10 calaamadood oo lagu garto in Computer kaaga Virus ku jiro?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ค. 2020
  • Casharkan wuxuu kaa caawinayaa sidii aad ku garan lahayd in Computer kaaga Virus ku jiro iyo in kale.
    #Computer#Virus#Detection

ความคิดเห็น • 23

  • @mohamedyousuf1053
    @mohamedyousuf1053 4 ปีที่แล้ว +3

    Engineer Cabdulxaliim waad noo faa'iideysay walaal ee mahadsanid.

  • @hanimohamed-mx8ew
    @hanimohamed-mx8ew 3 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much Ustaad

  • @engabdiqaniaadan4128
    @engabdiqaniaadan4128 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher

  • @abdirahmanali5471
    @abdirahmanali5471 ปีที่แล้ว

    mahdsanid teacher

  • @jirdeaxmed4982
    @jirdeaxmed4982 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid masuul

  • @xamdaanciraaqi5951
    @xamdaanciraaqi5951 4 ปีที่แล้ว +1

    Ku mahadsanid

  • @abokornaada5845
    @abokornaada5845 2 ปีที่แล้ว

    ustaad aniga competrkayga marka ann soo kiciyo oo uu ssoo kaco oon is idhaahdo app ama software gal oo uu galo culays ayuu dareemayaa calaamd ayuu isoo saarayaa oo leh memory is nt enough maxaa haysta memoryga ama ramku 8gb maxaan sameeyaa hore reply usoo gal adoo mahadsan

  • @GASHGARIP12
    @GASHGARIP12 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid
    Ustaad
    Waxaad naga mudan tahay gudinkari mayno

  • @iidleaxmed8010
    @iidleaxmed8010 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan Ku arkay ustad calamdaha qaar kamd ah see Viruska looga saaraa

    • @lastechacademy
      @lastechacademy  4 ปีที่แล้ว

      haa waan soo galiyay casharka danbe daawo

  • @saadoismaciil6624
    @saadoismaciil6624 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad laptop kayga screen ka ayaa isku dhexyaacay ma hagaagao waxna kumay dhicin sabab

  • @user-lq4to3tj3l
    @user-lq4to3tj3l ปีที่แล้ว

    Maxan sameeya qabkeense uga baxa

  • @user-lq4to3tj3l
    @user-lq4to3tj3l ปีที่แล้ว

    Ustaad kayga madow ayuu noqday waxbaana makuu dhixiin

  • @luqmaanhussein7444
    @luqmaanhussein7444 4 ปีที่แล้ว +1

    Ok ustaad thanks waan fahanay lkn calaamadahan qayb kamida ayaan ku aragnaa computers ka maxaa sideebaan uga saarikarnaaa virus ka.

    • @lastechacademy
      @lastechacademy  4 ปีที่แล้ว

      haa casharka waan so galiyay sida looga saaro

  • @galaydhfilms5786
    @galaydhfilms5786 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Wifi maiso qabanaya Computerka maxa sababay

    • @lastechacademy
      @lastechacademy  4 ปีที่แล้ว

      Waxaa ka maqan Drivers oo ubaahan in lahagaajiyo

  • @axmedcismaan8962
    @axmedcismaan8962 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad maxaa keena culeyska marka la Soo kiciniyo weliba isagaa cusub

    • @lastechacademy
      @lastechacademy  4 ปีที่แล้ว

      Waxaa keeni kara waxyaalo badan, lagayaabe in windows ku ku haboonayn, in Ram kiisu yaryahay, in hdd laba windows kujiraan iyo kuwo kaloo badan

    • @axmedcismaan8962
      @axmedcismaan8962 4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid ustaad

  • @ogaanshahadunida
    @ogaanshahadunida 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadii aniga computerkayda keyboardkiisa shaqada joojiyay sababta waa maxay

    • @lastechacademy
      @lastechacademy  4 ปีที่แล้ว

      Cillad farsamo ayay u badantahay

    • @ogaanshahadunida
      @ogaanshahadunida 4 ปีที่แล้ว +1

      @@lastechacademy okey mahadsanid ustaadii