Gabadhi Habaryonis & Sayid M Abshir Dhore & Abwan Bidhidh Qamaan "Sahanka Suuganta Cali Qamar 15aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
    wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
    fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .
    Gabadhi Habaryonis & Sayid M Abshir Dhore & Abwan Bidhidh Qamaan "Sahanka Suuganta Cali Qamar 15aad

ความคิดเห็น • 30

  • @kaarshe141
    @kaarshe141 8 หลายเดือนก่อน +1

    Halkaa ka hay sheekh hawshaa iyo taariikh ururintaas jiilalka dambe ayaa kaa dhaxlaya ❤❤

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 9 หลายเดือนก่อน +1

    (MASHA’LLAH 💓💔💔💔💕TABARAKA’LLAH)💔💔💔💓💓♥️💕💕💕💕💕💕(RABBI) CIMRIDHEER 🤲🤲CAAFIMAAD 🤲🤲🤲iyo CIBAADO 🤲🤲🤲suuban🤲🤲ayaan uga baryayaa🤲🤲(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fiiromedia1791
    @fiiromedia1791 2 หลายเดือนก่อน

    Hasaawahaasi odayga wuu ka yar Baydhaye laakiin waan soo sixi doonaa insha allah

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 9 หลายเดือนก่อน +3

    “Daaroodka qaarbaa midgaha lagu mataalaa” gabaygan Cabdigahayr ayuunbuu la mid yahay waxan aad duubayso waxii cay ahi ma tayaysna

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 7 หลายเดือนก่อน

    Adeer quraanka inaad qaybto ama xafido ayey.
    Hebel hebel u gebyey taariikh maaha.

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 5 หลายเดือนก่อน

    War ninkani waa.ninkii dhulbahante waaley

  • @TheGUDGUDE
    @TheGUDGUDE 9 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga iyo ka gabayga tirinayaa waxaa caloosha idin dhaamisay malax
    Markaad ducada tirinayso iyo imika isgarab dhig waxaad ka shaqeynayso

  • @maxameddabaare5658
    @maxameddabaare5658 5 หลายเดือนก่อน

    Odaygani waa asasaq

  • @lebicaano1525
    @lebicaano1525 6 หลายเดือนก่อน

    Waa Oday beenaale

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 6 หลายเดือนก่อน

    HY waa ragga Boqortooyada Warsangali dhalay iyo ragga rer Garaad ee Sayedka kirbaashay.
    Sayed ku arrinkan runkama sheegin. Wiilka nafta u keenay Garaad Mohamoud Garaad Alishire HY ayaa dhashay ka awow.

  • @Shafie211
    @Shafie211 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂naftan yaro cimrigaa oo hadana qabyalada iyo qurunku kabuuxo daya

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 2 หลายเดือนก่อน

    Geedaha ka dambeeya abwaanka waa kuwa ka haray ardaay horey loo degnaa oo waa dhir gabadh gaariyada tallaashay. Aqoontayda miyiga😂😂😂

  • @libanabdiwali8524
    @libanabdiwali8524 9 หลายเดือนก่อน

    Reer Khalaf Xgge ka yaaceen noo soo gudbi qoraaaa

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa dhabarka xeedhada kadhigay waa xamaalnimo😂

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂 alla maxaan qoslay

  • @CabdulqadirCabdi-b2m
    @CabdulqadirCabdi-b2m 9 หลายเดือนก่อน

    Heesta fardaha waan ka bartay abwaanka waana ka helay runtii

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abshir dhoore wuxu aha awowgey, sheekooyinki sayidka aad ban u dhageysta, masha alaah.

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 9 หลายเดือนก่อน

    Waa taariikh mashallah

  • @CabdulqadirCabdi-b2m
    @CabdulqadirCabdi-b2m 9 หลายเดือนก่อน

    Haddii aad maqasho abwaan waa adeerkaas oo kale marka micnaha erayga si rasmi ah loo raaco
    Waxaan la hadlayaa dhallinyarada gabyaaga 30 jirka ah ama ka yar u taqaanna abwaan
    Mahadsanid nagaad tv

    • @bushraaxmedcismaan2779
      @bushraaxmedcismaan2779 9 หลายเดือนก่อน

      Qaasim Sheekooyinkaad duubtid si kastay u wacan yihiin Waxaa dilay oo macnihii iyo macaankii ka qaaday Tafatir la aanta.Waar Sheekada odaygu waa nin weyn oo Xusuustiisa hadba si u odhanaya hadalkee iska sax oo dhagayso adigu intaadan dadka u soo bandhigin.Tan kale Sheekooyinka dad hore ayaan ka maqlay oo Cali Qamar siduu u sheegay wax badan ka duwan ee iska sax

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulbahante nacaybka majeerteen waxay gaareen in ay leeyihiin 9:01 keena diid in uu ahaa ganacsade soomaalida ka baayac mushtara waliba hawiyaha
    Dhulbahantuhu wuxuu garaacayaa quluubta majeerteenka
    Wali iligdildilo bay katuurayaan
    Wali barkadaha suntii ay ku shubi jireen bay la dultaaganyihiin
    Wali cadawnimada majeerteen bay wadaan
    Dhulbahante waa walaalkayo
    Aanu jecelnahay lkn walaahi waa waalanyahay

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 9 หลายเดือนก่อน

      Haday awoodi karaan way ku baabi in lahaayeen. Siyaasiyiintooda waalida doqonima u dheer. Ahmed karash waa ninka maamul uu medexka hayay u muraacadaayey farmaajo dulmi dartii intuu kula xisaabtami lahaa dowladii uu dhiiga wiilasha harti ku dhisay buu neceyb mj uu u qabo darteed ula saftay.farmajo iyo puntland waxay isku hayeen arimaha Federalka oo ssc khatumo ay muhiim ahayd. Hadana waxay xasan udaba ordaayen ku xumeyn puntland. Walaahi dhulbahante haday awood lahaan lahaayeen inaysan ku daayeen mar walba cadowga mj ayey jecelaayeen waxaan xasuustaa gaalkacyoo dagaal ka socdo iyagoo nagu farxo. Dhibka gaalkacyo ka dhacay inay dhulbahnte iyo mareexaan sababeen hogaana u ahaayeen in shacab la laayo soomaalidana iyagu nagu soo hubeeeyeen maba xusuustaan subxaana llah reerkaan iyo daaroodkan cuqdadeysan iyo soomaalidaanba shartooda allaha nadhaafiyo.

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo 9 หลายเดือนก่อน +1

      Adigu ma tolbad tahay mise iidoor mj iska dhigaya.
      Harti iyo dhulbahante wixii ugu adka waa dagaalkii reer bari. 10kun oo hartiya iyo dhawrboqol oo daraawishta ah baa halmaalin ka dhintay maantana wa kuwaa nafta isu waayaya. Marka cid waxneceb majirte adaan dhul marin

  • @kaderabdilahihabib1352
    @kaderabdilahihabib1352 9 หลายเดือนก่อน +1

    Odayga sheekadiisu. Bawsi iyo qiyaas bay ubadan tahay waxna maqoro waxna ma akhriyo

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 7 หลายเดือนก่อน

      Adigu maxaad gashaa oon cay aheeyn