Hereri & Ninki Geel Jirka aha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 4 ปีที่แล้ว +8

    Maxamed waa nin kheyr iyo iimaan badan Allah ha u siyaadsho hana barakeeyo asaga iyo reerkiisaba. Runtiina way ka muuqataa.

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +16

    Mahamet Wa Nin Wangsan O Furfuran
    Dadku wa Walalo Waa Abeyo Hoyo👌💯

  • @dhaayoentertainment3956
    @dhaayoentertainment3956 4 ปีที่แล้ว +19

    bani aadam Abaal lahayne oo aan ilaahey ku xamdiyayne
    Xaqiiq wllee Ninku hadal wanagsanaa

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 4 ปีที่แล้ว +24

    Ninkan marku Hargeisa yimaado waan casuumi laha runti balse meel lagala xidhiidho yaa garan??

    • @hardertheneve8614
      @hardertheneve8614 4 ปีที่แล้ว +2

      Aniga I casuun Anigaa ciidagale ahe

    • @kasenwade5386
      @kasenwade5386 3 ปีที่แล้ว

      Pro tip : you can watch series at Flixzone. Been using them for watching loads of movies during the lockdown.

    • @clayonyx2244
      @clayonyx2244 3 ปีที่แล้ว

      @Kasen Wade yea, have been watching on Flixzone for since november myself :D

  • @suleimangoox6075
    @suleimangoox6075 4 ปีที่แล้ว +10

    Illaahay amni iyo iimaan buu ina siiyey ee hala wada ilaashado. Ninka Maxamed ah waa nin dad iyo dal iyo duunyo iyo diinba yaqaana Illaahay haw siyaadiyee inaan la kulmo ayaan jeclaa

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 4 ปีที่แล้ว +8

    Waa Somaliga asalka ah dalka qeyraadkiisa ayuu sheegay wuuna kufaanaayaa laakiin dadkeena mafahansana wey kagaajaysan yihiin weyna ka caraaraan waa wax lala yaabo C/Salaan hereri waa nin weyn oo Somalida dhabta ah raadiya guul ayaan kuu rajaynaaya waa barnaamij xiisa leh

  • @ubaxanuuribraahin8625
    @ubaxanuuribraahin8625 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah maxamed qof furfurn oo dal yaqaan iyo dad yaqaan alle ha barakeeyo wuxu ka howl karsan yhy dad badan oo aqoonyahano ah

  • @dekabraham6660
    @dekabraham6660 4 ปีที่แล้ว +17

    ogaadeen iyo isaaq waa dad walaalo ah
    waa'ay kala guursadaan sidoo kale ganacsi ayaa ka dhexeeya
    hala iska dhaafo cadaawada iyo qabiil naceybka aan waxba tareyn
    dadku waa somaali waana walaa
    siyaasiyiin ayaa dadka isku dirta oo ka dhex faa'ida

    • @khaalidkhadar3615
      @khaalidkhadar3615 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa wll

    • @mgq9335
      @mgq9335 4 ปีที่แล้ว +2

      aad io ad wll dhaman somali oo idil ale ha xafido

    • @OmarOmar-yu4mq
      @OmarOmar-yu4mq 4 ปีที่แล้ว +3

      Ishaa ka tuurtay waa runtaa Somali meelay joogto waa walaalo siyaasi iyo qabiil ayaa kala geeyay

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 4 ปีที่แล้ว +9

    Reer hargaisa ninkaasi markuu geela idiin keeno soo dhaweeya

  • @zozodeep8557
    @zozodeep8557 4 ปีที่แล้ว +7

    Wanaagsana. Dadku. Marku. Midoobo. OO Walaalo. Yahay.

  • @NajiShow
    @NajiShow 4 ปีที่แล้ว +6

    The best program

  • @asmahussein7576
    @asmahussein7576 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha. Allh. Universal TV ba. Waxan. Kadawadaa. Hereri. barnamijyadida.

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 ปีที่แล้ว +1

    hhh ogaden landhere

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 ปีที่แล้ว

    mansha allah ogadenku qalbi ficana

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 ปีที่แล้ว

    dhardharba ka si fican

  • @Mohamedabdi-mz9uk
    @Mohamedabdi-mz9uk 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sirajiomar6079
    @sirajiomar6079 4 ปีที่แล้ว +4

    Nogob sibi iyo galaaroobe show iyo shalaanqooti waa dhulka ugu barwaqada badan gobolkan

  • @Layla6793
    @Layla6793 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma Sha Allah bal eega Ninkaas. Waa runtii nabadu waa nimcooyinka Rabi

  • @sirajiomar6079
    @sirajiomar6079 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa nin qalbi wnagsan ninkan maxamed ahi wuxu yiri waxan jeclaystay inagoo inyar uun is aragney hadana inaad sidan kayaraha dhuubato 🤗

  • @abdifatahpashe608
    @abdifatahpashe608 ปีที่แล้ว

    Masha allah nin caqiido wanaagsan alle haku dhawro

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab 4 ปีที่แล้ว +11

    Walaahi waa fadeexad sida aad Af Somaliga u qoraysaan idinkoo Tv yada Somalida ka ugu weyn isku sheegaya,Shaqalka dheer iyo ka gaaban miyeydaan kala aqoon? Ninkii Geel jira Ahaa weeye.Arinta kale ee idinkan khaldanina waxa weeye ninkan geeljire maaha geeljiruhu waa ninka geela haya ama raaca ninkani geeluu ka baayac mushtaraa (businessman) oo rer Miyi ah weeeye.

  • @cumarcali6916
    @cumarcali6916 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Waa nin wanag sn oo shaqesto

  • @abdirisaaqiidle9807
    @abdirisaaqiidle9807 4 ปีที่แล้ว +1

    👌👌

  • @sulekhaahmed8473
    @sulekhaahmed8473 4 ปีที่แล้ว +2

    garbo oo geeludhalay maansha allah

  • @cabdulahininculus7337
    @cabdulahininculus7337 4 ปีที่แล้ว +2

    Hareri nin adag

  • @foziali5973
    @foziali5973 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah Alle haku axfido maxamed waxaa tahay qof qalbi fcn

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 2 ปีที่แล้ว

    ماء شاء الله تبارك الله

  • @smartmohamad5947
    @smartmohamad5947 4 ปีที่แล้ว +1

    Baniaadamban bn Abaal lahayn
    Alxamdulilah

  • @khalidmohamedabdi7119
    @khalidmohamedabdi7119 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw waar ninku ma vxbaa

  • @zozodeep8557
    @zozodeep8557 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashaallaah qalbi. Wanaagisa
    IYO hadal. Wanaagisa

  • @aliikohuzni1517
    @aliikohuzni1517 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah soomaaliyaa aad baan u jeclahay

  • @axmedmaxamed928
    @axmedmaxamed928 2 ปีที่แล้ว

    garbo.wa.magladan.ku.dha.shay.iyo.dahare

  • @shaaficicalinuurxasn6768
    @shaaficicalinuurxasn6768 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk Rag xarfaana baa ishelay

  • @abdihassan405
    @abdihassan405 4 ปีที่แล้ว

    Hereri waa nin xirfaddiisa garanaya, oo adan ka daaleyn inaad daawo barnaaminkiisa. Kuwo badan oo sheeganaya inay saxaafadda ka shaqeeyaan oo acan waxba garanayn baa na waaley oo inay bartaan aan jirin.

  • @shaaficidici8369
    @shaaficidici8369 4 ปีที่แล้ว

    Hareeri iyo sxbkii mahamed oo mar labaad ia helay

  • @abdisalaanahmed5164
    @abdisalaanahmed5164 4 ปีที่แล้ว +2

    Waar ninka geeljiraha ahi hadal.fcnaaa

  • @rabiicahmed5927
    @rabiicahmed5927 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @ahmedhassan2503
    @ahmedhassan2503 4 ปีที่แล้ว

    Huraanti barnamijkan waa barnaamij aan cadi ahayn aan mar waliba aan la socdo hareri waxa leeyahay barnaaminkan waa ina aad no siwadaa ila inta uu ka sedhamaanayo waxan aan bugadinaya universal tve u so godbinaaya bulshada soomaliyed

  • @ismaacilcabdilaahi4723
    @ismaacilcabdilaahi4723 4 ปีที่แล้ว

    18,000 aad bay u jaban yihiin

    • @munadeg-aware1022
      @munadeg-aware1022 4 ปีที่แล้ว

      Less than 500 dollar mansha Allah so cheap

  • @soomaalidhabah1124
    @soomaalidhabah1124 4 ปีที่แล้ว +2

    Reer Garbo macawiso badanaa suuq surwaal ayaa ka bannaan ee waa in aan ka furtaa. waar ninkaa Maxamed waa gobtii la yaqaannay.