boqorkii codka maxamed saleebaan tubeec kabanku waa xasan gareet

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1  3 ปีที่แล้ว +8

    Ale ha u naxariistee boqorka codka laguma haysto heestan iyadoo xudeydi u tumayona waan idiin hayaa

    • @maadhiintube1077
      @maadhiintube1077 3 ปีที่แล้ว +2

      Iga soo daa maxaad la qabaneysaa
      Ustaad nuradin ali amaan
      Erayadii abwaan xuseen aw faarax Dubad

    • @rashidhassan572
      @rashidhassan572 2 ปีที่แล้ว

      Kabanka waxa tumaya waa Xasan Great ee ma ahan Xudeeydi

    • @rashidhassan572
      @rashidhassan572 2 ปีที่แล้ว

      Fadlan haddad heeysid heestan oo kabanka tumaya Maxamuud Ismaaciil Xuseen (Xudeeydi), si deg-deg ah noogu soo dhig You Tubeka. Mahadsanid

    • @rashidhassan572
      @rashidhassan572 2 ปีที่แล้ว

      Erayada heestan haddaad u baahan tahay, iyadoo qoraal ah ayaan kuu soo diraa

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaa yacizak tubee Allh yarxam
    Xasan gareet Allh cafimad taam ah ku siiyo aan uwada duceeno

  • @muraadstudio1558
    @muraadstudio1558 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaraami Media Ali & Ustaadka, Sayidka, Boqorka Cuudka qarniga Nuuradiin Cali Ammaan waan idin salaamay.

  • @nuuradiinxariir1307
    @nuuradiinxariir1307 5 หลายเดือนก่อน

    Wow xasan sabriye afrax (xasan great/garaad) wuu inoogu raaxeeyey isna alle ha u raaxeeyee runtii wuxuu kamid ahaa tumayaasha aaladan cuudka soomaalida wuxuuna ku ahaa maahir ama xariif AHUN

  • @AbdifatahC
    @AbdifatahC 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dumar geesi dhaaxay
    Gooyeen heddiisoo
    Ragna garabsi moodkood
    Ka gaboobi maayee
    Gunburreyda hoosaan
    Gurrac uga jarmaadoo
    Darantiyo gulaankaan
    Gebagebo ku dhaafoo
    Guban xeebaheedaan
    Sii maalin gaadhoo
    Qorraxdoo godkeedii
    La galaysa fooddaa
    Luguhu I gabeenoon
    Socodkii gadaashoo
    Garan waa kaskaygii
    Geesaan u jeedoo
    Gerriyaad dhexdiisaa
    Gudcur igu ballaadhoo
    Gabaddano naf joogtaa
    Gogol doonimaysee
    Dhaxantaan go'aygii
    Garbaha iska saaroo
    Gool qawdhamaysaan
    Gondaheeda seexdoo
    Good iyo abeesaa
    Igu soo gurguurtoo
    Naftu guure mooyee
    Gama' yeeliweydoo
    Guntigaan adkayston
    Marada isku giijoo
    Waagoo guduutaan
    Goodiga abbaareed
    Geyi laga hayaamiyo
    Guri madhan is taagoo
    Sida goraya cawshoo
    Galab hoos u jeeddoo
    Gu' barwaaqadiisio
    Gaaroodi joogtoo
    Baydari gantaallihi
    Geed ugula dhuuntoo
    Ku gilgiley falladhoo
    Meel halis ahi gooyaa
    Gucle iga dhammaadoo
    Godollaan ordaayon
    Sida awr gabrareed
    Geeddiga higsanayo
    Gobolkaan u jeedaa
    Guulluhu I keenoo
    Gabayoox duleedkaan
    Weheshadey go'aygoo
    Anigoo gandoodoo
    Is-guhaadinaayoo
    Waxaan geystey mooyee
    Birta layla gaadoo
    Inantaan gardaadsheen
    Gaadiid sidiisii
    ku xambaaray guudkaa
    Wedka ii guddoontee.
    Godob-reeb ha joogee
    Lay diid garawshoo
    Giddi habar-dugaag baa
    Waydaydu gaadhoo
    Gorgorka iyo Haaddaa
    Ilmo gabax ka siiyoo
    Garanuugta aydaa
    Geedaha ka soontoo
    Ma hallayn gartaydee
    Gacal baan u waayoo
    Golahay lahayd iyo
    Geedkeeda keenee
    Guddidaan u dhiibee
    Guudkood xil-saaraa
    Ii gargaari weydoo
    Gaaliyo Islaamkaan
    Gacan-siin ka waayoo
    God madow dhexdiisaan
    Ku gunaanad seegaa
    Geeraarku joogaa...

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 3 ปีที่แล้ว +2

    Waayo waayo

  • @baaruudbrdbaaruudbrd7573
    @baaruudbrdbaaruudbrd7573 ปีที่แล้ว +1

    Heestaa miraheeda soo qor

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan erayada Hadraawa lahaa sidaan maleynayo laxankana Xasan Gareeyt isla asaga ayaana garaacaya kabanka

    • @xamsemaxamedxasan8088
      @xamsemaxamedxasan8088 ปีที่แล้ว

      My sxb erayada waxay lahay sxb maxamed Cali kariye weyan sxb

  • @rashidhassan572
    @rashidhassan572 2 ปีที่แล้ว +2

    Qaraami Media
    heestan (God Madow) dadka qaarna u yaqaanaan (Inantaan Gardaadshay) hadda waxa kabanka tumaya waa Xasan Great, haddaad heeysid iyadoo uu kabanka tumaya macallimuu Xudeeydi fadlan sida ugu dhaqsaha badan noogu soo tuur You Tubeka adoo mahadsan

  • @alimusse3775
    @alimusse3775 2 ปีที่แล้ว +1

    The best

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariso

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +1

    Kabanka qofkii yaqaan ayaa sheki karo siduu u dhacaayo hestii hoyo la aaanta uu tumay xasan gareet isa shaba haan hestan

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 3 ปีที่แล้ว +2

    Asal dhall

  • @abdulkadirismail9367
    @abdulkadirismail9367 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan lyrics kusoo samee heestan walal

    • @daauusab672
      @daauusab672 2 ปีที่แล้ว

      Ereyada heesta waxleh. Xuseen owfaarax dubed AUN Aamiin

  • @japdoorganization922
    @japdoorganization922 2 ปีที่แล้ว

    Heestan o qoraal ah xgee laga helaa somalaay?

  • @cabdiraxmaancabdillaahi-9
    @cabdiraxmaancabdillaahi-9 ปีที่แล้ว

    Heestii "God Madow". Erayadii Maxamed Ibraahin Warsame "Hadraawi". Tubeec sida uu heestan u qaaday is ma lihi cid kale oo uu qaadi karaysay baa jirtay.

  • @abdifatahabdi5419
    @abdifatahabdi5419 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaazalaam✋

  • @bootanmaxamed8741
    @bootanmaxamed8741 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa saam kabanka wax kag dananinaay xasan garaat

  • @XasanAxmed-s1i
    @XasanAxmed-s1i ปีที่แล้ว

    Tubeec miyaa

  • @yahyesedate3994
    @yahyesedate3994 11 หลายเดือนก่อน

    Dumar geesi dhaaxay
    Gooyeen hediisoo
    Ragna garabsi moodkood
    Ka gaboobi mayee ..
    Ah yaa hees

  • @muraadstudio1558
    @muraadstudio1558 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow aadbaad u mahadsan tihiin

  • @abdulsadaam7006
    @abdulsadaam7006 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaasalaam boqorka maxamad suleban tubeec

  • @abdisalam4728
    @abdisalam4728 3 ปีที่แล้ว

    heestan abwaankee leh a hees culus waa sheeko taxan

    • @rashidhassan572
      @rashidhassan572 2 ปีที่แล้ว

      Erayada heestan waxaa leh abwaanka abwaannada, cimri iyo caafimaad Allaha siiyee Maxamed Ibraahim warsame (Hadraawi)

    • @xamsemaxamedxasan8088
      @xamsemaxamedxasan8088 ปีที่แล้ว

      Maxamed Cali kariye ayaa lahay sxb

  • @alimusse3775
    @alimusse3775 2 ปีที่แล้ว +1

    The best