Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Maraykanka iyo Dareenkooda.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 มี.ค. 2022

ความคิดเห็น • 68

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว +18

    Kan yare ilmaaderka nhy mowlid wa geesi SOMALILAND guul💪💪💪💪❤🦁

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allaah waxan marlabaad salamaya Jaaliyada Somaliland ee Maraykanka ku nool ee quruxda badan mudanayaal iyo marwooyinba waad ku mahadsantihiin sida sharfta iyo milgahaba leh eed usoo dhoweyseen Madaxweynihiina guulaysta Saaxiibayaaaaaal 🥰💓🌷💓🌿🌱

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Alkaah waxan halkan ka salaamaya dhamaan Walahayaga ku nool Dalka Maraykan ee muujiyay jacaylka Waddankooda iyo Madaxweynahooda waxan leeyahay guulaysata Walaalayaal (We love you all Viva Somaliland) 💓🌷💓🌾🌿🌱

  • @cabdiraxmaanmaxamed669
    @cabdiraxmaanmaxamed669 2 ปีที่แล้ว +12

    Alle arin farxadeed haynooga keeno 🤲

  • @mohamedbaruud361
    @mohamedbaruud361 2 ปีที่แล้ว +7

    Guulaysta cadawgeen ha jabo,muuse biixi waa shimbir khayr qaba oo rabi inoo soo diray, ilaahay garabkiisa ha galo, inagana ilaahay hayna garansiiyo, inta inaga gaabinaysana rabi xaqa ha garansiiyo,AAAAAMIIIIN.

  • @5cents246
    @5cents246 2 ปีที่แล้ว +7

    wallhi waa laandheer ninkaan big fan

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 ปีที่แล้ว +6

    Waan idin salaamay dhammantiin dadkaygow jira jooga cadowgiin ha jabo dhammaantiin 26juun village Hargeisa R Somaliland .

  • @amiiraaxlaam9032
    @amiiraaxlaam9032 2 ปีที่แล้ว +4

    Guul iyo gobonimo somaliland 💚🤍❤️

  • @munamaxamedmunamaxameda1567
    @munamaxamedmunamaxameda1567 2 ปีที่แล้ว +6

    Manshallah guuul iyo gobanimo Somaliland

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland Nina liicin maayoo hayaay waa Libaaxii niska Laylka dhacayee 🐆🦁💪👍

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 ปีที่แล้ว +5

    Good WE ARE THE ONE We are together somalilanders in or out is only ONE aad baa u dadaasheen

  • @eidsalahismail5497
    @eidsalahismail5497 2 ปีที่แล้ว +9

    Guul somaliland cadawgu hajabo viva somaliland cadawgu hajabo viva somaliland

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 ปีที่แล้ว +4

    Calanka Tawxiidka leh Qofka diida naarta haku dhaco, Somaliland guul

  • @slxesmc3293
    @slxesmc3293 2 ปีที่แล้ว +4

    Somaalind guul guul iyo gobnimo

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland

  • @mohamedjama9339
    @mohamedjama9339 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah kuul Somaliland

  • @yasminibrahim7524
    @yasminibrahim7524 2 ปีที่แล้ว +2

    Guul iyo gobonimo 💚💬❤

  • @ethiopia9011
    @ethiopia9011 2 ปีที่แล้ว +8

    Somaliland regains its independence again and will never rejoin a toxic union with Somalia. President Musa travels to USA with diplomacy passport of Somaliland.
    #Somaliland #USA
    💚🤍❤

  • @maxamuudcabdi8009
    @maxamuudcabdi8009 2 ปีที่แล้ว +3

    Guuuuul somaliland

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 ปีที่แล้ว +2

    Viva Somaliland guuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💚❤💚❤💚👏👏👏👏👏👏❤💚❤💚🦁🦁🙋‍♂️🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @maqalxaqiiqada6120
    @maqalxaqiiqada6120 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah ♥️🌹❤️

  • @ashaegeh5391
    @ashaegeh5391 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah❤️❤️

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 ปีที่แล้ว +1

    My sisters we are only one cadowgaa ha jabo dadaalkana waad ka soo baxdeen kaalintiina thanks a lot more than one cadowgaa ha jabo

  • @maxamuudcabdi8009
    @maxamuudcabdi8009 2 ปีที่แล้ว +3

    Somaliland il iyo cawri la Aw guul iyo gobanomo
    Cadawgaa hajabo

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว +2

    Qaranimo guuuuul

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha barakeyo jamhriyada cadawga ha jabo iinslh

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin Aamiin yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚❤💚❤💚❤

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 2 ปีที่แล้ว +1

    Naftaa u horaysaa waa naftii lahayd laba dhawac ah iyo mid laangadhe ah baa iskugu yimid

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 ปีที่แล้ว +1

    Guulaysta walaalayaal

  • @abdihakimchine7952
    @abdihakimchine7952 2 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland will be on countries
    Somaliland and Somalia djibouti are brothers

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 2 ปีที่แล้ว +2

    Fariin
    Ku dooda in wanlaweynto kufadhiyaan kuraasteen
    Lama ictiraafin konfurta

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 2 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland and Khaatumo no one came sorry it's winter I'm not traveling during winter. 😂😂😂😂

  • @amiira8902
    @amiira8902 4 หลายเดือนก่อน

    guuuuuuul ciidanka guuuuuuul ciidanka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @youngash6411
    @youngash6411 2 ปีที่แล้ว

    MAASHALLAH

  • @aminadaud2557
    @aminadaud2557 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah 🥰

  • @tuse2189
    @tuse2189 2 ปีที่แล้ว +1

    SOMALILAND ❤ 💚 🤍

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 2 ปีที่แล้ว

    👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻✌👍👍💯% sl guul

  • @user-ze3rh5ws6u
    @user-ze3rh5ws6u 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallh❤

  • @ykhalid182yusuf6
    @ykhalid182yusuf6 2 ปีที่แล้ว +2

    Landers Day no amissomland hhh

  • @zhugrizhacni7187
    @zhugrizhacni7187 2 ปีที่แล้ว

    Guul somalind

  • @shugriahmed926
    @shugriahmed926 2 ปีที่แล้ว

    TV gayagii wan nolow mohamed ilihg

  • @sadaamsadaam6143
    @sadaamsadaam6143 2 ปีที่แล้ว

    INA BIIXI IYO INA CIGAAL WAXAY GACANTOODA KU LAAYEEN 4840 GARXAJIS AH WAA QAAR DHINTAY QAAR DHAAWAC AH QAAR WAALAN MAYA ALAALKA W AA GARTOOD AYAGANA WAXAA KA DHINTAY 8240 OO ISUGU JIRA DAD DHINTAY IYO QAAR DHAAWAC AH IYO QAAR WAASHAY WAA IN MAXKAD LOO FURAA

  • @fardhidin1921
    @fardhidin1921 2 ปีที่แล้ว

    Snm halaga waaloh ictirafka jakarta halaga doonoh wiikalada somaliland ee garabada ku cuno qurbah ayah radinayah ictiraf cuqdada ayeey qaban snm waa 15 qof oo cuqdada qabah

  • @aminaosman2689
    @aminaosman2689 2 ปีที่แล้ว

    One Somali nation beenay waa run no more sheeko galbeed kkkkkkkkk Allhu Akbar Allhu Akbar

  • @farduusibraahim6597
    @farduusibraahim6597 ปีที่แล้ว

    Somaliland guuuuuuuuul waa in aynu gacmaha isqabsanaa hadaynu ree somaliland nahay

  • @taariikhnololeed8555
    @taariikhnololeed8555 2 ปีที่แล้ว

    CARRI-WAQOYI:
    SIDIINA mamul ku tihin, aqonsiga u bahantihin muxu yahy.
    Nimanka uyeeray Biixi, ee Heritage Foundation wa conservative group, ku waa oo darasadeyo danaha iyo siyasada dalkoda, ee ma ahan niman Addunya haya, wax idin tari kara.
    Addunyada xalad adag ayey ku jirta, ciddi dhul cayriin ah haysata ee la hoos orodo, qolyo abaareysan ee dhul iyo shidal don ah, waa laga laaci iyaga iyo cadka dhul ee ay hayan. Qoralka ay Heriatage ka qortay kulankan waxa ka mid aha, in Djbouti la gu cariiriyey maraykanka gar ahan shiina uu isku ballaariyey, iyo burburka xabashada, waxay is tuseen qolyahan, maan dantena raacano oo Waqoyiga la aqoonsado, si an u helno dhul noo gaar ah oo siyasadayada ku adan bariga afrika an ka soo dhiraan_dhirino. OGOW shiinaha iyo Ruushka diyar u ma ahan in ay ku wafaqan maraykanka aqoonsiga Waqoyi,
    ee waxa loo ole_oleynaya waxa waye in la idin so kor_dago. Aqonsi iyo gadaal ka riix somalida kale ayey anfici lahayd, haddu wax tarayo, ama qaba'ilada carbeed, oo ilaa iyo hadda Dhaqale xumaha iyo tira-yarida haysata, shidalkodi sidi shirkada la leeyahy loo maamulo. Haddi ad rabtan in ad umad kale noqotan sida koofur_ africa wa heleysan, in la' idin siiyo shaqoyinka hoose, xabashadana gaar_haye idinka noqoto, inta cadna ay mamulayal noqdan. Intas wa talo. Balse haddi ay dhaco in Waqyi loo wanqalo oo la yirahdo waqoyiyoow wadana tahay. WAXA dhibka ugu badan ku dhacaya djbouti iyo Bari_land.
    Djbouti way faaruqi waardiyihi laga hayeyna wuu Yaran, markas ayey luqmad xabasho noqonaysa. Dagalo aya ka bilaban kara , waqoyi u dhaxeya qabilada kale iyo mamulka, kuwasoo iyana ku andaconaya in ay somaliya raban, tasna waxy kenaysa in ay dabada gashtan Bariga, rergalbedkuna way ku warerri, marka laf kasto somali ahi tiraahdo, anagane sidi waqoyiga gaar noo bixiya. Ugu dambeyn Adunyada majirto qolo dhul dahan sacabada ku sidato, ee leh yaa hebel iyiraahdo, oo dhkayga wax ka yeesho, an somali ka ahayn.

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 2 ปีที่แล้ว +2

    Ha iga qoslinina ma somalia calankeedi soo qaadatay😂😂😂 Oo maad laysaan waxa bila edebtaa , wuxu xaasidsanaa balo idin jiidhay, somaliyaay indhaha xun xun wax nagaga qaadi maysaane Gafkii hore eed Rabbi iyo Somaliland aad ka gashern ayaad la hora socod beesheene idinku isku noqda.

  • @fardhidin1921
    @fardhidin1921 2 ปีที่แล้ว

    Snm kama waynanaysoh qabil runtiih amah uk aadah amah russia adah somaliland waa snm

  • @nimcoahmed5167
    @nimcoahmed5167 2 ปีที่แล้ว

    Somaliland way nooshahay alx

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @nasromohamud2625
    @nasromohamud2625 2 ปีที่แล้ว

    Yaraan badana Jaaliyadu hhhh

  • @adoonkiialle8646
    @adoonkiialle8646 2 ปีที่แล้ว

    Heego diaspora

  • @amiinsulub5437
    @amiinsulub5437 2 ปีที่แล้ว +1

    Ugu danbayn waynu Guulaysanay

  • @adoonkiialle8646
    @adoonkiialle8646 2 ปีที่แล้ว

    Dictator ku hadhaco

  • @qaali4589
    @qaali4589 2 ปีที่แล้ว +1

    Guul guul somaalilyan isriixriixeenu wa gudaha debeda wa midqudha

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว

    Waa wada Habar Awal odaygii Muuse rerkoodi baa ku soo hadhay macal HJ ka guurtay bal kuwan day waa toban qof

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 2 ปีที่แล้ว +1

      Garxajis ban u badnayn maanta sxb

    • @hassannur8022
      @hassannur8022 2 ปีที่แล้ว +1

      You really bukaan Alla haku caafiyo

    • @hassannur8022
      @hassannur8022 2 ปีที่แล้ว +2

      Ummada oo dhan u wada socota ayaad xaga kale u dhaaftaye Alla haku caafiyo

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah, Rabbiyow Cadowga Somalilan Caamiya Indhala' ka yeel waxan leeyahay koonfur Waaryaadha kala quusanaye qoommamo la'aada 😠☠👹

  • @hajiyare5594
    @hajiyare5594 2 ปีที่แล้ว

    Qaranka waa haL🇸🇴☝🏾

    • @SaamiyaSalax
      @SaamiyaSalax 2 หลายเดือนก่อน

      Somalia State of Ethiopia 🇪🇹

  • @youngash6411
    @youngash6411 2 ปีที่แล้ว

    MAASHALLAH