Wax ka ogow nolosha maraykanka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 165

  • @shaaciyeoneshow
    @shaaciyeoneshow  3 ปีที่แล้ว +27

    Facebook Shaaciyeone show waa kaas facebook.com/Shaaciyeo1show

    • @hassanowcade3406
      @hassanowcade3406 2 ปีที่แล้ว

      Shaaciye show walal qof ayaa shan bari ka hore ka bexe kenya Mexico ayuu visa ku gale mareykanka ayuu iska diibe

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah . Xalqado badan ka samey sxb. Sida dhinaca guryaha, mushaharka, shuruuda shaqo helidda, cunsuriyadda, waxbarshadda, caafimaadka.

  • @safaa345
    @safaa345 2 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahow iga mid dhig kuwa ku guulesta dv lottery sanadkan

  • @sonofsiad7466
    @sonofsiad7466 3 ปีที่แล้ว +6

    Yeah what we want is like this video.talk about the life,the rentals in different states and also the information about universities,scholarships etc ..thanks brother 🙏🙏🙏🙏

  • @farxiyaaxmed5955
    @farxiyaaxmed5955 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah aadbaan kugu mahad celinaya shaaciye sida aad wax noo fahansiisay gabigeenba waxaan nahay kuwa sanadkan sugaya

  • @ifraaxguuleed5155
    @ifraaxguuleed5155 3 ปีที่แล้ว +6

    Gobalada ugu fiican mareykanka xaga waxbarashada amaanka maceeshada ka soo hadal wllo

    • @bebettertoday8444
      @bebettertoday8444 2 ปีที่แล้ว +1

      Wax barashada wa isku mid isku sharci le wada raacan magaalo kasto. Maciishada magalo kasto mida ey ka dad badantahay ama ka caansantahay wa ka qaali santahay wax barashada iyo maciishada ba

  • @abdirahmansheikhibrahimali7779
    @abdirahmansheikhibrahimali7779 3 ปีที่แล้ว +9

    Shaaciye libaax libaax dhalay wa kula soconaa t sxp in bdn visalotery hadi uu iso baxo Gobolkaga wa ku kulmi donaa insha allah

  • @naimamohamedaa1731
    @naimamohamedaa1731 3 ปีที่แล้ว +3

    Shukran bro

  • @anii1631
    @anii1631 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا.

  • @hafzadahirabdullahi4712
    @hafzadahirabdullahi4712 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Insha Allah waan imanaya coming soon Insha Allah

  • @FOCUSONYOURTIME
    @FOCUSONYOURTIME 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a Allah shaciya wll sare insha Allah waa inoo balan 2023 bro wll qaali

    • @libanmuse-we7ru
      @libanmuse-we7ru ปีที่แล้ว

      insha allah sxb maraykan waan wada tagaynaa

  • @ayaanabuuker2409
    @ayaanabuuker2409 3 ปีที่แล้ว +2

    Xafadaha ugo fiican ee ladago noo soo gali shaaciye

  • @apdallasuudixasan
    @apdallasuudixasan ปีที่แล้ว

    Ilaahayow iga dhig mid ku guulysta gruop 5 ka sandakan waan rajeynaa inaa baxo Insh allah

  • @Sagal916
    @Sagal916 11 หลายเดือนก่อน

    Manshaa.allah

  • @alimahamud3679
    @alimahamud3679 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxb shaciye fadlan nosoo diyaari magaloyinka u fiican somalidena cusub iyo taxka iyo waxa ugu horeeya ee qofku sameenayo markuu yimado marekanka dv lottery

  • @xufiyoxaf4272
    @xufiyoxaf4272 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlle Shaaciyeone show Waxan Kaa Codsanayaah İnaad Hal Video Nooga Soo Diyaarisi
    Go,aanki Xalay Soo Baxay Ee uu Madaxweynaha Mareykanka Saxiixay Oo Ahayd İn Mid Loo Celin Doono Dadka Kasoo Gala Xududka Maxico iyo Mareykan
    İsagoo Shegay inu Sii Tixgalin Doono Go,aanki Trum

  • @abdirasaqjooraani5502
    @abdirasaqjooraani5502 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah waxaan kuwaydiinayaa wll guryo 500$malahelayaa

  • @ZahraCaamir
    @ZahraCaamir ปีที่แล้ว

    Wllky aalle haku xafido

  • @faadumomaxamed2356
    @faadumomaxamed2356 2 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @hussenahmed4486
    @hussenahmed4486 3 ปีที่แล้ว +7

    adi muqaladadau way fican yihiin waxaad so godbisana waa okay lkn pro hadalka .arkaad jedinaysid piontga aad ka hadlayso 1 daqiiqo cml hadalkale ugu meraystaa pro
    intaa naga dhaaf lee keep goin pro

  • @vijay-x3x5p
    @vijay-x3x5p ปีที่แล้ว

    Waw

  • @yonisyare4212
    @yonisyare4212 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha, alaah

    • @abuukardegaabi4976
      @abuukardegaabi4976 2 ปีที่แล้ว

      Shaciyewalallotariafaryamjirmalaakhbalikara and

  • @amirmohamedabdi6687
    @amirmohamedabdi6687 3 ปีที่แล้ว +2

    Play stationkaWiilkaaga wuu kaa yara xariifsanyahay shaciye

  • @hilaalphotography52
    @hilaalphotography52 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a runtii waxa abo fcn..oo ilmihisa farxda siinaya

  • @VicossFame
    @VicossFame ปีที่แล้ว

    M.a

  • @dulmidiid5427
    @dulmidiid5427 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah Mahadsanid walaal 👍👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌

  • @nuuramaxamad5107
    @nuuramaxamad5107 3 ปีที่แล้ว +1

    Dv lotare kaa soo hadla wllho shaaciye

  • @sammimaahi114
    @sammimaahi114 3 ปีที่แล้ว +10

    Thanks bro waxaa ino so diyaarisaa maxaa faqri ah u dhaxeeyo qofkii lottery ku imaado iyo midka native-ka ah isku xaquuq miyee naqanayaan.

  • @mogemedia
    @mogemedia 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku salaamay wll shaaciyo waxaan rabaa inaad iiga soo jibaabtid
    Sideen ku saxi karaa xaraynta dv lotteryga interyga hadii wax qalad galay sideen u saxi karaa oo dib leygu furi karaa page keyga ee interyga ah si aan u saxo qaladkayga

  • @Muuminacademy
    @Muuminacademy ปีที่แล้ว

    zxb haddii aan rabo in aan dhoof ku imaado maraykanka imisa lacag ah ayaa gabi ahaanba aan ku tagi karaa. mahdsanid zxb

  • @MahadCabdulqaadir-b2l
    @MahadCabdulqaadir-b2l 29 วันที่ผ่านมา

    Shaaciye hadan mareykanka aan imaado oo aan xamar dugsi dhaxe ugu baxo saconder maku bilaawi Kara deeda kle waxbarashada iskuulka dugsi hoose ilaa dugsi sare Qofka school in uu barto rabo da nooce lagu talagalay isoo jawaab taliye 👋

  • @leilahussein8106
    @leilahussein8106 2 ปีที่แล้ว

    Good answer nd question 👍👍

  • @ZakiPozz143
    @ZakiPozz143 ปีที่แล้ว

    Zxp fiji 🇫🇯 kaso hadal sharcigeda

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 2 ปีที่แล้ว +1

    Marka xaga nolosha la keeba fiican mareykanka iyo Canada bal barnamij noogaso diyaari zxp

  • @nuuramaxamad5107
    @nuuramaxamad5107 3 ปีที่แล้ว +1

    Shaaciyene wllho all keep gowin

  • @HappyQuetzalBird-dw7wc
    @HappyQuetzalBird-dw7wc 5 หลายเดือนก่อน

    Shaaciye walaahi qaxotiga kujirnaa aniga iyo carrurt waxaan kawalwalaayi dugsiga qur aanka alxd 😢adigana wad mhdsnte

  • @mustafehassan4711
    @mustafehassan4711 11 หลายเดือนก่อน

    Well done

  • @SuhaybSubeer
    @SuhaybSubeer 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @ziciid.hazzanbatuun3544
    @ziciid.hazzanbatuun3544 2 ปีที่แล้ว

    Ugaas jiro joog

  • @anwar6557
    @anwar6557 ปีที่แล้ว +1

    Asc dadka shaqaalah ma la soo qadi kara hadii ku dalbadaan

  • @CaliyoShjowhar
    @CaliyoShjowhar 4 หลายเดือนก่อน +1

    Naurse waa imisa lacag tiisa plz and plz😂😂😂

  • @kasimkarama
    @kasimkarama 2 ปีที่แล้ว

    Please please walal sidee loo xareyaa Formka DS-260 waa codsi

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 3 ปีที่แล้ว +1

    How about free university in norway

  • @mohammedsalem6907
    @mohammedsalem6907 ปีที่แล้ว

    Maryan ali ❤❤❤❤20

  • @malyuunmaxamed1075
    @malyuunmaxamed1075 ปีที่แล้ว

    Walaalaha Qurux

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 3 ปีที่แล้ว +1

    sxb please dalka cupa kaso hdl america malaga gara cupa joga wax maka fahan sani thanx

  • @shaficitahlil8966
    @shaficitahlil8966 2 ปีที่แล้ว

    Msh allh

  • @canaabdahir-ze6dt
    @canaabdahir-ze6dt 11 หลายเดือนก่อน

    1:52 😂😢

  • @ugaas-
    @ugaas- 2 ปีที่แล้ว

    Thanks 🙏 bro

  • @cocomale
    @cocomale ปีที่แล้ว

    Maraykanka jaamacada lacagteeda waa meeqa? Walaal I sheeg

  • @apdallasuudixasan
    @apdallasuudixasan ปีที่แล้ว

    Shaaciye guuulyso wax badan ayaa ka bartay

  • @caashogaacshe1873
    @caashogaacshe1873 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid pro

  • @Sports_ONline1-v
    @Sports_ONline1-v ปีที่แล้ว

    Adi America mad jogtaa❤

  • @AbdiaziizDaahir-mc2tm
    @AbdiaziizDaahir-mc2tm ปีที่แล้ว

    Marka aad ubexeysid wadanka mareekanka qoxooti ahaan rafaad iyo dhibmiyaa lagamaraa❤

  • @امياسر-م8ز
    @امياسر-م8ز 3 ปีที่แล้ว

    brother thanks

  • @anaaiskaleh9833
    @anaaiskaleh9833 2 ปีที่แล้ว

    Thank You 😊

  • @gunjig9547
    @gunjig9547 3 ปีที่แล้ว +3

    Bro shaaciye Asc wll
    su aal ayaan kuweeydiinaa
    Intii uu DV lottery process socdo caruurtii dhalato sidee filka Dv lottery loogu soo daraaa
    Jawaab wacan
    Thanks

  • @hassanyare6410
    @hassanyare6410 3 ปีที่แล้ว

    Thnks pro shaciye

  • @najaxosman8901
    @najaxosman8901 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my pro

  • @ciu.applynow
    @ciu.applynow 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC dhamantin wxn manta idin hayna war farxadle oo ah waxan hayna Visa Colombia/ Suriname/ Brazil/ Panama/ Venezuela ayaan haynaa hada 🔥🔥 Ila USA WA laga cawina

  • @cabdiqaadirxasan4763
    @cabdiqaadirxasan4763 2 ปีที่แล้ว

    Use

  • @kawsardiriye7332
    @kawsardiriye7332 2 ปีที่แล้ว

    Masha aallhu aboowe

  • @Shuceyb284
    @Shuceyb284 3 ปีที่แล้ว

    Sxb wxaad isheegta qofka haduu ku imaado refugee meqa bilood ayaa haynayaa thnks

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 ปีที่แล้ว +2

    Shaaciye legend waan kuwataa horey usoco brother 😍💯

  • @qalbiluulaxassan8226
    @qalbiluulaxassan8226 3 ปีที่แล้ว

    Walaalow UK maa kasoo hadashid

  • @muscabxasan892
    @muscabxasan892 3 ปีที่แล้ว

    Shaaciyo aniga su.aal kastoo an kuweydiyo maxan jawabteeda uwaayaa

  • @ifraaxguuleed5155
    @ifraaxguuleed5155 3 ปีที่แล้ว

    Barnaamikan wa kuwan kuu dooray in aa akhrisy u maleyna commentigygii

  • @shaficitahlil8966
    @shaficitahlil8966 2 ปีที่แล้ว

    I come to America insh allh

  • @medroblehahmed2679
    @medroblehahmed2679 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsaniid

  • @Ibrahim-uq4cp
    @Ibrahim-uq4cp ปีที่แล้ว

    Mr shaciye show aniga hoyo ayaa ii jirto viso nocee Ayaan ku bixikara qarashka Kubaxaya sxb dadbadan ayaa ubahan jawabta familka

  • @cabduraxmaanxuseen9288
    @cabduraxmaanxuseen9288 2 ปีที่แล้ว

    Saaxib mareeykanka ayaarabaa

  • @cawkemedia433
    @cawkemedia433 3 ปีที่แล้ว +3

    Alla maxaa nimca Taal war yaa nageeya🤣lol

  • @nuuradam7666
    @nuuradam7666 2 ปีที่แล้ว

    Lkn muqlkas anigaa ma arkin bro commenting wan kaa so bxi lahy

  • @shariifmuhamed7415
    @shariifmuhamed7415 3 ปีที่แล้ว +1

    Shaciyow sxb caruurta adigoo laciyaari haa sogalinin maxaa yelay somaalidu waxay u,arkaan qofka caruurta laciyaara bulshada Horteeda qof maangaab,ah.

  • @boosaasobari2703
    @boosaasobari2703 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 3 ปีที่แล้ว

    Saacaddii meeqa ayaa lagu shaqeeyaa minyaapulis iyo kolombus , shaqooyinka dhexdhexaadka ah.

  • @seeyedcali9533
    @seeyedcali9533 2 ปีที่แล้ว

    Sxb adigoo mahad san number lagaala soo xariiri karaa si aan macluumaad badan kaaga qaato

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 2 ปีที่แล้ว

    Facebook maha, waa TH-cam meesha aad ka hadleysid sxb

  • @aminmohamed7161
    @aminmohamed7161 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow 2 ปีที่แล้ว

    Mareykan oolagusii ordaayo haddii abni uu lahayn muxuu faaiidow leeyahay?

  • @cademohamed5852
    @cademohamed5852 2 ปีที่แล้ว

    Asc saxib qaab Kee uxarees taa ii sheeg

  • @saadaqmohamedali542
    @saadaqmohamedali542 3 ปีที่แล้ว +3

    Kwrn xiliga salaada la gaaro shaqada ma joojin karaa oo ma tukan karaa

  • @abdirisaqmohamed37
    @abdirisaqmohamed37 2 ปีที่แล้ว

    Wll shaqsi baan ahay waxan rabaa inan so aado marka keli ahanteyda kwrn sida ugu nolaan karo meshaas🤔🤔

  • @caaishogirl6899
    @caaishogirl6899 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaba walal adiga xagee joogtaa

  • @abdishakuurshakra8671
    @abdishakuurshakra8671 6 หลายเดือนก่อน

    sxb magalada ugu nolosha qalisan iyo mida ugu mida ugu naqiisan no sheg

  • @cabdullaahiaxmed5236
    @cabdullaahiaxmed5236 2 ปีที่แล้ว

    Barafka ka sotaga mogadisho waxa yala shagoyin badan waxa kamid ah moto bajaj iyo police xaramcad waa 2 shago ugu wanagsan ee lagabto

  • @Somalivlogs
    @Somalivlogs 3 ปีที่แล้ว

    Aadaa umahadsanthy shaaciyow

  • @Ustaad-Qureyshi
    @Ustaad-Qureyshi 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid shaaciye

  • @ahmedhassan5175
    @ahmedhassan5175 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxib waxaad kasoo hadashaa Qofkii DV lottery ku guuleeysta oo aan America Qof ka aqoonin sidee ayuu ku imaan karaa mise waa Qasab Qof Addresskiisa inaad sheegtato

    • @hooyomuuminogabadheda
      @hooyomuuminogabadheda 2 ปีที่แล้ว

      Anigaba midas ayan isweydinaya yaa nooga jawaabo😥😥😥

    • @ahmedhassan5175
      @ahmedhassan5175 2 ปีที่แล้ว

      @@hooyomuuminogabadheda Ninkaan Marax waaye Dadka wuu yasaa Ujeedadiisa uugu weeyn waa inuu views iyo Subscribe helo.
      Dhoowr Su'aal aan weeydiiyay iigama jawaabin Commentiyaalka igu badana kuma mar marsiyoonaayo 9Bilood 100 Comment xitaa ma gaarin,

  • @mohamedaways766
    @mohamedaways766 10 หลายเดือนก่อน

    Sxb dadka beenta ka dhaf , 3 qol 700 xagee laga heela ileen dalka waan kula joognayee

  • @zihaamabdiqani5779
    @zihaamabdiqani5779 3 ปีที่แล้ว +2

    Shaaciye kasoo hadala dadka dadka udacawohayo ayago qoxooti ah

  • @xamdaxannan1545
    @xamdaxannan1545 3 ปีที่แล้ว

    Alle ahku zharfo wlky rabina riydayda ah inaan imaaado hay rumeyo

  • @omermohamed3983
    @omermohamed3983 2 ปีที่แล้ว

    Hadan dv lottery ku guleysto yaa iqabilaya wll shaciye iga soo jawab

    • @akamustigangchannal5546
      @akamustigangchannal5546 2 ปีที่แล้ว

      Bro malinta visa laku siiyo Ayaa kugu dambeyso inad is aragtaan dadkas teda kale waa qasab ineey kaaga horeyaan famili ama asxaab inta meel ka heleyso ku qabilayaan waa muhiim broda

  • @mahamuudhassan3367
    @mahamuudhassan3367 2 ปีที่แล้ว

    shaaciye waanu kula yaabanahay anagoo ah dad badan way warkaaga waa faan faan badankiisu maxaa keenay warka adiyo inankaaga waligaa iska sax warka

  • @cocomale
    @cocomale ปีที่แล้ว

    Jaamacada luqata Somali malagahelaa?

  • @cabdiqaadirxasan4763
    @cabdiqaadirxasan4763 2 ปีที่แล้ว

    X-ray heath and power electric drivers ban jaab iga sii mida zxb

  • @xasancali6955
    @xasancali6955 2 ปีที่แล้ว

    Baasboor mareecan ama baasiboor soomaali ayaala iskarabaa

  • @teamluzio5911
    @teamluzio5911 3 ปีที่แล้ว +1

    Dv lottery ayan kugelaytay gormen imana

    • @AbdiMoh797
      @AbdiMoh797 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah mad ku gulay satay wll

  • @hibaaqmaxamedhibaaqmaxamed3259
    @hibaaqmaxamedhibaaqmaxamed3259 3 ปีที่แล้ว

    Wlly shaciye wxan ku waydiinayaa.imisa qodoba lagu iman kara maraykan wxan rajaynaya inad iso jawabto

  • @gagswatch3160
    @gagswatch3160 3 ปีที่แล้ว

    Nio comments ka inta bdn Ma fiirisid
    Inagu somalia ayn jogna
    Indeed o ay canada ledahy
    Ama Seek o ay Tahy new zeeland wx inaga sheg