Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alxamdulillaahi rabil caalamiin masha alaah alaahu akbar alaah is one
Walaal diinta ma baneeyn sadax Bari ka badan inaa isku basaasiyo qofaan ninkaaga oo dhintay ka ahheeyn waa sadax Bari inta ka soo hartay heestuna waa baab kale.
Waa aqliga xaasidka ee allah aqli ha u yeelo wiilkaa allah meel ka qeyr badan ha u jeediyo meel uu irsaq xalaal ah uu ka helo fanaan aduun iyo aaqiro faaiido ma lahan
walaahi adiga kuli waa iskey mid all murxumad farxiyo iyo dayax fayuus idinka galay war dadka kadhamada ee shaqesta murqahina naagta mama Dan waay jacashahay farxiyo ayada ne uduceya Ilaah qalbiga ha uqawojiyo aan uduceyno
Dhlintii soomaalida waxaa fidno looga dhigay music iyo social media. Walee aakhiradooda waa loo yaabaa. Xitaa waxba ku qaadan maayaan dadka maalin kasta dhimanaya
Adigu canaanta iyo dirirta jooji, maamada hala yaabin aad bey u caawin jirtey marcuumadu, qalbigii baa ka raacay ayaa laga yaabaa, waxa kale oo dhici karts in aaney maskaxda ka fayoobeyn.
Hadaa kahor ayuu nin somaliyed ayaa sual laweydiye markas ayuu dahay badalki somalia aad kudiman lahed adiga o Germany kudhimato ayaa dhanta .markas ayaa ladahay o maxa ,Markas ayuu dahay Germany wa qabow gabrigada somalia wa kulel qabrigada kulel ayuu noqonaya. Marka tas wa Jahilnimadi ugu weyned o aan dagesto ,marka hooyo iney qabriga biya kurusheysa kuley magaranayo Culimada halaweydiyo😮😮😮😮
Asc,waxaas iyo wax ka darran baan ku soo arkay wadankii waxaad arkeysaa qof ku soo booqanaaaya oo ku leh anigoo tabcaan ah baan kuu imid oo Socon la marka dadka waxey kala garan la yihiin booqashada ma qasab miyaa adigoo shuban iyo qandho ku heyso inaad u timaado!!mucjiso...
Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
wa.link/imogl6
Ascwrwb horta gerida waa xaq misna waa 3dex malmod waye de qofka bi,ni,adamka wa muhiim in uu is madadaleeyo dayax qofka ka ixtiraam badan majiraa
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه و سلم ❤️❤️❤️❤️❤️
Adiga naftirkaaga maxaa kaa qaldan wll wax Kale aad soo dhigto maad wayday maalin walba farxiya iyo dayax ku haysaaye
Waa bilaa damir mashaqaystaa ilaa malinkay dhimatay ilaa manta dabaa socdaa qabrigedaa lacag kasamaynayaa mashaqaystee quburahaa kaqarabtaa 24sac wusodhigayaa maxaa daba dhigaybal
mamada qabriga ben ben u meesan tagen ee cida marxumada dhashay ama dayax wax uun ha siyaan nagtan dhangac bee qabtaa
Waa runtaa runtaa runtaa runtaa runtaa maa shaa alaah mahadsenid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alloow xaqqa nawada fahamsii Aamiin yaarabbi innsha Allah 😭😭😭
Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alxamdulillaahi rabil caalamiin masha alaah alaahu akbar alaah is one
صلي الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤
Wllhi wa arin cajiib ah😢 jazaaklh akhuuna
Salallahu aleiyh wassalim 💯💯💯😭😭😭
SubxanAllah SubxanAllah
Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam
Nabiga csw wuxuu yiri tacsida waa sadex berri
Jazaaka Allah qeyr Allah haku xafido xaq ayaa kahadashay
Wlahi Qof KA ixtiraam badan majiraa qofku Waa inuu IS madadaleeyo dayax ilahay garabkiisa hagalo asigaba howl aduun Ku furun Rabi Talo Kufilan
Armay aqbriga fagataa subxan allaha 😢
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Salalaahu caleyhi wasalam
Waa xasadiin dadku wiilkan maskiinka alle haka fujiyo
Salalahu calaleyhi wasalim ❤❤❤❤❤
Gebedhan Allaha u naxariisto ee ilaah uga baqa malin walbo sawirkeeda aad wadaan
Gerda Waa Malin 3maalin Qof walbana wey sugeysaaa Marka dayaxdalnuurshe hakaga dhamaado wajibka sarna wuu gutay Ee dadow ilahay kayaaba
Ilahyi hawo naxariisto Amiin Amiin Amiin ya rabil calamin
Adiga camal aa marxumada aheen ma lihid miyaa war xishoo nin wayn baa tahaye subxanallah
Waa qalbi hooyo cilmina uma laha
Sxb mcne guuleyso wll qali 💪💪💪
Walalow kadhamoow reerkan please 🙏
Scw anigu adiga waxaan ku odhan lahaa in aad ka hadalka ninkaa iyo gabadhiisii geeriyootay aad iska dhaafto ayaa ku wanaagsan waayo qofna ma jecla geeridda gabadhisa
ADIGA ASXAABUL QABUUR KA DHAMOOW ILEEN IYADABA INTAAS BEE RABTAA IN LAGA SHEEKEEYO
Salaalahu caleyhi wasalam ❤❤❤
Hadal saxan oo waadhax ayaad u sheegtay alaah haku barakeeyo walaal
Asc somaliya majooga lkn waxa dhici karta markaad fiiriso wax yaalaha ka suuro gala inay is leedahay wax ku hel oo cid kudhahda anigaa biilkaaga qaba hasoo baxdo
Xaqa alaha tuso mamada 🤲🏻
Aniga xataa fikirkaas aan qabaa inuu dayax ama qof biilka meel usaarto iney rabto
Subxanalaah😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤
INKAARI KUGU DHACDAYE MOWTIDA DHIBAATADA KALA DUL TAG' NAXARIIS KAMA AHEE WEXEEDU WAA IGU SAWIR 📸📷' IYO CAANNIMO RAADIS' IYO SI WAJI AY KU TUUGSATO U DIYAARSATO' JAAHILAD WEEYEE MOWTIDA HALAGA QABTO WAXAABA LAGA YAABAA INEY MARXUUMADDU DHIBSANEYSO' ALLAAH YAHDIIK 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
🎉🎉
Walaal ninkaan dalnuurshe la la leyahay wuu qaldan yahay waana sax in lagu dheleeceyo inuu aroos ka heeso iyadoo geeridii xaskiisa ayan xitaa bil kasoo wareegan xitaa haduu uu yahay nin ma naxe ah oo qalbi adag xitaa waxay ahayd inuu dhowro xaskiisa reerkii ay ka dhakatay qalbigooda oo wali aan hilmamin geridii gabadhooda markii ay arkaan isagii oo durba aroosyo ka dhex heesaya way calool xumanayanan in kastoo heesuhu ay u ahayeen shaqo uu ku shaqaysto hadana waa foolxumo hadii mantaa shaqadiisu ay dukanle anhan lahayd iyp ganacsi caadi ah lalama yabeen lakiin heesuhu awalbayba diintenu xaraantimaysay oo risiqa lagu kasbadana waa xaraan ilayn waa munkare marka inkan wuu is cebeeyey inuu iyadii oo aan wakhtibadan oo la iloobo kasoo wareegin inuu heeso iyo xafalado dhex boodo.
Walaal diinta ma baneeyn sadax Bari ka badan inaa isku basaasiyo qofaan ninkaaga oo dhintay ka ahheeyn waa sadax Bari inta ka soo hartay heestuna waa baab kale.
war ninkan maxaa daba dhigay marxuumadda
Masha alaah
Wasax walaakeye soomalid weywaashe
Yaa Allah yaarabbi
Nolosha qofna uma istaageyso, geeridana waa lagu wada xukuman yahay, Dayax dhamaad ka yeesha
Scw Scw 😢
Wll iskaa daa maytida xita hadaa ka hadlaysid sawirkeeda iska dhaaaf please
Thank you for sharing
Soomaali diin kudhaqan banaankay kayihiun
Waa aqliga xaasidka ee allah aqli ha u yeelo wiilkaa allah meel ka qeyr badan ha u jeediyo meel uu irsaq xalaal ah uu ka helo fanaan aduun iyo aaqiro faaiido ma lahan
Asalamu Calaykum. Mamada ma fayoobe ayaa laga yaabaa please hoods haloo fiirsho.
20cisho reer kaan waad kahadleysa mxaa kaa qaldan mideeda kale gabadha marxuumada swirkeda iska daa
Scw scw scw scw
walaahi adiga kuli waa iskey mid all murxumad farxiyo iyo dayax fayuus idinka galay war dadka kadhamada ee shaqesta murqahina naagta mama Dan waay jacashahay farxiyo ayada ne uduceya Ilaah qalbiga ha uqawojiyo aan uduceyno
Scw Scw Scw
Wan ubahanaxi lkn isku wadan majognaaa plz
Dhlintii soomaalida waxaa fidno looga dhigay music iyo social media. Walee aakhiradooda waa loo yaabaa. Xitaa waxba ku qaadan maayaan dadka maalin kasta dhimanaya
scw scw scw
Ascwrwb dayax qofka ka ixtiraam badan majiraa majiraan sideetahay Lkn qofkale haduu IS madadaleeyo
Adigu canaanta iyo dirirta jooji, maamada hala yaabin aad bey u caawin jirtey marcuumadu, qalbigii baa ka raacay ayaa laga yaabaa, waxa kale oo dhici karts in aaney maskaxda ka fayoobeyn.
Adiga gabadhaan marxuumada ah maxaa ku daba dhigay xasbuna allaah irsaaqada si kale uraadso bal meeqa jeerbad kasoo hadleeysaa😢
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
Haduu allaah ugu talo galo wuu kadaba dhiman cid rabta malaha lkn waa qalad iyo qalbi xanuun inuu weli sii heeso inuu towvad keeni oo shaqo xalaal ah raadsado ayey ahayd ee adigane haka dhigin inuu wax fiican sameynayo geerida waxaa noogu sugan cibro iyo inaan allaah u noqono
waxaan wax weyn ahayn wax kasoo sareysaah adaabo gabadhii sawirkeda na hor wado bariis ka radinesid isku xishoo
Adiga gabadhaas caqli aan eheen ma lihid miyaa maxaa qaldan
adiga camal aan marxumada aheen malihid miyaa subxanallah
isku xishoo bisinkee
Sax wlhi
Salalaaahu caleyhi wasalam salalaaahu caleyhi wasalam salalaaahu caleyhi wasalam salalaaahu caleyhi wasalam salalaaahu caleyhi wasalam salalaaahu caleyhi wasalam salalaaahu caleyhi wasalam
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Wallow gabadhaas maad iska dayso oo qabrigeedah udayso ma meel kale oo aad rashin ka doonataa wayday
Subxaanalaah haday waxba heysanin maxaa u soo baxdey
Too early for party 😢
Daadkaan maaydkii baa kaafaakaan waayaay.
Nin yahoo malin kasto mama dan warkeda naga daa
Hadaa kahor ayuu nin somaliyed ayaa sual laweydiye markas ayuu dahay badalki somalia aad kudiman lahed adiga o Germany kudhimato ayaa dhanta .markas ayaa ladahay o maxa ,Markas ayuu dahay Germany wa qabow gabrigada somalia wa kulel qabrigada kulel ayuu noqonaya. Marka tas wa Jahilnimadi ugu weyned o aan dagesto ,marka hooyo iney qabriga biya kurusheysa kuley magaranayo Culimada halaweydiyo😮😮😮😮
Somalida markaad fiiriso diinta washmen bay kayihiin caqli xumida haysato
War adhiga familkan maxa kudawadigi oo ad jadwal oogadigati
War mucjiso kugu dhacdee gabadhas qabriga ugohar maxa 24 sac kudaba dhigay 40jir bila xishodaa mashaqaystaa quburahaa arzaqad kagashay😢
Wad dadkii aycawinjir taye adigu booskeda galow udir lacag
Teams washamsi ninkan unsubscribe iko report an iskugaga darka
Iskdaaa dadkaaa dinteee wll
Iney xanuunsanty alaga yaabaa
adoga wax lale ood ka hadashid ma leh miyaa war adigaaba ka dana qaataye dadkaan ka daba har
Hadii aay biiyo ku shuubto dambii miya
Scw scw scw scw scw scw
Bisinka waar aduu ka xishood haday bookhato danbi maaha ee views kaa meel xun kaa galay ee isku xishood
Adigu qof dhintay maa arsaaqadaadii gashay
Asc,waxaas iyo wax ka darran baan ku soo arkay wadankii waxaad arkeysaa qof ku soo booqanaaaya oo ku leh anigoo tabcaan ah baan kuu imid oo Socon la marka dadka waxey kala garan la yihiin booqashada ma qasab miyaa adigoo shuban iyo qandho ku heyso inaad u timaado!!mucjiso...
Adiga iyo iyadu waxba isma dhantaan Ilahay ka xishooda oo xoolaha si xalaal ah u raadsada been ayaad ciwaan ka dhigatay markasa qof kale haysata
Banalow iska ilaliya qariga aqiro. Ayu ku xasusiya. Iska jira wahabiyada.
Hoyaded miya
Waxad aminaantahay inan qabriga la siyaranin. Wanaqana u jadadina ya wahabi. Wa laidin baratay hadad wabiyo tihin.
Zcw zcw zcw zcw❤❤❤
Daacad kama ahan waa fayuus raadis weeyaan iyo jaahil nimo ayaa isku darsatey ee halasoo qabto ee hala canaanto
Habartu maywalantahay De hashaqaysato maxa islayelyeli
mamada qabriga ben ben u meesan tagen ee cida marxumada dhashay ama dayax wax uun ha siyaan nagtan dhangax bee qabtaa
Oo adigaba wax ku qabto ma lihid miya wadigan an ka haren xanta dadke dhintaye
Kaleexo dadka dhibte qandho hele meel xun kudhimo markale hadaa kahadasho
Maxa ku jaban wahabi ayad tagay mamada afkada kada wahabiyahow.
Adaaba lacag kuraadsanaya. Been iyo quraafaad meel xun ayaad wax karaadisaa baryahan dambe
Adiga waxa walaba ka daran oo maytid irsaaqada ka gashay ee iska da dadka ilaahay waxa ku ma siiye cawan yahow
Horto calanka waxmadhibayo waxna matarayo mamada inay booqato oo ay uducaysana dhib kuma jiro sidaa darteeda meeshaan anu waxdhib aha iigamamuuqdaan ee orod fiyuuska meelkale karaadso 😂
Salalahu calaleyhi wasalim❤❤❤❤❤❤
scw scw scw