BISMILLAHI EEBOOW C. X. YAM YAM

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • www.bartamaha.com/ Maansadan ayaa waxaa tiriyay Abwaankii caanka ahaa AUN C/qaadir Xirsi Yam Yam.
    Ereyada tixdan ku jira waxaa ka mid ah: Bismillahi Eeboow, Alraxmaani Eeboow, Alraxiimi Eeboow, Subxaana Allah Eeboow, Alxamdu Lillah Eeboow, A llahu akbar Eeboow, aduunyada dhamaanteed ifka kii dhisoow Eeboow, Axad kaliya Eeboow, uumiyaa khalqoow Eeboow, Kii aan la dhalin Eeboow, Isna aan wax dhalin Eeboow, Hooyo iyo adeer iyo kaan aabe qabin Eeboow, Boqorkii ifkow Eeboow, Kii Aakhirana Eeboow.....

ความคิดเห็น • 63

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo abwaan cabdiqadir xirsi yamyam

  • @xasancalimaxamad3329
    @xasancalimaxamad3329 4 ปีที่แล้ว +1

    Rabbi ha u naxariisto Cabduqaadir Xirsi Siyaad.

  • @user-dt2ir1qq9u
    @user-dt2ir1qq9u ปีที่แล้ว +1

    Allow kuu naxariiso abwaan qiimo badan buu ahaa

  • @diinidheere6585
    @diinidheere6585 6 ปีที่แล้ว +1

    ilaahoooow unaxariiso marxuumka
    ilaahoow intii dhimatay oodhan unaxariiso yaa Rabi anagana noo naxariiso oo naxariistaada guud iyo midaada gaar ahaan labadaba nasiii aamiin aamiin aamiin

  • @MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz
    @MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aun allah raxma raaximan macal abwaan cqadir xirsiin yam yam

  • @aliaraye6360
    @aliaraye6360 9 ปีที่แล้ว +1

    ALLA YAA RAXMA
    ALLOW JANNADAADA KU ARSAAQ MARXUUMKA
    "Hadaaan Inkaarane dhulkiisi caasiyay adoonsigu so horkicin muu haweysteen Dhulkeyge, na uruuri eebow:

  • @aabdulle23
    @aabdulle23 11 ปีที่แล้ว +1

    Illaahow u naxariiso marxuum Cabdiqaadir Xirsi Yamyam.
    Annagana noo kadaba naxariiso.
    Amin.

  • @TheSufisomali
    @TheSufisomali 13 ปีที่แล้ว +1

    Illah janno firdows ha ku siiyo

  • @AbdallahBotan
    @AbdallahBotan 10 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin Aamin runtii waxaa dhadhaminkara qimaha gabaygan qofkii ay kuweyntahay AAYADAHA ALLE, sidoo kale qeybta dambe wuxuu sameynayaa qofka jecel midnimada ummada Somaliyeed

    • @herrisse9682
      @herrisse9682 5 ปีที่แล้ว

      Vor 5 Jahren Herr bootaan

    • @abukarabdi4220
      @abukarabdi4220 ปีที่แล้ว

      Scw scw NNKH amiin hijri calendar axad mowliid 12#3#1444# milady's 9#10#2022#

  • @jacfarabdi940
    @jacfarabdi940 9 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah ilaahow unaxariiso oo ka aqbal ducada

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 3 ปีที่แล้ว +1

    Allahayow ducadaa ka aqbal

  • @kuraaxeysokalaamkaalle8360
    @kuraaxeysokalaamkaalle8360 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar

  • @lulaxasan8483
    @lulaxasan8483 5 ปีที่แล้ว +1

    Illaahow baxariiataada ugu deeq

  • @sanweyne100
    @sanweyne100 13 ปีที่แล้ว +2

    Allow kuu naxariiso abwaan cabdulqaadir xirsi yamyam.aamiin.

  • @abdikanimahamud2561
    @abdikanimahamud2561 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxaristo

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto Awoowgey illaahow janna firdowsa ku irsaaq

  • @janagaleabdulkadir8144
    @janagaleabdulkadir8144 7 ปีที่แล้ว +1

    illaahay naxariistii jano ha siiyo abwaankaan wax dhaba ayuu ka hadlayaa

  • @safiya32
    @safiya32 6 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin uaarabi ilaahoow u naxariiso

  • @somsaid8416
    @somsaid8416 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haw naxariisto janadii allaha geeyo

  • @ugasohussein5673
    @ugasohussein5673 2 ปีที่แล้ว

    Allaah how naxriisto aamiin

  • @MaliAussie
    @MaliAussie 13 ปีที่แล้ว +1

    Rabbi naxariistii Janno hakaa waraabiyo!

  • @indhataag4446
    @indhataag4446 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto YamYam

  • @waayeelwayeel4320
    @waayeelwayeel4320 6 ปีที่แล้ว +1

    Afkaaga canihii janada Lagu qabay
    Allah unaxariisto abwaan cqadir xirsi yam yam

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 4 ปีที่แล้ว +1

    Wax,wanaagsan ilaahay baa,leh

  • @tamaanxareed7000
    @tamaanxareed7000 8 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahoow Maktabad sare
    Janada kasii

  • @qadrocabdi5015
    @qadrocabdi5015 3 ปีที่แล้ว

    Illahay haku naxariisto aabe macane janatul firdowso allah hakugu amal mariyo

  • @abasabdirahin4202
    @abasabdirahin4202 9 ปีที่แล้ว +1

    Illaahow janadada ugu bishaaree

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaah yaa raxma masha allah

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 ปีที่แล้ว +1

    Ma Sha Allah. Ilaahay waxaan uga baryayaa in uu qabriga waasac uga dhigo

  • @hamzaabdi5863
    @hamzaabdi5863 6 ปีที่แล้ว +1

    Machallah Awowo. Allah yarhamou

  • @saadaqhassan2518
    @saadaqhassan2518 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow unaxariiso

  • @hawaahmed9655
    @hawaahmed9655 2 ปีที่แล้ว

    Allaw kula kulmi naxariista were aamiin

  • @mudane1454
    @mudane1454 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaw u naxariso abwaan yamyam

  • @umumohamedjimcale2495
    @umumohamedjimcale2495 6 ปีที่แล้ว +1

    ilaahey awnaxariisto yam yam

  • @abdirizaknur5964
    @abdirizaknur5964 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah yaa raxmo abwaan yamyam

  • @liibaanaadan6824
    @liibaanaadan6824 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow ku naxrooso Abwaan laba maha

  • @jamaali4732
    @jamaali4732 5 ปีที่แล้ว +1

    Alow unaxariiso kana aqbal ducada aaamin

  • @saredoamiin7062
    @saredoamiin7062 7 ปีที่แล้ว +1

    Amiin Allow No Aqbal

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 6 ปีที่แล้ว +1

    Alooow unaxariiso

  • @kuraaxeysokalaamkaalle8360
    @kuraaxeysokalaamkaalle8360 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah

  • @Globeltravel
    @Globeltravel 11 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ilahow janada ka waraabi abwaan yam yam

  • @MrLafoole1
    @MrLafoole1 11 ปีที่แล้ว +1

    allaaha u naxariisto

  • @kuraaxeysokalaamkaalle8360
    @kuraaxeysokalaamkaalle8360 2 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @abdirahmanzeyla970
    @abdirahmanzeyla970 3 ปีที่แล้ว

    Allah yaraxma

  • @cabdimalikmaxamud2342
    @cabdimalikmaxamud2342 9 ปีที่แล้ว +3

    Allaw kuu naxariiso abwaan Waxa uu ahaa aabayaashii afka Somaliga

  • @cabdiraxmaanmakaftame704
    @cabdiraxmaanmakaftame704 7 ปีที่แล้ว +1

    wlh mar walbo waxan jeclahay in an dhagesto allah janda ka warabiyo

  • @zzz2Mahamoud
    @zzz2Mahamoud 13 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin

  • @shamsadiincabdi6555
    @shamsadiincabdi6555 9 ปีที่แล้ว +1

    Amiin

  • @abdiazizghahnug9224
    @abdiazizghahnug9224 5 ปีที่แล้ว

    SWT SWT SWT Allhu Akbar kariim

  • @Starttoday-gn1hh
    @Starttoday-gn1hh 9 ปีที่แล้ว

    ALLAHA U NAXARIISTO ABWAAANKA

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 4 ปีที่แล้ว +1

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙌👍👍👍👍👏👏👏
    WAA SUUGAANTA MU'MIN KA FAR ISA UUR KU GAALLENA KA NIXISA!!

  • @carsanya
    @carsanya 13 ปีที่แล้ว +1

    alow kuu naxariiso

  • @BaashiriElmoryaan
    @BaashiriElmoryaan 8 ปีที่แล้ว

    AUN Yamyam

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 ปีที่แล้ว

    Towxiid #

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 5 ปีที่แล้ว +1

    Ayada oo dhameys tirin ma soo gelin kartaan wlaal

  • @khaderawalehabdi8334
    @khaderawalehabdi8334 ปีที่แล้ว

    Mansaadan oo qoraal ah halke ka hela ?