Ustaad Total resistance waxa lagu helayaaaa maadama series tahay RT=R1+R2 10+4.71=14.71ohm TOTALKA RESISTANCE WAXA WEEYI 14.71ohm Current waxa lagu helayaa V/R 240÷14.71=16.315A Total current waxa weeyi 16.315A Voltage ka marayaa qeybta koowad maadama ay series tahay voltage kuna qeybsamayo waxa lagu helayaa. Current oo lagu dhuftay resistance kowaad V1= current ×resistance 16.315×10 = 163.15v Voltage ka qeybta labaadna waxa lagu helayaaaaa V2=current ×resistance 16 315×4.71=76.843v LABADA VOLTAGE EE AAN SOO SAARNAY HADAAN ISKU GEYNO WAXAY uDHIGMAYAAN VOLTAGE KA GUUD EE 240v
Waa runtaa wana saxsantahey lakin Powerka aan sharaxayo sifican umaan sharaxin active power reactive power baa ladhaha inducer motor circuit wa ( Resistor iyo inductore ) sikaley baa looxisabiyaa
Ustaad Total resistance waxa lagu helayaaaa maadama series tahay
RT=R1+R2
10+4.71=14.71ohm
TOTALKA RESISTANCE WAXA WEEYI
14.71ohm
Current waxa lagu helayaa V/R
240÷14.71=16.315A
Total current waxa weeyi 16.315A
Voltage ka marayaa qeybta koowad maadama ay series tahay voltage kuna qeybsamayo waxa lagu helayaa. Current oo lagu dhuftay resistance kowaad
V1= current ×resistance
16.315×10 = 163.15v
Voltage ka qeybta labaadna waxa lagu helayaaaaa
V2=current ×resistance
16 315×4.71=76.843v
LABADA VOLTAGE EE AAN SOO SAARNAY HADAAN ISKU GEYNO WAXAY uDHIGMAYAAN VOLTAGE KA GUUD EE 240v
Waa runtaa wana saxsantahey lakin
Powerka aan sharaxayo sifican umaan sharaxin active power reactive power baa ladhaha inducer motor circuit wa ( Resistor iyo inductore ) sikaley baa looxisabiyaa