Tani waa Gunnimadii ugu weyneyd bal fiiri waxa aadan wali arag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 221

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 9 วันที่ผ่านมา +7

    Adeer Ilaahay Soomaali adigoo kale haka dhigo. Maanta waxay taagantahay wixii dhiig lehaw gacmaha is-qabsada oo qabyaaladda ina indha tirtay ka xorooba.

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 9 วันที่ผ่านมา +9

    Subxaan Allaah, Soomaali Ilaahow boggooda burcad isumari yaa Rabbi.

  • @Charkherad
    @Charkherad 9 วันที่ผ่านมา +6

    Alle haku sharfo abwaan, xanuunka iyo niyad jabka iga haya dadkaa walaalaha ah ee isku dilaya bilaa macniga, waa mid igaga daran hadii uu faalig igu dhici lahaaa

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 9 วันที่ผ่านมา +6

    Illaahow noogargaar anaga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi

  • @ShuceybcabdiWarzame93
    @ShuceybcabdiWarzame93 8 วันที่ผ่านมา +2

    THE best somali journalest i hive seen evar

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 4 วันที่ผ่านมา

    Somali ilaahay ha u naxariisto, kuwa adiga da,daada ah ilaahay haka yeelo kuwii dadka iyo dalkaba bad baadiyo

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq 9 วันที่ผ่านมา +2

    inan yar oo qalbi nadiifa mashaa allaah

  • @pendatv1675
    @pendatv1675 10 วันที่ผ่านมา +2

    Nasab nasab dale keep going ❤

  • @Mustafeabdimohamed-k8t
    @Mustafeabdimohamed-k8t 8 วันที่ผ่านมา

    Abwaan alaha ku barakeyo waxaa ficnana lahaa in hadalkaga lafahmo lkn mamuqato in lafahmi doono allow nafahansii

  • @abuyaabuya6723
    @abuyaabuya6723 9 วันที่ผ่านมา +1

    Arintaan Soomaali waa wax lagu dhax awuuray SI aysan isku Iman Aanan u hashiin lkin waxaan dhigi lahaa Ilaa aan alle SWC ka cabsano Kan qaldana aanan loo fiirinin tol iyo qaraawo gacanta la qabtaa meelna lagawada Soo jeedsadaa taasaa IGA dar daarana waa hadii umadaan iyo wadankaan Dani Laga leeyahay..

  • @umucabdirixmaanxawaa4899
    @umucabdirixmaanxawaa4899 9 วันที่ผ่านมา

    Maansha alaah habo alaaha kuu siyaadiyo fikirka saliimkaa dhalinyaro ku taabacda
    Oo ku garab istaaga soomaali alaaha ja soo saaro

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط 10 วันที่ผ่านมา +2

    Waa. Loo. Fakarey. Soomaali. Mana. Fahmayaan

  • @LajeclowMoha-jr7fq
    @LajeclowMoha-jr7fq 10 วันที่ผ่านมา +3

    Xasbunna allaah waa ka niyad jabay rer mudug

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 10 วันที่ผ่านมา +2

    😭😭😭maxaa noxal ah somaliyey ilahey idinku dhaarshe hada anaga is cuno bari yaa bahalada naga celinayo nin walalkii dilay yey thy cida amineso in ladilo mooye war ilahey kacabsada somaliyey naga daaya walaahi walalkeyga somaliyed ina sodhawesto mooye majecli dhibkiisa dhiigas into idinka maray walalyaal

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 9 วันที่ผ่านมา +2

    Gabadha maxaa keenay dadka guryahooda oo waliba ay ayadu weerar ahayd waana ladaa weeyay reerkoodiibaana kooceliyay

  • @Mohammedshoow-fk2qs
    @Mohammedshoow-fk2qs 8 วันที่ผ่านมา

    Waan yaabi ee somalida ma yahuudbaa meel ugashi , xasiid sanaa , aawi bini aadam nimadii aawi . Subxaanallah.

  • @Mohammedshoow-fk2qs
    @Mohammedshoow-fk2qs 8 วันที่ผ่านมา

    Qiyaama ha liisku diyaariya😢😢😢... Qori lama qaadan doono .

  • @FaadumoAxmed-o9y
    @FaadumoAxmed-o9y 10 วันที่ผ่านมา +1

    allaha naga saaro xaalada aan ku jirno dadka aan waxba garanayn ayaa badan kii wax garad ahna warkiisa laqaadan maayo maalin dhawayd waxaan joogay magaalo ay laba qabiilo isku dagaalayaan maydadkii ayaa dhex yaala oo si loosoo aruuriyo lagaran waayay markaas ayaa culimadiii masjidka ka dhawaaqeen oo dheheen qabada naga daaya aan maydka gurnee oo alle ka baqa say waaba sii ridayaan xabadii marka culimada warkooda cid maqlaysaa marjirto camaariyow dadka alle ha walaaleeyo adigana alle hanoo kaadaayo insha Allah waan ku sugaynaa inaad madax wayne noo noqoto markii la gaaro doorasho xor iyo xalaal ah codkana waan ku siinaynaa

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 9 วันที่ผ่านมา

    inaalillaah wainaaillaahay raajucuun illaahayow adigaa adoomadaada arkaya ala maxay soomaali dhimatay

  • @ShuceybcabdiWarzame93
    @ShuceybcabdiWarzame93 8 วันที่ผ่านมา

    Aniga diyar ban u,ahay wll i.n umadena Alaha mideyo❤

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 8 วันที่ผ่านมา

    Tolow maynu arki Somali oogacmaha is haysta warunitii inankan yar subxan

  • @KowtherCadey
    @KowtherCadey 10 วันที่ผ่านมา +1

    inkastoo intaan noolaa soomaalidu qabiil qabiil isu leynayeen hadana sandakaa sanad kaxun namasoomarin inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun😢

  • @hassanahmed5991
    @hassanahmed5991 9 วันที่ผ่านมา +1

    The best somali I have ever listened

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 8 วันที่ผ่านมา

    Alloow dhiiga islaamka ka la qabooji

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 9 วันที่ผ่านมา

    horry usoco wllo hamblyo

  • @KHAALIDMAXAMUUDMAXAMED
    @KHAALIDMAXAMUUDMAXAMED 10 วันที่ผ่านมา +7

    Ilaahayaw dadkeena wax Fahansii

  • @ElmiSaid-z3y
    @ElmiSaid-z3y 9 วันที่ผ่านมา +1

    Alloww so hadey somali

  • @AnabAden-t1u
    @AnabAden-t1u 10 วันที่ผ่านมา +1

    Xaqiiqa weeye naar bay usocdaa waarun waajihalaa

  • @MaxamedCabdiraxman-o2b
    @MaxamedCabdiraxman-o2b 9 วันที่ผ่านมา

    Waa wax laga xumaado maalin walba murugbaa madexeena dul meereysanaya
    Alla maxaa soomaali islaysey😢😢 Allow Naga hor leexi qashinkan qurnka badan oo wax nafahansii Aamiin😭🤲🤲🇸🇴❤🥲

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 9 วันที่ผ่านมา

      Maxad ka murugoon ma naagaha waashy ee rag is diliya
      Niikada la dana taagan
      Gabadhi waa ti.gurigooda joogta
      Hooyana waa tii ka xumaata rag soomaliya oo is laynya
      Lkin naagahn inay fidyow iska soo duuban ragana isku jaraan u tegay
      Meesha walee ka.naxayo haday hooyaday dhashy xitaa

  • @meryanismail3969
    @meryanismail3969 9 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahay ha noo soo badiyo Adiga iyo kuwo kula mid ah,lkn waxaan ka xumahay inaadan garab ku haysan fikirkaga saliimaka ah.

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 9 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah. Guulayso 👏👏👏👏

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 10 วันที่ผ่านมา +1

    😭😭😭😭sax waaye walaahi walalkey camaari

    • @mahatmahamednurre
      @mahatmahamednurre 10 วันที่ผ่านมา +1

      guulayso abwaan aniguna waxaan ahayn qofka 2 ee diyaarka u ah la isku duubnaado oo wax kasta isaga tanaasulno oo wllhi ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 10 วันที่ผ่านมา

      @@mahatmahamednurre ilahey hakuxafido walalkey

    • @shukrinoah3987
      @shukrinoah3987 9 วันที่ผ่านมา

      War network sameysta oo som badbaadiya tii SYL baa maanta taagan yaaa Allah noo gargaar

  • @AbdirahimAhmed-tw3sz
    @AbdirahimAhmed-tw3sz 9 วันที่ผ่านมา

    Jazzakallah khayr waa in aan dib isagu noqonaa hadaan Somali nahay.

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahayow ummada dhibatada kasaar anigu arinta Dacawaley ayuun baan ogaa ileen tanina way dhacday Ilahayow ugargaar ummada
    Waar wuxu caqli xumaa inanta xataa ma caawin waayeen Ilahayow dadkaa beri ayaanu kanahay

  • @DhelxeAhmet
    @DhelxeAhmet 10 วันที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢😢😢ilaahay soomaali wax hafahansiiyo

  • @mahatmahamednurre
    @mahatmahamednurre 10 วันที่ผ่านมา +1

    diyaar anigana ❤❤❤❤❤❤

  • @Charkherad
    @Charkherad 9 วันที่ผ่านมา +1

    Alle hakaa abaal mariyo waanadaadsi, aad yay u yaryihiin maanta in la helo dad sidan u fekeraya

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 9 วันที่ผ่านมา +1

    Liyuu bolis waa eeyaha Ethiopiaka cid ka xun ma jirto

  • @BashiAbshir
    @BashiAbshir 9 วันที่ผ่านมา +1

    Caaqil ABWAAN CAMAARI LENGEND ❤❤😢

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 8 วันที่ผ่านมา

    Asc ilaahay caqliga hakuu daaya Somalidu iyagaa isu xininyo weyn xabashigana Futaday u maydhaan duli

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 9 วันที่ผ่านมา +2

    MEXEY SOO DOONTAY NAAGTU

  • @Saadobashiir
    @Saadobashiir 7 วันที่ผ่านมา

    Nimankan aad sheegi waa kuwii colaada abaabulayay abwaan camaari waxa aad sheegi hubso

  • @Kadarmouse
    @Kadarmouse 10 วันที่ผ่านมา +1

    Dalka goormu dal noqonayaa subxaanalaah 😢

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z 6 วันที่ผ่านมา

    Allaha tuso xaqa somali

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 9 วันที่ผ่านมา

    Asc, waxba ha walwalin, ninkii itobiyan soo dhawaysta iyagoo ooyaya oo larartay baad arki doonta.

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 9 วันที่ผ่านมา +1

    Kawa shacbka dagaalka masaakiina ah dagaalka kadhexl abuuray Ilaahaay masiibo hakurido

  • @SaadaqAbdisamed-z2d
    @SaadaqAbdisamed-z2d 9 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay hawanaajiyo oo hakaraameyee macalinkaygii Af-soomaali ga ibaray waxaa uu iisheegay in soomaalidu labo ilaashato.
    1.islaanimada
    2.Gobonimada
    Labo iska ilaaliso
    1.Gaalnimo
    2.Gunnimo
    Afarna ixtiraamto
    1.Diinta
    2.Dalka
    3.Dadka
    4.Duunyada
    Lkn maanta intiiba major majirto oo waataad arkaysaan waxa dhacaya
    Allah aan unoqono walaalayaal❤

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 9 วันที่ผ่านมา

    Waa rutaa allaah ha soo hadeeyo
    Soomaali

  • @MahiirAlizaam
    @MahiirAlizaam 10 วันที่ผ่านมา +1

    Soomslida hadii lags hadlo wlhi si hadaa ufiiriyay waa cawsan dharxiran sxp 😔

  • @Sheeekh-r3g
    @Sheeekh-r3g 6 วันที่ผ่านมา

    حيّاك الله

  • @Sulekha-u2n
    @Sulekha-u2n 9 วันที่ผ่านมา +2

    Sorry Somalia 🇸🇴 ❤

  • @abdullahibashir4894
    @abdullahibashir4894 10 วันที่ผ่านมา

    ❤true❤story❤pro❤ waxan ahay qofka 1aad ee somali oo dhan waxba uqabin cafis ayey iga yihin kuligood by wana kala shaqayn sidii umidayn lahayn umada

  • @Dalmar-d3d
    @Dalmar-d3d 9 วันที่ผ่านมา

    Abwaan waa runtaa wlhi qorshahan itoobiya ayaa ka dambaysa
    inaguna wayn fahmi la,nahay. Siyaasada cadawgeena allow qabyaalada naga bixi

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 9 วันที่ผ่านมา

    Ragga Somaliyeed Allah caqliga haw soo cesho waa ayaan daro waxa socdaa

  • @user-rv3jk4il1y
    @user-rv3jk4il1y 9 วันที่ผ่านมา

    War ya iyadaba wiilkena e dilen vay shatigisa ku faneysay ma shegtid wa yiiri dila bax istus😮😮😮😮😅😅😅

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 7 วันที่ผ่านมา

    Idoor don't cry
    No lafo please

  • @CabdulahimaxamedAdan
    @CabdulahimaxamedAdan 9 วันที่ผ่านมา

    Somali waa juhalo allah ha fahan siiyo mid nimida

  • @ABUYAXYAAHMED
    @ABUYAXYAAHMED 9 วันที่ผ่านมา

    Ala dadkan Muslim mahan miya

  • @ABWAAN_KAAMIL
    @ABWAAN_KAAMIL 9 วันที่ผ่านมา

    Alahayoow dadkeygaan is dili daaw lagaran siiyo

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 9 วันที่ผ่านมา +2

    Mad fahmin shekada reer arab la daho oo issaq ah aya ogadeen rabban dhulkooda. Ogadeen shadh dowladed bey uu so xidhee .Arab ba dega dacawoleey ogadeen bana ku soo duuley. Labad belood ba waa Itoobiya. Ogadeen iskama ceelinayo amxaar somaliga ayu soo donanaya.

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 9 วันที่ผ่านมา

      Dadka somalidu arintu siday tahay uma abaaraan waa hal reer waxa somali marba reer ku duulaya somali inay si toosa uga hor tagto way awoodi weydey inay farta ku fiiqdo oo runta u sheegtona way awoodi weydey somali ilaahay ha kala qaboojiyay kaga dhegtey

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 9 วันที่ผ่านมา

    Halkaa culimada waan kugu diiday Culimada quranka macnaynaysa cidi ma dhagaysato culimada yaan lagu danbaabin

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 9 วันที่ผ่านมา

    Waa Xagee meeshaan lagu ba’ay?

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 9 วันที่ผ่านมา

    Wiil qalbi saafiya leh waa xaqiiqa soo duulayasha Jahanamy usocdaan Illahay inta gar daran umada haka qabto

  • @fahmomaxamuud5500
    @fahmomaxamuud5500 9 วันที่ผ่านมา +1

    Sidaas baan quiz joognaa hadaanuu Alle jidkale noo furin waa Nala qaatay cadow u jabnay

  • @Ilyaas-dc3ll
    @Ilyaas-dc3ll 9 วันที่ผ่านมา

    Dadku waa caame barashada diinta halagu dadaadalo

  • @MohamedHasen-tv1ev
    @MohamedHasen-tv1ev 9 วันที่ผ่านมา +2

    Dhibka xasan baa kadanbeeya

  • @hakimwais
    @hakimwais 9 วันที่ผ่านมา

    Geesi geesi dhalay. Ilahay ha ku dayo

  • @Ahmed-v6g8g
    @Ahmed-v6g8g 9 วันที่ผ่านมา

    Sanadkan Daarood wuxuu isku raacsanyahay colaada Somaliland iyo ISAAQ, LKn DADKA Xaqdarada ku socda ILLAHAYbaa jabin doona jnsha Allah.

    • @Epicfountain10
      @Epicfountain10 9 วันที่ผ่านมา

      Daarood dulkiusa ayuu difaacayaa.

  • @raxmocabdi-pi4fy
    @raxmocabdi-pi4fy 9 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah 😢

  • @RaxmoMaxamad-q7o
    @RaxmoMaxamad-q7o 6 วันที่ผ่านมา

    Jaakalaah qey

  • @sahraJibril-es6ze
    @sahraJibril-es6ze 9 วันที่ผ่านมา

    Ilahay hakala qabojiyo somali melay jogan baa😭😭😭😭

  • @muslimxusein3863
    @muslimxusein3863 9 วันที่ผ่านมา +1

    DAGAALKA SOKEEYE ASAGA GUNIMO AH

  • @Ilyaas-dc3ll
    @Ilyaas-dc3ll 9 วันที่ผ่านมา

    Waa runtaa abwaan

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 9 วันที่ผ่านมา

    Culumadu Way daaleen hadalkoodana lamadhagaysto😢 Somaali haday ismaqli wayday ooy heshiinwayday, Gumaysibaa Udambayn, Alaha fahansiiyo intaas🤔🤔

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 9 วันที่ผ่านมา

    Waa dhaqanka Daarood E hala yaabin Baruurta Soomaali qudhmisay waa Daarood Doofaar

    • @aishadegan6438
      @aishadegan6438 9 วันที่ผ่านมา

      Baruurta wax qudhmisay aad sheegaysi waa adiga iyo reerkaaga xanuunka ah

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 9 วันที่ผ่านมา

    Wllo waxad tahay wil fayooow oo xalaaala shacabka la xasuuqay wad aragta

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 9 วันที่ผ่านมา

    Odayaasha nadafada doonaa ahaa ayaa la bahadilayaa

  • @sucaado7
    @sucaado7 9 วันที่ผ่านมา

    Yaa ilaahi waa musiibo IYO calol xumo subxana laah alow u gergaar dadkii somaaliyed

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 9 วันที่ผ่านมา

    sabiib waxaadan aqoon hadaad kahadasho waad kuceeboobi sidanookale xograada saxiib nin fiican ayaa kuuhaystay

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 9 วันที่ผ่านมา

    Gabadhan aragti laga soo afduubeysaan oo qabiil ku faa ayaa waa cewb

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 10 วันที่ผ่านมา

    Waa. Ruun. Taa. Ilahoow. Inoo. Saahaal. Amuurah ash. Noo. Saahal. Soomaali. Iyagaa. Haalkaa. Is. Dhigaay. Sidee. Laasu. Amiin Ayaa. Ilahay. Ka. Jaausamaari. Waa. Wax. Calooshii. Xanuun. Kaa. Kaasaara

  • @abdirizackali
    @abdirizackali 9 วันที่ผ่านมา

    Abwan ane igudar

  • @mohamedabdi-nu5is
    @mohamedabdi-nu5is 9 วันที่ผ่านมา

    Gabadha sawir keda mafahmin maxa ku dhacay?

  • @HalimaIbrahim-p6n
    @HalimaIbrahim-p6n 9 วันที่ผ่านมา

    Adaa ka know ah

  • @atoalsheikh3541
    @atoalsheikh3541 4 วันที่ผ่านมา

    Masiiwada somali heesato waa khabyaalada Dalka ma hagaagayo ila ay kaso labto mid limada somaliyeed khabyaalda waa cudur aan daawo lahen kuna faafo jiil ba jiilkiisa waxey isku arkaan cadow dhaxdoda waxaa kafaa ideesto cadow jacel dalka burbur kiisa somaliyey waxa burburayo waa dalka iyo dadka iyo diinta ee aqli isku yeela qabyaalada dawadeda waa mid lima kharan waxan rajeena kabilabato sanadka cusub somaliyo mid ah kuna difacadan dalkoda into san gacanta kabixin ilaahayo mideey somaliyo dhan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 9 วันที่ผ่านมา

    Dhiig la daadiyo walee waa la eediye bal aynu eegno halka ay maraan gun nimadooda

  • @Beru700
    @Beru700 9 วันที่ผ่านมา

    Qofkii jano rabaa waa uu dilaa 3 ama
    5 qof oo darood ah .
    Janadu 2025 waa dilka daroodka

  • @AliDalmar-o3c
    @AliDalmar-o3c 9 วันที่ผ่านมา

    Ninja 2labaad waa aniga

  • @Sinwaar
    @Sinwaar 9 วันที่ผ่านมา

    Sallahu Calehi waslam ❤

  • @caadilmustaf-m3o
    @caadilmustaf-m3o 8 วันที่ผ่านมา

    سبحان الله سبحان الله ﷽ 😭😭😭

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 9 วันที่ผ่านมา

    Dadka noca isu galaya isu xasuuqaya aya rabo in ay nolol helan cafimad helan roob helan😂bar waaqo helaan wlhi walal xiq diye oo colobay way ka suulaan Adunka way xabaal badiyan wayna xoola yareeyaan musiibo dhibaato iyo silac Alle ifka❤ogu so deda jin nayaa so sorry 😢 in soomaali ka dhashay dadka Adunka ogu cawaan san Diin ahaana u caabuda qabiil shirt

  • @maryamxasan-h7l
    @maryamxasan-h7l 9 วันที่ผ่านมา

    wlky aqligga allha kusiyaadiyo

  • @MudazirMasud
    @MudazirMasud 9 วันที่ผ่านมา

    Waa dad shicib kawada tirsan dawlad deegaan ka ethiopia iyoo liyuu police

  • @razamal9595
    @razamal9595 9 วันที่ผ่านมา

    great idea and I appreciate but could you let Hassan Sheikh stop creating nonstop violence across the Horn of Africa? That will be nice too.

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c 10 วันที่ผ่านมา +1

    Abwaanow odayaasha waa munaafiqiin dadkii isdagaalay ee dawlada ciidamo usoo dirtay haye intey dheheen markuu gabalkii dhacay ee laseexday bey xasuuqeen 😂😂😂

  • @FamilieFamilie-r1u
    @FamilieFamilie-r1u 9 วันที่ผ่านมา

    War muhimada ka hadal somali way kala shakiday

  • @CabdiraxmanMaxamed-y6m
    @CabdiraxmanMaxamed-y6m 7 วันที่ผ่านมา

    war askartay laayen madan maqlin shacab ishubeeyay ee askartaaayay nimanka dawlada ladaga lamay wadasheg hadaad waxshegii hadii kale iskadhaf

  • @yacquubibraahim2743
    @yacquubibraahim2743 9 วันที่ผ่านมา

    Waa meeshi naloo rabay war aan isdilno hadaan doone maxaa itoobiyan nadhax keenay

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar 9 วันที่ผ่านมา

      soomaaliga qabaail iidilaya itoobiyaan kaa iidhaamo😅

  • @et9055
    @et9055 9 วันที่ผ่านมา

    Abwanow culimada somaliyed maaline aye kahadline majirto dhiga ladadinayo.

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 10 วันที่ผ่านมา

    Waa Run waa jaahiliin Dadkani.