DEG DEG Amxaar & Oromo Khawaarij ah- Garmaqalka Maanta.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 469

  • @MAXAMEDHIIRAAN
    @MAXAMEDHIIRAAN หลายเดือนก่อน +63

    Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen guulaysta

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi หลายเดือนก่อน +131

    Toogta cadowga 😡😡😡😡
    From jabuti 🇩🇯

    • @ObolesOboles
      @ObolesOboles หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤❤

    • @selenafan786
      @selenafan786 หลายเดือนก่อน +3

      Dill toogsho

    • @selenafan786
      @selenafan786 หลายเดือนก่อน +2

      Wadanka ayuu ku soo xid gubay

    • @nadaaraTv-f5c
      @nadaaraTv-f5c หลายเดือนก่อน

      Ar kajooga 😂😂

    • @YayaTure-c3j
      @YayaTure-c3j หลายเดือนก่อน +1

      Wadanka jabouti way ka buuxan sxp

  • @ShaakirAhmed-fo2rq
    @ShaakirAhmed-fo2rq หลายเดือนก่อน +65

    Plz muuqaalka xiga hanoqdo toogashadooda😡😡😡😡

    • @mohanur3447
      @mohanur3447 หลายเดือนก่อน +3

      Sxb Cidna lamma joogto qofkay doonan hasoo qabtaan Lkn Xabsi daain baa Lagu xukuma Marka xeer ilaalin dil fulin kartaa Maha walaba kuwa argagaxisda Lamma toogto xabsi ba Ladhga Taasna waa khald waa in La toogto

    • @HassaAli-j8e
      @HassaAli-j8e หลายเดือนก่อน +2

      Hala toogto

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s หลายเดือนก่อน +1

      toogasho malaha waayo amniyaat ma aha kuwaan wa jabhad ciqaabtoda waa xabsi sanado ah

    • @mohanur3447
      @mohanur3447 หลายเดือนก่อน

      @ sda saxda toogasho wey leeyahy sbbtoo ah ayggo ajaanib ah ayey ku biiren urur argagaxiso gcntana lagu soo dhgy iygo falka ku jira Wa dil wana oromo iyo xabashi dalkena uso aady si ay shcbkeena u gummaadn

  • @CumarHaybe-gi8js
    @CumarHaybe-gi8js หลายเดือนก่อน +9

    Sirdoonka somalia wlhi wan waata guuleeysta ❤

  • @FarhiyoHassan-x1z
    @FarhiyoHassan-x1z หลายเดือนก่อน +24

    Subxana laah somali wexey noqotey baahalagaleen war itobiyaanka iskaqabraa

  • @reallyg9264
    @reallyg9264 หลายเดือนก่อน +29

    waxan 100% hubaa eithpian wadanka jooga dhan labo qeyb yihiin kuwa dakooda noo jaajusa iyi kuwan kale khawarijta arxanka daran ushaqeeya waxan cosan lahaa inta gudaha dalkeena joogto lasoo wada qabto xududaha dalkaanna laSOO WADA OODO PLEASE HADII KALE DHIB AYAA NOO YAALA MARKASTA

    • @Midnimoqaran202
      @Midnimoqaran202 หลายเดือนก่อน

      Hada runta sheegtay, caaqil ayaa tahay, lakiin safiirka ethiopya ayaa lacag siiyay xasan shiikh iyo shuute si case loo damiyo, aduunka lagu ceebeeyn, waayo case Kan hadii aduunka loo ban dhigo waxaa hubaal ah 30 kii sano wixiu dhii daatay somalida la laayay iyo abuurka shabaab sameeyeeyay labo qolo ethiopyan oo ah askar iyo kuwa amro oo ah XALANE oo ku shaqeeystan ethiopya iska fahan, ugandheeskana ineey gabdhahaaga xoogaan

    • @kaletupdi143
      @kaletupdi143 หลายเดือนก่อน

      Khawariijtu miaanay somali ahayna

  • @RASHKABOY77
    @RASHKABOY77 หลายเดือนก่อน +13

    WLHI I AAMINA ASXBY HADA AYAAN HEESANA DAWLAD DAACAD AH M.A GUUL MY COUNTRY 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴LION OF AFRICA IS BACK🦁🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax หลายเดือนก่อน +32

    Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen guulaysta ❤❤❤

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi หลายเดือนก่อน +22

    Fikir ayaan hayaa madaamon ahay somali waa in dadkan looga faaiidaysto hospitalada. 🏥 dadka kujira kalyaha wadnaha halaga bixiyo scrup halaga dhigo qof somali ah oo ubahan halo. Geliyo hala fur furo🥹😡😡😡🙏🏼

    • @calibaxdo8239
      @calibaxdo8239 หลายเดือนก่อน +4

      Horay ayaan u sheegay inaan xubnohooda laga faaiidaysto waana kula qabaa rayigaas

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII หลายเดือนก่อน +1

      Midka taageera ama ku biira argagixisada waa in sida hilibka loo gooyaa

    • @yacqoabdi2174
      @yacqoabdi2174 หลายเดือนก่อน +1

      fikir qaloooocan ayaad hysaa nioo waana dulm i wxaad wadoo sababtoo ah yoou are wrong human stop what yiiu are talki ng about jie becouse

    • @abdisalanyoung4019
      @abdisalanyoung4019 หลายเดือนก่อน +1

      Biniadanimada booskeda ha ahaato waayo Muslimiin nahy si kastoo cadow kena yihiin waa in lagu qadaa cinqabta qaladkoda xataa Dil ah

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s หลายเดือนก่อน +1

      waxaas sharci ma aha

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 หลายเดือนก่อน +8

    (وَيَعْلَمُ مَا تُسِرُّونَ وَمَا تُعْلِنُونَ)سورة التغابن
    ( WUU OGYAHAY (ILAAHAY)
    SIRTIINA IYO WAXA SOO BANDHIGAYSAAN )
    Surat Al-Taqaabun
    ADEER XUSEEN

  • @abdirisakabdullahi9846
    @abdirisakabdullahi9846 หลายเดือนก่อน +18

    SHAQADAADA CAB MUDANE SHUUTE

  • @AbdaleAbgaalow
    @AbdaleAbgaalow หลายเดือนก่อน +19

    Anoo somali ah intaas oo kobal waligey matagin isne asoo oromo ah ayuu goboladii dalka isku wada maray😂😅

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 หลายเดือนก่อน

      Somalida badankooda xamar ay iskugu Imaadeen gobolada waa firaaqo

  • @xaawocumar6486
    @xaawocumar6486 หลายเดือนก่อน +5

    Alaha ku guuleeyo ciidankeena

  • @Aadancabdulahi-dh4hz
    @Aadancabdulahi-dh4hz หลายเดือนก่อน +4

    Guul.soomali ❤❤❤

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 หลายเดือนก่อน +4

    Love 🇸🇴🇸🇴✍️✍️✍️✍️👌👍🏽

  • @AbdifatahabshirwadiAbdifat-b9h
    @AbdifatahabshirwadiAbdifat-b9h หลายเดือนก่อน +10

    Raggaan hala toogto 😢😢😢
    Alshabaab waa nafli caari taageero buuxo waxaa sinayso Ethiopia 🇪🇹 😢😢

  • @Aynaano
    @Aynaano หลายเดือนก่อน +1

    Ciidanka Amaanka waa ku mahadsan yihiin iney naga qabtaan😢😢😢😢😢

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz หลายเดือนก่อน +5

    *MAHADSANIDIIN* walee dowladda shaqo wanaagsan ayay qabatay dhowrkii sano ee u dambeeyay.

  • @NajmoJino-k7h
    @NajmoJino-k7h หลายเดือนก่อน +5

    War gul insha allh 🎉, 😢somali 🇸🇴 🇸🇴 cadaw aya uso tashteyn 😮 Allah naga qabo. Camirada wan kufarx sanhy amniga kamithay wadan kasto nabad ah manta Camirada qarson melkasta logelshy, wana shaqda dawlada qofne kalama latashatan, .guul somali 🇸🇴 ❤ dil halagu xakumo 💀🦶somaliya somali baleh.☝🏾💪🏽🧕🏾💯

  • @jeylaanixasancade3355
    @jeylaanixasancade3355 หลายเดือนก่อน

    Madaxa halaga jaro cadawga from Somaliland 🙏🙏🙏Soomaali hanoolaato

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 หลายเดือนก่อน +6

    odeygaan qareenka ah ee hoosaasinaya garanwaaga weliba ajaanibka ah anigu isagaa tiirka ku bilaabi lahaa ka hor labada garanwaa ee argagixasada ah, kulahaa wuu soo shaqo tagay Usselles! Nabadeey

    • @ObolesOboles
      @ObolesOboles หลายเดือนก่อน +1

      Sxb waa sax, lkn maxkamada horteda waa in eedeysanaha qareen difaco helo waa sharci bro

  • @Aynaano
    @Aynaano หลายเดือนก่อน

    Inaalilaah wa inaa ileyhi Raajacuun 😢

  • @SuldaanFahad-u4x
    @SuldaanFahad-u4x หลายเดือนก่อน +4

    Thanks

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 หลายเดือนก่อน +2

    Bisinka subxallah

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan หลายเดือนก่อน +10

    Balaayo idinku dhacday shabaab kuligooda waa wakiilo wadamo shisheeye si ay noo dhameeyaan haddii Somali nahay

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m หลายเดือนก่อน +1

      Sax waashruuuc oo ah in somalida lagu dameyp

    • @kaletupdi143
      @kaletupdi143 หลายเดือนก่อน

      War bax soo xaar cali dheere yaa waaye😂

    • @WarsanOsmaan
      @WarsanOsmaan หลายเดือนก่อน

      @kaletupdi438 Cali dheere waa Somali cadawga umada Somaaliyeed ka wakiil ah Somalinimadiisa maxey kuu tari

  • @YuuBaadicade-p8c
    @YuuBaadicade-p8c หลายเดือนก่อน +3

    Guul maxkamada ciidamada qalabka sida somalia 🇸🇴

  • @MuuseHakiimi
    @MuuseHakiimi หลายเดือนก่อน +6

    𝕋𝕝𝕪𝕖 𝕒𝕤𝕜𝕒𝕣𝕚 𝕟𝕚𝕞𝕠 𝕣𝕒𝕓𝕒𝕒

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan ka codsanaya Maxkamadda in 2da Nin laga gooyo guska Xabsiga lagu haya si ay u wasaan Maxabiista😮😅😮😢😊😊😊😊

  • @Aziizmohamed
    @Aziizmohamed หลายเดือนก่อน

    Sirdoonka iyo ciidanka amniga waan idin garab taaganahay wan idin wadana ❤❤

  • @fatoumahassan1993
    @fatoumahassan1993 หลายเดือนก่อน +1

    Ninku waa xabashii ormo mah

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 หลายเดือนก่อน

      Oromo iyo xabashi waa kala duwanyihiin oo iskumid ma aha. Xabashida waxaa la isku dhahaa Amxaarada iyo tigreega. Labadaas ayaa xabashi la isku dhahaa. Oromadu waa kushiitik.

  • @isbadaldoongroup1752
    @isbadaldoongroup1752 หลายเดือนก่อน +1

    SIRDOON XEERKIISU MAXKAMAD IN LASAARO MA'AHAN BARTIISA IN LAGU KHAARAJIYO/LAGU TOOGTO WEEYAAN ALSHABAABNIMADA KASOO TAG WAXAA KASII LIIDATA SIRDOON SHISHEEYE IN LA DHAYALSADO
    WAA TOOGASHO WAA TOOGASHO 🔥🔥🔥🔥
    HADIIKALA DOWLADNIMA SII WAARTA WALIGEEN ARKI MAYNO 😎

  • @Nadiir2024
    @Nadiir2024 หลายเดือนก่อน +2

    Amxaaro waxid hala toogto deg deg please

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed8456 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwan 2 2 jeer toogasho ku xukun shuutoow abti❤

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj หลายเดือนก่อน +3

    Hala dilo🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴 waa nijaase

  • @i.L.O.V.e-z8z
    @i.L.O.V.e-z8z หลายเดือนก่อน +1

    Maantana ma tanba iidanbeysay inan maqlo Allow magantaa 😢

  • @YuusufAbdi-w1y
    @YuusufAbdi-w1y หลายเดือนก่อน +1

    Kuwa difaacaya MXAA KA QALDAN ?????? 😂😂😂😂😂 CABDI AYUUBA LA BAXAY....KKKKKKKKKK, waan beddelayaa mgcayga, Yuusuf Cabdi, ee la ima yiraahdo: C/qaadir😂😂😂😂😂😂😂

  • @abuukaralasow8403
    @abuukaralasow8403 หลายเดือนก่อน +3

    Maxkamata waa in ee
    Dil toogasho ee ku
    Xuntaaho shacab somaliyed ee laayeen
    Waa ajnabi wadanka uma dhalan waana
    Jaajuus kuwa kale haku
    Tusaalo qaataano
    Ko,aanka iyo sharcika
    Soomaaliya.
    MAHaDSANIDIIN

  • @Shirkadaganacsigaguudeet-vt6xd
    @Shirkadaganacsigaguudeet-vt6xd หลายเดือนก่อน +1

    Ragan Jano may soodontayn walee soomaly waa lootashaday

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s หลายเดือนก่อน

    Guul Dowlada dan qaran e Fadaralka Somaliya insha Allah

  • @hashimosmannoor5780
    @hashimosmannoor5780 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaa ciil iga hayaa magacaas sharafta leh ku cayaarayaan
    Bilaal ibnu rabaaxa

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m หลายเดือนก่อน +2

      Lajan wadankisa jecel

  • @SacdioHassan-i4x
    @SacdioHassan-i4x หลายเดือนก่อน

    Allaha naga qabto hgardaamada al-Shabaab waxaan waa wax ajaanib wadadto bal fiiri ninkaa waxa uu dhahay dharka sedex jeer nalaga badalay si aay isaga dhigaan in aay wataan ciidan fara badan waxa oo kale aay sameeyaan qof shacaba in aay dilaan oo aay Madaxa kajaraan ayey dharka ciidanka ugaliyaan markaa ayey dhahaan waxaan dilnay asgari bisinka allow halaag ku rid kuwa kadanbeeyane cudur aan la aqoon kurid yaa rabi 🤲🤲

  • @maal5643
    @maal5643 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sirdoon ethipian ah

  • @abdifitaaxabdiyasiin3827
    @abdifitaaxabdiyasiin3827 หลายเดือนก่อน

    Xabashiga hala toogto

  • @FahadHalane-w6y
    @FahadHalane-w6y หลายเดือนก่อน

    Hayeee cajiib

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s หลายเดือนก่อน

    Dowlada dhexe e Somaliya dhaqo ad u badan ayay haysa guul Xukumada Dan qaran insha ALLAH

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim หลายเดือนก่อน

    Hayay adkatay oo ileen marshucan shabab wax kaso direy allow somalida badbadi 🇩🇯🇩🇯

  • @ima6291
    @ima6291 หลายเดือนก่อน +1

    Alla waa aragtay sida nalo laynaayo ama ciidamadeena xeryaha loogu gubaayo

  • @AbahaJecelka-n8m
    @AbahaJecelka-n8m หลายเดือนก่อน +3

    Shutaa yaabay maantana fasiraad buuraadsaday 😂😂

  • @abdiraxmanistareex6697
    @abdiraxmanistareex6697 หลายเดือนก่อน

    Bahala galeen baa noqoney. Allow Soomalia dhibaatada ka saar🤲

  • @mahdimmed7272
    @mahdimmed7272 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwo badan oo Ethiopian ah oo Raxanwayn Sheegta baa jira oo shabaab Hala toogto yaan maxkamad la keenin gaalada

  • @sahafiyare4434
    @sahafiyare4434 หลายเดือนก่อน +3

    Wlh kuwan yaladhafin waa kuwa lagudhahay naga hormara

  • @aminaosman1520
    @aminaosman1520 หลายเดือนก่อน

    Haladilo insha Allaah qawaarijta oodhan insha Allaah

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน

    Hanaga baxaan plzz😢😢😢😢

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 หลายเดือนก่อน +2

    Asc alloyahaw dadka iyo dalka noo cafid
    Anagu daalaye
    Hadiyp Oromo
    Waa ka buuxaan oo cidankeena
    Ladagaalamaan waa dad abii soo diray oo itoonan eh

  • @zarqawireaction200mviews
    @zarqawireaction200mviews หลายเดือนก่อน

    Good job 🎉🎉🎉

  • @MohamedAbdiwali-o8u
    @MohamedAbdiwali-o8u หลายเดือนก่อน +3

    Hala dilo kuwaan ethobiyanimadiisa necbenee hadana mashababay soraceen

  • @MohamedAden-i9s
    @MohamedAden-i9s หลายเดือนก่อน +6

    Waxaan layaabay abukaatayaasha soomaalida itoobiyaan u doodaya oo cadow ah

    • @toddlerlearningvideos-barc4314
      @toddlerlearningvideos-barc4314 หลายเดือนก่อน +1

      Xaq dastuuri waaye

    • @abdisamadm.hussein1791
      @abdisamadm.hussein1791 หลายเดือนก่อน

      @@toddlerlearningvideos-barc4314xaqa Nin dalkaga u yimid inuu caruurteena iyo hoyooyinkeen dilo dalkiisa nah u basaaso xaqee waaye dastuurka aad shegeyso aya halkaan na dhigay argagixisada al shabab oo diin heysan nah fursad ka dhigatay dastuur baadil la dagalameen Ayadoo xaqa ka dhumatay iyo kitaab alle Baal
      Martay
      Kitaab alle ayaa sheegaya jajuus iyo dhiigyacab na iney xaq laheyn oo abalkooda yhy dil
      Adiga nah xabashi kale thy oo dalkeena Halis ku ah waayo dhiig Somali haduu kugu jiri lahaa xaq dastuuri waaye ma dhahdeen
      Illahow maa adoo argagixiye ah Ethiopia ku qabato maxkamad iney ku soo Taas taagto iskadayee habeen kasta dil iyo kufsi la iskugu kaa dari lahaa heer nolosha nacdo

  • @MaslaxUmarManaxe
    @MaslaxUmarManaxe หลายเดือนก่อน +1

    Qareenku waa mucjiso

  • @BisharAbdikarim-ej3zx
    @BisharAbdikarim-ej3zx หลายเดือนก่อน

    Dila waa cadhow viva from Kenya

  • @Ma_Duusha
    @Ma_Duusha หลายเดือนก่อน

    Shuute Aa Aakhiro gurí ka siinayo

  • @ibraahimaliaarad6004
    @ibraahimaliaarad6004 หลายเดือนก่อน

    Plz udaygan u dodaayo xabashiga plz tuugashada ha lagu daro hadaan awod u ahan lahaaa wlhi wan ku dari lahaaa 😢😢😊

  • @mahadcawaale10
    @mahadcawaale10 หลายเดือนก่อน +2

    Dalkaan waa loosoo duulay wallhi hadiiba oromo Dadkeenii qarax iyo dil iskugu dartay Waxa aan hambalyo udirayaa maxkamada iyo dhamaan ciidanka qeybahiisa kala duwan runtii shaqo waajib nagu eh dhamaanteen ayaa adinka hysaan shacabkeena waxa kuwaajiba iney lashaqeeyaan DOWLADA viva somalia 🇸🇴

    • @WacaysCali-v9u
      @WacaysCali-v9u หลายเดือนก่อน

      labadaaan may indhahaaagu hada arkeeen aaway 60 kii kun ee xabashida ahaa ee dawladu soomaliya soo galisay kaasi duulaan ay dawladu hor kacayso miyuusan ahyn

    • @mahadcawaale10
      @mahadcawaale10 หลายเดือนก่อน

      @WacaysCali-v9u maya taas waan oghy lkn waqti ayaa kasoo wareegtay sowmaaha

    • @WacaysCali-v9u
      @WacaysCali-v9u หลายเดือนก่อน

      @@mahadcawaale10 muxuu waqti kasoo wareegaa, kuwa hada dalka jooga ma ogid miyaaa, hada afar gobol ayay xoog ku haystaan, Bay, Bakool, Gedo iyo Hiiraan. wayna diidden inay ka baxaan, 60 kun oo xabashiya ayaa jooga, dawlada ayaa keenaty hadana masaari karto, waxaa dhamaday Amiso waxaa loo badalay Atmis wuu dhamaday hadana waxaa loo badalay AUSOM. waad arki doontaa kenya iyo ugandhaha ma baxayno ayay dhihi doonaan. haye yaaa dalka gaalo ugacan galiyay soo dawlada maaaha, labo nin wax lala yaabo maaaha 60 kun la yaab sxb

  • @FarhiyoHassan-x1z
    @FarhiyoHassan-x1z หลายเดือนก่อน

    Hayeey

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 หลายเดือนก่อน +1

    waa jihaadiyiin waxa rabto sheeg

    • @Deeq10-h8d
      @Deeq10-h8d หลายเดือนก่อน +3

      Haku wazaan qawaarij oo dhan waala crib tiraa somalia

    • @canabiinadia
      @canabiinadia หลายเดือนก่อน

      Jihaadkada was nacadlayahey ureysa naarta aduunka alle hakuku keeno

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s หลายเดือนก่อน

      somaliya jiritaankeeda ayey duulaan ku yihiin

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar หลายเดือนก่อน +1

    Waa ciidamadii jamal qashaawi jamal wariye alshabab

  • @aichadjama3711
    @aichadjama3711 หลายเดือนก่อน

    Caajiib

  • @Midnimoqaran202
    @Midnimoqaran202 หลายเดือนก่อน

    Somaliya sidaa ayaan ahaneeysaa, loo gumeeynayaa , ilaa eey ALLAH u noqadaan, isbadalka shacabka ayaa laga rabaa kadib ayee madax fiican helayaan

  • @mohammedhassan7404
    @mohammedhassan7404 หลายเดือนก่อน

    Ilaahaw naga qawo

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 หลายเดือนก่อน +2

    Wadankeena wexey uga buuxaan waa jaajuusin cadaw ah ilaahow naga qabo adigaa awoodlehe

  • @XasanjananxasancadeXasancadexa
    @XasanjananxasancadeXasancadexa หลายเดือนก่อน +1

    Warki.hore.warso.dhaf

  • @AliFarah-z1z
    @AliFarah-z1z หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @abdifitahahmed8460
    @abdifitahahmed8460 หลายเดือนก่อน +1

    ar somaliyaaa waa amxaar hulahaaa😂😂

  • @muhudiinhasanofficial3835
    @muhudiinhasanofficial3835 หลายเดือนก่อน

    Shacabka maxee kaqabanayayan meesha 😂😂

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 หลายเดือนก่อน +1

    Hala qalo please 🙏 please qoorta halaga jaro

  • @sheegou
    @sheegou หลายเดือนก่อน

    Madaxa halaga gooyo amxaarada iyo cidwalba oo Ethiopian ah

  • @alibaashi6989
    @alibaashi6989 หลายเดือนก่อน +2

    DILA xabadne hanooga qasaarina ceejiye leee¡!

  • @Xalkeen
    @Xalkeen หลายเดือนก่อน

    Argagixisada laga soo direy Itobiya. Wa sirdoon waana in si ka adag sida loola dhaqmayo Somalida halowday lagula dhaqmaa

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge หลายเดือนก่อน

    Nimankaan itoobiya itoobiya inta xukuntaan kuwareejiya hayadaha nabada😊

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 หลายเดือนก่อน

      Wa la tooganaya maxa logu warejinaya waxay khaladka galen wa umada somaliyeed

  • @thelionking6550
    @thelionking6550 หลายเดือนก่อน +1

    Hala dilo dofarada midkaaaan dhahaayo abokate u ahay xata halagu daro wlhi 😡😡😡😡

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid หลายเดือนก่อน

    Sirdoonka Itoobiya wajiyo badan ayey soomaali ku ciribtirayaan
    Maafiyada shabaab
    Maan dooriye
    Naago Aydhis qaba oo lagu soo daayay Soomalidii iyo Qaxooti dhul Doon ah.

  • @ima6291
    @ima6291 หลายเดือนก่อน

    Alla kuwan kuwa ka badan baa noo buuxee soomaaliyey soo qaqabta

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 หลายเดือนก่อน

    Af Soomaali. Weey yaqanaan. Hala baara.

  • @Somali12222
    @Somali12222 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂 wadankaan xuduudihiisa xera plz😂😂😂

    • @Somali12222
      @Somali12222 หลายเดือนก่อน

      Ajnabigii lagu helaa inuu maalin la shaqeeyay argagixiso plz tiirka hala geeeyo la mid ma ahan kan muwaadinkka ah ✌🏾✌🏾✌🏾

    • @abassadan2541
      @abassadan2541 หลายเดือนก่อน

      ​@@Somali12222😂😂

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 หลายเดือนก่อน +1

    Ethopia yaa ka gaala bdn
    Hala laayo jawaasiista khawarjta ah

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem6280 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeko Wadankoda may diin ta garsiiyaan hadey run shegayaan.

  • @ciltire420
    @ciltire420 หลายเดือนก่อน

    Hala dilo no xabsi and sii deeyn😡

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 หลายเดือนก่อน +2

    Alshabaab yaan loo nqxariisan ee tiirka hala geeyo

  • @ALQUDUSALAQSA
    @ALQUDUSALAQSA หลายเดือนก่อน

    WAA KUWAANI MARKA LALEEYHAY WADANKIINA KA CESHTA TAN OO KALE AYEY DHALINEYSA

  • @abdirashidboorow3428
    @abdirashidboorow3428 หลายเดือนก่อน +2

    Hala dilo kuwn ajniinta

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 หลายเดือนก่อน

    WAR NIMANKU OROMO MAAHA EE WAA ISAAQ AFKA OROMADA YAQAANA.!

  • @buuunicali
    @buuunicali หลายเดือนก่อน

    dil ha`lagu xukumo

  • @fatimaadam5760
    @fatimaadam5760 หลายเดือนก่อน

    War dila xaaranta

  • @cabdulaahicali11
    @cabdulaahicali11 หลายเดือนก่อน

    Qaladkee galeen waa 2 jawaasis inee dalkood ka ahaayeen iyo argagixiso waa dil ama xabsi daain

  • @alihassan469
    @alihassan469 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahay maxkamadu waa cadaalad sida caalamka ayay u shaqaynaysaa qareeno iyo turjumaano ayaa loo qabtay daalimiintii dalkeena fowdada u yimid

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s หลายเดือนก่อน

      lkn in la toogto eheef

  • @jeylaanixasancade3355
    @jeylaanixasancade3355 หลายเดือนก่อน

    Horta qareen muxuu yahay odagaan asne madaxa hala gooyo

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 หลายเดือนก่อน

    Asc umada somaliyed dhamantod
    Hala dilo shaababki kaleeh oo somali ah aya umadeydi dhameysey
    Iyako oromo ah walalahay somaliyed miyey raban iney dhigoga xalal ka dhigtan hampalyo cindanka somaliyed dad kaleeh oo badan aya jira ha sheegan oo hala so qabto ishaallah
    From Djibouti nolada somaliyey

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc หลายเดือนก่อน +1

    Xabashida waxba hakala qaadinina waa itooboyan dhamantoda qoorta halaga jaro

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 หลายเดือนก่อน +2

    Tasaa cadayne u ah ineey itoobiya shabaabka Somaliya ku hayso hubka siiso si aaney Somaliya weligeed horumar u gaarin sidaa darteed wadamada deriska aan nahay waa ineysan ka mid ahaan ciidamada Admis ama kuwa u jooga waxa lagu sheegay nabad ilaalinta

    • @amedfarah299
      @amedfarah299 หลายเดือนก่อน +2

      Asc waa War aan ka buuxno taasi waa cadahay walaal

  • @SaidMohamed-b8t
    @SaidMohamed-b8t หลายเดือนก่อน +1

    TIIRKA NACALA DHALEE TOOS HALOO FUDUDEEYO DILKOODA SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwaan hala daldalo yaan latoogan wiliba meel fagaare ah. 😡😡😡😡😡😡