The Art of Public Speaking I Fanka Fagaare ka Hadalka I Mubarak Hadi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 พ.ค. 2023
  • Fagaare ka Hadal I Public Speaking I Mubarak Hadi
    TH-cam: www.youtube.com/@MubarakHadi/...
    TELEGRAM: t.me/mubarakhadi101
    INSTAGRAM: / mubaarakhadi
    WEBSITE: www.mubarakhadi.com/
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 114

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 ปีที่แล้ว +14

    "Carrabka Allow ii quwee, caaddil baad tahee"
    Sayid Maxamed

  • @sharmakeabdikadirmohamed7617
    @sharmakeabdikadirmohamed7617 ปีที่แล้ว +10

    In qofku yaqan waxa uu ka hadlayo iyo cidda la hadlayaa ka muhiimsan in uu ka hor hadlo ama hadlaba sidaad sheegtay ba ustaad. Ku mahadsanid bidhaamintaada iyo soo jeedintaadaas ba.🙏

  • @The_Mysterious_Life
    @The_Mysterious_Life ปีที่แล้ว +3

    Ustaad Mubarak Rabbi sareeyee ajar iyo hasanaat hkaa siiyo,cilmiga iyo garashadana hakuu siyaadsho.

  • @updy_khayreaaqilkaynan
    @updy_khayreaaqilkaynan ปีที่แล้ว +6

    Hammi baa igu jira gubaya laabtayda wax dayax gud zaran baan gaadhbisleyayhaye😮🎉❤

  • @AsmaBashir-ws3rx
    @AsmaBashir-ws3rx ปีที่แล้ว +1

    Jazakalaah kher

  • @khadarfarhaan686
    @khadarfarhaan686 ปีที่แล้ว +7

    Libaan labada daaroodba wll
    Marna, Ustad Mubarak Hadi 🤲🏽
    Halyey, Soomaliyeed🙏🏾

  • @abdiqaniahmed5656
    @abdiqaniahmed5656 ปีที่แล้ว

    Jazaakallh khyr Ustaad

  • @hawoabdulle7286
    @hawoabdulle7286 ปีที่แล้ว

    Jazakumullah khayr

  • @queen-nb6uq
    @queen-nb6uq ปีที่แล้ว +1

    Gafarigsi diyargaroow thanks ustaad

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 5 หลายเดือนก่อน

    Baarakallah❤

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 ปีที่แล้ว

    Mansha allah thanks ustaad

  • @AbdirahmanAbdullahi-bd4cx
    @AbdirahmanAbdullahi-bd4cx ปีที่แล้ว

    Mashallh Mubarak Thanks

  • @aminmuhudinosman
    @aminmuhudinosman 11 หลายเดือนก่อน

    Shukran Ustaad

  • @user-ph9dn1jg5w
    @user-ph9dn1jg5w ปีที่แล้ว

    MAASHAA ALLAAH

  • @abdirahmanceenaanshe338
    @abdirahmanceenaanshe338 ปีที่แล้ว

    waa mowduuc muhiim ah xaqiiqatan.

  • @Englishclass103
    @Englishclass103 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustd mubarak jzkallah

  • @kamaludinaden-xp8ev
    @kamaludinaden-xp8ev ปีที่แล้ว

    Mncha Allah uztaad MUBARIK HAADI

  • @najmaahmed6428
    @najmaahmed6428 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad jasakallah ✅

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad mubaarak ❤

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid ustaad

  • @saleebaanbashiir2756
    @saleebaanbashiir2756 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad.

  • @mohedjigjigawi5581
    @mohedjigjigawi5581 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaadi

  • @bidixo1bidixo158
    @bidixo1bidixo158 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal mubaarig hadi

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @sadiyaadanibrahim8370
    @sadiyaadanibrahim8370 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @abrahamofficial4864
    @abrahamofficial4864 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher mubarakh hadi

  • @bahjoalijamac9329
    @bahjoalijamac9329 หลายเดือนก่อน

    Jasalkllh ustaad

  • @cabdisalaamyuusuf-lw2fz
    @cabdisalaamyuusuf-lw2fz ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad😊

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 ปีที่แล้ว

    Thanks for sharing

  • @yusrazulaiman2569
    @yusrazulaiman2569 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad🙏

  • @abdikarinsharifahmed706
    @abdikarinsharifahmed706 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad mahadsanid waxbaan ka faaiday vedio❤

  • @Ismail-tn5wt
    @Ismail-tn5wt ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allah, Ustaad Mubaarak waa inoo faaideysay.Guuleyso

  • @rashidsheekeeye
    @rashidsheekeeye ปีที่แล้ว

    Mahadsanid.....

  • @mohamedabdisalansheikhali7384
    @mohamedabdisalansheikhali7384 10 หลายเดือนก่อน

    Waa cashar fa,ido leh thank you

  • @waanochanl1002
    @waanochanl1002 ปีที่แล้ว

    Mzhaballh ustaad

  • @mohamedamiinabdiaadan6821
    @mohamedamiinabdiaadan6821 ปีที่แล้ว

    thank you ustaad🤝

  • @MaskabariMaskabari
    @MaskabariMaskabari 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad❤❤

  • @saynabosman2379
    @saynabosman2379 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ustaad mubarak qof waxbadan laga faidayo alla hak sharfo sidad nogu dedaalayso inbadana bug clubka wan kujiray gab ban galay hawlo un ah wan se so laban dona insha allah intan halka kujirayna waxyabo badan ban ka faiday 🙏

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 👍👍👍👍

  • @najuabdulahi7
    @najuabdulahi7 ปีที่แล้ว

    Thanks ustad

  • @IbraahiimIbaraahiim
    @IbraahiimIbaraahiim 2 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa allaah ilaahay hakuxifdiyo mucalim

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 ปีที่แล้ว +3

    Hada meelo ayaaaba jira lagu barto sida muqdisho ookale waan ku arkay

  • @mumtaasxaashi7810
    @mumtaasxaashi7810 ปีที่แล้ว

    Thankz teacher ❤

  • @faadumoabdirahmanahmed8610
    @faadumoabdirahmanahmed8610 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid my teacher 😊

  • @user-mm6gh4km5b
    @user-mm6gh4km5b 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks wll

  • @abdullahihassan2937
    @abdullahihassan2937 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad mubarak hadi sida quruxda badan ee aad nogu soo gudbisay muqaalkan oo aan ka waxbadan ka faa'iday marka 1 marka 2 marka 3 #Mahadsanid

  • @RuweydoJamac-rs9py
    @RuweydoJamac-rs9py 2 หลายเดือนก่อน

    Allha kaa abaal mariyo ustaad ,mhdsnid

  • @abdihafidmohamed8232
    @abdihafidmohamed8232 ปีที่แล้ว

    Ilaah haku barkeeyo ustd labada daarood🤲

  • @mustefaosman2893
    @mustefaosman2893 ปีที่แล้ว +2

    Buug iyo walin ayaan qaatay waana note garaystay intaan Mahadsanid ustaad.

  • @ahmedsalaat
    @ahmedsalaat ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ustadh Allah hakubarakiyo

  • @Sheekofaneed1
    @Sheekofaneed1 ปีที่แล้ว

    Thanks ❤Hadi😊❤

  • @barmaniye
    @barmaniye ปีที่แล้ว +2

    Mubarak | ka Soo samee xalqad kale

  • @amalabdi7982
    @amalabdi7982 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah, much appreciated 😊

    • @abdiaziiz628
      @abdiaziiz628 7 หลายเดือนก่อน

      Meel lagu bartaa may jirtaa

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce ปีที่แล้ว

    M.a macalimuuh

  • @faaraxugaas343
    @faaraxugaas343 ปีที่แล้ว +1

    Masha alla
    Ustad waxan jeclalaha inaad soo badisid caasharada ka hadlayo public speaking ka mahadsanid

  • @CabdiraxmanQoys
    @CabdiraxmanQoys ปีที่แล้ว +6

    To be a public speaker it takes a lot of energy time and reading thank you for classifying how to be a public speaker what to do and what not to do this is a life lesson we are appreciated your video on a public speaker topic

  • @sakariyeudugle6311
    @sakariyeudugle6311 ปีที่แล้ว

    Alle weyne ha ku barakeeyo Hana kaa abaal mariyo murti kasta iyo dhiirigalinkasta oo aad umada somaliyeed ku baraarujinaysid.

  • @anfaalproductandcusmatics9794
    @anfaalproductandcusmatics9794 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ustaad wax badan kabaraney alle haku xifdiyo

  • @shekhul.kuli-23
    @shekhul.kuli-23 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaas wxan moodi jiray waxloo dhasho

  • @abdulrazakbashir3285
    @abdulrazakbashir3285 ปีที่แล้ว

    ❤ rabigeen ku xafid❤

  • @safiaduco_daahir
    @safiaduco_daahir ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @cabdikariimdiinle1512
    @cabdikariimdiinle1512 ปีที่แล้ว

    Macalin aad baa umahad San thy
    Su'al hdan ku weydiiyo ma jiraa buug somali ah oo kaa dhisaayo hadal jeedin fasiix ah in aad sameeso Thanks for your sharing the lesson

  • @MukhtaarCabdi-mp2ye
    @MukhtaarCabdi-mp2ye ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tahay ustaad

  • @muminochanel5191
    @muminochanel5191 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah ustaad wadmahadsantay wallahay wacyigalintaada wanubahanahay anigokale dhiiragalintaadan fadhiga ogakacay. It would be helpful if you could upload one video every week if not every day. I love your videos. Thank you so much. ❤❤❤❤

  • @mohamedabdisalansheikhali7384
    @mohamedabdisalansheikhali7384 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll waxbadan anuka ga,idnay allah ku barakeenyo wll

  • @user-or3ew6uw1h
    @user-or3ew6uw1h ปีที่แล้ว +1

    Public speaking is like slimming ,if you read from a book how to swim and don't practice swimming and don't prepare and practice to swim everytime ,then you will never learn swimming and public speaking is like that.
    Masha'Allah ustaad 🤗

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 ปีที่แล้ว +1

    macalinkayagii mahadsanid😊

  • @dhuuxyuusuf856
    @dhuuxyuusuf856 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤😊

  • @AbdiOzyy
    @AbdiOzyy ปีที่แล้ว

    Astaamahan oodhan qofka kaliya aan ka arkay waa Sh.mustafe 😊😊

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar ปีที่แล้ว

    M.A❤❤

  • @fardowsoyusufxuseen2664
    @fardowsoyusufxuseen2664 ปีที่แล้ว

    thanks

  • @xamsenuur2032
    @xamsenuur2032 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad suugaanta ayaan dhawaanahan bilaabay dhageysigeeda wax badan ayaan ka bartay oo hadalka ku saabsan. Waan u baahnaa lixdan talaabo

  • @najiibahmed6544
    @najiibahmed6544 ปีที่แล้ว

    Mubarik hadi sxb alle ha ku barakeyo
    Waxaan jeclaa lahayn in aad mowducyo badan noga samaysid mowducan

  • @samerahariir
    @samerahariir ปีที่แล้ว

    Alxm Allahay imu qoorin inan xata qof normala la hadlo maa ogi musqablka xalkisa laakin xadirkan cudurku Nabi muuse ka ducaysanayay ayaan la dala dhacaya

  • @axmedxuseen-gx6ot
    @axmedxuseen-gx6ot ปีที่แล้ว

    Szb lajend thy

  • @user-rh6yr8vz6v
    @user-rh6yr8vz6v ปีที่แล้ว

    ❤masha allh ustd su.aal hadaan kuwaydiiyo adigu koorsadaan mabixisaa aan kafa.iidaysannee

  • @Sara-ed7ol
    @Sara-ed7ol ปีที่แล้ว

    Asalaam Caleeykum Wrwb
    Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay Mubarak Hadi talooyinkaaga qiimiga leh.
    Dhab ahaan waa talooyin looga baahanahay inuu xambaarsado qof kasta oo ka hadla fagaaraha.
    Sideedaba inta badan waxaa naga lunsan horta ma naqaan oo aqoon buuxda ma u leenahay inaan fagaaro noocee doontaba ha ahaatee aan ka hadalno.
    Waa xirfad loo baahanyahay in la barto , qof kastaana kama hadli karo fagaaro.
    Qodabada aad soo qaadatey dhamaan waa qodobada loo baahanyahay inuu si is daba joog ah u tix raaco.
    Haddii kale qofka hadalka jeedinaya amaba qudbada shacabkuu la hadlayo ama ma fahmayaan amaba weey ku caajisayaan.
    Waxaan rabey inaan ku daro keliya in qofka ka hadlaya fagaaraha uusan hal dhinac hadalka u jeedin oo uu u qeybiyo hadalka dhamaan shacabka hor fadhiya. Waa inuu garan karo ineey la socdaan waxa ui ka hadlayoo eey dhadhansayaan . Aad beey taasi muhiim u tahay.
    Mahadsanid walaal aad baan ugu raaxeystaa runtii videowyada aad soo geliso. Shaqo wacan ayaad wadaa hore u soco. 👍🏽

  • @naaney7274
    @naaney7274 ปีที่แล้ว

    #intuumaankugaajeysanyahayguuliwaaweli. Aad ayaan uga gelay murtidaa

  • @princesskira371
    @princesskira371 ปีที่แล้ว

    Thanks 😊

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah Ustaas Caqligada ayaa Taageero kuugu ahay.
    Buugii GARAADSO intaadan GUURSAN Amizone ayaa Wiilkayga oo guur gaaray Iiga Dalbay Shalay ayuu noo yimid. Dalkii kuma dhallan walina muu arag hadane wuu ku hadlaa Afkeena Qoraa, Aqriyaa. Asiga Ayaan rabaa intuuna Guursan uga Faa,ideeyo.❤

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay adiga dhammaan ubadkaba ha barakeeyo. Mahadsanid Hayaat

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 ปีที่แล้ว

      @@MubarakHadi Aamiin Adigane sidoo kale

    • @muniich1944
      @muniich1944 ปีที่แล้ว

      Buugas anba wanraba seen kuheli karaa ❤

  • @zuldaanismaaciil9439
    @zuldaanismaaciil9439 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad aad baad umahadsan thy marka channelkaga ku soo birayay waxyalo badan ba iga qarsanaya haddana heer ban joga anan marki hore jogin aad bad umahadsan thy❤❤

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 ปีที่แล้ว

    Luqa adan udhalan see ugu quqdayn, aadna aadan u aqoon

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @ifraaxaadan2365
    @ifraaxaadan2365 ปีที่แล้ว

    🥰🥰

  • @AhlaamMohamoud-jp8pq
    @AhlaamMohamoud-jp8pq ปีที่แล้ว

    Asc ustaad masha Allah allah ku xifdiyo aniga kuwu wax kaa faido allah naga dhigo

  • @mariasaid1098
    @mariasaid1098 ปีที่แล้ว

    Jazakallah qeyr
    Wall video gaan oo courses ah noo seemey

  • @mohamedsaed4419
    @mohamedsaed4419 ปีที่แล้ว

    wad mahadsantay ustad mubaarak mowduucan waa muhin. waxaan jeclaanhaa inaad no so badiso

  • @cusmannuur
    @cusmannuur ปีที่แล้ว

    Macalin waad mahadsantahay

  • @user-dv1pu4jk5r
    @user-dv1pu4jk5r ปีที่แล้ว +1

    Waxbadan ayan farintaada ka faaidnaa ustaadi ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @ahmedabdikadir5799
    @ahmedabdikadir5799 ปีที่แล้ว

    Wll nosoo badhi

  • @axmedwarfaa7489
    @axmedwarfaa7489 ปีที่แล้ว

    Ustaad fadlan vedio inooga soo diyaari warbixin ku saabsan comfarzone inta bdan ku celcelisaa si aan u fahano please please plsea🙏

  • @ahmedabdullahi793
    @ahmedabdullahi793 ปีที่แล้ว

    Ustaad aadbaad u mahadsanthy wan ku dadaali doonaaa Insha allah aadbaan u jeclahy wlhi lkn caawa waxan heley key ama fure 😊

  • @iidsulub1056
    @iidsulub1056 ปีที่แล้ว

    جزاك الله ustaad casharada noocan noo badi

  • @mohanoor919
    @mohanoor919 ปีที่แล้ว +3

    Million times Thanks Bro🙏
    Alle hano ka xiftiyo Ustaad Mubarak Hadi🤲🤲
    Please Ustad we need more? May you make it like series?

  • @ridwaanmaxamed2340
    @ridwaanmaxamed2340 ปีที่แล้ว

    Mhdsanthy ustaad

  • @Abdiqani_Abdiqadir-Ali
    @Abdiqani_Abdiqadir-Ali ปีที่แล้ว +1

    Asc, waa mahadsan tahay mudane. Ka warran arrinta loogu yeero "the art of pausing" ama hakadka oo yacnii noqonays in qofka hadlayaa oo yar aamuso xoogaa. Waayadan danbe aad baa loo wad waday arrintaas.
    Mahadsanid

  • @mohammedabdirashid7053
    @mohammedabdirashid7053 6 หลายเดือนก่อน

    Aniga af garooc ayaa ahy ma hadal badni xoogana shikshik waa igu jiraa midaas aad ayey damaqdaa
    Yaa i caawiya😢

  • @zakifarah3964
    @zakifarah3964 7 หลายเดือนก่อน

    ustaad anay aad ula dhiban ciladaa waanba ilawayaa wixii aan sheegi lahaa markaan is idhaahdo shir ka hadal
    sidee iska dawayn karaa ustaad?

  • @ahmedgalad5933
    @ahmedgalad5933 ปีที่แล้ว

    Ustaad shataf&karaamo

  • @sayidalicabdihaamud
    @sayidalicabdihaamud ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waxan kaa rabnaa communication skills xadii maca quul tahy inaad noogu soo darto