Masha Allah muqdisho waa horumartay shan Sano soo socoto lama soo qaban doono shidaalkii oo lasoo saarayna kusii darso iyo new airport new dakad shib Iska dheh insha allah
Talo ku qor magaalada labadaba English iyo somali waxaa jira dad aan somali ah oo English ku qoro ku raadiya marka aad maalin walba video soo dhigto ajnabi iyo somali waay wada daawanayaan titelka ayaa muhim Ah.
Masha Allah muqdisho waa horumartay shan Sano soo socoto lama soo qaban doono shidaalkii oo lasoo saarayna kusii darso iyo new airport new dakad shib Iska dheh insha allah
Alle dhaman haynoo barakeeyo
Masha Allah
muqdisho waad na jecliisay ad allah SW haku jeclaado Amin
Degmada Yaaqshiid, welcome you, Mogadishu Somalia 🇸🇴
isaga ma dhihin dagmada yaashiid jooga
5ta somali waaxaa inoohadhey kenya intakale waankaadaawaney X HARGEISA MASHAA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😊😊😊
waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid
Video aad sodhigtay wali ima dhaafin taageera ban ku ahy from mogadisho Waliba madiino you’re welcome bro
Wllkay waan ku mahadsinid la wadaag asxaabta comment waan arkhriyay
YOU, are the best so far.
X Hargaysa, perfect
I am from moqdisho.
Lama garanayo badanaa
Isbedel badan ayaa dhacay.
Si kastaba, 100%❤
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin walaal waa mahadsen tahay nin nool hora usoco waad guulsani. Waxaa layiraah dahab taawer
Xaraash iyo xoolo jaban😅 carwo istaag 😅
Ciyaal xamar waa dada jeclhy allow nabad warta sii
Mashaa allaah
Guri ii sii kiree waan soo socdaaye
Diyaar
Ninkan waaba legend
Isaaqoow magaalada soo daga dadkaan waa dadkiina feeysal cali waraaba iyo muusa biixi hala casuuma fanaanada faaduma cabdullahi maandeeq muqdisho halagu casuuma iyo wixii fanaaniintii hore nool ee hargeeysa jooga
Waryaahe kuwaan amay uyimadeen inay isqarxiyaan madama adeerkod uu yahay madaxa guud ee khawarijta al shaydaan
Faysal wa ninka siyasada mooye sida kale reer waqooyi ugu wanagsan
Maansha alaah muqdisho is beautiful ❤❤❤
Ku soo dhawoow Caasimada Brother!
The land of opportunities ❤
Masha,allah wllo mahadsanid ku❤
Waxaas majiraane sxbayaal nimankaan halasoo dhaweeya Hayabusa in aanu walaalo nahay wax waliba inaga dhaxeeyaan hargeeysa aanu leenahay xamarna aay leeyihiin
Xaween kii sooduub❤❤❤❤❤
Talo ku qor magaalada labadaba English iyo somali waxaa jira dad aan somali ah oo English ku qoro ku raadiya marka aad maalin walba video soo dhigto ajnabi iyo somali waay wada daawanayaan titelka ayaa muhim
Ah.
Dabaqa cida wuu aha lkn dhibka jira dhaman way ibsatay hg naga ibsatay ana ka shaqeya
Ma muqdisho baa uwareegtey.
Waa hodan zobee
1000🤯🙀
Masha allah ❤😂😂
M.saxabo wxoo kuyala banaadir wadada cisbitlka s.syrian katimada oo aaada zooobe
Xamar io dabaq mxaa ka laheesto m.a❤
❤
🎉
❤❤❤
Guuleesta from Xamar
Allow barake xamar ❤
Soo dhawoow tlie
Hodan District.
Ku dhacda Waa uxiisay
Carwo istaag
Wax badn nala jooge marbo hadaa apartment kireesate😂❤
Qamiiskii waa 3 dollar caruusey ka faaidayso kulaha 😂😂😂😂😂
Saaxib shibis boondhere cabdicasiis meelaha aya degan wanagsan ama madiina
Sxb waan jeclaa Inan wado duubno Instagram iga Soo QABO
Libaax magaalada nin la qabsaday oo dhinac ka gali Kara u ek thy halkaas ka haay saan ayaad ciyaal xamar ku thy 😂😂
Diyaaar sxb mahadsinid
Buulo Xuubey kasoo waran
Ma kundollar ba
Kan banadir miyaa mase kan labo dhagx
Wllhi zxp mcn magaalada waad wada martay anigii 18 sano joogo waligey meelaha qaar matagin aad adiga tag tay qariib ayey ila tahay magaalo aan intaas sano joogo oo saan uquruxbadan dhib maleh aan mari doonaa i.a
Saybiano glptii imaw xaraash io adi si fcn isku baranesin😂😂
Meeqo waaye price ka ijaarka
Location ama area ayaa xadidayay
Mahadsanid.
❤❤❤❤