DEG DEG Shirka madasha iyo Mudo kororosiga Xasan sh, Ciidanka Oromada oo dhaqdhaqaaqyo wada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 6

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nin dalkiisi itopia qabsatay baa wali horowmare iyo dhoof kujiraa😂😂😂kkkkkkk xasan dhiqo wuu fashilmay ee wadanka halagaqabto

  • @BashirCalimaxamed
    @BashirCalimaxamed 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bashka
    Waxa
    Sodan
    Waxakadaran
    Ciidhamadha
    Itoobiya
    Waxkahadlayo
    Maleyi
    Waxadihii
    Laha
    Kaqabto
    Cadhowga
    Dalka

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ha riyoon ma imanayaan madaxda maaml goboleeddadu .

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mr weriye arinto waa muddo kororsi e labada dhinac xagga xasan sheekh iyo maamul goboleedyada .

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia waxay haystaa gedo, bakool, shabeelada dhexe oo ciidamo ka qoranayso, hiiraan iyo hadda labsheegayo xuduuda galgaduud in heshiis wada gaareen ku darso soomaaliland iyo putland ha xisaabtan maxaa ka haray dalka cajiib.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haddii xasan uu samaysto muddo kororsi adigoo ogaa siddii dadka muqdisho ay ula dhaqmayn madaxwayne farmaajo markii baarlamaanka ansixiyey labo sano si doorasho qof iyo cod ah dalka loo gaarsiiyey iyadoo madaxwayne farmaajo loo gaystay dagaal, qabyaalad,aflagaado, sida naag uu furay ilmo ka dhalayo taas oo ah aflagaado qadaf ah iyo sida oday, ganacsato, haween, dhalinyaro qabyaaladaysan aynu kaceen sida farmaajo waa mareexaan.