Alab Gabadha Arooska io Gabadha umusha jirka logu dhaqo io cabitan gabadha umusha canaha u badiyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @riri5288
    @riri5288 13 วันที่ผ่านมา +2

    MashaAllah so nice abayo gacantada Allaha ku barakeyo

  • @LifewithAmira-o8c
    @LifewithAmira-o8c 13 วันที่ผ่านมา +1

    MashaAllah so nice like it 🔥🥰🥰🥰

  • @AmiraAlziad
    @AmiraAlziad 13 วันที่ผ่านมา +1

    MashaAllah love it 💗💗

  • @nimcomaxamed1061
    @nimcomaxamed1061 13 วันที่ผ่านมา +3

    Qofka ugu horeyay ahy cawa😂❤

  • @xafsoaways6086
    @xafsoaways6086 11 วันที่ผ่านมา

    Abayo isticmalka scarabka taajad maalagalinaa

  • @habonmusse7893
    @habonmusse7893 13 วันที่ผ่านมา

    Masha allah tabarakallaah alaha ku xafido

  • @amunabdi2441
    @amunabdi2441 13 วันที่ผ่านมา +2

    Mansha Allah xbbti jasakala khayr qofki igu horeeyan ahay manta ❤

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  13 วันที่ผ่านมา

      Waiyaaki xbbti shukran ❤

    • @shamsiinaali8908
      @shamsiinaali8908 13 วันที่ผ่านมา

      ​@@Faizasworldbeauty
      Abaayo ukunta jaalaha iyo cadaanka labadaba mala marin karaa timaha

  • @Fadumoaxmad09
    @Fadumoaxmad09 13 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah wllo gacantada Allaha kuu barakeyo

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 13 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah tabarakallah 👍🏼😍🥰😘

  • @amiraziad6089
    @amiraziad6089 13 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah ♥️🌹

  • @amounali640
    @amounali640 13 วันที่ผ่านมา

    MASHA ALLAH

  • @deardevil1264
    @deardevil1264 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ascww warangada maxaad ugu dartey

  • @farxiyoabdi2401
    @farxiyoabdi2401 12 วันที่ผ่านมา

    abayo cosbada cuntada lago kariyo miyaa mida ku dartay

  • @yasminjamac5495
    @yasminjamac5495 13 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah wllo mahadsanid 😍♥️

  • @yasminabdi9919
    @yasminabdi9919 12 วันที่ผ่านมา

    Xabatu rashad flax seed miya

    • @DheemanHassan
      @DheemanHassan วันที่ผ่านมา

      Maya wey ka yar yar tahay hata xmr jogto suuqa bakaraha aad ka helesa sister

  • @HamdaOmar-s9j
    @HamdaOmar-s9j 13 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah Abayo coffee maku tarsankaraa scrubka oo dherad ahh

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  13 วันที่ผ่านมา +1

      Haa wa ku darsan karta

    • @HamdaOmar-s9j
      @HamdaOmar-s9j 13 วันที่ผ่านมา

      @@Faizasworldbeauty qayaasta intee la akesinaa

  • @wbaxaxmed7974
    @wbaxaxmed7974 13 วันที่ผ่านมา +1

    Faiza abayo gabadha xamilada ma cabi karta

  • @fawziaofficial5507
    @fawziaofficial5507 13 วันที่ผ่านมา

    Malintii meeqa mar cml lacabi karaa

  • @samaymohamed1155
    @samaymohamed1155 13 วันที่ผ่านมา

    Asc shumbura mahalada ha English

  • @Hodan_Family
    @Hodan_Family 13 วันที่ผ่านมา

    Abaayo waxaa ii sheegtaa caadada soo dagdag oo waqteeda ka so hormarka ma xanuunbaa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  13 วันที่ผ่านมา

      Maya abyo xabrashada cab ayada ku saxeysa InshaAllah

    • @Hodan_Family
      @Hodan_Family 13 วันที่ผ่านมา

      @@Faizasworldbeauty hye abaayo

  • @HadiyaCalimaxamuud
    @HadiyaCalimaxamuud 13 วันที่ผ่านมา

    Waraagadu waa maxay isoo sheega maan fahmine

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  13 วันที่ผ่านมา

      Corn starch a lagu dhaha English tan xalwada laga sameyo wye

    • @HadiyaCalimaxamuud
      @HadiyaCalimaxamuud 12 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid jasakalaah khyr