ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Caruurta An wax maqalin ama DHAGAHA ADAG QABKE UGU FUDUD OO....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2021
  • #asxbata#10k#nagrsiya#ADNAHENNA#SOMALI#TH-camRS#

ความคิดเห็น • 180

  • @ruumichannel
    @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว +15

    SO DHAWADA ASXABTENA
    ❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰

    • @xafsamohamed6205
      @xafsamohamed6205 2 ปีที่แล้ว

      Asc wr wb abaayo ilmaha shanta Sano Jira inuu waxyaabaaha dhulka kudaadsan sida furuudka intuu cuno gogosha uu kudaadinayo gur malagu qasbi karaa si nadaaamka loo. Barao

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว +1

      @@xafsamohamed6205 adigona qasbin ayad si Fudud u Bari karta abayo

    • @hooyomcn2420
      @hooyomcn2420 2 ปีที่แล้ว

      Asc MashaAllaah waa wax wanaagsan ma waxaad soo baratey taal galaas

    • @axlaamxasan1446
      @axlaamxasan1446 2 ปีที่แล้ว

      abayo adaa iskale maqano waxaan malihid waana 4jir abayo ilatali wana dilaa wayo markan meel geeyo kula dhagaa alaabta islaameed abyo dilka maxan iskaga gooyaa abyo

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว

      @@axlaamxasan1446 dilka wax fican Maha mana ka cawineyso inuu daayo alabta islaamed waa inad si qof weyn ula shekeysata oo waqti galisa.oo Ad hadalka kaso sarta alah ka madoweyo dilkana abayo

  • @filsandaahir1365
    @filsandaahir1365 2 ปีที่แล้ว +7

    abayo wlhi ada kaga mhd celinaya ana arkay midas cunug 2.5 sana jira i jogto waxad dhahdid bey ka daba dhaheys wan ku qeyliya blse hada kadib kuma qeyli doono madax adeeg leba ka qaaday wlhi thnk u so much sistery💝

  • @makoislaw
    @makoislaw 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha allaah wlhi waa sax markaan u diidno gadaal ayaan ka siinaa qaylana wey na dishay macaninka warkiisa waa cad yahay lkn anaga weyna aqriyeen ilmaha allaha inoo xafido ruuneey inoso badi barnamij yadaad inshaallaah xabibti

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว

      Sax inta badan waaridka somalida malaha goaan

  • @leilaahmed.6944
    @leilaahmed.6944 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah tabarakallah abayo thank you wallahi kher badhan ilahe hakusiyo inshaAllah wakafaidney jazakallah habiibti

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allah abaayo soo badi barnaamij yadan oo kale thanks abaayo

  • @hooyocooking
    @hooyocooking 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaaah tabarakalaaaah xabibti mahadsanid allaaha ku barakeeyo

  • @OpulentMotivate
    @OpulentMotivate 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alha tabarikalah guuleeso abaayo ilaah ha ku xefdiyo.

  • @user-yd3ew7qq9t
    @user-yd3ew7qq9t 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo waad mahadsantahay abaayo mcn waxaan ii jooga caruur abaayo 3baan haystaa wiilka igu Wayn wuxuu kuwaalan yahay ciyaar markasta ciyaarta ayuu ku jeedaa mar waxbarshada wuu kajecelyahy abayo aabihiina waan karatagnay anaa kursday waxaan rabaa inaan noqdo hooyo aan fashilmin oo adag maadaama wakhti adag ku kuriyaya aabihii wuu igu dayacay allmuhiin waxaan rabaa ciyaarta farahaban inaan kajoojiyo

  • @Amaalgelle121
    @Amaalgelle121 2 ปีที่แล้ว +3

    Aduunka waxaan ugu necbahay ilmaha markuu ader sameeyo aan ku dhaho time out qaado ama waxad samaysay waa khadald aan canaanto qofka idhaha daa waxaan u caroodaa si waali ah qofkaa cidduu doono ha ahaado waalidku ilmihiisa markuu canaanyayo lala hadlo hadii wax ka khaldan yihiin sigaara ugu sheeg oo dheh ilmaha saas howl dhaqmin anigu mid aan ku fiicnahay go aanka aan qaato kama noqdo balanta aan qaado waan ufuliyaa labadaa baan ugu fiicnahay lkn wax badan oo kale wA iga khaldan yihiin illaahow noo sahal ilmaha sida aan utarbiyayno

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว

      Abayo qof dhameystirn adunka ma joga lakin labada goaan Ee Ad qadato waa labad ugu muhim San xaga caruurta.sax👏👏👏👏👏👏goed hoyo BA tahay

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallaah xabibti allaha ku xafido barnaamijka caruurta waan ka helay noo soo badi

  • @istaahildiriye3275
    @istaahildiriye3275 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah abaayo jizaakilah qeer wax badan kaa faaidah

  • @aminamohamed308
    @aminamohamed308 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Jazakallah kheir xbbty Shukran aniga waxan ahay hooyo lawa ciyal leh wiilkeyga 6 year dhiblow wayey marwalba ma qaraco balse mar ban qaracaa

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว +1

      Marna kuma cawinysa garacid hadalka goanka le Ayaa ku cawinysa wllo

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 2 ปีที่แล้ว +1

      Ha dilin wuu sii fudaan. Jacayl iyo sharciyo guriga ka dhis. Cunuga kartida badan waa dhib badan yahay.

  • @kittygirlarmy2651
    @kittygirlarmy2651 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakumullah kher

  • @fardosaabdi3599
    @fardosaabdi3599 2 ปีที่แล้ว +2

    Shukran xabibti

  • @fatmamardadi7343
    @fatmamardadi7343 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran jazakallahu kheyr

  • @samirakassim7301
    @samirakassim7301 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah nice advice thank you Abayo

  • @halimomohamed4716
    @halimomohamed4716 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you 🙏 Abayo Hooyo sharfan Adi ayaan kuradinayayba❤️❤️

  • @user-yi1hu2en7f
    @user-yi1hu2en7f 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah beautiful 🤝🤝🤝❤️❤️❤️

  • @zemzemibrahim4620
    @zemzemibrahim4620 2 ปีที่แล้ว +1

    Absolutely right abaayo
    Wisdom ka Allah ha kuu siyaadiyo

  • @Amaalgelle121
    @Amaalgelle121 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakallaah khyr

  • @deeqaidmanchannel2574
    @deeqaidmanchannel2574 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah xabiibti guuleeyso

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah Xabiibti waano wanaagsan👍💝😍

  • @Yusra776
    @Yusra776 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaa mashaAllah

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah

  • @halinahussein5828
    @halinahussein5828 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah tabarakallah 😍

  • @cookcleanwithamina
    @cookcleanwithamina 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah guuleso wllshey qali shukhraan sida aad nola wadaagtaay guuleso

  • @zemzemibrahim4620
    @zemzemibrahim4620 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @hiboabdi8103
    @hiboabdi8103 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wallo

  • @samirasaciid9257
    @samirasaciid9257 2 ปีที่แล้ว +1

    Ruumi Maasha Allah ASC 👏👍👍👍👍❤❤❤❤

  • @ubahyarow6421
    @ubahyarow6421 2 ปีที่แล้ว

    ma shaa allah tabaraka allah allah haka abalmariyo xabibty

  • @samiyacumar3575
    @samiyacumar3575 2 ปีที่แล้ว +2

    Rumi qurux caqli badanee allah ku xafido

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว

      Shukran xabibiti 😘😘😘

  • @najmaabdi4867
    @najmaabdi4867 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo sidax will oo dib badan ayaijoogan marmar waa dilaa markay idibaan sauqailinayo lkn waxbadan ayakaa faiday tanks qaali

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah gulwacan ku rajaynayaa

  • @nomar3311
    @nomar3311 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah

  • @nadirasaed6506
    @nadirasaed6506 2 ปีที่แล้ว +1

    mashaa Allah

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going Isoo boqo 🥰

  • @MunaKitchen
    @MunaKitchen 2 ปีที่แล้ว +3

    mashallah saxa waye wallahi jazakallah qeer xabibiti

  • @zamzamdeganchannel557
    @zamzamdeganchannel557 2 ปีที่แล้ว +1

    msha alaha abayo horumar wacan

  • @faisashire7763
    @faisashire7763 2 ปีที่แล้ว +1

    ManshA Allah

  • @naimay4570
    @naimay4570 2 ปีที่แล้ว

    Hore usoco!!!🙌❤ tarabiyada ku soco 👍

  • @hamdiali6398
    @hamdiali6398 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah

  • @muniiromuniiro4845
    @muniiromuniiro4845 2 ปีที่แล้ว

    Msha allah hormar wacan qaali

  • @zeytuun9896
    @zeytuun9896 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah

  • @ahmednuurmuhumed994
    @ahmednuurmuhumed994 2 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahad santahay wll

  • @qisoiyomurti1351
    @qisoiyomurti1351 2 ปีที่แล้ว

    Good point abayo mahadsanid sida noogufaaiidaysay

  • @samiraabdullahi4737
    @samiraabdullahi4737 2 ปีที่แล้ว

    Shukran abaayo ruuney kaso hadal ilmaha 8 jir ilaa 11 ka ah ee madaxa adag

  • @ruungessey1547
    @ruungessey1547 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaaAllah great topic tnx siz

    • @zeytuun9896
      @zeytuun9896 2 ปีที่แล้ว

      Mash Allah jizk talada aad fiican LKN tiin Egka taplet hadaa udiido baanka soowkamadarno huuno

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว

      Tinerka uma bahano in sida kuwa jarjar Lola dhaqmo wA in Ad si ka duwan ula dhaqanta wan kaso hadliy dona tiener ka in Sha Allah

  • @Hooyomacaan_A
    @Hooyomacaan_A 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Abaayo
    Ani Isoo Duceeya Gabar Yar Ayan Heesta Sanad Ayay Jirtaa Yaraanted Ila Hada Waan Dilaa Sixuna Udilaa Markaan Xanaaqo Mana Daan Kari Gadaal Ayan Ka Shalaaya Waan Ooya Jugta Aan Ugeestay

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว +1

      Waa saqiir abaayo qaali ilahy dartiis ku daaa ilmha yar Bari ban so wada hot topic lasoco in Sha Allah

    • @Hooyomacaan_A
      @Hooyomacaan_A 2 ปีที่แล้ว

      @@ruumichannel Abaayo Shukran Xanaaqeyga Ayaanan Contoroli Karin Cunta Ma Cunto Mana Gaajooneso Maxaan Sameeya

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว +1

      Dil cunto kuma cuneyso ilmaha u dhashay abtedka vatimin siii kana farxiy lakin dilka xal Maha wana darema adiga waye DHIBTA oo is kantorlikarin ilmaha raxmad Iyo sabab ayeey u bahan yahin not dil xabibiti

    • @Hooyomacaan_A
      @Hooyomacaan_A 2 ปีที่แล้ว

      @@ruumichannel Kheer Allaha Ku Siiyo Xabiibty Thanks

    • @layloisse4080
      @layloisse4080 2 ปีที่แล้ว +1

      KadaaHadilin Abayo aad Ayay uyar tahay lashekayso ciyaarsii daali markaad xanaqsan tahay bar inaadan rabin waxa aad kudilaysid

  • @hafsabilanbeauty4012
    @hafsabilanbeauty4012 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo hormar wacan ayaan kurajeynaa Insha Allah iso boqo

  • @user-gx6nd4er1n
    @user-gx6nd4er1n 10 หลายเดือนก่อน

    Aamin yaa allah wlshy

  • @naimamohamed8488
    @naimamohamed8488 2 ปีที่แล้ว

    Mcnto maaansha allh ilaaahay caqligaaaga hakuu siyaaadiyo aaad baaan kaaaga helay abaayo waa kaa faa iday aad iyo aad abaayo waxaa kasoo hadashaaa sida ilmaha loola saaxiibo

  • @peacefulmind7745
    @peacefulmind7745 2 ปีที่แล้ว

    Dee abaayo ha i caayin waad jilicsantahay ha idhon ee wax ii cheeg

  • @hooyo01hawo71
    @hooyo01hawo71 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc masha Allah

  • @mahamedhafsa5298
    @mahamedhafsa5298 ปีที่แล้ว

    Wll awlaada alla ha inoo xafido anigii wiil yar baan Kari lahay

  • @xaliimodaaud9579
    @xaliimodaaud9579 2 ปีที่แล้ว

    Wcs Masha Allah keep going my dear sister Allah ha ii kaa xafido qaali dumar hada ayaan kugu soobiiray qaali

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว

      Ila joga waliga xabibiti thankes

    • @idilabdi9456
      @idilabdi9456 2 ปีที่แล้ว

      @@ruumichannel abayo jazaakaallah kheyr abyo meel qaas ah oon kaala Soo xariiro

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed8553 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤❤

  • @nasteexoxuseen4656
    @nasteexoxuseen4656 2 ปีที่แล้ว

    Wlshy waad noo faaiideysee allaah hakaa abaal mariyo

  • @maryancabdiraxman9383
    @maryancabdiraxman9383 2 ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @nafisaabdullahi8118
    @nafisaabdullahi8118 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo masha allaah jasakallahu khayr wax badan ayaad no faidayse abaayo adoo mahadsan bal jadwalka ugu haboon ee loo sameen karo ilmaha nala so wadaag waxii 7 sano jir ilaa inta ka yaryar weligay jadwal uma sameysan

  • @fadumomaxamed4605
    @fadumomaxamed4605 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah❤

  • @irishaasiosmane4187
    @irishaasiosmane4187 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi abayo warnunta ana bakamid ah alakin wabadalaa

  • @sucaadsaafi1582
    @sucaadsaafi1582 ปีที่แล้ว

    Mhd snd abayo gbr 4 sano sanadkan gasha ijogta war ay maqleydso ma jiran marka damco wax tartib ugu sheg maba iso firineyso xita wax kale isku mashqulin marka ku qayliyo wey imaqlin lkn markiba wayku noqon marka qaylo iyo dil inu wax tareyn ana maqati ah ilahey awada hano xifdiyo

  • @ilwadgelle7520
    @ilwadgelle7520 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @farhiasiad4562
    @farhiasiad4562 2 ปีที่แล้ว

    M.a abaayo baaraka allah 🙏 ♥ ❤ 💖

  • @madinamohamed950
    @madinamohamed950 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aheeey kulaa waxbadan man sojogay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @marainid7626
    @marainid7626 2 ปีที่แล้ว

    Aamiinyaarabbi walaashen ruum

  • @user-kv7ps3ju5y
    @user-kv7ps3ju5y 5 หลายเดือนก่อน

    شکرا حبيتي جزاك الله خير

  • @zahrahassan3621
    @zahrahassan3621 2 ปีที่แล้ว

    Maanta ayaa iigu kaa horayso waa nan kuu Saaray horay u soco

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @hiboabdi5064
    @hiboabdi5064 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo

  • @aliofficial24444
    @aliofficial24444 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @halimoaden7249
    @halimoaden7249 2 ปีที่แล้ว +1

    noosobadi caruurta sida loladhaqmo jzk

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 2 ปีที่แล้ว

    Masha Alah

  • @som1
    @som1 2 ปีที่แล้ว

    Looool waa ruunnta Walahi lol Allah ha no sahlo

  • @aminamohamoud4591
    @aminamohamoud4591 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo guulayso

  • @amricawil9321
    @amricawil9321 2 ปีที่แล้ว +2

    Gobadha yaron dhalay 4 yare misna walahy dhigo adayaga adunaka iga hasta ano la hadlaya bay ijawabn marakan ka amuso bay dhadad heee hoyo mcn sory ana wanba iska qosla walhay mana dilo man mago hoyo waxa maqal kudhah wan iska dhafa

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว

      Miskinha ALAH ku xafido wll

  • @mohmaedabdulaahi1868
    @mohmaedabdulaahi1868 2 ปีที่แล้ว

    Manshaa alaah abaayo

  • @ahmedyare1276
    @ahmedyare1276 2 ปีที่แล้ว

    Msha allh wlashey

  • @aasmacaydiid5225
    @aasmacaydiid5225 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo Allah ha Ku barakeyo adun iyo aakhiroba

  • @user-wu3gb5zm2o
    @user-wu3gb5zm2o 5 หลายเดือนก่อน

    Abaa 15 aa ijogo aan waxna igA maqlen

  • @najmafaysal4522
    @najmafaysal4522 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshalaah

  • @mulkiyusuf5
    @mulkiyusuf5 ปีที่แล้ว

    Jasakilaah qeer

  • @user-ci2ir4mr4s
    @user-ci2ir4mr4s 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatmamardadi7343
    @fatmamardadi7343 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc warunta

  • @fatxinoor1691
    @fatxinoor1691 ปีที่แล้ว

    Manshallah abaayo aniga waxan haysta labo caruur wiil toban jir ah Aya ku dhib qaba wax U maqali malahan waxkasta wan Ku dayay sikasta ola hadalay xita waxyaalo U jecelyahy wan ka qaday marar badan ama superises USO gada markay School ka Ku maqanyihin markan ka jojiyo ama Kuma so gadyo ok hooyo wan fiicanan Ayu dhihi hadana meshi ka wadi

    • @Miss.cdrama
      @Miss.cdrama 7 หลายเดือนก่อน

      Wllo aniguuna waxaan hasta will 9 jiira oo maxaa adag

  • @TheTruthHudaSarman
    @TheTruthHudaSarman 2 ปีที่แล้ว

    masha allah m sister

  • @samirasaciid9061
    @samirasaciid9061 2 ปีที่แล้ว

    sadex bax wiil yar oo jira wll isaga go ankisa mahane wax kale soconmayo sikasta samee waxuu raba wa inuu helaa madax adeer go ankisa wa adagyahay walashay maxa xala ihaysa ado mahafsan

  • @qaaliluulachannel9408
    @qaaliluulachannel9408 2 ปีที่แล้ว

    Xbbti ilmaha habenkii markii la seexiyo hurdada diida maxaan ku sameeyaaa

  • @nalkahajiabdi2
    @nalkahajiabdi2 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi aniga ayeey ihaysata shaan jiir ayaa ijoogto madax adey anigo dii liin maba jokirajii wlhi dhiib

  • @hibokingyare1527
    @hibokingyare1527 2 ปีที่แล้ว +1

    🤝👍

  • @maryanhoney4068
    @maryanhoney4068 ปีที่แล้ว

    Waa iga qoslisay wllhi 😂😂😂

  • @HafsaHworld
    @HafsaHworld 2 ปีที่แล้ว +2

    Sax waye sida adiga u awawiso waye mahad sanid qali

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 2 ปีที่แล้ว

    maansha allh maansha allh maansha allh wll💞💞💞💘❤❤❤❤🤚

  • @almaasmohamuud5266
    @almaasmohamuud5266 2 ปีที่แล้ว

    Abayo ilaahe hanala koriyo ani hada tvga iyo in bananka la adaa udiidaa markaas e edab yesheen ilaaho no toosi

  • @farxhsa8860
    @farxhsa8860 ปีที่แล้ว

    ilmahay abahoda dil low dhaha matadhan aniga ilmahay madili jirin abhooda woigudiray mata dhan waa dila wayba kadariinaba

  • @ISKOBCI
    @ISKOBCI 2 ปีที่แล้ว

    Subscribe manta madhaAllah keep going sister ❤️❤️

  • @Dagandawlo24
    @Dagandawlo24 2 ปีที่แล้ว

    Abyoy wiilkayga ilaahiisaa lee wixii an udiido ma aamusayo maantoo dhan waa ooyayaa kama dhaadhicin karo kuuma fiicne iska dhaaf waxan marka dhibka ihystaa kaa ah inaan dilo majecli markuu imaqli waayan dan moodaa dilka some time’s 🥲🥲

  • @najmomohamed338
    @najmomohamed338 2 ปีที่แล้ว

    Abyo mhdsnd marka hore gbdhyda 2sano iyo bari jirtaa wlhi waxkasta aan ka diido wey u oyneysaa ma garaneyso aamus o hadii aan ku qeyliyo wey matageysaa madax adag siyado ah Aya ku arkaa

  • @masuudali3171
    @masuudali3171 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah tabaraka laah abaayo macanto jazakal laahu kheer

  • @abduraxman143
    @abduraxman143 2 ปีที่แล้ว

    dhaqankas wa yaqanan somalida waligood bax wajigaga iga qari was ku xanagsahaye iney dhahan galadana haday waxe u baxsaden time out Gal marka ilmo waxa jiro sheydan ku laanan o an waxba ka asmacenin inu ilah hidayo ladono moye