DEGDEG ROOBOW OO ISKU QARXIYAY XAFLADA RW XAMSE, XASAN IYO XAMSE OO HALIS CAAWA GALAY IYO DHIMASHADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa ka danbeeyay Isaaq iyo Dhiigshiil oo lagu daba jiro Alshabaab intay lacag siiyaan Xamar iyo Koonfur oo dhana laga dhigo meel haan deganayan.
    (1) Ninka Maaliyada
    (2) Ninka Banka
    (3) Ninka maxakabad
    (4) Raysalwasare ku xigeenka
    (5) Abdi xaashi
    Ragaas hala daba galo
    Soomaaliya Hala Hadasho Haayadaha lacagah siiya Isaaq ee goonida u ah haloosheeg inay lacagtaasi Alshabaab Biixi siiyo oon wax lagu qaban in dad lagu laayo mooyee haddii hay joojin waayaan Ku dacweeya UN inay Hayadahaasi qayb ka yihiin qaraxyada iyo laynta dadka.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 2 หลายเดือนก่อน

    Maahmaahdaas waa citiraafsanahay.,

  • @Orange0-juice
    @Orange0-juice 2 หลายเดือนก่อน

    One 1

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 2 หลายเดือนก่อน

    XAFLADDA WAA DULI QARAN OO KU HABSATAY SHACABKA SOOMAALIYA

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 2 หลายเดือนก่อน

    Sax,somalida waxay ku maahmaahaan,dameer iyo labadiisa dhadood waa isla dameer.

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 2 หลายเดือนก่อน

    Marxuundhintay reermamaamula xamsa barred malkushaaga

  • @Cabdiwiish-i3j
    @Cabdiwiish-i3j 2 หลายเดือนก่อน

    Xukumada waxa ladhaha dad qalato

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa villa somalia luugu qabanwaayay hoteelkaas ma hasan baa leh

  • @muhuboadan331
    @muhuboadan331 2 หลายเดือนก่อน

    Xukuumadda Dan qoys

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 2 หลายเดือนก่อน

    Dawlada dumin qaran weye edan qaran maaha shacabka soomaaliya wixii somaliya looqabtay dumin qaran hadey wax uqabadtay umada Ayjurto iyagaa cadeyn shacabka

  • @MaxamedcadiSalax
    @MaxamedcadiSalax 2 หลายเดือนก่อน

    Waa tugo shegaya waxeysan qaban waxey qabten wan ognahay wana Bob dhul iyo hanti dadka ayleyihin iyo xeroyinki cidamadda qaranka waxase wehliyo dadki rer aqiradka ee xabalilihii loga daba tagay wax kale ma qaban waxey no celiyen 1991di sidi an aheyn iyo si ka si xun byby

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 2 หลายเดือนก่อน

    Ee
    Dalka
    Ku
    Sugan
    Waa
    Oodaya

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 2 หลายเดือนก่อน

    Maxay
    Qabtee
    Qofkasta

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 2 หลายเดือนก่อน

    Tuugo Ayaan daranaa ileyn waatuugeee uf uf uf dumin qaran xasan & xamse beentu xaran weye

  • @HusainMuhammed-g7x
    @HusainMuhammed-g7x 2 หลายเดือนก่อน

    Waxani dowlad Maha waa tuugo mexey qabten musqul xata madhisin iney wax dhacan le ujogan waa tuugo tuugo dhashay nacalad hakudhacdo

  • @AbdurahmanHassan-q9h
    @AbdurahmanHassan-q9h 2 หลายเดือนก่อน

    Beenaale ayaad tahay wararkaaguna masaxna