Dagaal adag Oo Dhexmaray Xukuumada" Xisbiyada Mucaaradka Iyo Abwaanada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • Dagaal adag Oo Dhexmaray Xukuumada" Xisbiyada Mucaaradka Iyo Abwaanada
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 82

  • @daariqhamse349
    @daariqhamse349 3 ปีที่แล้ว +9

    Guul Insha"allah SOMALILAND

    • @Bulshotv
      @Bulshotv  3 ปีที่แล้ว +1

      Thank for your comment's

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +6

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

    • @xildidxirsi5513
      @xildidxirsi5513 3 ปีที่แล้ว +1

      Diintan aad kudawarsanayso jooji
      Ilahay kaboqo

  • @mumtaasyousef4725
    @mumtaasyousef4725 3 ปีที่แล้ว +4

    Cabdikariin,library magaalada u dhis iyo goobo exercise✌Heeso iyo macaasi meel lagu soo bandhigo ha horaysiinee

    • @yaqubburhan7858
      @yaqubburhan7858 3 ปีที่แล้ว

      Rabbi intan ha garansiiyo fariintanna ha gaadhsiiyo .

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah tabaraka llah maayir Cabdikariim Axmed waa halyeyga geeska guulayso waligaa brother rabbi hakula jiro💯🥰👑💌🌹👏👏😍

  • @shabcaancabdi5557
    @shabcaancabdi5557 2 ปีที่แล้ว

    Alle hu naxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 3 ปีที่แล้ว +10

    Garoonka kubada cagta ayaa idinku filan ee inaga daayo muusik barako ma laha ilaahay ha laga cabsado

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 3 ปีที่แล้ว +14

    Markaanu badino noo haniyeeya reriha buurtii hasaarina 😂😂😂😂😂😂

  • @MOHAN_FF7
    @MOHAN_FF7 3 ปีที่แล้ว +1

    Mooge wllhi wuu balan qaaday GEES toos oo raac sharciga guul jsland hoyga dirta ambiyada

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 3 ปีที่แล้ว +5

    Inshallahu faysal iyo Ciro midna Illaahay nooga ma dhigo madax.

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 3 ปีที่แล้ว +2

    fariid fariid dhalay dawlada alle ha barakeeyo somalilnd guul.

  • @احمداح-ظ3ظ
    @احمداح-ظ3ظ 3 ปีที่แล้ว +4

    Anagu hadaanahay kulmiye waxaan dhisi doona masaajidyo

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland.

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 3 ปีที่แล้ว +3

    Ala habarakeeyo mayir abdikariin axmed mooge waxaanan leeyahay guul iyo gobanimo madaxwayneha mustaqbalka

  • @YASMIN_32022
    @YASMIN_32022 3 ปีที่แล้ว +8

    Waar sidan somaliland way ku dumaysaa ee halagaqabto mucaarid kan waashay

  • @mahadnour4578
    @mahadnour4578 3 ปีที่แล้ว +3

    Mayor ku culimada ha ku xidhnaado oo masaajido hadhiso halkuu dhisaayo meelihii fusuqa iyo guryo dumarka iyo ragu kuwada qayilaan

    • @drbrave4546
      @drbrave4546 3 ปีที่แล้ว

      Allaha ku barakeeyo

  • @muhandcabdi5318
    @muhandcabdi5318 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa horu mar

  • @ismaaciildirir8266
    @ismaaciildirir8266 3 ปีที่แล้ว +1

    Guul dhan kasta insha Allah

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 3 ปีที่แล้ว +1

    Guul Somaliland Guul Wadani 🧡🧡🧡

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 3 ปีที่แล้ว +3

    Hadal xumaa Maislaanbaa kani
    Kuye Buuraha Oo isbahaysigu Kaad Hada Ucud nus kakaxaysateen miyaanu Ahayn
    Horana Aad ula midowdeen ucid Maailowday😢😢😢
    Af aadan Lahayn Lama qabto

  • @nasrudiinabu-yaxya4499
    @nasrudiinabu-yaxya4499 3 ปีที่แล้ว

    Hargaysi maaha hooyadii fanka ee waa Hooyadii dhaqan doorinta soomaaliyeed waa halkii ugu horaysay ee gaalku ku faa, iiday

  • @caynaashe8541
    @caynaashe8541 3 ปีที่แล้ว +9

    Mooge wakaa balan qaaday tiyaatarka lakin maha xukuumad ciro hogamiyo

    • @Bulshotv
      @Bulshotv  3 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid
      CAYNAASHE

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 3 ปีที่แล้ว +1

      Heego hal sano iyo xogaa aya uu hadhay!
      Weynu iska sugi dona gussha isbadal donka!!

    • @ibrahimomar8895
      @ibrahimomar8895 3 ปีที่แล้ว +1

      @@markihoremaxadtidhi916 heego waa maxay ? likn hadaan isku dayo waxan u aqaana Daruur wayn oo Raxmada illaahay ka mid ah. waa magac fiican

  • @raxmacabdiraxmaan157
    @raxmacabdiraxmaan157 3 ปีที่แล้ว +3

    Moogoow inaga daa guri aan wax khayrleh lagu fulinayn . Garoon kubadeed iyo googo wax lagu akhriyo iyo meelo faa iido leh kadhig .

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 3 ปีที่แล้ว +5

    Cirow waxaad sheegaysa
    Waa Dameero loo sheeg

  • @qalinlechanel
    @qalinlechanel 3 ปีที่แล้ว +1

    Walee waa nin adag mareeye caynkaa weeyi

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 3 ปีที่แล้ว +2

    ILAAHAY DAMBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBESKAREEBKA IISAARA EE WLLKAYA AMA WALAASHAYA

  • @AliMohamed-jn1hw
    @AliMohamed-jn1hw 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa guuldaro wayn .waataa hamiga
    Cida aynu hogaanka kadhiganay allahu akbar

  • @ahmedawilhirsu4861
    @ahmedawilhirsu4861 3 ปีที่แล้ว +2

    Ciro madaxweyne noqon caqliga ma gashaaa

  • @gaasiraguuled2497
    @gaasiraguuled2497 3 ปีที่แล้ว +1

    Walee waa fariid inankaasi maareeyaha ahi si fiican buu hadalka u dhigay.

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 3 ปีที่แล้ว +2

    Dagaal adag oo dhex maray ( istic maalkii afka somaliga ayaa halkaa maraya)

  • @caynaashe8541
    @caynaashe8541 3 ปีที่แล้ว +8

    Waar ciro hanyara wuxu kuleeyahay hoyga fankaan dhisi lahaa

  • @asmaahmed3346
    @asmaahmed3346 3 ปีที่แล้ว +2

    Alaylahe maareeyahu wuu naga riday 😂😂😂

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂no moore buur lafuula iyo wa leygaga shubtay umada la aafeeyo 😂😂

  • @قضاياالعرب-د7و
    @قضاياالعرب-د7و 3 ปีที่แล้ว

    Fanka waa tiir dawlad walba aduunka kaa ah.. fanka iyo suugaanta waa la horumar naya

  • @nourayaya5487
    @nourayaya5487 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdi kariim hanaga shaashaynina wa maayirkii mayirada hanaga shashaynin batjun bakhakhay

  • @ahmedsaed6360
    @ahmedsaed6360 3 ปีที่แล้ว +8

    Fasel and ciro will not succeed in the position

    • @bilana289
      @bilana289 3 ปีที่แล้ว

      Ma hooyada baa kuu sheegtey

  • @fahadomar8479
    @fahadomar8479 3 ปีที่แล้ว +2

    wllhi barkhad waa xoolo nio hadalka badan iska daa Kan ucidna hadal uun buu hayaa

  • @mohanhamud6110
    @mohanhamud6110 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan maareyahaa waa nacaz ku soo shaac baxya rag ka waawyn

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan waxa noqotay in mucaarid iyo muxaafid laysu eedeeyo.meelaha laysugu yimaado.

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 3 ปีที่แล้ว +2

    Mooge.cidi kuguma haysato maayirrnimada.

  • @Togdheer
    @Togdheer 3 ปีที่แล้ว +6

    Maayarkii sawkuwan xaflad ku wareeriyay waar hanaga saaqidinina ee shaqadiisa u daaya,

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 ปีที่แล้ว +1

    Channalkan farbaa ku gudan waanu ku daba jiraa

  • @yaxyaxyuzuf2145
    @yaxyaxyuzuf2145 3 ปีที่แล้ว +1

    Ordoganka somalida

  • @MohmetAmad
    @MohmetAmad 3 ปีที่แล้ว +4

    Mooge iga badan wlahi lipaax

  • @ramlajama8355
    @ramlajama8355 3 ปีที่แล้ว +1

    Reerwadani cidna doonimayso hawaalanina based waa ey shaqeeya ciro ciaran wuxuu yahaymajirto reerwadani iyagu maxay qabtaan oo uuwadanka u qabtaa reerwadani ciilqabayaal barkhad waa golaha wakiilada ma aha inuu xisbigii uu kabaxay ku meersyso duli aan waxba ahayn barkhad oohinta hajoojiyo iyo midgaanimadii Dunbar kusoobaxaysa sadexda xisbiwadanka way udhexeeyaan laakiin inay meelwalba reerwadani niicleeyaanlooma baahna iyoqabyaalad

  • @nourayaya5487
    @nourayaya5487 3 ปีที่แล้ว

    War illahiina ka baqa hanagu soo celinina fan musig

  • @احمداح-ظ3ظ
    @احمداح-ظ3ظ 3 ปีที่แล้ว

    Aleelahee baga

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 3 ปีที่แล้ว +1

    Mooge ku celi. Somaliland iyo kuwa soomaaliyeedba

  • @ahda18mey63
    @ahda18mey63 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣wlha walajan lajandhaly mareyah Buraha Hafuulen kudheee Isbahesiga 😁😁

  • @shaaficicabdi3994
    @shaaficicabdi3994 3 ปีที่แล้ว

    Xumaanta loo jajabanaa

  • @yazirbashir5005
    @yazirbashir5005 3 ปีที่แล้ว +2

    Xukuumadu 11 sano joogtay mxy qabatey been badan

  • @whatwhy8959
    @whatwhy8959 ปีที่แล้ว

    Taladaada garo corky

  • @cige3636
    @cige3636 3 ปีที่แล้ว +4

    Waar. Dhaqan xumada. Naga daaya

  • @deeqagalaydh5539
    @deeqagalaydh5539 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh ma anaan garan gela dofarkulayay muse biixi cidi kafujin mayso kursiga waxa imuqda inuu marlabaad sonoqonayo allaah hasahalo

  • @muuseaar4787
    @muuseaar4787 3 ปีที่แล้ว +1

    Iska saxa hadalka "joogaha maqan"

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 ปีที่แล้ว

    Joojiya yooyootinka idinka dhaxaysa3 diina xusbi wadanka dhaqaajiya horumarkiisa dagaal baad ku jirtaan 61 sano ka hor xasuusta gudoomiye iyo madax weynaba u shaqeeya wadanka isu jawaabi ma shaqayneyso wax noqda

  • @nimcoahmed6361
    @nimcoahmed6361 2 ปีที่แล้ว

    C.kariin ilaahay caafimaadka ha kuu daayo cadowgaana ha jabo waxad tahay maayarkii koowaad ee yidhi iskuulada wax baan u qabanayaa

  • @ugaasyahye9349
    @ugaasyahye9349 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninka ciiro Xilka maxad tinimo ha udhipina wuxu noqon ninki geela sodhamiye dhexda kaga lumay

  • @ardojablibaax8279
    @ardojablibaax8279 3 ปีที่แล้ว +1

    Horta maxay isugu tiriyaan sidii ganbayarta ish uf

  • @qoojevoa3415
    @qoojevoa3415 3 ปีที่แล้ว +1

    Beenaalayaal maalinba kabaahan ayaa kuhadraaya hargaysa waxay ubaahantahay markaad gaadho meesha uuku socdona waa igadaaya dhaliisha

  • @drsacadhussein4154
    @drsacadhussein4154 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh ucid balaayaa lagu dhigay

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 3 ปีที่แล้ว

    Ciiro miyuu iloobay inay labada xisbi mucaarid bilaabeen kà hadalka siyaasada kuna booriyay maareeyaha madaarka shaqaalaha D awladu siyaasada ka fogaado Barkhad Jaamac Battuna u jawaabin, taaso ka Duggan inuu u jawaabu Yuusuf Kayse iyo UCID.

  • @laxawofficial3693
    @laxawofficial3693 3 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkk faisal iyo Ciro kolba kii yimaadaa samayn doonaa kkkkkk maba imanayaan adeero hala gaadhsiiyo intaa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 ปีที่แล้ว

    Aniga aragtidayda dad aad u maskaxbadan inoogyma jiraan saaxada siyaasada bal hada ee ninkii muraayada xidhnaa ee mucaaradka u hadlayey ee war faafinta ka hadlayey

  • @anisaibrahim5765
    @anisaibrahim5765 3 ปีที่แล้ว

    iyanay iskutanasil iyo ixtiraam aqonin ±
    idinkuba kumaydin sobixin dorashada Siranya idiindhibay ninkaa O'Day GA A
    Ee faaysal Cali warned wa is lagumamusu madamu kuyuuga, Kujiray
    Wadhdidheeeer

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxba reer isaaq yey isu kala gurin xuurto ku haysta dalkan dadkan ciidan dhego la lama hayo.

  • @jamaalcali3143
    @jamaalcali3143 2 ปีที่แล้ว

    Waar mouse biixi oomurashaxa Faisal
    Iyo cirio yaadooranaaya
    Niman ka yaanbeen loosheegin

  • @mustafeyuusuf7098
    @mustafeyuusuf7098 3 ปีที่แล้ว

    Waar soo cidagali cududa habar yoonis maha waar bal hadaa wax tihiin car laba cisbi samayta wax namad yeelin waxbad noo tarte doorka dambe waad arki dontaa

  • @markihoremaxadtidhi916
    @markihoremaxadtidhi916 3 ปีที่แล้ว

    Cabaad weynti kulmiye qadhadhki guldarada ayay la sexaan wayeen!!
    Waxay uu barteen boobki uu silanyo kursiga uu bobay iyo xisbiyadi ay saxada kasareen ee loga eexday!
    Guusha ya lee Waddani!!
    Viva isbahaysiga isbadal donka!
    Down kulmiye = isbahaysiga tuugta!!

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 3 ปีที่แล้ว

    qolada kulmiye cid ka haasaawe xun lama hayo