XUUSİYİİNTU SİDDEE U CAAWİYAAN FALASTİİN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 28

  • @Sakariyeapdilahi2008
    @Sakariyeapdilahi2008 9 หลายเดือนก่อน +7

    Nabiga kusaliya walal ❤

  • @apdishakurupdala6057
    @apdishakurupdala6057 9 หลายเดือนก่อน +5

    YameN is a Power

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 8 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u gargaaro Islaamka. InshaAllah.

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 9 หลายเดือนก่อน +5

    Maleshiyadka hadhihin wa cidamada qaranka Yemen wadanka dhana ayaga aya kataliya marka Laga rebo caasimada sanca

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 9 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha u hiiliyo qola waba oo falastiin u hiiliya

  • @abdiadennn
    @abdiadennn 9 หลายเดือนก่อน +12

    France,Australia,UAE,KSA,DENMARK iyo Spain way iska diideen hawlgalka, waxaa isku soo hadhay USA,Bahrain iyo Seychelles 😂 in Xuutiyiinta la baryo ayay imaan doontaa

  • @Darwiish-music-channel
    @Darwiish-music-channel 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maleeshiyaad maahe waa mujaahidiin ku dhiiraday inay isbarbar taagaan walaalahhood falastiin iyagoo islaamki kale oo dhan baqay

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 8 หลายเดือนก่อน

      ilahey ma wuxu ku dhahey ani i sug waxba qabsan 😂

  • @guuleedraage8486
    @guuleedraage8486 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thamks

  • @suhaybcabdi786
    @suhaybcabdi786 9 หลายเดือนก่อน +3

    Melee shiyad maha ee wa halyeeyo

  • @sahalmoumin3525
    @sahalmoumin3525 9 หลายเดือนก่อน

    The best youtuber annag production ❤

  • @alyascalu
    @alyascalu 9 หลายเดือนก่อน +1

    Xutiyintu waxay noqdeen geesiyaasha muslimiinta

  • @CadnaanAdnancade
    @CadnaanAdnancade 9 หลายเดือนก่อน

    Freefalastin illahay ha ugar garo aamin

  • @dhaqanexared4027
    @dhaqanexared4027 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaa noo balan ah 1m inshallah ❤

  • @HAMSTERCOMBAT5555
    @HAMSTERCOMBAT5555 8 หลายเดือนก่อน

    Saaxiip intaa kabaxday
    Aaway wixii aan kaaga baranay🎉😊

  • @aminaomar5550
    @aminaomar5550 8 หลายเดือนก่อน

    Maanta Shiicada ayaaba dhaanta Suniyiinta

  • @ismafboyninweyn8414
    @ismafboyninweyn8414 8 หลายเดือนก่อน

    Ku aawaY ustaad😢

  • @xirsitoriile4262
    @xirsitoriile4262 9 หลายเดือนก่อน

    Ustaad xuusiyiinta maahe waa xuutiyiinta

  • @IsmaaciilIbraahim-y1b
    @IsmaaciilIbraahim-y1b 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaheyow muslimiinta dhamaantooda kor uqaad ya ilahey 🤲

  • @cilmibilemaxamed
    @cilmibilemaxamed 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maxa ka imaakara gqcanqaat kaas

  • @muusemaracade3228
    @muusemaracade3228 9 หลายเดือนก่อน

    Asc bro

  • @YaziinMohamed
    @YaziinMohamed 9 หลายเดือนก่อน +1

    First comon❤❤

  • @Samiya1.
    @Samiya1. 9 หลายเดือนก่อน

    Magacyada rer galbedka bixiyan ma ficna waayo cidkasto fikir koda kaso hor jeeda magac ayey ubixiyan shaabad na way ku dhajiyan

  • @MHD0.0
    @MHD0.0 9 หลายเดือนก่อน

    Hadalada qaybtood ka fiirso iyo warbixinaha aad toos uga soo qaadanaysid warbaahinta reer galbeedka

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 9 หลายเดือนก่อน

    Dib ogama noqondoonaan idamka elle

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 9 หลายเดือนก่อน

    Xuutiyiin dheh not xuusiyiin😂