DAAWO Sheekh Cali Wajiis Oo Dhahay Cali Dheere Wasiir Ayaan Ka Dhigaynaa Haduu isasoo Soo Dhiibo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 22

  • @ilyaasxamariofficial5912
    @ilyaasxamariofficial5912 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NINKAAS AYAA WALI UMADA CULIMADOODA INUU KAMID YAHAY LAGU SHEEGAA KITAB XAQA AHAA ALLAH S W SODAJIYE XAGE AYU KASO GALA XAGAY KAGA JIRTA WAXA UUSHEGAYO BADHILKA WAA KUFRI NIMO TUSAALE WALALAYAL YAL HADAN RABO XAS INAN GUURSADO ABEHED KADOONTO ANKUDHAHO ANIGA WADADA ALLE FARE KUMA GUURSANAYO BUG ANKHORTAY AYAN KUGUURSAN GUURKAAS IISHEEGA WAXAA LAMIDA NINKA KITABKA KATAGA

  • @abdikafibosska645
    @abdikafibosska645 52 นาทีที่ผ่านมา

    Mr fadlan kushubo

  • @StarMohamed-g7c
    @StarMohamed-g7c 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan shekha mahae wa alshabab

  • @Cirsankayeere
    @Cirsankayeere 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Culumooy xaal qaado! Ninkaan waan sharaysanay Allaha aamusiyo!

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaydaan wajiis

  • @ibrahimhassan5544
    @ibrahimhassan5544 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munafaq cali wajiis sheekh af hawiyo ayuu kuhadlaya😅😅😅

  • @Cabdisamad-v9z
    @Cabdisamad-v9z 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Eeg fiiri soomaaliya dulinimada haaysato,ninkaas maanta oo dhan wuxuu amaanayaa xasan sheekh,kamahadli karo dhibaatada ay kenya ku haayso midnimada soomaaliya,wixii maankaalaha iyo muufada cuni jiray ayaa jaanis helay,kama uu hadlayo fisqiga iyo faaxishada ka socoto xeebta liido,walee muxuu maxamad siyaad bare mooryaan iyo munaafaqiin gacan adag ku hayay,

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hadal lala yaabo maaha. Waayo, nidaamka hadda jooga dalka iyo culimada wareegtaa waa heshiis oo xukumda way ku jiraan. So, nothing surprising here.

  • @mohamednur6628
    @mohamednur6628 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walee kan sheeq maaha waa shaydaan qabilesam intu nin difacayo bu aqiradisa segay inta uu sheegay wa hawiye ma hawiyaa leh dowlada somaliyeed ilah agtiisa orod ku mar cadab ku sugnatay cali wjiis

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    soomaaliya waxa maqan majiro wasiradod wajogan xildhibandoda waa joogan cid maqan majirto nin shaqsiya mahor istagi karo masiirka soomaliyed

  • @guledsm
    @guledsm 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xildhibaanada Barlamanka waxay xubin ka yihiin golaha xukuumada oo waxay ka amar qaatan Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha. Sidaa darteed majiro Barlamaan madax banaan.

  • @footballmen1
    @footballmen1 16 นาทีที่ผ่านมา

    horta ma sheikhaa mise waa siyaasi anigu yaabaye !!

  • @AHMEDEGALCOEGAL
    @AHMEDEGALCOEGAL 42 นาทีที่ผ่านมา

    Odayga kii yori ma hoo Quraanku ma ahan Qamuus dadka in lagu xukumo oo dowlado lagu maamulo ma ahan maxuu hada noo sheegayaa ,, intaas uun ka qiyaas qaata waa nin Aduun Madax maray hadbij kui jooguu wadada ka lumiyaa

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dawlad nimadii waxa ay noqotay sidii reer miyigii inloo maa mulo xagee kadhacday arga giso in la yiraahdo xilkaad rabtid dooro waran ayaa aduunka loo jaraa qof dilaaga eh hadii laqbto xitaa haduu isi soo dhiibo xabsi ayaa ladhigaa

  • @KhadijaMuuse-g3m
    @KhadijaMuuse-g3m 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War xishoow hadalkaaga wuxuu egyahay mid duraayo Roobow

  • @StarMohamed-g7c
    @StarMohamed-g7c 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    This guy is not good

  • @abdifitahabdulkadir3419
    @abdifitahabdulkadir3419 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    qalad ugu waa in dadka loo arko xoolo caadi eh kii shalay na dilaaye oo gaal Naga dhige ayeee Ku lee yihiin wax ma sameynin

  • @mohamednur6628
    @mohamednur6628 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Diintu ku qabatay diinti baad cebesay reerka aad wadad u tahay ba ba ay. War culimada hawiye mad iska qabatan ninkan walan

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuligood waa arsinaal

  • @AbubakarAbdilahi-w3b
    @AbubakarAbdilahi-w3b ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂kuwaa meelahaa cuqdada qabiilku hayo ee ee gobta isaaq waa shabaab ladaba taaganow wxni mxy yihiin wasiir maahee madaxweynaba ka dhiga ileen sheikh sharif iyo madoobe ba weydinki ka dhigaye