SHEEKO GAABAN UBADKAAGA LAMA INKIRO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • www.hamarey.com

ความคิดเห็น • 271

  • @UmadanewsTv
    @UmadanewsTv ปีที่แล้ว +6

    Marshaale,Aniso,Cali Hiiraan iyo Ilka case dhamaantood allaha u wada naxariisto!

    • @hindaabdulleabdulle8202
      @hindaabdulleabdulle8202 ปีที่แล้ว

      Aduunku waa noocaa walalo dadkii aynu iyagoo nool daawanay ayaa dhamaantoid hoosta maray ilaahay ha unaxariiso aniisas ugu dambaysay

    • @cabdisalansugulee-wq9nl
      @cabdisalansugulee-wq9nl ปีที่แล้ว

      aamiin

  • @farxiyoloveofficial6593
    @farxiyoloveofficial6593 4 ปีที่แล้ว +10

    😭😭😭😭 aniso yareey alle ha u naxriisto galabtan ayeey geriyootay horteena alle ha cafiyo manta oo ey thy Tariiqda 7/4/2020/ ku geriyootay deg mada karaan aniso yareey 😭😭😭😭

    • @hafsatahalil2349
      @hafsatahalil2349 4 ปีที่แล้ว

      Abaaayo maxaa kudhacay alow unaxariiso sorry😓😓😓😓😓😓

    • @nrx8684
      @nrx8684 ปีที่แล้ว

      Fadlan ii sheeg mala dilay Anisa yareey?😢😢😢 Aad iyo aad aan u jeclahay Anisa yareey

  • @diiriyeali6080
    @diiriyeali6080 5 ปีที่แล้ว +34

    4 aaa haysaa ana 6 aaa haysaa hhhhhhhhhh ilaah marashalee ha u naxariisto iyo ilka case

  • @macamarzaki4721
    @macamarzaki4721 5 ปีที่แล้ว +19

    Wallhi marshale waan jeclaa allawo kunaxariiso

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว +4

    Fidi oo fidso lugahaaga wadayareey kawadaaye aayar tartiib dhug igateh.foijigsanaan igateh.🖐❤🌸

  • @blackqueen204
    @blackqueen204 4 ปีที่แล้ว +9

    Allow u naxriiso
    Marshale
    Ilkacase
    Aniso 2020 dhimatay😭😭😭

    • @khadiijoali6760
      @khadiijoali6760 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @musbahofficials1832
      @musbahofficials1832 3 ปีที่แล้ว

      Amiiiiiiin

    • @nrx8684
      @nrx8684 ปีที่แล้ว

      Anisa cudur nuucee ah ayeey u dhimatay? 😢😢😢 I love her so much 💞💞

  • @adoonalle5195
    @adoonalle5195 3 ปีที่แล้ว +7

    Ilaaheey hau naxariisto dhaman tod 😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢

  • @ikranabdulkadirhajimuridi3254
    @ikranabdulkadirhajimuridi3254 12 ปีที่แล้ว +76

    ilahayow marshaale u naxariiso oo janada fardowso kawaraaabi amiin amiiin

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 ปีที่แล้ว +43

    4 ilmo iyo wijigana 🤣🤣 Adigo Yar wixi lagu so furaa qabta key madow yahey😂😂😂😂🤣🤣🤣 Marshale AUN

    • @aziiz94
      @aziiz94 5 ปีที่แล้ว +1

      Yasmin Ali 😂😂😂 janis ka ugu fcna e heshay ayada is dhafisay nacas nimadeda ilmaheda in lala koriyo e rabta ilmahiisana wa diide 😂

    • @intawanagsanwalalkoda494
      @intawanagsanwalalkoda494 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣

    • @mohamedawil8694
      @mohamedawil8694 5 ปีที่แล้ว

      123456

    • @mohamedawil8694
      @mohamedawil8694 5 ปีที่แล้ว

      To90

  • @zackyainsane9795
    @zackyainsane9795 5 ปีที่แล้ว +13

    Ahaha haah wlhi marshaalaa Allaha unaxariisto asaaa karaayh wlhi hhhh
    Lixaa haaayaa kulahaaa 😂😂😂

  • @hanimahi6389
    @hanimahi6389 3 ปีที่แล้ว +6

    Allow idiin naxariiiso aameen

  • @abdikeiim3950
    @abdikeiim3950 12 ปีที่แล้ว +11

    ILAHAY HA U NAXRIIRSTO MUJAJILITAHA SOMALIA C/JAYLAANI MARLAAQ MARSHAALE ILAHAY HAKA WARABIYO JANADA FARDOOSO

  • @abdirahmanetakaawey1307
    @abdirahmanetakaawey1307 2 ปีที่แล้ว +4

    Allow idiin naxariiso marshale ilka case iyo aniso yarey waxan Ku qoslay lix Ku disha adigabo afar Ku disha kulahaa marshale allow kaa farxi sida noga farxisay

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 ปีที่แล้ว +3

    generations jiilba jiil.Xamarwadajir.

  • @user-jm1ym8xx9w
    @user-jm1ym8xx9w 8 หลายเดือนก่อน +3

    4/12/2023 xasuus Kenya nairobi 😂😂

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว +2

    Waaitane yartaan dumaar waan uwataa.qiimobadan waaaaamayaa neverever nololba.

  • @saabirinsabnaa9187
    @saabirinsabnaa9187 5 ปีที่แล้ว +17

    Ilhy ha u naxariisto Marshale 21,1,2019

  • @mohamedhossein9492
    @mohamedhossein9492 5 ปีที่แล้ว +4

    6kudishay
    Adibo 4kudishay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Alle haku naxaristo mashalae

  • @hindiali5033
    @hindiali5033 ปีที่แล้ว +2

    Amiin dhaman Allah ha u naxaristo Ramadan la dilay bishan oo kale😊

  • @aizoocadee8130
    @aizoocadee8130 6 ปีที่แล้ว +8

    Kkkkkk Ilaahow kuu naxariiso Marshaale

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว +2

    Waana ugu qiimobadananahay ugu jiraaa.

  • @jamacladaneladane1032
    @jamacladaneladane1032 ปีที่แล้ว +2

    Riwaadani xasuus gaar ah ayey igu leedahy 2023
    Allah uwada naxriisto intii dhimatey

  • @sharmaarkeaadan2043
    @sharmaarkeaadan2043 5 ปีที่แล้ว +8

    ilahayaw u naxariiso amiiiiin amiiiiin yaaa rabi

  • @abdullahiomar8044
    @abdullahiomar8044 8 ปีที่แล้ว +7

    kkkkkkii mashaa allah aniso marshals allahaku naxariisto

  • @ghhhhh303
    @ghhhhh303 3 ปีที่แล้ว +9

    May Allah rest your soul in janatul firdowsa Marshalle

  • @abdullahiomar8044
    @abdullahiomar8044 8 ปีที่แล้ว +11

    18 jiraa kk ilkacase illahow ku naxariiso

  • @abdiwaliali3305
    @abdiwaliali3305 11 ปีที่แล้ว +17

    innaba caadi ma ahaan masha,allah ilahay u naxariiso marshaale amiin ,

  • @mohedothman8094
    @mohedothman8094 5 ปีที่แล้ว +10

    😂😂😂Qof kaligis dad xamanayo maba jiro uu taaganyhy marshaale

  • @zackyainsane9795
    @zackyainsane9795 5 ปีที่แล้ว +24

    Dhadhami cusbada maa kubadaty kulahaaa 😂😂😂😂

  • @mrsiyad1980
    @mrsiyad1980 11 ปีที่แล้ว +11

    ماشاء الله الله يرحمك

  • @timijilec9040
    @timijilec9040 12 ปีที่แล้ว +8

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.dhidhami ku lahaa! waa kugu faayi kkkkkkkkkkk

  • @mohammedabdi6295
    @mohammedabdi6295 9 ปีที่แล้ว +5

    qatar qatar aaba iska dhigoosaa lee iga dheh marshaale Allah kuuu naxariisto

  • @yusufnageeye7461
    @yusufnageeye7461 3 ปีที่แล้ว +13

    2020 /22/11 qofki dawadey like dhac kusii

  • @farhiyamohammedhaji1644
    @farhiyamohammedhaji1644 4 ปีที่แล้ว +3

    Wale guur la,aaan unbaan joogiye ilmahaygu ma inkirayo ninow hasugin taa walahii

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 ปีที่แล้ว +1

    Extly.yareeydaan mashaaaaaalah.familkayga xaa oiga juro tanay qusaysaaye.seebaaye

  • @abdishakuur1498
    @abdishakuur1498 3 หลายเดือนก่อน

    Yaà allha unaxariiso adumadaada aniga no naxariiso inta muslin ah

  • @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927
    @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaah unaxariisto marxuumiinta waa dad akteena qiima weyn kulahaa

  • @baaleinstituteoflanguagean2315
    @baaleinstituteoflanguagean2315 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haa unaxariisto marshaale

  • @aziiz94
    @aziiz94 5 ปีที่แล้ว +5

    18 iyo bar a jira 1sano le ka wenahy 😂,
    ilaheey ha u naxariisto legends e ahayen wlhi marshaale iyo ilkacase

  • @miftahbinarytradingacademy
    @miftahbinarytradingacademy ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo wlhi Horta gabadhan hlkee kudanbeysy.

    • @asadyaxye
      @asadyaxye ปีที่แล้ว

      Way dhimatay Alle ha u naxriisto

    • @Taraagle67
      @Taraagle67 ปีที่แล้ว

      Way dhimaty 😢😢 allah yarxama 😢

  • @hassannuur1644
    @hassannuur1644 7 ปีที่แล้ว +11

    xafiiska basaboorada miyaa laga furay gurigeeyga kkkkkkkk

    • @ahmedabdi6307
      @ahmedabdi6307 2 ปีที่แล้ว

      Allow unaxariiso marshale

  • @user-ch8uv3wx3t
    @user-ch8uv3wx3t 4 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @barreaxmedcaliahmed2794
    @barreaxmedcaliahmed2794 6 ปีที่แล้ว +2

    Allah u naxaristo marshale iyo ilka case allow janada geey

  • @gf5711
    @gf5711 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilko case ilaahay ha u naxariisto

  • @abdelaleemilhaam5194
    @abdelaleemilhaam5194 11 ปีที่แล้ว +6

    ahhahahahahahahaha i really like it

  • @faatmaaxmed1785
    @faatmaaxmed1785 8 ปีที่แล้ว +12

    kkkkkkkkk marshaale alow ku naxariis

  • @nataashaahmed2582
    @nataashaahmed2582 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhh. Alow unxareso Amin😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @maxamedaxmed5348
    @maxamedaxmed5348 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle hau naxariisto marshaale

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Mashaaaaalah tabaarakalah. Yartayarta waaba layga waawaynyahay waxbadan Familyyyy familiessss kunsano iyo kabadan nololw wadayareeeey kunjeer ku qadarinaayaa kunjeer kuxamdinaayaa. Iyoiyo

  • @samatarcade9157
    @samatarcade9157 7 ปีที่แล้ว +5

    الله يرحمه

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Xaa ooga jiro dumarooow .husyur hus yur tanaaba tiraahdaba.dumaryaashu yartayarta

  • @abdulhakimzoobe3245
    @abdulhakimzoobe3245 6 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha kuu naxariisto marshaale kkkkkkk kula haaa saaa daaadooow

  • @kudarsochennel7693
    @kudarsochennel7693 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah marshaale allaha unaxaristo

    • @fjboojo8989
      @fjboojo8989 6 ปีที่แล้ว

      Yuusuf Aadan I it

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 3 ปีที่แล้ว +3

    Good bye Jaw habrooshayaal 🤣🤣🤣🤣

  • @jaela005
    @jaela005 12 ปีที่แล้ว +6

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ala wa furey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Saan ahay tilmaamahayga aan naaagodunaarhaweendumar kagawato ugujiro.yaah baan wax ku ahay bahbahbahbahbahyareeeeeeeeeeey.

  • @abdiyowabdi1823
    @abdiyowabdi1823 11 ปีที่แล้ว +4

    waaaaaaaaaw cadi ma ahan

    • @caligaab4146
      @caligaab4146 6 ปีที่แล้ว

      abdi hakim Muktar ffyhxgu

  • @nrx8684
    @nrx8684 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariiisto dhamaantood

  • @ridwaanhassan3279
    @ridwaanhassan3279 6 ปีที่แล้ว +9

    Bismillaah Jidkaan waa ku soo dhumay ani
    afar adi lagi dari 5 ani legi deri leh oo xamar na marxaladdaan la roogo bes bes bes

    • @mohamedabdihakim8017
      @mohamedabdihakim8017 5 ปีที่แล้ว

      Ridwaan Hassan hhhhhhhhh adi lagidari lih kulahaaaaa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว +1

    Waa joogaa saxsax anisocadsyyareeyqiimobadan tii kujirtayba haweendumaar.saxsax bledka dhan iyo baadiyaba ataa tii loo riyaaqay loo bogey mashaaaaalah tabaarakalah

  • @xamdi0722
    @xamdi0722 5 ปีที่แล้ว +5

    Dhadhamibo cusbada maa ku bati😂
    الله يرحم راحمين

    • @yufamoha779
      @yufamoha779 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkk waa kugu faayi key madow yahaay

  • @AaAa-mg7rg
    @AaAa-mg7rg 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha unaxriisto marshaale

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 ปีที่แล้ว +1

    Aankawadaa.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 ปีที่แล้ว +1

    Aww.

  • @abdishakurismail8739
    @abdishakurismail8739 5 ปีที่แล้ว +3

    ilaahow kuu naxariiso marshaale iyo ilkacase majaajilaystayaal qosol ah bay ahaayeen..kk

    • @abdikaficawar7247
      @abdikaficawar7247 5 ปีที่แล้ว

      Faceey miyaa uyarahay Kulaha😂hdi LA.afuray

  • @asadibnuyaxye8097
    @asadibnuyaxye8097 6 ปีที่แล้ว +4

    imuhuu iiga cayuumayaa anisa yarey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Xaa oogajiro.waaitanaaye waan kamitu ahay familyyyy dunaaaar .dumaryaashoow tii kujirtayba.yaaba ihelikara kundumarooo ta rooneeeeey.iyoiyo nonseseseseseeeseseses.

  • @hasanmashaallh2154
    @hasanmashaallh2154 ปีที่แล้ว +1

    Allha unaxrsto babba marshle

  • @rashkaanicadde875
    @rashkaanicadde875 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha u naxariisto dhamaantood

  • @kamaaludiinitv4975
    @kamaaludiinitv4975 4 ปีที่แล้ว +1

    Saadaadoow saadaadoow saadaadoow saadaadoow saadaadoow saadaadoow

  • @zackyainsane9795
    @zackyainsane9795 5 ปีที่แล้ว +4

    Adoo yar wxii lakuu soo furaaa qabtaa kulahaaa hahaha

  • @hamisare5073
    @hamisare5073 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhhlhhh
    Marshale allow u naxariiso Sadax Billood Hal iLmo maa Dhaleysay

  • @wllzaha6636
    @wllzaha6636 6 หลายเดือนก่อน +1

    Seitiri ninki keny marshale allow unaxriiso😢

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Waan uwataa daaranahay khayryaashay facyaashay hawendumaar waa dhaafaa.bareer ogaal dhab

  • @abdullahiak538
    @abdullahiak538 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk Masha Allah

  • @abdulrahmanosmaanmire6628
    @abdulrahmanosmaanmire6628 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwww

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Waxkkuqaado waayaha baa layiri bahyareey bahbahyareey bahbahbah. Extlyyyyyy

  • @hibohassan3817
    @hibohassan3817 ปีที่แล้ว

    Wax fican qofkiii katago dhaxalgal u noqdan qofkiii riwayad iyo heso balo kataganah dhaxalgal u noqdan nin baa quran uu aqriye adunka oga tago mid riwayad katagah Ala kala ficanah

  • @user-si7wg8zu3v
    @user-si7wg8zu3v 3 หลายเดือนก่อน

    Amiiiiiiiin yarabi

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Kaagadaran yaredaan ahay.waxbadan qibrad iyoiyo layga waawaynyahay

  • @asiyoaxmed6454
    @asiyoaxmed6454 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk qusulka iga dhamade walahi allow idin naxariso 4haya ana lix aya haya lix kudishe adigaba afar kudishe

  • @hibobahdon5624
    @hibobahdon5624 6 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh illahey haninaxariisto dhadhamikulaha

  • @abdiali633
    @abdiali633 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwan ilkacase iyo marshale Allah unaxarista dhamantood laba somalida dhaxdeeda magac iyo mansab kuleh

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Nonsesesesesesese lajecel qadarin dagan qiimobadan tii kujirtayba dumaar baaban ahaye qaas ahaan hablaha khayryaashay waan dhaafaaba intaan iyo kabadan baan Nafsad ku ahay nonseseseseseses afaarahayga ii qaas ah iyo tilmaamahayga baa seebaaye layga yiraahdaaye barasho jeceel iyo qadarin iyo baa laygaga soo dhawaystay dumare inti aan soo sheegey iyo iyoiyo kabadan laygu farxaaba waa soo koobaaye.nonseseseseeseseses Nafsad baan wax ku ahay.yartayarta Familyyyyyy waaamaaaya .

  • @user-ch8uv3wx3t
    @user-ch8uv3wx3t 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Nonseseseseseses nolow wadayareeeeey khayr iyo farxad ha ii ahaato aaaaaakhiro iyo duniba. Itaaaaaaaaa fariidacadayqiimobadandumaroo marwa ah lay yaqaan tii kujirtayva haweendumaar bareer ogaal dhab layga soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo iyoiyo qurux.Extlyyyyyyyyyyextlyyyyy nonseseseses.

  • @sandherecabdi9313
    @sandherecabdi9313 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxaristo inata shimatay iyo ian nolba

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Nololba.nolow wadayareeyanisoqiimobadanbaa layyiraah iyo iyohaweendumaar waan uwataa.

  • @abdirahmanmankey2253
    @abdirahmanmankey2253 3 ปีที่แล้ว

    ilkacasi allow ku unaxaristo ii banan kulaha

  • @zakariyemohamedabdi7544
    @zakariyemohamedabdi7544 ปีที่แล้ว +1

    Dha Dhami kulaha😆😆😆😆😆

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Xamarwadajir.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 ปีที่แล้ว

    Nafsadayda wax laqooday waaye lakiin.ileeen dumaaaaar baan tani ka ahay ama hablaha dhugey khayryaashay waan dhaafaaa .lakiin waxaan aqbalin qaadanin baa juro kunsanana hadaa noolahay.dumarbaaba waxbadan igawaawaynaayeen.iyaaaaaaaaah aww qoysfamily

  • @ifraaxifraax2236
    @ifraaxifraax2236 5 ปีที่แล้ว +1

    Lix ku dishay adba afar ku dishay allow marshaale u naxariiso

  • @raqiyacadeey3748
    @raqiyacadeey3748 5 ปีที่แล้ว +7

    Marshale 😂😂 ilhow kuu naxariiso asi leba ka raye

  • @fatihakbay2076
    @fatihakbay2076 5 ปีที่แล้ว +5

    Afar ilmaa qafaafu raxman😂😂😂 ilohow ku naxariso marshale

  • @ahmedyacniii6977
    @ahmedyacniii6977 6 ปีที่แล้ว +3

    nimco kutaraarax waaye beeh

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Ihihihihihihihii ihihihihihihihii. Iyaaaaa yartayarta Runaa layska sheegaa.yaah yaaba ihelo karoo wadayareeey tantan.kalacaynkalajaad

  • @ibrahimali5384
    @ibrahimali5384 5 ปีที่แล้ว +2

    2019

  • @sharmakeadan2546
    @sharmakeadan2546 5 ปีที่แล้ว +1

    7:40 ninki afarta ilmo kaa dhalay meeel ayuu ku raaxysana ana werer ikeeene miyaa alle haku naxariisto jantul fardawsna ka waraaabiyo amiiiiiiiiin

    • @muriidicalifaqi25
      @muriidicalifaqi25 4 ปีที่แล้ว

      Heheehheehhe aaaamiin allah u wada naxriisto

  • @abdulahiomar9794
    @abdulahiomar9794 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilkacase wlhi qof lahelikaro aun walee caaadi ma,aha