Dagaalkii Halganka NFD ‘SHIFTA’ | 1963-1967 | Dhaxal-wareejintii Ingiriiska Ee NFD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024
  • #Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
    Dagaalkii Halganka NFD ‘SHIFTA’ | 1963-1967 | Dhaxal-wareejintii Ingiriiska Ee NFD

ความคิดเห็น • 46

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 ปีที่แล้ว +1

    Wajeeree waraabaha ka soo carar.
    Wajeer, waa caasimadda Mustaqabalka
    Somalida NFD. INSHALLAH
    WAA NIN SQRQNSOR AH.
    MR. AHMED.

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 3 ปีที่แล้ว +10

    WLL AAD AYAAD U MAHADSAN TIHIIN TAARIKHDA MUHIMKA AAD KA HADASHEEN. GUUL AYAAN IDIN RAJEEYNAYA

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 ปีที่แล้ว +8

    WAA Inoo Qalad inaanu niraahno NFD Waxaana SaxaN S.K.F Soomaalida koonfurta Fog Hadaanan Qladaneen Dadka Taariikhda dalka haya Saxan baa dhaha kuba kale N.F.D bey dhahaan Walaalaheygoow.

    • @mohamedabdi8377
      @mohamedabdi8377 3 ปีที่แล้ว

      MAHADSANID SXB...MAGACEENNA ASALKA AH SIDAAN MAQLAY WUXUU AHAA "KOONFURTA JUBBA"

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac ปีที่แล้ว

      Wllo waa runtaa sidaad sheegtay na weeyan, eedna waan uga xumahay sooyaalkan madow ee laga yayaqsoodo ee nagu kasey guumaystaha gaalka ah😭😢😭😢😭😢
      Walee waan ku xanuusaday sheekadan

  • @garashiyogaraad359
    @garashiyogaraad359 3 ปีที่แล้ว +6

    Aaad baad u mahadsantahay walal maxamed inoo soo badi barnaamijta caynkaan ah oo Taariikhda dhulkeena la xariirto

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid walaal

  • @ab7289
    @ab7289 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abahay Allah ha u naxaristo ayaa nfd. Jomo kenyanya u xiray dhowr sano.

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +11

    Walalayal igu sacida o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Ariif77
    @Ariif77 3 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanid qaamuus

  • @tawosabdalla697
    @tawosabdalla697 3 ปีที่แล้ว +4

    Wallahi aad iyo aad baan uga murugoonayaa inaan arko dalkayga iyo dadkeyga soomaliyeed sida niman gaalo ah oo shisheeye ah ay u kala gooyeen, waan ka xumahay lkn wlhi iyo billahi inaba aqbali mayno oo doonimayno dullinamdaani, sankadhuudhi iyo xabasho xun way nootahay

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac ปีที่แล้ว

      Wllo waa runtaa sidaad sheegtay na weeyan, eedna waan uga xumahay sooyaalkan madow ee laga yayaqsoodo ee nagu kasey guumaystaha gaalka ah😭😢😭😢😭😢
      Walee waan ku xanuusaday sheekadan ina lilah, allow haday cadaalad jirta umada soomaliyeed u gargaar

  • @ziciidgamadiid7837
    @ziciidgamadiid7837 3 ปีที่แล้ว +4

    wllo qaamus horay u soco nin cod halaasiya tahay kaape i.A GuuL wad gaari 🙂

  • @user-ru7wx5eq9l
    @user-ru7wx5eq9l 3 ปีที่แล้ว +2

    asc asxabay. manshaa alah wan kufaraxsanahay tariikhdasoomaliya

  • @sergiogufo6534
    @sergiogufo6534 3 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah walal to know my reality indeed we Next next parts fdln

    • @yh___yinhbr1876
      @yh___yinhbr1876 3 ปีที่แล้ว +3

      MeeshaaN Camal markaad Dhexfadhido WalaaL waxaa lagaega baahan yahay Luuqadaada meeye Diintaada dalkaaga iyo luuqadaada Dadkii baa raadin luuqadiina waad hareer mari Macquul Maahan Raalina iga ahaaw hadaaN hadaL xumi ku iri.

    • @sergiogufo6534
      @sergiogufo6534 3 ปีที่แล้ว +1

      @@yh___yinhbr1876 hayex walalky incasto luguta afkeena caan ghoral han uu an cagonin I.a dibmalaxa even i don't want afka qhalatigax wnjeclai afkena hooyo🇸🇴❤

  • @fahankamustaqbalka8595
    @fahankamustaqbalka8595 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid pro

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 ปีที่แล้ว +5

    Oo Anagaaba ugu horeynay download iyo Siyaasadbee Maxaan Kowba u ogaan weynay oo Usoo Oodan weynay Xuduudaheena Meel walboo Somali Maxamed Dagta Loo 1960kii Waxaan leenahay Ma awoodi kareyn Okey Tan Haatan jirta maa Soo Celin Alloow Rajadeena Noo weynee

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll dawladii somaliyeed oo gobanimada qaadatay 1960kii way isku dayday inay so ceshato koonfurta jubada lkiinsa ingiriiska u diiday oo xuduudaha ka istaagay, dabadeed somalidu xiriirka bay u jareen dabadeed waxa la isku raacay inaa doorssho la sameeyo 1963ki oo gobolka koonfurta jubada codeeyaan ma Somalia bay raacayaan misa Kenya, dadka somaliyeed oo ku sugan gobalkaa gebigood waxay u codeeyeen inay raacaan soomaaliya hasa ahaatee ingiriiska baa markale is hortaagay oo sankadhuudhi hubeeyay oo ku yiri dhulkani waa kiina oo adinka iskaleh siduuba hore u siisay xabashada dhulka Somali galbeed markaa baa codeenti lajoojiyay,

    • @omerali6025
      @omerali6025 3 ปีที่แล้ว +1

      Bal Ana iga qabo/ingriisku 1925tii ayuu jubaland kasoo jaray dhulka somalida ee kiiniya inagoo ugu abaalgudaya talyaani caawimadii uuufidiyey dagaalkii 1914 dabadeedna waxa dhacay dagaalkii 2 aad kadibna ingriisku waxa uuqabsaday1941dhulkasomalida oo dhan marka laga reebo jabuuti waxanu uqaybiyey afargobol (1)wgalbeed2/wbari3kbari4kgalbed dabadeedna waxa uu abuuray riyada somali weyn iyo syl iyo snl waala jibooday somaliweyn ka dib maxaa dhacay waxa soo baxay convjaniva oo odhanaya wadamadii laga qabsaday wadamadii gumaysanayey kii isxukumi karaya ha lasiiyoxornimo kaaan isxukumi karayn 10 sano hala tababro somalidu isxukumi karayn wafdi UNTA ayaa la soo diray waxay yimaadeen muqdisho waxay waydiiyeen somalida cida 10 ka sano gaadsiinaysa ee tababaraysa waxay yidhaahdeen talyaani oo ingiriis ka adkaaday dagaalkii kana qabsaday wadamadii sida somaliya wuu ka cadhoo day markii dadkii reer muqdisho isaga diideen ka dibna waxa uudiiday in uu ku wareejiyo greatsomalidii uu waday waxanauu ogolaaday intii talyaanigu xukumayey1940 waxii ka horeeyey kadib intii kiiniya kiiniya ayuu ku celiyey intii itopiaya ayuu ku celiyey somaliland iyo raseve aeriana la haday markaa waxa dadku ka qaylyayeen aqoon daro somaliyeed baa halkaa inadhigtay waxa ka daran qaladka labaad ee la sameeyay oo ahaa Union ka labada gogol oo ka dhigay waali cusub oo hal dawlad ah waayo 2/12/1960 ayay somaliya gobonimada qaadan lahayd ee maxaa keenay 1juulay iyadna waa aqoondarokale maanta marka wada hadla la yidhi waxa ku qarsoon tii baaqatay 2/12/1960 hala siiyo haday iyagu ku heshiiyaan ee bal reer somaliya somaliweyna iyagaa diiday tan taagana iyagaa diidaya xornimaduna waa 26jun marka sharciga la isla tago ilayn anagaa ka meermeeraynay oo dadka loomasheegine waxay noqonaysaa somaliland ingriisbaa siiye somaliyatreasship bay ahayde isku dariiqba maahee unku haw jaheeyo cid uu u dhiibayo ciduna waa itopia waxay ku badbaadi kartaayoo kaliya inta ay aqoonsiga unku kuhayo inay somaliland aqoonsato waa sida somaliya u dan ah haday diidaya waxa how yaal italyan aest afrika impaer waana marka itopiaya soodhigto anaguba imika way naga goantay haday jahanaba ku dhacay saan iyo hadii kaleba

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 3 ปีที่แล้ว +1

      @@omerali6025 masha Alla gudoomiye halkeen kala so xiriirikaraa, nin xog badan hayo baad tahayee

    • @omerali6025
      @omerali6025 3 ปีที่แล้ว

      Muran iyo doonistaada ama ogaal la.aantaada maahee taariikhdu waa dhacdo ee wax kale maaha

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 3 ปีที่แล้ว

      @@omerali6025 war sxb muran doonimaayee waxaan doonayaa inaan kala faaiidaysano ee xage ba kala so xiriirikara ina adeer.

  • @user-or5bp1cx7w
    @user-or5bp1cx7w 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah guul keep going on

  • @moha786
    @moha786 ปีที่แล้ว

    Wa Taarikh lakiin NFD Somali,ingiris iyo Kenya Ba Heshiyey Waana labixi in Kenya kamid tahay wa Xikmad Rabani Wana kuqanac sanahay

  • @jilaomedia60
    @jilaomedia60 ปีที่แล้ว +1

    NFD waalobaxsady . Alx wankabadbadnay kubiradii somalia

  • @najahdaud6147
    @najahdaud6147 ปีที่แล้ว

    Ilahow burburi kenya iyo itoobiya rabiyo😢😢😢

  • @tuwa_sac
    @tuwa_sac ปีที่แล้ว

    Wllo waa runtaa sidaad sheegtay na weeyan, eedna waan uga xumahay sooyaalkan madow ee laga yayaqsoodo ee nagu kasey guumaystaha gaalka ah😭😢😭😢😭😢
    Walee waan ku xanuusaday sheekadan ina lilah, allow haday cadaalad jirta umada soomaliyeed u gargaar

  • @Pirlo474
    @Pirlo474 3 ปีที่แล้ว +3

    123 somali codkiisi

  • @OBSAMETv
    @OBSAMETv 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxp muqaal kasoo samee NFD OGADENIA IYO DHULKA SOOMALIYA OO LAYSKU DAREY Cabirka dhulka ayaan rabaa

    • @sahalyare9784
      @sahalyare9784 2 ปีที่แล้ว +1

      1,115.2835km2
      Oo djbouti wey ku jirtaa

    • @mohazzomar4306
      @mohazzomar4306 2 ปีที่แล้ว +1

      1million iyo 100kun

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว +2

    Kalmadaada Somalida Kenya way khaldantahay wll iska sax

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว +1

      Waad mahadsan tahay. Soomaalida NFD.

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac ปีที่แล้ว

      Maya wllo waa soomalida koonfurta fug siday aqoonyahanada damiirka le ku sheegaan

  • @ramaaguda5281
    @ramaaguda5281 2 ปีที่แล้ว +1

    nfd waxan joogay intaas san waxan garanaya magalooyinka bananey liboyo
    ijara mandhera weeldooni hamey

  • @maxamuudlabo743
    @maxamuudlabo743 3 ปีที่แล้ว +2

    Somaliyey toso iskutisanaw

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wll Mahadsanid zxp qali ah wan kugu fanaa wlhi hada fahmysid 🤣🤣🤣✍️✍️✍️❤️

    • @maxamedilkacase7179
      @maxamedilkacase7179 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhiirrigalinta aad isiiso ma illaawi doono waligay mahadsanid

    • @kingsomaliofficial
      @kingsomaliofficial 3 ปีที่แล้ว

      i am be your side my fam ❤️❤️❤️✍️❤️