Gabayadii runta UN-KA uu ka tiriyay Abwaan Yamyam ( Xaqiiqda Ma Damqataa)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 8

  • @kulmiyetv
    @kulmiyetv  12 ปีที่แล้ว +4

    waanu oogu talagalney inay music la'aan ahaato ixtiraamka marxuunta alaaha u naxariistee aamiin aamiin.

    • @shakataaywadani4297
      @shakataaywadani4297 5 ปีที่แล้ว

      Kulmiye tv waad mahadsan tihiin in badan ma igu caawin kartaan meel aan ka helayo gabaygan oo qoran

  • @ayaanleabdullahi6308
    @ayaanleabdullahi6308 6 ปีที่แล้ว +1

    ilaahey ha u naxariista abwaan qaali ah ayuu ahaaa

  • @nasrohaji9022
    @nasrohaji9022 10 ปีที่แล้ว +1

    allaha una xariisto alaahuma arxam hu

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 ปีที่แล้ว

    Bartamaha

  • @mush8119
    @mush8119 11 ปีที่แล้ว

    Codka ayaa xun xooga waxa shidan shucaac.

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye ปีที่แล้ว

      Xeerarka qoraalka marka laga hadlayo siiba muhiimiyadda ay leeyihiin astaamo qoraaleedka hadalka sida 'Joogsiga [.] iwm, ayaa waxaa la oran jirey 'Joogsi kaliya oo laga tagey [qoraal ahaan] ayaa nin ku dhintaa.'
      Waxaan uga socdaa, faalladan sare ayaan ilmarinteedii marba si iigu laba dhacdey dib ba aan ka fahmo e', waxaana iigu waxsaarro noqotey in Faallo-bixiyuhu xeerar qoraaleedyo dhowr ah ka tagey. bal ila eeg sida ay faalladu u qorneyd iyo fahanka ay gudbin kareyso, lana barbar dhig sida aan uga toosin faallo bixiyey walow tayduba jabnaan karto.
      Codka ayaa xun xooga waxa shidan shucaac.
      Codka ayaa xun xoogaa. Waxaa shidan jabaqhireed.
      Shoocaac: Waa erey iftiinbaah/iftiinhireed u dhigma ama tilmaamaya ee ma ahan jabaqbaah/hireed.