DEG DEG: Saciid Deni oo Amar ku siiyay Beelaha Puntland in ay Dagaalka Daacish ka qeyb galaan &SABAB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 30

  • @Shuuke-Gurey
    @Shuuke-Gurey  วันที่ผ่านมา +2

    LIKE + SHARE & SUBSCRIBE

    • @zahraabdalla7376
      @zahraabdalla7376 วันที่ผ่านมา +1

      Masha Allah Shuke.
      Guul guul Puntland

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 วันที่ผ่านมา +7

    Absolutely guul guul guul reer puntland melkasta oyjoogan Amiin Amiin Amiin yaa rabii 🎉❤🎉🎉❤🎉❤

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 วันที่ผ่านมา +2

    ILLAAHAY GUUSHA HA SIIYO CIIDANKA XAQ U DIRIRKA AH EE PUNTILAND GUUL GUUL IYO GOBANIMO CIIDANKA SHARAFTA LEH GEESIYAASHA AH QALASYADA SOOMA JERSTAYAASHA AH CC ILLAAHAY GARABKIINA HA GALO AAMIIN AAMIIN. 👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💪💪💪💪💪 OO ILLAAHAY HA BURBURIYO. CADOWGA KU SOO DUULEY DALKEENA IYO DADKEENA.

  • @mohamedabsiye2634
    @mohamedabsiye2634 วันที่ผ่านมา +2

    Mashaal Allaah Guul guul guul guul VIVA puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🙏🙏🙏

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 วันที่ผ่านมา

    Gul ilaaheye idankisa Usa rabi Karim🙏🙏🙏🙏🙏

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 วันที่ผ่านมา +2

    Absolutely waa inlagartaah daacash ama argagixisada oo dhamaan inay yihin ajnabiga sogalayah puntland marka please please ajnabiga joogah puntland waa inlagasaaroh dhamaan hadiikale guul lamagaarayoh, waysogalan waxaynah usiigudban buuraha absolutely marka please please please wake up now People of puntland all of the 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nimcoali3237
    @nimcoali3237 วันที่ผ่านมา +1

    Guul iyo gobanimo

  • @iiillltt
    @iiillltt วันที่ผ่านมา +1

    War daaroodow butlaand tusa inay garab leedahay oo aysan madi ahayn waa in lagarab istaagaa dagaalka ay kula jirto cadawga doolka ah ee weerar Ku,ah soomaaliyoo dhan ducadana waa in afka laga qaadin guuuulaysta geeziyada reer butlaand❤❤❤❤

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daarood maxaa kugu kalifay adoo Somali u jeeda?

    • @iiillltt
      @iiillltt 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @shantagees9425 waxaa igu kaliifay soomalidii waa qaar noo soodiraya daacish iyo As iyo qaar nadaawanaya markaa in aan daarood idhaahdo xaq baan uleeyahay

  • @aminahussein1
    @aminahussein1 วันที่ผ่านมา +1

    Dad ka degen Bari waxaa laga rabaa in ay Hubka qaataan soo sheegid keliya lama rabo. Yaan laga biqin Kuwa Dhiigiina banaystey. Kuwa taakuleeya sida SNM oo Dhaawcooda gura dila. Yaan loo kala harin Dagaalkaas. Hiil iyo Hoo.
    Allaha guuleyo Ciidmadeena Xaq u Dirirka iyo Dhamaan Madaxadeeda iyo Shacabkeena.

  • @AbdiMohd-n5n
    @AbdiMohd-n5n วันที่ผ่านมา +2

    Punt ciidan ayey leedahay ciidan qabiil uma baahna weriyanimada Soo barro

  • @NuradiinSalaaf-to3wv
    @NuradiinSalaaf-to3wv 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa khasab in dadweynaha reer puntland ay hiil iyo hooba la garab istaagaan ciidankooda iyo dowladooda waana in dal iyo dibadba sibuuxda loogu istaago jiritaanka puntland

  • @aminahussein1
    @aminahussein1 วันที่ผ่านมา +1

    Shuukow u sheega in Shacbku isilaaliyo. Xaafdaha waa in la kontrolo .
    Meeshu waa Buuraleey . Waxay taakuleeyn ka heliyaan Dad ku sugan Degaanada Puntiland iyo SNM oo aad iyo aad u taakulaynayso.

  • @FutoXar
    @FutoXar วันที่ผ่านมา

    Buurihii ethopia haday qarxayaan ilaahay ciidanka haku nabad yeelo buuraha East Africa dhul gariir baa kasocdee

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje วันที่ผ่านมา +1

    Puntland oo dagaal qaadi rabto baad ku heysa shuke weli wax dagaal ah lama qaadin miya warkaga

  • @HamdkI
    @HamdkI วันที่ผ่านมา

    Sababtay puntland u jooga waxa weeye cali saleeban iyo dishiishe ayaa laga caqli badiyey waayo haday caqli leeyihiin dhulkooda kuma casumee cadow dool ah oo guranaya khayraadka dhulkooda inta rag ku dhinta meeshaa iyaga masuul ka ah waayo iyagaa dhulka keenay

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 วันที่ผ่านมา

    Ku socota Daarood Ismaaciil dhamaantood meel kastoo eey joogaan waa in Puntland lagarab istaago si loosoo afjaro cadawga ku dhuumaa leeysanaya buuraha gobol ka Bari dhulkaas oo ah dhul baaxad weeyn Puntland waa indhaha Daarood waana madaxa Daarood meesha uu yaalo

  • @maxamedsiciid2815
    @maxamedsiciid2815 วันที่ผ่านมา

    Waa sax

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 วันที่ผ่านมา

    Warya shuuke hooyada was kala baxa mw puntland siciid dani wu ka sharaf badan yahay mana gardi ado afkaga bijada uag waradka was warya shuuke mesha waxa u fadhida inad isku dirdi mw puntland iyo shacabka

  • @jabraofficial2549
    @jabraofficial2549 วันที่ผ่านมา

    Dawlad gopoleed ma oran kartid wariye eper ah paadtahye

  • @Mahmoodmahamad178
    @Mahmoodmahamad178 วันที่ผ่านมา

    Maamul kusheega 30 SANO Jirsaday Ee M.saleeban xataa ciidan masamaysan waayey dhulka Puntland ilaaliya. Siciid deni iyo qabiilkiisu waa ay talada Puntland iska dhigaan hadii kale xal Mayaal.

    • @AyanAbdulle-j6d
      @AyanAbdulle-j6d วันที่ผ่านมา

      Ha nagu so dhex dhuuman ee naga dhamow dadka puntland lama kala saaree

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p วันที่ผ่านมา

    Dhameeya maphia groups

  • @amarhussein8942
    @amarhussein8942 วันที่ผ่านมา

    Waxan lagu dirsan ayad ka hadli

  • @MahamedCabaaas
    @MahamedCabaaas วันที่ผ่านมา

    War.sugan.ma.haysid.ee.b.lad.weeye.dadka.dagan.bari.ee.been.haka.sheegin

  • @momomomo2693
    @momomomo2693 วันที่ผ่านมา

    Bugiardone

  • @AliMohamed-id7um
    @AliMohamed-id7um วันที่ผ่านมา

    Ninkan weriye ma aha ee waa isxiijinaya dadka cirdigiisa ayu ku xadgudba clip hore Ayan ku arkay
    Warkan ah dawlada aya ciidamo kk
    Weydiisatay Shacabka Bari degan xge ka Keenan? Ninkan group kle ayu u shaqeeya ogaada xge ugu noolyahay? Shaatigi ba ku cadaaday busaarad ba ka muuqata hala so gudbiyo galkiisa degdeg jaalayaal