Fashilka Sir Xukuumada Cirro Qarinaysay Oo Banaanka timi & Burburka Heshiiska Somaliland VS Itoobiya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025
  • Fashilka Sir Xukuumada Cirro Qarinaysay Oo Banaanka timi & Burburka Heshiiska Somaliland VS Itoobiya
    Su'aalaha Xildhibaannadu waydiiyeen wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland Cabdiraxmaan daahir Bakaal
    *** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
    / @hargeisatoday
    #ShopwithTH-cam

ความคิดเห็น • 22

  • @saidhassan2048
    @saidhassan2048 17 วันที่ผ่านมา +3

    Viva somali somaliweyn

  • @MohamedAbdullahiMohamedBiin
    @MohamedAbdullahiMohamedBiin 16 วันที่ผ่านมา

    Waa wasiir dadka iyo dalka wax weyn u qaban kara waxaan leenahay hawsha aad haysid ILLAAHAY ha kugu guuleeyo

  • @mohamedjama8926
    @mohamedjama8926 12 วันที่ผ่านมา

    Wasiir soo dhawoow ha ujoojinin nin wax qaldan ku waydiinaaya

  • @shiine127
    @shiine127 17 วันที่ผ่านมา +2

    Fashil maaha asqooy ee wuxuu fashiliyey beentii iyo huuhaadii Muuse Qamuunyo islahaa ha lagugu soo doorto. Wasiirku waa nin garanaya wuxuu doonayo o aan loo yeedhin sidii kuwii ka horeeyey. Guulayso wasiir viva Somaliland

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 17 วันที่ผ่านมา

    Ina Abib part 2

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 17 วันที่ผ่านมา +1

    WAAR WAXANU LA YAABANAHAY,
    SIDA WOFKANI KU NOQDAY WASIIR SOMALLAND WASIIR U AH!!!
    WAA CADOWGA 1 KOOWAAD EE WADANKA XABAD BAANA HAYSA AYAANU U MALAINAYNA EE HALA HUB SADO!!!

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 17 วันที่ผ่านมา

    HADAABU XIIQSANYAHAYE
    MA IDACADAHA LOO DOORTO.
    MID KALE DEE NOO WARBAANU NIDHIYE,
    WAX NOO SHEEG MASNU ODHAN!!!

  • @IbrahimHoussein-z2i
    @IbrahimHoussein-z2i 17 วันที่ผ่านมา +1

    Waar kaani deydeey buu uu egyaahaay ! Qaabkiisaa uu firsadaa !
    😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedjama8926
    @mohamedjama8926 12 วันที่ผ่านมา

    Wasiir waad saxan tahay danteenu kuma jirto waxa mouse biixi doonaayo iyo iibinta mouse rabo inuu badeheena iibiyo ilaahaybaa ina soo gaadhay oo idin keenay intaanu qurur ina gelin

  • @zainabmirreh4533
    @zainabmirreh4533 16 วันที่ผ่านมา

    Ninkan uma qalmo sawiirka arimah dabad ciro ka fiirso

  • @Mawliid-rd8en
    @Mawliid-rd8en 17 วันที่ผ่านมา

    Waa nin hore hala soodhaweyo

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 17 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂 shaaqo qalden buu habanaya odeygan fuduude 😅😅

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 17 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂 soo dhaweeyney xaale qaado

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 17 วันที่ผ่านมา +1

    Qalbada ayaa idin jaban kkkkkkk
    Khuraafaadkii aad ku jirteen ayuu ka hor yimid wasiirku kkkkkk

  • @Eazy-q8l
    @Eazy-q8l 16 วันที่ผ่านมา

    Wa niin daga laa uu arus lagu su daax turi wa carrot maxa ka saya masa wa laqbsadi niinkanu wa zero wasarda kharyjuadu wa maal xasasa khysatan somaliland niinkanin waxba garn may alla hana cawiyu

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 17 วันที่ผ่านมา

    WAX ALIYAALE WAX UMADAN ANFACA MA YAQAANO UMANA DHAWA MID U DHIGAMA MEESHAN
    LOO DOORTAY.
    WAABA LA OGAAN.

  • @HilaaHilaac
    @HilaaHilaac 17 วันที่ผ่านมา

    WASAARADAA ARIMAHA DEBED WAXAY AHAYED CIRRO NINKA U GEEYENAYO INUU KA FAKERO WAAYO WAA SHAGAGII DALKU KU DHAQAAQAYEY. ILAHOW SOMALILAND BADBAADI ADIGAA BOQOREE OO TACABGII IYO MADAXDII KALA DUWANEEYED EE NINBA MEEL SOO GAADHSIYEY DALKAN SOMALILAND TACABKOODII HA KHASAAREEYEN AY DALKAN GELIYEEN.

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 17 วันที่ผ่านมา

    This guy does not deserve this important position. Because first, he has no experience in foreign policy matters and secondly, he does not believe in Somaliland. There is a video going on social media, where he gave a speech at the Awdal state conference in Minneapolis, where he denounced the Somaliland government for signing an MOU with Ethiopia and called for the Awdal people to stand up against the Somaliland government.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 17 วันที่ผ่านมา

    WAAR SOWDIGII BORAMA KA LAHAA KU KACA,
    MADAXWAYNE MUSSE BIIXI,
    GADABUURSI INUU BAABIYUU KOLBA DORASHADA DIB UGU DHIGAYAAYE.
    OO SOWDIGII BORAMA KA DHRX LAHAA,
    AMXAR I950 BAANU U DIIDNA BADEEN
    IMANAMAYO!!!!
    MAXAAD U LEEDAHAY,
    MEELNABA AMURAHAYGA
    AWDAL STATE KAGAMA JIRTO?!!!
    MA JIRIROOLAD TAHAY?!!!