ha ku nabad geeyo
Alle weyne ha idin nabad geeyo inshallah
Hoyo illahay hakugu nabad yelo kol hadad goaansata
Laakiin nin zaani ah goorma ayey umuddu camal la'aan noqdeen si ay u faaliyaan... Maxaa nooga soo kordhaya Warkiisa. Uf dheh dadku xumaan jeclaa.
Dadku waxay la yaaban yihin intaan oo qof see buu uga caqli badin karaa acuudu bilaahi
@@zuuzbaari7908waa xolo sina ka carartay
Waxa la yaab leh kuwa soomaalida ee sii buun-buuninaya iyaga oo leh waa legend iyo hadalo u muuqda inay ku faanayaan dhaqan xumadaas iyo akhlaaq la'aantaas.
Maxaa kagalay. Zxp
Gaal imaan kii Alle Ka qaaday waaye .. subxaanalaah 😓
Naago shuuboyina bay ahaayen awalba
@@asqarpoi8351 asba shuubay kale ow ahaa
wllhi waan kujiftay waana kuso kacay inaa noso gudbineeso shekadan xisada badan thank you wll howso❤😊
Waa sheekadii iigu yaabka badneed ee aaan daawado sheeko
GUUL SOMALILAND 🌟
GUUL WADANI 🌟
GUUL CIRRO 🌟
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم
😂😂
ايش في 😂
شئ طبيعي كذا كذا تتزوج ويتعمل فيها كذا😂😂😂@@ANUU_12
Thanks for your information ❤
Warkaa anoo og baan adi kaa sugaayey🔥👍🏻
Wcs wllky hosow pro
Powerful man ninkan waxas qaraba dhow layahay madaxweynaha sawirada nagaha wa handadi jiray sawirada
big legend hosow pro
Thank you brother🌹
Alla ceeb badanaa bisinka😮
Xasbiyallah wanicmal wakiil gaal iyo aqlaaq xumo
Alxdll allaah swtc islaam naga dhigay
Keep going brother keyyyyyy❤
Hggghjh😊
From Telegram 😂😂 sxb ayaan ku arkey😂
Bisinka waxaaso. Naago ahmiyuu qasbay ilahayow khatumada khayr noogu khatin ya rabbi
Hosow zxp markale waxaa soo sameesaa muuqaalka ugu view badan iyo kan ugu lacagta badan sida hada ka hor aad u ku soo sameesay: 1 nasro abtidoon 2 qurux ku dhiigle 3 cabdale jamaal 4 zaki bina xaaji waa kaa sugeenaa in aad markale soo soo galiso guuleyso zxp
ii si waaye lasoo dag char gpt oo waydii su aashaan
ii si waaye lasoo dag char gpt oo waydii su aashaan
Soo samey sxp
@@laki75-o shaqadas maqabknaro adyga gbt
Inta sugeesay hossow pro😂like 👍 ha ila dhaafina
Please guys 🙏 1M please 🎉🎉🎉❤
Garacaas dadkii waa dhameeyey 😅😅😅
Afrikaan waa Afrikaan😮😮😮😮
Nin bidaarle ha Shakiyin waa Dabsare heer caalami kkk
Aduun xalqadii u horaysay maraya 😢
Acuudubilah xasas laqabo aa 😮😮😮
HOSSOW Pro Mahasanid
Naagaha gaaladu hala qabo ama yaan laqabin waxaa wey sameeyaan
Waa qabeel naagood caadi ah ninkuye
Ninkaan waa ii macalin Gabar say wlhi aan rabaa
Dil toogasho halugu
Xukumo bakhtiga naar galaha
😂😂😂
Isaka iyo 400 ba qarba isdilay naagaha😂😂😂
Haaa wlhi asaga iyo naagahaba qabri haloo dhaadhiciyo nin danbe iyo naag danbe isku dhiiran mayaaan akhas waa wax dhintey@@hassansaid5472
Hosow pro inaad iska dhaafto ayay ahyd kasoo hdlka ninkan ☹
waayo dheh? imisa qof ayaa intey aragtay video bdn oo loogaga hdlayo ninkan lasoo qarxiyey wuxuu sameeyay iyo muuqalada laga soo qarxiyey blse aan fahansanyn luuqada loogaga hdlyy oo ah English😶
oo aad adi somali ahan ugu sheegtay wuxuu smeeyay iyo xumaantiisaba🔞 soomalina wayba iska jeceshahayba wxba lasoo qarxiyey hdey mqlaan inay arkaan🧐 mrkas ayay raadin doonaan ninkaas muuqaladiisa dnpigoodana wd la qeysan doonta 😞
Wax garan ba tahy wall
Ninkan waa iga yabiyey umadena ma ahan John asaga ayaaba ka daran😂
Waa John oo jibAARAN😂
Twitter ka ayaan ku arkay waxa waan yaabay uun
Halaga jaro wadankisi buu fasadiyaye😮
Ningaalo odiinlahyn ayay dadkaqarna kufanayan subxanlh
Daanyeerku haduuu lacag haysan lahaaa hubaal dumar badan buu sidaan video ugu duubi lahaaa 😅
Somalida wxy noqdeen dad raadiya wx yaalaha waskhda ah mxn hada ku falayna warkan war akhiradiina u baqa
Inte ka helaaa
Ay aydhalay haddaa maqli jirtay waaba ninkan wax badan ayuu qasay wlh😂
Ya so jabiyo videos xaqiisa Hala ogaado
Ultimo saqajaan subxaanak dheh
Macalinkan Yaa daawaday😮
First one ❤️💯🦁
Shukran
Acudu bllh 😢😢 inkaar alle kugu rid dheh
Ninkaan haba laxiro maxuma.
lkn waa inlala xiro dumarka fal'xumada la'sameeyay.
African meelkasta wuu jooga galmo lee muu ka fikiraa 😀😀
ilayn ninkani diin ma haystee adu islam ba tahe naga dhaaf waxas wll alx allahii islam naga dhigay
Qofta ugu shidan xafiiska miiska ayow ku dab saaray wa is dishay
Xosow bro
shaqadisa🎉ayuu qabsaday yaab aduun
Ma arag balo ha aragte
Qofkan dhaqanka laga sheegayo in uu sameeyay wax diinteena iyo Dadkeena quseeya ma ahaan waana arin lid ku ah marka in dadkeenu Sawirkiisa soo qaataan ama ka hadlaan ilama quruxbadno waana Fasahaad, in aadan kasoo hadlina way fiicnayd walaal.🙏🙏
bro africa waa 3
1 guinea
2 equatorial guinea
3 guinea bissau
Sax 3da wa africa
Papu new guinea waxy ku taal xaga australia bada shexdeeda way deris yihiiin salom island
Haama africa
Waba xariif 😁😁😁kas
ma cunee waa loo cunaa . caadiya waaye 😳😂😂😂😂
Caqliga africa ka ugu taajirsan iyo ka ugu saamaynta badan
Dumar ayaaa laga baaabay
Legend weeya
Adiga maxa usii faafinaysa Xumahah iyo Anshax Xumada????
waa gaal weyn ilahay afkiisa kaadi kuma laha waa wax dhintay
Isku soo duub Ninkaan wadanka oo dhan ayuu kufsaday😅
Wadan wse😂
Waa nin gobolkaas oo dhan aafeeye.
ey ey dhalay 😂😂😂😂😂
Waaba dilaa weyn😂😂😂😂
Agaasinka dabagalka (auditer inspection)
Waan arakay wajigisa shaydaan ha arkee balayda 😂
400 naag muu muuqalo ka duubay 😂😂 ani dhuuxa I dhamaan lahaa 😅
😂wlhi waa run aniga 5 ayey igu dhamaan lahayeen waxaad kaa hadlaysa 400😂
Waxa iga yaabisey mida uurka leh oo aderkiis qabo 😂
Maxaa ku dhexjira qof simple ku kacay ma taariikh dhigaala ayey noqoneysaa
Imte ka hella video yadiisa
Waa Saaxir
Maahin kista dul dhigay 😂😂😂
Maahe naagaha shuuboyina😂😂
Papa Guniea waxuu uu ku akyaalaa Austalia
War ninku legend sanaa 😅😅😅
Muxu legend ku yahay ma xaaranta inta le.eg
waa legen dhalay naago wawen masaga qabsaday ayaga u dhibtay asna wuu ka qaatay @@zuuzbaari7908
😂😂@@zuuzbaari7908
@@zuuzbaari7908 malaha waa mid asagoo kale
Shuute haloo keeno asagaa xukumayee
Wan arkey video naagihii
Wuxuu dhaafay malaha 😂😂
Ronaldo fans like ❤☠️
Walahi wa yaab ninkas inta kele u vidio kadubin aya kabadhaan siday ilatahay malaha madaxweynaha xaskisa xita amusan dafin ? Kulaha ninka magacisa kale wa "bella " oo af Spanish ah macana ahan lolajodha "quruxlow " imanka allaha nagusuga amin
Legennimda africanka ayay cadayn utahy iscore❤
Legend waya
Wasaagii waynaa😂😂😂😂
😂😂😂
Zxp muuqaalkan inaad soo bandhigto ma ahayn sababtoo ah hadaa lasii raadinaa marka xumaan muuqàl haka sameynin
Subxanalah gal miya
Xagee buu geyn doonaa xasan sheikh hadii dadkaas lagu celiyo wadankii muxuu u hayaa, shaqo, mashaariic iyo wax barasho wax uun
Wax uu haayo maleh dadkii xamar joogey baa qaati yaan taagan abni daro canshuur xadkii kabaxdey waa odey habaaran umadii wuu dhibey alle hakaqabto
Dadka videoyada qabriyada ha tusaan ninkan dadkii dhintay ayaa ka baxsan waayy
Wasaaye cade ahaa
Ana waa inaan sidan kusameeya xaasaska dowlada somalia 😁🙏
@ adiga makaa bilaaba 😁🙏
@ taasi wa danbi adigaan kaa bilaabayaa 😅
@ qalad miya inaan cadeestay inaan sida ninkan ookale sameeyo adiga diyaar matahy 😂🧡
@ hadii lagu cunaayo ma xaaran baan noqonaya is daji
Wixii helaan layaabay hahahaha 😅
RABIGAYGA SWT ha caaweyo o ha fadexeyo doonfaarka hala dilo hala googooyo waliba bac in dab lagu qabto halagu gubo eeyga dameerka kaliita wa ilmo ibliis wa sheydaan
ربي يلعنه ويدمره عاجل غير آجل ان شاء الله🤲
Sanadkaan sanad yaab leh ayuu ahaa adunki macank ba kasi dhamadey ALLOOW ummad badbaadi