Jeegaan ama qaansa roobaad . Maxaa nakala qabsaday aniga iyo nin Somaaliyeed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 12

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 8 วันที่ผ่านมา

    Masha allah shaqsiyad fiican ayaad udhalatay dadkenu intabadan markay xanaqaan way yartahay dadka caqligoodu shaqeeyo

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 21 วันที่ผ่านมา +2

    Salaam Alaykuma first one masha Allaha mahd Abdullah jumma Mubarak ❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @BakoAli-x5b
    @BakoAli-x5b 17 วันที่ผ่านมา

    Goood reason we need like this 😮

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 21 วันที่ผ่านมา

    dee waa kii qasaalada ee berigii isaga iyo inan kiisa aad la ibinaysay qasaalad kkkkkkk

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 21 วันที่ผ่านมา

    Wa reer badiye wllo sorry

  • @Pro-justice
    @Pro-justice 21 วันที่ผ่านมา

    Laydhka tarafigana mayka carari donan

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n 21 วันที่ผ่านมา

    Waa yaab yar ah ee dad iska jiroo duurkaagii iyo Bashiir sii tiigso cararnayee😂 a aa aaaaaa

  • @eidabdilahibudul9172
    @eidabdilahibudul9172 21 วันที่ผ่านมา

    waa runtaa sxb wanad saxantahay lakin qolyaha qaatay calamadan ee calanka ka dhigtay waa kuwo laga argagaxo qof walba muslima hadii uu maqlo qolyahan runtii argagax ayaa ku dhacaya sidaa darteed calamadii way na nacsiyeen

    • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
      @AadanmaxamadCusmaan-y8n 21 วันที่ผ่านมา

      War iga dhareerkaa uga di,i qolyaahasiyee oo dhankaas yuu qalbigiiga jiraayee🎉

  • @khalafgeesi-lo6mf
    @khalafgeesi-lo6mf 8 วันที่ผ่านมา

    Lkn calaamadan all of the world waxa loo yaqaana LGPT calankoda ,maalin hore shir ka dhacay new york ba madxwynaha turkey Erdogan ka xanaqay hall-ka shir oo lagu xardhay calaamadan asago shegay in gaaladu ay meel kasta ku faafinayan LGPT ,’marka dhibka dadka ka xanaaqayo ma ahee dhibka waxa weeye qoloyinka qaniisinta ah ee calanka ka dhigtay🏳️‍🌈 waana kaas calanka ay ka dhigeen wa astaan ay leeyihiin

  • @lilomar7903
    @lilomar7903 20 วันที่ผ่านมา

    Dhibka iyo jahilnanada ayaa ku dadkena