Deg deg - Wareysi #1/4 Xogti ugu horeeyay ciidanki loo qaaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 3.2K

  • @abdiwarsame3507
    @abdiwarsame3507 ปีที่แล้ว +152

    Wareeysi aad u fiican weeye. Waxaan la yaabanahay dadka ra'igooda ka dhiibanahay halkaan qaarkood oo ingiirska wax ku soo qoraya afkiina hooyo ku soo qora.

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 ปีที่แล้ว +2

      Wey baqooyiin Hadhow maxaa iigu soo qorte cml ha uqaban😂

    • @jamuumohagarmaqate449
      @jamuumohagarmaqate449 ปีที่แล้ว

      Wax baro lagu guma karo 😂😂😂

    • @june6206
      @june6206 ปีที่แล้ว +1

      Wa ima rad kii miskiin kan lacag ta siiyey oo dawanaya

    • @ShukriShukri-gp9xh
      @ShukriShukri-gp9xh ปีที่แล้ว +1

      🎉

    • @Sagalahm2000
      @Sagalahm2000 ปีที่แล้ว

      Beentaa Mahan 😂😂

  • @miskiin2272
    @miskiin2272 ปีที่แล้ว +292

    Yarkaan in warkiisu sax yahay 95% waxaan ku xaqiiqsaday sida uu uga run sheegay taariiqaha, 17-08-2019 in ay maalin sabti ah ahayd inta ila soo hubisay 👍

    • @shiinebeatsofficial1597
      @shiinebeatsofficial1597 ปีที่แล้ว +14

      Bishii 7/12 Keedi 2019 Buu Dhahaye Waana Subax Jumca Ahayd Sabtida Waa U Maleynaa Buu Ku Dhahaye.
      Adigu 17/08/2019 Intee Ka Keentay.

    • @dhamechannel4658
      @dhamechannel4658 ปีที่แล้ว +2

      Maalinka la qaaday wa sax oo wa sheegi karaa Lkn inta kle yaa naga hubiya 😂 nooca la jihayn karo ma thy adi

    • @mukhtaardirgax6794
      @mukhtaardirgax6794 ปีที่แล้ว

      Anigaa aqoon fcn ayaan ulee yahay sxb koobiyoos

    • @asluubsan9738
      @asluubsan9738 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +5

      ​​@@shiinebeatsofficial1597 Sabti bay aheyd buu yiri waan u maleenayaa ma uusan dhihin beenta waa qeyb ka mid ah munaafiqnimada iska ilaali.

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 ปีที่แล้ว +50

    Ilaahay how naxariisto ikraan tahliil😢

  • @HANOOLAATOTV
    @HANOOLAATOTV  ปีที่แล้ว +46

    Balanteennu waa 06:00 aroornimo xiliga Muqdisho

    • @Abdijabar21
      @Abdijabar21 ปีที่แล้ว +1

      insha allaah

    • @WarsanOsmaan
      @WarsanOsmaan ปีที่แล้ว +1

      Inshaa Allaah waaba soo cararaye

    • @mohamedabdi6736
      @mohamedabdi6736 ปีที่แล้ว +2

      Fahda yaasiin xiligas wuu jiifa

    • @easky363
      @easky363 ปีที่แล้ว +4

      FARMAAJO WUXUU RABAY INUU WADANKA CINQILAABO SIDA ADEERKIIS AFWEYNE

    • @cabdicazizgateysaaran5076
      @cabdicazizgateysaaran5076 ปีที่แล้ว +2

      Walalka fidiyowga la sugaa noo fudude

  • @Bariise.designer
    @Bariise.designer ปีที่แล้ว +114

    Waxa aan halkaan ka cadeynayaa walaalkey cabdalla hadalka u sheegay in uusan ku jirin hal qalad dhamaantod ay saxyihiin allah ayaana marqaati ka ah anigaana kamid aha ragaas o dhacdoyinkas dhan goob joog u ahaa

    • @OzmaMursal
      @OzmaMursal ปีที่แล้ว

      Sxb xamar maalintaa soo gasheyn ani dad waalan baabaa idin heestay maalintaa wiil dhalinyaraa aad horteyda ku disheyn

    • @abwaansugun
      @abwaansugun ปีที่แล้ว +2

      Oodla godgalaysaa aakhiro maxaan ku rumaysan karraa inaad tahay ciidankii goobtaa joogay waliba la midka ahaa taytalka inankan 49:24

    • @shafiahmed4218
      @shafiahmed4218 ปีที่แล้ว

      ​@@OzmaMursaldad naxsan bay ahaayeen xabbadda waa iska furi jireen si naxariis la aan ah

    • @shardiyaretube3336
      @shardiyaretube3336 ปีที่แล้ว +2

      Ileen dad laga soodilay maskaxiyan ayaad eheedeen alx hadaaan lanidin adeegsan

    • @zulthankageeska9054
      @zulthankageeska9054 ปีที่แล้ว +1

      Waaa xaqiiq sxb sidoonkale Ana makhraati ka ahay

  • @RudePoi
    @RudePoi ปีที่แล้ว +12

    Wlhi Wiilkan Waa Very Very Very Very Intelligent Man Wlhi Waa Videogii Ugu Qiimaha Badnaa Aan Daawado 🙏

  • @axmedmuxamed1852
    @axmedmuxamed1852 ปีที่แล้ว +192

    Markasta waxaan kafikiri jiray in ciyaal weerada noola abaabulay si noola barakiciyo lkn waxaan cadeen uhelay fikirkeygaas

    • @abdallamaxamad
      @abdallamaxamad ปีที่แล้ว +2

      😂😂

    • @filsanxuseencabdi2958
      @filsanxuseencabdi2958 ปีที่แล้ว +4

      Wlhi waa run

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 ปีที่แล้ว +4

      Haa walaahi acudubilahi

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 ปีที่แล้ว +6

      Masuuliyadaada maad qaadatid waxa ciyaal weerada laga dhgy adigeey caruurtaada ahaayeen goortaad gabtey koriimadooda oo aad uga sabaŕtey daroogo iney cabaan mushaar baa laguu siiyey si ay dharka kaaga furtaan weliba adigaa raali ku ahaa iney ku dilaan oo odayadaadu lacag ku qaadanayeen iney wax sidaas u gln ,marka cabaad ma fiicnee caruurtaada iyo gurigaaga iyo caqligaaga dib ugu noqo ,yuus ha ku jirine .

    • @AGEAJMDWAHY
      @AGEAJMDWAHY ปีที่แล้ว

      ​@@aaminasahra1875Ha nala wareegin. Dembigaas waxaa iska leh team nabad iyo nolol. Ceebeey tacaal!

  • @TimoJilac-zb8sy
    @TimoJilac-zb8sy ปีที่แล้ว +84

    SOMALIA 🇸🇴 MAXAY HALISKABADBADAY SUBAXAANLAH😢

    • @khadiijohassan8454
      @khadiijohassan8454 ปีที่แล้ว +2

      Alxmdullilah allha nomotiyey munafqii wenaa xarmaaji

    • @WIILWAAL1
      @WIILWAAL1 ปีที่แล้ว +2

      waa been waxan

    • @mahdialta7914
      @mahdialta7914 ปีที่แล้ว

      ​@@khadiijohassan8454fgkhkfhkfhfk

    • @mahdialta7914
      @mahdialta7914 ปีที่แล้ว

      ​@@WIILWAAL1gffygf

    • @MarioHassan-tr6kf
      @MarioHassan-tr6kf ปีที่แล้ว

      Alle ayaa Naga Badbaadshay farmaajo iyo kooxdiisa alxamdulilah

  • @AmaraMahad-ds7rt
    @AmaraMahad-ds7rt ปีที่แล้ว +27

    Alla maxa xisaab aakhiro ina sugaysa يا أرحم الراحمين أرحمنا 🤲🥹🥹

  • @kingholac11
    @kingholac11 ปีที่แล้ว +46

    Subhanlah meeshi soomali loogu tashte ilahey waa joge wana ogaa dhagarta kuwa xasidnimada qulubtoda kabuuxdo🙏

  • @anfacahmed8981
    @anfacahmed8981 ปีที่แล้ว +28

    Somalia sida dhagarta iyo baa bi inta loola rabo ilaahey uguma rido ilaahoow adaa mahada iska leh oo wax kasta naga badbaadiya😭🤲 waxaan maqli jiray sir maqabe saabaa biya ucelisa alxmd sidey nala damacsanyihiin naguma dhacdo🥹

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 ปีที่แล้ว +2

      Alxamdulillah. Quraan badan hala akhristo.

  • @MohamudGelleAli-d5m
    @MohamudGelleAli-d5m ปีที่แล้ว +2

    Qofka wariyaha inta uusan war siidaynin waa in uu si fiicaan u baadha.Waliba markuu qofku sheego arin cajiib ama anshax xuma ah.Hanoolato, waa dhageeystaa lakiin markan wuxuu ku dhacay dabin loo dhigay.Wiilkan waxaan dhihi lahaa maxkamad ha la soo saro.Sababtoo ah waa in uu caymo keena waa laxiraa oo ummadda laga qabtaa.

  • @ahmeddahir5152
    @ahmeddahir5152 ปีที่แล้ว +40

    Allah baa naga qabtay Dowlad isku sheega Mooryaanta ahyd kuwaas waa in la toogtaa haday wadanka kusoo laabtaan

    • @Jan-i3f9j
      @Jan-i3f9j ปีที่แล้ว +3

      Mafia farmjo😂😂

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 ปีที่แล้ว

      Absolutely

    • @CabdiXaashi-eu6ht
      @CabdiXaashi-eu6ht 10 หลายเดือนก่อน

      Waxan uu sheegayo waa been farmaajo dawlad iyo ciidan inuu dhiso isku dayey xasan oyo reerkiisa ciidanki baaboyey

  • @raxiimaladan-wt3ho
    @raxiimaladan-wt3ho ปีที่แล้ว +77

    sirmaqabe allah umaqan.reer koofur somaliya ilaahay ayaa.badbaadsadey❤❤❤

    • @khadarwaberi7978
      @khadarwaberi7978 ปีที่แล้ว +3

      Reer koonfur ayaa tiri
      Lakin waxadan ogeyn in la sheegy in la raby in la burburuyo. Pl Jl iyo Sl si koinfur loo geyo mana ay qaylinyaan
      Jooji maan fekerka yar abti

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 ปีที่แล้ว +6

      ​@@khadarwaberi7978
      Talo kuwi goojacade dadka ku birbireeynayay oo aan dhaqan somali ahayn ma xagas iya lagu so taba baray

    • @faanooleonline4386
      @faanooleonline4386 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @abdihafittism9422
      @abdihafittism9422 ปีที่แล้ว +1

      Ayaanle waraysiga 1/4 ah Ka kordhi ama Hal Hal Saac kadhig Saas uarkaa xalka 2024😁😂💯👏👏👏😋🙏

    • @hargeisa24h
      @hargeisa24h ปีที่แล้ว +2

      kkkkk kkk kkk kkk Wlaahi
      Ninkan waa Khatar wayn /...wlaahi si fiican baa loo soo tabo barey..Armaajo waxuu aha Libaax Libaax dhalay oo Fikirkiisa Cilmiyayasan ... Laakiin Sirta Ciidanka inuu ilaliyo ayaa waajib ku ah...hada xadhig buu mudan karaa....Aqoon badan buu

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu ปีที่แล้ว +18

    Thank you so much RW Rooble & Badbaado Qaran. History will remember and honour you!

    • @Soniyaa1242
      @Soniyaa1242 ปีที่แล้ว

      Alle ayaa mahada iska leh marka xiga waxaa sawabey gen sadaq joon alle haka raalinoqo

    • @hhoyohooyo4026
      @hhoyohooyo4026 ปีที่แล้ว +1

      Kow alle ayaa mahadleh marka labaad rooble kheyr allaha siiyo wuu dadaalay wuuna guuleystay .wuxuu ogaa waxaan socda ILAAHAY HAKA ABAAL MARIYO

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 ปีที่แล้ว

      Allah mahad leh. Iyo dhamaan . Soomaali fiican. Please hakale saarinina.

  • @odayroy3099
    @odayroy3099 ปีที่แล้ว +37

    Somalia ilaahay ayaa ka badbaadiyay Farmaajo iyo Fahad Yaasiin sida Shabaab ayay Dowladnimada Somalia halis ku ahaayeen

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft ปีที่แล้ว

      Nafani ayaga ayaa alshabab ahaa,dib u dhigeyso waraysigii fahad yasiin oo uu ka hadlayo urur diimeedka ,waxabu yidh ururkayagii iyo ictisaam way isku darsameen,ictisaam waxay hoos u tageerta alshabab ,

  • @Adanhajiabdi
    @Adanhajiabdi ปีที่แล้ว +13

    RW Rooble Alle ha karaameeyo waddankan wuu bad baadiyey

    • @deqawarsame-nd9yd
      @deqawarsame-nd9yd ปีที่แล้ว

      Amiin yarabi ilah ba no direy rw rooble xafudulahi

  • @baafo1
    @baafo1 ปีที่แล้ว +11

    ومكرو ومكر الله والله خير الماكرين

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 ปีที่แล้ว +89

    Wale Doladii hore Wadanka balaayo ayee la damacsaneed Allah ayaa naga badbaadiye

    • @abyanfaraxamaxamed7900
      @abyanfaraxamaxamed7900 ปีที่แล้ว +6

      Kuwa Dalka Dumiyay Ayaad Ka Mid Tahay..Hadana Dunyay .Gacan Shisheeye Ayuu Galay .Ka Xaabxaabi.Xataa Hawoye Naf,Loima Hayo

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 ปีที่แล้ว

      Miyaa camiranee kkkkkk sheekadan yaab

    • @TechSiyaad
      @TechSiyaad ปีที่แล้ว

      walaal dalkan cadow ayaa ku soo duulay marka wax kasta oo hadla ha rumaysan, cadowga qorshihiisa ayaa ah wixii u fiican dalkan in la xumeeyo si markaas shacabka masaakiinta ah loo haysto oo dalkan sidii rabo laga yeelo..

    • @UbahAhmad-gw2zi
      @UbahAhmad-gw2zi ปีที่แล้ว

      Maya wlle xogta si khaldan baad u tar jumatay ee ku cesho

    • @UbahAhmad-gw2zi
      @UbahAhmad-gw2zi ปีที่แล้ว

      Ebyan waxan ahay wiil somaliye fikir kaga wan kugu racsanahy

  • @spacemedia3402
    @spacemedia3402 ปีที่แล้ว +62

    War Ayaanloooooow Part two nagala soo gaar. Waa waraysigii ugu xisaha badnaa ee mareegtan aad soo dhigtay ever.

    • @Ex_PASTO
      @Ex_PASTO ปีที่แล้ว +3

      Me to legend🤚🏾😂

    • @mohamedilasoco6421
      @mohamedilasoco6421 ปีที่แล้ว +2

      Me 3

    • @quruxiyocaafimaad-
      @quruxiyocaafimaad- ปีที่แล้ว

      Mareeg Maxaa laga wadaa walal?
      Gabar afkeedi Hooyo baraneyso😊

    • @mohametdacar6568
      @mohametdacar6568 ปีที่แล้ว

      Walaal waa internetka ​@@quruxiyocaafimaad-

    • @MawliidXasan-kd1eu
      @MawliidXasan-kd1eu ปีที่แล้ว

      wll wa bartada yuotopka adku
      Ledahy ayu ka wadaa​@@quruxiyocaafimaad-

  • @abdirahmanmahamed5164
    @abdirahmanmahamed5164 ปีที่แล้ว +1

    يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْ إِن جَآءَكُمْ فَاسِقٌۢ بِنَبَإٍۢ فَتَبَيَّنُوٓاْ أَن تُصِيبُواْ قَوْمًۢا بِجَهَٰلَةٍۢ فَتُصْبِحُواْ عَلَىٰ مَا فَعَلْتُمْ نَٰدِمِينَ

  • @mohamedshampao495
    @mohamedshampao495 ปีที่แล้ว +59

    Saaxiib Mr Hanoolato Fadlan Xus Taarikhta ISLAMKA ee Hijriyada Waa waajib Oo Xasuusi Dadweynaha Somalida ee Kuguxidhan

    • @asadyare6440
      @asadyare6440 ปีที่แล้ว +1

      muxuu waxaas ka yiqaan Milaadiguu ku faanaa wixii kasoo harana wuu necebyahaye

    • @Xuseenibrahim-ov9ly
      @Xuseenibrahim-ov9ly ปีที่แล้ว

      Cidan way ka gudban kuwan cidinima midkan iyo kuwa kala waa in cidanka lagu dariin 96 ilaa 2015 ayaan joogay assab iyo massawa free butfull eritrea my school Samhar

  • @yasmiinYusta-yi2oe
    @yasmiinYusta-yi2oe ปีที่แล้ว +28

    Wlhy wilkan wa halyeey wxa uu na baray xalada dhabta ah ee dalka thanks bro

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 ปีที่แล้ว +4

    الله أجعل بلذنا صومالي أمناًمطمإِن وَسَاْءِرل بُلدانُ أَلمُسلِمين😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 ปีที่แล้ว +86

    Ilahay ma mooga khaladkii iyo dhibaatadii dhamaan ummada soomaaliyeed u geysteen farmaajo iyo xisbigiisi waanu ka abaal marin😢

    • @poizaki1592
      @poizaki1592 ปีที่แล้ว +4

      Illaheyna ma Moga wuxu falay asi tugaas

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว +8

      Farmajo waa Dahab, damuljadiid qabyalad iyo fake

    • @hanaddada74
      @hanaddada74 ปีที่แล้ว +8

      Farmaajo waa xabibul malayiin somaliyeed

    • @abusomali
      @abusomali ปีที่แล้ว +7

      farmaajo ciidanka wu siray qatara la idin wada bu dhahay alla maxo been low yahay ciidankana gaajo kudilay 5 sano bo gaajo kudilaaye

    • @dhhol77
      @dhhol77 ปีที่แล้ว +1

      Kowa hada maxey sameynoyan

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +17

    Gabadhii la dili jiray ee nabad sugida u shaqeyn jirtay Ikraan Tahliil waxay u badan tahay in loo dilay sir ay ogaatay oo in ay bixiso looga baqay.

    • @abdikafishiregessod270
      @abdikafishiregessod270 ปีที่แล้ว

      Kan hada malagayaabaaa inuuu khalad ku jiro madama sir qaran uu halkaan ka akhrinayo

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 ปีที่แล้ว +2

      ⁠@@abdikafishiregessod270war doqonkan yaa TH-cam baray kulaha sir qaran ayuu akhrinaya doqon foqol doqon soo baro macanaha sir qaran

    • @bushraomar2642
      @bushraomar2642 ปีที่แล้ว +1

      @@abdikafishiregessod270sir qaran majiro wll qofwalba oo somali ah ayey qiyaameen ragaas

    • @abdikafishiregessod270
      @abdikafishiregessod270 ปีที่แล้ว

      @@Zhangzhi123 waxaan u maleynayaaa inaanu cay kala mudneen Lakiin aan mudanahay inaan wax kala faidno

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +1

      ​​​@@abdikafishiregessod270 sir qaran ma ahan, waa sir dowladii Farmaajo. Qaran waxaa la yiraahdaa qaranka Somaliya oo jiraya, xukuumadna ama dowlad waa kuwa marba mid imaanayo.

  • @MohamedHassan-iq2xe
    @MohamedHassan-iq2xe ปีที่แล้ว +2

    Canugaan iliga dheer leh ee afka jajaban ee cabtooyda ah sidee ku aamintey adigaa cabtooy kale ah waxaas waa isir dowlad naceyb ka dhan ah xukuumadii hore ee mudane maxamed cabdulahi farmaajo.

  • @cabdicumaribraahim9300
    @cabdicumaribraahim9300 ปีที่แล้ว +100

    2Milyan oo somali aa,ladilaa si kuwa kale ugu quusqaataan shabaab xey dhaameen kuwaas Illaahaa kaqabtay umada😢

    • @SSTV5080
      @SSTV5080 ปีที่แล้ว +1

      Bal isku dar siyaasiyijnta magaca mucaarad wata ee dishibiniinka lahayn, kuwa magaca maamul goboleed wata ee shacabkii xeryahay u kala ootay, iyo hoogaamiya kooxeedyada magaca diimeed wata waa ilaa meeqo???
      Kuwaas waaye kuwa la doonayo in laga takhaluso.
      Mida kale Somalia kala qoqoban oo maamullo kala xadeysan ka jiraan oo mid walba meel ula ordaayo maamulkiisa ito kooxo qaraxyo ito laayn shacab wada ku jirta miyaanay dhaamin inuu nin xilka qabsado kana takhaluso waxaasoo dhan kadibna bulshada oo aan wax kala xadeynayaa aanay jirin uu meel u wada jiheeyo oo ay horumar ka ka wada shaqaystaan??????

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว +2

      Fadhi ku dirir

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +5

      Waa farsamadii Siyaad Barre markii uu xukunka qabsaday Siyaad Barre wuxuu dilay Salad Gabeyre, Ceynaanshe iyo Dheel si loogu quus qaato.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +1

      ​@@ahmedkulowabdi821 Waa farsamadii Siyaad Barre markii uu xukunka qabsaday Siyaad Barre wuxuu dilay Salad Gabeyre, Ceynaanshe iyo Dheel si loogu quus qaato.

    • @shaakiradow9079
      @shaakiradow9079 ปีที่แล้ว

      waa sax marka qaran dumey la disayo in dad u dhibtaan saan waxaa lagu dhisay wadamada China Italy France oo maanta ah wadamada guulaystay

  • @qaassimahmed3871
    @qaassimahmed3871 ปีที่แล้ว +33

    Thanks badbaado ciidankii ka hor tagay horjooge in farmaajo iyo teamkiisee Ilaahoow adaa na dhaafiyay

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +1

      Farmaajo waa munaafiq hadda ka hor 2006 thesis uu qoray jaamacada ku caayaay qabiilo Somaaliyeed awalba in la aamino ayaa qalad aheyd.

    • @RaynRain
      @RaynRain ปีที่แล้ว

      Dadku fowdo AYEE u barteen , isbaaro & nolosha cawaanta , tuugada hadaan la edbin lana helayo qaran hagaagsan , fikirkuna madhinto weyna dhici doontaa maalin uun ee edeb yeesha intaan seefta idin qaadin.

    • @qaassimahmed3871
      @qaassimahmed3871 ปีที่แล้ว +2

      @@RaynRain Farmaajo inuu soo laabto iska daaye sida sufyaan taakeeye Nairobi aan uga soo qabanay ee muqdisho looga soo dajiyay aan u soo qabanaynaa isaga iyo intii la shaqaynaysay wuxuu ahaa argagixiso mana dhacayso wiilkaan sir badan uu noo qarxiyay waana uu ku mahadsan yahay wadanka laa ga sifaynaa farmaajo wax la mid inta uu nool yahayna xasan shiiq aa ahaanaaya madaxwaye soomaaliya haku riyoon tuugo iyo ina gumeed inuu wadankaan xukumo

    • @RaynRain
      @RaynRain ปีที่แล้ว

      @@qaassimahmed3871 sxb yarkan siduu sheegayo hadey sax tahay maxaa ka hadliyay? Isagoo ku faa'ido qaba , sheegayana in qabiil wuxuusan ku heysan uu ku heystay kooxda uu kamid noqday, iyadoo kumanaan lamid ah ay aammusan yihiin?! Hadaanu meesha kaarto kale kujirin oo xasan shaafto & team HG aysan soo abaabulin ?

  • @nuurcabdimire5273
    @nuurcabdimire5273 ปีที่แล้ว +2

    Farmajo ma iloobay wixii maxamed siyaad bare ku dhacay

  • @marwaandaahir2202
    @marwaandaahir2202 ปีที่แล้ว +23

    Ninka waxa labaray inuu halista ubareere,waanu ubareeray,

  • @darishore814
    @darishore814 ปีที่แล้ว +25

    Waa fikrada shabaabka isticmaalaan maskaxda dhalinyarada u xadi jireen

  • @samatardahir813
    @samatardahir813 ปีที่แล้ว +5

    Anyaanla'aanow Title kaagii qurxoonaa ee ahaa: ( HANOOLAATO ) Waxaad ubaddashay: ( HA DHIMATO) !!!

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 ปีที่แล้ว +34

    Waa shuruucda ciidamada in askarigu amar qaato iyo kala danbaynta ciidanka ama loo yaaqano chain of command.

    • @abdisalammatan4317
      @abdisalammatan4317 ปีที่แล้ว +6

      Lkn sharci aan sax aheyn ma qaato adigu miyaa madkaxda lagaa dhaqay

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +1

      Farmaajo waa munaafiq hadda ka hor 2006 thesis uu qoray jaamacada ku caayay colaadna u muujiyay qabiilo Somaaliyeed awalba in la aamino ayaa qalad aheyd.

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 ปีที่แล้ว +2

      Sharciga xasuuqa umada ilaa 2 million soma ahan saaxib 😂😂

    • @jamaalmohamud9679
      @jamaalmohamud9679 ปีที่แล้ว +1

      @@muktarmohamud937 without sacrifice there is victory, some bad people must go.

    • @fariida6236
      @fariida6236 ปีที่แล้ว +1

      ​@jamaalmohamud9679 you're one of those bad guys 😂you should go

  • @wiite1046
    @wiite1046 ปีที่แล้ว +16

    Sikasto Qofka Dhagar Umaleego Illaah Baa Kaweyn

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +15

    As an educated, Somali-American, Anyone who commits treason and puts the lives of our military personnel in danger must be held fully accountable and face severe consequences. This blatant disregard for national security and human life is unacceptable. The current President Hassan Sheikh Mahamud should immediately appoint a Special Counsel to conduct a thorough investigation and share their findings with both the federal judiciary and parliament. If evidence confirms that the former President Mohamed Abdulahi Aka “Farmaajo” and his key security advisors orchestrated actions that threatened the very foundation of our nation and endangered its citizens, they must be held liable and face the full legal consequences of their actions. InshaAllah

    • @indhakafiirikasoco4125
      @indhakafiirikasoco4125 ปีที่แล้ว +2

      Af soomaali ku hadal subxanallah

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว

      @@indhakafiirikasoco4125
      Waarunta, balse waxaa lagayabaa in uusan qorista afsoomaali kuwanagsaneyn, oo afingiriisiga kuqorey…
      Ceebna ma ahan, luqadkasta waalabarankaraa, iskudey inaad afkaingiriisiga baratid.
      Wadaadada soomaaliyeed qaarbadan afcarabi kuhadlaan, xita marmar afcarabiga wax kusharxaan……marka ceeb iyo xumaan ma’ahan in afafkale wax laguhadlo, ama laguqoro. 😎 @Indha kafiiri kasoco.

    • @Moo_zalah
      @Moo_zalah ปีที่แล้ว +1

      Am with u

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      Hassan just sent another army to be trained in Eritrea! You are such a fool!

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว

      We have to listen from both side’s (from this young man and from M.Farmajo and Yasiin, and Abdrisaq, and those who were there) taas ayaa xaqq ah.
      Thanks

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 ปีที่แล้ว +9

    Safirkii maraykanka maxaa lagu qabsaday. Oo lagu beddeley??? Sidaad ku ogaanweydey ciidanka 5000 dheeraad ah oo eleteriya lagu tababarayo.??? Waayo ciidan tiradaa lrh somaliya looma oggolayn!
    Ciidankana qarsoodi baa lagu dirayey,
    *waddankaaga naftaada ayaad u huraysaa, cadow debedeed iyo cadowga gudahaba.

  • @naimamohamed1609
    @naimamohamed1609 ปีที่แล้ว +12

    Xaqiiqatan waxaad haysaa hawl adag runtii oo geesinimo leh kolay nin fulay ah kuma dhiiradeen hawshaad hayso alle haku xifdiyo wllo in wax kasta oo dadan in daaha laga qaado waa wax aad u adag waliba

  • @zainabosman6991
    @zainabosman6991 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan, Ayaanle goor muu ka gudbaa qabiil? Askariga hadaladiisa waxaa ku jira sucaalo badan uu wax ka waydiin karay wariyaha, balse waxaa kaga weyn propaganda waa tii uu soo gudbin jirey ciidanka Somaliya oo lagu baabiciyey dagaalkii Tikre so taad ku fashilanteen Shame on you. Wadan 32 Sano u af duuban Mooriyaan Allah ka furtey. Magaca wariye baa bacay. Allow na quudi halaal.

  • @IfonSaidali-fr8bb
    @IfonSaidali-fr8bb ปีที่แล้ว +11

    2milyan oo ladili laha waa anaga hawiyha ah iyo sadex dakad oo walalaheena somaliyeed ku noolyiin in la bur buriyo wa fikir daciif ah oo digtetarnimo cusub aheyd laakiin alle aya ku mahadsan naga badbaadiyay dalxureye madaxweyne Dr❤ xasan shiikh maxamuud geesiga Somalia 🇸🇴

    • @Autumn-g8h
      @Autumn-g8h ปีที่แล้ว

      😂😂 somaliya ayagaaba 2 milyan sanad kasta macno la'aan iskaga dila

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว

      ​@@Autumn-g8h Farmaajo waa munaafiq hadda ka hor 2006 thesis uu qoray jaamacada ku caayaay qabiilo Somaaliyeed awalba in la aamino ayaa qalad aheyd.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +1

      Farmaajo waa munaafiq hadda ka hor 2006 thesis uu qoray jaamacada ku caayay colaad ugu muujiyay qabiilo Somaaliyeed awalba in la aamino ayaa qalad aheyd.

    • @saidmohamed3636
      @saidmohamed3636 ปีที่แล้ว +2

      1milyan kamida waa maxamuud saleebaan saan aaminsahay 😂

    • @mrazizi583
      @mrazizi583 ปีที่แล้ว

      HAWIYOW HASSAN SHEIKH IMISA AYUU KA DILE HADA IYO ALSHABAB O KALA HADAF AH

  • @mohamedshampao495
    @mohamedshampao495 ปีที่แล้ว +22

    Waa igaa Taloo waana Mid Mihiima Saaxiib Salam Sare igagudooma Dhamantin Somaliyeey Nabagalyo iyo Barwaago Horowmar ku Waara Aaamiiin Alfaatax TaqabaLaaah SCW SCW SCW Dhamantin

  • @samatardahir813
    @samatardahir813 ปีที่แล้ว +2

    Waa Dibjir Darbijiif Jirran Wareysanaya !!!

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 ปีที่แล้ว +50

    Sababta ciidanka loo qariyey waa beesha caalamka aan ogoleyn ciidan badan inay Somaliya yeelato!!

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว +10

      Shabab cusub ayaa lasoo dhisaayay wax la qariyo xalaal Ine aheen waaa cadahy.

    • @Degaliah
      @Degaliah ปีที่แล้ว +3

      Shaabab cusub ayay ahaayeen

    • @halimahussein9060
      @halimahussein9060 ปีที่แล้ว +2

      Illaah ayaa naga qabatay ninkaas alxm

    • @shafiahmed4218
      @shafiahmed4218 ปีที่แล้ว

      Waxaas waa sheeko carruureed haba la qariyo lkn ciidan military ah oo uusan taliyahoodu ogayn wasaaraddana aan laga diwaan galin sidee ku dhici kartaa waa caddahay in u jeedo kale laga lahaa

    • @waleedmohamed3311
      @waleedmohamed3311 ปีที่แล้ว

      Waa sida

  • @SKY........63
    @SKY........63 ปีที่แล้ว +16

    ALLAH ayaa naga qabtay dadkaas wadanka haystay hawiyooooow ondho yeelo adi uun baa laguu socdaye👋

    • @fariida6236
      @fariida6236 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo Aad

    • @bashkamoha8435
      @bashkamoha8435 ปีที่แล้ว

      War dadkaas qabiilka iyo qurunka dawlad la'aantay rabeen inay idinkasaaraan waatan qabiil qabiil la idin qaybiyay mid walba waa mamul xudud kala ilashanaya in ladumiyo ma ahee see lagu mideynkaraa waxaano calana

  • @FartunAbdallahAli
    @FartunAbdallahAli ปีที่แล้ว +4

    Waa wiil yar oo mustaq bal leh inaad wajigisa qariso jeclan laha wlhi wayo waxa u ka hadlayo waa xog Somalia 🇸🇴 wlhi wan ka xumahay wilka in wajigiisa la arko dadka sirta somaliya ka hadlaya please wiilkan wajigisa wad so ban dhigte kuwa ka danbeya wajiga shucac uga fur si an lo arkin abowe nin raged ayaa tahay alle ha ku xafido 😢😢😢😢😢😢

    • @RudePoi
      @RudePoi ปีที่แล้ว

      Walhi Beentaada Maaha 😭 Commentigii Aan Raadinayey Weeye Wlhi In Wajigiisa La Arko Ma Ahayn 😢

  • @mohamedahmedfadhiid626
    @mohamedahmedfadhiid626 ปีที่แล้ว +17

    Wlhi fikradaan ah qof da,adiisu yartahaye, Baahaan, qabiilada yaryar kashashay lagu shaqeesto /laqorto waa fikrad shabaabku adeegsadaan. Balaayo idinku dhacday fikrad ku qaabdaran.

    • @sharmakeofficial4254
      @sharmakeofficial4254 ปีที่แล้ว

      Beenta maha 😢😢. Wana. Tabti. Siyaad bare. Ilahy ba naga qabtay😢

    • @sharmakeofficial4254
      @sharmakeofficial4254 ปีที่แล้ว +2

      Beenta maha 😢😢. Wana. Tabti. Siyaad bare. Ilahy ba naga qabtay😢

  • @alimohammedibrahim3165
    @alimohammedibrahim3165 ปีที่แล้ว +10

    ASC NINKA WAA TALENT AFTAHAN VERY SMART

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr ปีที่แล้ว +2

      Yes Mash Alllah wxn ka helay sida ay dhacdo kasto ogu tarikheysantahy khud badihi lojediyay u xasuusto❤ masha Allah Rabi haku xafido cabdullaahi

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว

      @@NimoAliaboubakar-bj3gr(MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH)🤲🤲🤲🤲

  • @hodanabdi1860
    @hodanabdi1860 ปีที่แล้ว +2

    War ciyaal maad usheegeesaan adoo kale ayaaba dhahaya wariya Baan away nacaskan iyo adigaba lacagbaa nilisoosiiyay

  • @AbdulkadirYussuf
    @AbdulkadirYussuf ปีที่แล้ว +6

    Hanoolaato cadow somalia baa ku adeegta

  • @msmyoungg6951
    @msmyoungg6951 ปีที่แล้ว +20

    Maal iyo maskax ayaa lagu bixiyey wlh lkn, xag alle ayey Somalia wax ka heestaan

  • @Qaali12
    @Qaali12 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah. Wiil caqli fican waye runti. Waxana ku daremi kara inuu u arkayey fursad inuu wax cusub barto, hadusan caqligisa shaqaynaynin wuu dhibsan lahaa. Alle haku barakeyo wllo🤲

    • @CumarDore
      @CumarDore ปีที่แล้ว

      Wuu qori jiray Ayaan umaleeynaa

  • @Maxamuudcali12
    @Maxamuudcali12 ปีที่แล้ว +4

    Wareesigan rer muqdisho aadbuu u qureeya ninkii ay shale soodhaweyen ayaa rabay inuu 2million kaban inuu kadilo rer muqdisho mardanbe yaan la idin dhuuman.

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 ปีที่แล้ว +30

    Waxaan hubaa in maafiyadii nabar iyo naxdin dalkaan iyo dadkaan eey lamaa ganaayeen burbur kadaran kii 1990kii lkn ilaahaa nagaqabtay alxamdu

    • @kaderdjama6949
      @kaderdjama6949 ปีที่แล้ว +2

      Walahi ragi la so tobabaray wa jogaan lakin waxay u muqata inay halistu weli tagaanatahay oo in laga feeejignado ay tahay subxaanalah subxaanalah

    • @TechSiyaad
      @TechSiyaad ปีที่แล้ว

      oo adiguna ma cadowga kuwa u shaqeeya baad tahay..?

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 ปีที่แล้ว

      @@kaderdjama6949walibwaaa joogaan qayb ka Mid ehna waa kuwii laacano ka dagalamay xasan shiiq iyo nabad sugida waxa laga rabaa howlkal balaaran oo lagu qab qabanaayo maagiyadii hore

  • @xalimomursal65
    @xalimomursal65 ปีที่แล้ว +1

    War ninkan afka weeyn bad uu ku galiyay sumcaddi hanoolaato dhammatay

  • @abdiqanisaed9639
    @abdiqanisaed9639 ปีที่แล้ว +10

    I can't wait part2

  • @MusaMohamoud-o5y
    @MusaMohamoud-o5y ปีที่แล้ว +14

    Very scary arrintaan waa in farmaajo lagu maxkamadeeyo si uusan madaxweyne danbe oo dalka soomara ugu dhiiran 😢 very sad 😭

    • @Autumn-g8h
      @Autumn-g8h ปีที่แล้ว

      Kan hada jooga hala weydiiyo qadaamadihii uu sucuudiga u diray.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +1

      Farmaajo waa munaafiq hadda ka hor 2006 thesis uu qoray jaamacada ku caayay qabiilo Somaaliyeed awalba in la aamino ayaa qalad aheyd.

    • @fariida6236
      @fariida6236 ปีที่แล้ว

      ​@@Autumn-g8hwarnaga amus qadaama ku dishaye waxu iabarbar dhigayo fiiri

  • @amanAkarim3191
    @amanAkarim3191 ปีที่แล้ว +2

    Ereteria wax diyaarad la yidhaa Ereteria airline ma leh. Waan raadiyay waana soo cadeeyay.

  • @abdullahicumar3176
    @abdullahicumar3176 ปีที่แล้ว +24

    Dowladaas waxay rabtay iney doorasho ku imaato 2022 kadibna xoog ku qabsato 4 ta sanoo xigto oo doorasho danbe aan lagalin
    Waxayna rabeen iney heshiis lagalaan khawaarijta heshiiskaas oo lugu kala qeybsanayo dhaqaalaha wadanka

    • @fariida6236
      @fariida6236 ปีที่แล้ว

      Aad iyi aad

    • @qalbiabdullahi8335
      @qalbiabdullahi8335 ปีที่แล้ว

      Absolutely 💯 percent dhibka jira waxee tahay somali qofka masulka ah danbi aad u weyn ayuu galaa hadana si fudud ayuu danbigaas ula baxsana. Waxee aheyd inee qof walba xil
      Iska saarto. Dadka danbigaa galyna meshii lagu arko dunida
      Dacaladeeda lagu dilo hadee jooaan guryahooda business addresskooda goobaha cibaadada meelaha duulimaadka qof markaa danbi geli lahaa majiri laheyn

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว

      Doorashada 2022 in ay soo noqonayaan ma aysan hubin, taas ayaa keentay in ay markii hore ku darsadeen 2 sanno.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว

      ​@@fariida6236 Doorashada 2022 in ay soo noqonayaan ma aysan hubin, taas ayaa keentay in ay markii hore ku darsadeen 2 sanno.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +2

      ​@@qalbiabdullahi8335 Doorashada 2022 in ay soo noqonayaan ma aysan hubin, taas ayaa keentay in ay markii hore ku darsadeen 2 sanno.

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 ปีที่แล้ว +14

    😢Wiilkaan wajigiisa baaba ka fahmee hadalkiisa inuu run yahay, qofwalba oo caqli leh wuu fahmi karaa inay qaswadayaal ahaayeen farmaajo iyo fahad yaasiin haday muqdisho yimaadaan hala maxkamadeeyo jago iska daayee in xabsi daain loodiro

    • @Mr.phdipm
      @Mr.phdipm ปีที่แล้ว

      Adi waxaad ku jirtaa kuwii loo dili lahaa sidii ay soomaaliya nabad uheli lahayd

    • @KhadiijaAbdirzak7063
      @KhadiijaAbdirzak7063 ปีที่แล้ว

      @@Mr.phdipmqabyaald yee kuqaadin wllo soomaalinmo hashaqeyso wuxii berri wllkaa kudhaco adna wey kusugi, Midda kale ninkan lawareesanyo run buu sheegayaa waxana laga garanaya wajigiisa dhaq daqaaqiisa hadaladiisa qofkii wax bartay wuu fahmi karaa kaba sii fucan qofka bartay cilmu nafsiga. Haddai aadn runsan oo intas ku qanci weydo adiga maskax ahaantada kuqiimee waxi kuu soo baxo qado wliba adigoo baaritaan sameenaya.

  • @UpdallaSultan
    @UpdallaSultan ปีที่แล้ว +2

    ilahay ba naga bad badiyay shartoda

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 ปีที่แล้ว +8

    Maanta waxaan aaminay in farmaajo ujeedkiisu ahaa Somalia oo mida lehna awood 100% hadduu raboba asagu ha iska haystee❤❤❤❤

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 ปีที่แล้ว

      Mayee ujeedkiisu wuxuu ahaa xukun maroorsi iyo anaa iri sidii adeerkiis. Adiguse taas dhib kuma qabtid mar hadaad isku reer tihiin.

    • @SSTV5080
      @SSTV5080 ปีที่แล้ว

      Walle inaanan shaqa isku lahayn haddii qof la mucaaradana farmaajo inaan taageero waxaa iigu dambeysay 2019 balse waxaan sheegay waa wixii aan ka fahmay wiilkaan la wareeysanayo hadalkiisa.

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 ปีที่แล้ว

      @@SSTV5080 SStv gikk youtube k Hdii aad tahay iyo hadii kaleba waan idin naqaanaa qabyaalad iyo Farmaajo jaceyl ayaa idin waalay. Munaafaqada beenta iyo qarinta ujeedkiina waa idiin caado.

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 ปีที่แล้ว

      Waxaan klare oo arkaa keligii taliye kugu qabiil ah in aadan dhib u arag. Lakiin ha iloobin diktaytar waa kii dalkeena meeshaas dhigay.

    • @SSTV5080
      @SSTV5080 ปีที่แล้ว

      Saan wax u arkay iyo saan rabo isku mis maaha kumana dhihin waan jeclaa ito midna
      Diktetarna waa ka halkaas na dhigay oo dhibkiisii waa kaa Wali aan aragno
      th-cam.com/video/9Rn6bRJU7iA/w-d-xo.htmlsi=bkX9zv_kxMgsMaOv

  • @AliALI-fi4rh
    @AliALI-fi4rh ปีที่แล้ว +6

    Asc Hanoolaato…
    Waraysigiii ugu qiimaha badnaa
    Mashalaaah..

  • @mfarah8787
    @mfarah8787 ปีที่แล้ว +1

    Nin Sirta iyo Tababarradda Ciidanka sidaa looga sheekeeyo ma ahayn. Waa khalad cad oo laga galaayo umadda Soomaaliyeed.
    Waa fashilin qarawayn leh. Waa qasab xoqaha wadanka ciiddankiisa in la qariyo.

    • @qalcadweyn378
      @qalcadweyn378 ปีที่แล้ว +1

      Ciidan u tawabaran in qoomo luud ku smeeyaan madax qaar miyaa sir qaran aĥ 🤔

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 ปีที่แล้ว +4

    Caqiiqda ilahay baa og. Allahu aclam

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 ปีที่แล้ว +29

    Allaah naguma soo celiyo qaaimiintii nabar iyo naxdin

    • @TechSiyaad
      @TechSiyaad ปีที่แล้ว

      oo maxay khiyaameen ninkan hada tababar yaable ayuuba sheegayaa inay soo qaateene, adigu makuwa cadowga la jiraa tahay.. ceeb..

    • @iidiid9529
      @iidiid9529 ปีที่แล้ว +2

      Tababar yaab leh😂😂😂.
      Fikirku wuxuu ku salaysnaa in farmaajo waligii xukumo cidkasta oo kahortimaadna ladilo .
      Fikirka farmaajo cidkasta oo aaminsan iney waligeed xukunto maahan simaliya .
      Waa fikir gaaban oo kalitalisnimo ku dhisan oo kusoo dhamaanaayo burbur i halaag iyo kharaab.
      Waana fikirka madaxweynaha Eritrea wadankiisa kixukumo waa kharaab 😂😂😂

    • @AO00720
      @AO00720 ปีที่แล้ว

      ​@@TechSiyaadkaligii wadanni warya bila caqli bad tahe cadaw aan jaahilinta adiga oo kale ah somali malehe naga amuus naquus yahow

    • @TechSiyaad
      @TechSiyaad ปีที่แล้ว

      duli adiga oo kale ayuu ku dhan yahay waxkasta iska rumaynaya cudurka qabiilka Alle hakaa daweeyo wax kale kuma hayaane..kkkkk
      @@AO00720

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 ปีที่แล้ว +1

    WaXa kugu dhacay cudur la dhacay farmaajo nacayb, allaha ku caafiyo...
    Marna suncada iyo sharafka madaxweyne farmajo hoos uma dhigi karan ilmahan aad lacakta so siisay ee ad dhahday dowladii hore been ka sheeg

  • @Mostafjoy-84
    @Mostafjoy-84 ปีที่แล้ว +9

    well done Ayaanle Hussein Abdi dhagarta ay maleegayeen ilaahii nadhafiyay ayaa mahadlahaa, wiilkan ama Sargaalka Reer Putland Abdulahi somali bad baadiyayna wuu mahadsanyahay

    • @ahmedelmi-se4sy
      @ahmedelmi-se4sy ปีที่แล้ว

      Haa noolatoo somalia!!!
      اللهم انصر اهل صومال و ا صلح ذات بينهم

  • @abdikarimali3144
    @abdikarimali3144 ปีที่แล้ว +16

    Ilahay SWT ayaa Somali badbaadiyey. Wiilkan ha isku badnaado hana is ilaaliyo arimo sir ah oo confidential ah ayu bananka keenay.

  • @khadardahir7737
    @khadardahir7737 ปีที่แล้ว +2

    Dadka soomaaliyeed waxa ku jira dad laraba inay dowlad noqdaan oo aduunyada hogaamiyaan waakuwaa dadkii lagu tabcay sheeko kusoo koobay halkan kii nafhurnimada lahaa ee lagu maal galiyey. Ax soomaliyey ma qaran jabkaasuunbaynu kujiraynaa ilaa qiyaamaha.

  • @faysalgacan9893
    @faysalgacan9893 ปีที่แล้ว +24

    Ayaanle aad ayaad u Mahadsantahay
    Qeybta 2 aad waan sugeynaa Insha Allah
    Soomaaliya Wejigii Qabiilka lagu raadinayey Xukunka mar hore ayey ka gudubtay wejiga Cusub ee Ideology ahaan Tartanka Awoodda 1992 ayuu bilowday
    Tried and Tested Methods

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 ปีที่แล้ว +10

    Ninkaan mxuu ka cabanaayaa hadda ciidan buu rabay in noqddo mxaa ka macnaha meesha tobabarka laguu geenaayo; ma inuu tahriibo ayuu rabay; Somali dhib badanaa hadii ciidan loo sameeyo wali waa cabanayaan;

    • @mohamedabdicate4943
      @mohamedabdicate4943 ปีที่แล้ว +4

      Wax cabasho layiraa ninkane maqabo dhagarta xaarmajo damacsana u ciidanka iyo shcbiga somaliyed ba laga qariyo ninkane ka sheekeyn in xaarmajo rabay shabaab ciidan somaliyed lugu ma gac day inu dhisto ka dibna shacbiga ku xasuuqo

    • @aliolow7663
      @aliolow7663 ปีที่แล้ว +3

      Adeer dhalinyaraad ciidan somalia ah may rabin ee qatar ayaa shaqo abuur laidinkaga samaynayaa ayaa lagu duufsaday kadibna 4sano oo waqti ah ayaa laga lumiyay miyaan la dulmin dhalintaas

  • @feysalmaxamed6257
    @feysalmaxamed6257 ปีที่แล้ว +4

    Alxamdululaah Allah ayaa mahad iska leh oo Farmajo iyo Fahad na dhafiyy Subxanallaah waba Bahalo

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 ปีที่แล้ว +6

    argagaxisada halo soo qabto fahad yasiin iyo team farmajo waxay ku dhaqaaqeen khiyaano qaran waa in lala xisaabtama insha allha

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว +6

    Hanoolaato ❤

  • @ardaysomali
    @ardaysomali ปีที่แล้ว +5

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @wehliegurei4871
    @wehliegurei4871 ปีที่แล้ว +19

    Waxaa mahad leh allihii na dhaafiyay maafiyadii wadanka qastay oo ay ugu horeeyeen fahad iyo farmaajo 😂

    • @MadoobeOfficial
      @MadoobeOfficial ปีที่แล้ว +2

      Waa soo laabanayaan , ooy ama ha ooyin😊

    • @fariida6236
      @fariida6236 ปีที่แล้ว

      ​@@MadoobeOfficial Xaaran ay ka tahay wale

    • @NimcoFf
      @NimcoFf ปีที่แล้ว +1

      ​@@MadoobeOfficialtuuladada waad keeni kartaa lkn guri nin leeyahay cirkaa kaaga dhaw

    • @MadoobeOfficial
      @MadoobeOfficial ปีที่แล้ว

      @@fariida6236 yaa kaala tashanaayo adiga

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +1

      ​​@@MadoobeOfficial Cidii mar danbe beentaadaa iyo qiyaano qiro jabaan kaligii wadani aaminta saad rabtid ka yeel markaas way istaahilaanee soo dhawoow.

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 ปีที่แล้ว +10

    Wiilkan wlhi waa afthn m.Allaah

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว

      Reer Mudug!! (MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH)🤲💕💓💓💓waa wada SIDAN ookale!!

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +1

      ​@@shukri114mohammed2 waa reer Bari wiilkan xayeeysiinta badan iska yareeya.

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว

      @@cabdirshidosman9649 yes 🙌 waa Wiilkeena♥️💓💕xayeysiinta Tolkaanu u NAHAY 🙌💕💞♥️💖Mudug 🌹iyo Reer Beri💓 waa isku mid!! maxaad Kala wada ate baas😂!!

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +1

      @@shukri114mohammed2 😂😂 ma hadaa isku mid ka dhigtay soo maadan dhihin waa reer Mudug 2 comments. xitaa isku lahjad ma ahan. Reer Mudug waxaa ka aftahansan reer Bari, u fiirso inta gabyaa abwaano ka yimid Gobolka Bari 120 sanno u danbeeyay oo ina Cabdulle Xasan isku jawaabi jireen iyo kuwo wax badan ka danbeeyay. Meel kasta xayaysiin iyo faan been ah baad la taagan tihiin hadii aad reer Mudug tihiin idinkaa dadka iska soocay. Way yartahay in aad aragtid reer Bari faanaya oo reer Puntland kale is ka fadilaya xitaa kuwo reer Bari bay waxay leeyiihin wuxuu ahaa reer Mudug marar badan baan arkay.

  • @BashiAli-w8p
    @BashiAli-w8p ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan aad waraysanayso tariikhdiisa waa la soo ogaaday waa nin xabsi ku dhamaystay intii uu joogay Eritrea.
    Sheekadaan waa loo soo dhiibay si loogu magac dilo dowladii Farmajo
    Hanoolato waad ku ceebowdeen waxaan oo kale in aad soo tebisaan .
    Baaritaan ma aadan samayn

  • @AdamCirfe
    @AdamCirfe ปีที่แล้ว +63

    cilmi waa la soo baray lkn frmaajo waalaga guulaystay

    • @abusomali
      @abusomali ปีที่แล้ว

      qatara tawobar lu wada hadi farmaajo kudhaho ha aaminin hhh

    • @Muslim--Minds
      @Muslim--Minds ปีที่แล้ว

      waxaan filayaa in suuqyadi waaweynaa ay iyagu gubeeeeeeen

    • @buraale134
      @buraale134 ปีที่แล้ว

      ​@@abusomalimuhimadu wa in dalkaga laguso tobabary ee muhim maha dalka lagu geeyay sxb

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im ปีที่แล้ว

      farmaajo waa criminal xabsi ama dil ayuu mudan yahaywaayo waa qaainul wadan

    • @abusomali
      @abusomali ปีที่แล้ว

      @@buraale134 in dadka been loshego waa xaaraan aflagaaduna wa xaaraan diinta sida nosheegtay mase diin malihid

  • @idilmohamed7213
    @idilmohamed7213 ปีที่แล้ว +3

    Very good news waan ka helay❤

  • @faruqyasinyasin4736
    @faruqyasinyasin4736 ปีที่แล้ว +2

    Kan iyo ayaanle waa isku mid

  • @malaboa591
    @malaboa591 ปีที่แล้ว +8

    Bisinka Bisinka SubxaanAllaah

  • @kingaweyskaofficial8871
    @kingaweyskaofficial8871 ปีที่แล้ว +8

    Allah aya naga gabtay
    ALHAMDULILLAH

    • @AshaAbdi-rd8fy
      @AshaAbdi-rd8fy ปีที่แล้ว

      Maashallah.

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂!! Kan Hada wadanka iibsadsy kawaran?? Kaasi wadsnkuu difaacayey!! Qabyaladbaa rer konfuredka dileysa BISINKA!!

    • @maxamadaxmadmaxamadaxmad-jw4kq
      @maxamadaxmadmaxamadaxmad-jw4kq ปีที่แล้ว

      ​@@shukri114mohammed22m o qof in ladilo ma bad badin ah 😂

  • @umadamedia24
    @umadamedia24 ปีที่แล้ว +1

    I aamina shirbow waan tagay wan isdiwaan galiyay lakiinse waxaan ku diiday hal sabab oo ah nin oday ah oo aanan isku qabiil aheynaa ku damiinanayaa leey dhahay waan cabsaday nabadoonkeyga aan keensado waa leyga daayay.
    Sheekadaas qisadeeda wiil yaraa nooga sheekeyay oo axmed la dhoho

  • @shukri1395
    @shukri1395 ปีที่แล้ว +23

    Very interesting and scary 🤔wlh waa arin cajiib ha side loo tababaray and hadafkood.

  • @Luckii3y21j
    @Luckii3y21j ปีที่แล้ว +5

    They plans,And Allah plans, Allah is best of planners Alhamdulilah

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 ปีที่แล้ว +1

    Kani waa ciyaal weero tuug ah oo guryaha jabsanjirey mooryaan dhiigyocab ah oo iswareysanya

  • @kimushirar5120
    @kimushirar5120 ปีที่แล้ว +12

    Cilmigi uu bartay ayuu ayanle ka gatay aakhirkiina waa waa dhiman doona midkaaan

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 ปีที่แล้ว +15

    #Farmaajo iyo #Fahad_Yaasin waxay ahaayeen kuwo aan Dad iyo Dal iyo Diin midna unaxay ilaahay kuwa noocaasa hanagaga filnaado insha Allah

    • @qaysdheere
      @qaysdheere ปีที่แล้ว

      Waad Dhaqan xuntahay waadna Edeb Daran tahay madaxdaada raac maskiin yahoow

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 ปีที่แล้ว +2

      @@qaysdheere Jaahila aan diin iyo Rabi midna aqoon in madaxa lagaa garaaco mooyee, walaashaadi fiilo fashuuqsi lagu dubayn jiray ayaad raadinaysaa beesadii ay kaa dhiibi jirtay marka loosoo galmoodo Mareexaankaad tahay wase

  • @ibrahimgas885
    @ibrahimgas885 ปีที่แล้ว +1

    mr hanoolaato runti waxad qiime dhacday markad waraysatay ninkan ninkan beentu xanuujisay naftiisa
    wana doqon been ku dhashay
    mr ayaanle mar kale naftada ha u gefin
    hana waraysan ruux aan mudnayn

  • @yahyahaji6215
    @yahyahaji6215 ปีที่แล้ว +24

    Nice programme. It is well implemented.

  • @ibraahinhassan2559
    @ibraahinhassan2559 ปีที่แล้ว +7

    Masha allh sifiican ayuu ugu hafay wax kasto o 5years lo so dhigayay thnks

  • @faaysalluq7413
    @faaysalluq7413 ปีที่แล้ว +1

    Waa benaale abdullahi asaga kufsi wiil uu geystay.

  • @AbwaankaStudio
    @AbwaankaStudio ปีที่แล้ว +4

    Waa ariin yaable oo surtay gal ah 💯

  • @kaletomer
    @kaletomer ปีที่แล้ว +15

    Zxpkay yoonis Muuse allaha ha naxariisto 😢 waxuu ka mid ah ciidankii eritrea loo qadaya lkn Nasiimo xuma Kama uusan soo noqona Oo uu si dhib yar ayuunba la nuga yiri uu dhintay😢

    • @IlyaasismailNur-rl3nr
      @IlyaasismailNur-rl3nr ปีที่แล้ว

      miyuu dhinty ninkan

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว

      @@IlyaasismailNur-rl3nrmaya!! waa wiil kale Ioo dhintay(ALLAH YARHAM)🤲

    • @Mahomed--
      @Mahomed-- ปีที่แล้ว

      Yaa u dhintay​@@shukri114mohammed2

  • @abdulkadirabdifarah1270
    @abdulkadirabdifarah1270 ปีที่แล้ว +1

    Rootigii xanta iyo beenta AHUN Jaalle Guulwade Maxamed Siyaad Barre ayaa soo afjarmey, marka hadda wuxuu billaabey Rootiga xanta iyo beenta Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo.
    Bal aan dhowrno halka uu Rootigu ka galo bacda Farmaajo?!

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 ปีที่แล้ว +10

    Ninkan ha isku badnaado, halis ayu naftisa galiyay, wase fiicneyd inu Bareero runtana shego, he did well

    • @odayroy3099
      @odayroy3099 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa wlh ninkan SIR wayn ayuu fashiliyay

  • @bacayoburcaawi4503
    @bacayoburcaawi4503 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan aad sheegayso haday jiraan illahay haku naxariisto

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 ปีที่แล้ว

      Walaalo wax kajiro malahan. Dhageyso Sh. Cabdi Xirsi. Ninkaan Waxuu yahay Ilkihiisa markhaati ka ah. Subxaanallaah.

    • @maxamadaxmadmaxamadaxmad-jw4kq
      @maxamadaxmadmaxamadaxmad-jw4kq ปีที่แล้ว

      ​@@hafsaali4297kkk o adi maxa ka og tahay iney run tahy iyo iney ben tahay 😂

  • @Bashicade842
    @Bashicade842 ปีที่แล้ว +2

    Qabill: qabri iyo illl

  • @jannadoon7675
    @jannadoon7675 ปีที่แล้ว +8

    Walaahi Dhis Dowladeed Oo Cad Baa Socday, Farmaajo Dalka Inuu Ka Tago Ma ahayn😂

    • @NimcoFf
      @NimcoFf ปีที่แล้ว +1

      Dalkee ma xamar oo reer leeyahay buu dhex joogi kara hhhhhh yaa miskin

    • @Abdullahie_Officials
      @Abdullahie_Officials ปีที่แล้ว +2

      Falsafadaan milatary intelligence ba la dhaha la yaabayi maayo ninkn wyo wey ku cusup tahy wna wdada saxda ah ee dal lagu dhiso❤☑️

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +2

      Dictatornimo, kaligiis talisnimo caburin,dil, xarig car juuq dheh nidaam ah in la dhiso baa socday. Hadhoodiina wuxuu ku dhamaan lahaa carar iyo qixid.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +1

      ​@@Abdullahie_Officials Dictatornimo, kaligiis talisnimo caburin,dil, xarig car juuq dheh nidaam ah in la dhiso baa socday. Hadhoodiina wuxuu ku dhamaan lahaa carar iyo qixid.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +1

      ​​@@Abdullahie_Officials Askarigan waa nin akhli badan, fahmo badan oo aftahan ah. Somaliya waa dal ay Militari iyo sirdoon dadkooda cadow ku ah burburiyeen, marka ma dib u heshiisiin iyo hay'ado rayid ah buu u baahan yahay mise milatari, sirdoon dadkiisa cadow ku ah oo aan aheyn kuwo ayaga kala jecel. Wuxuu u baahan yahay ciidamo kala gadisan oo danta dadka laaliya una naxariista uma baahna caburin iyo dhibaateeyn.