ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Barkhad Waxa aan ka dhaadhiciyeey in uu dadka ka sareeyo ' Caaqil Jaambir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 มิ.ย. 2021

ความคิดเห็น • 143

  • @nimomohamed3049
    @nimomohamed3049 3 ปีที่แล้ว +14

    What is there to dislike about this video, history has been made in Somaliland Mashallah this is something to be proud of as a Somalilander.

    • @kamalmaxamud4594
      @kamalmaxamud4594 3 ปีที่แล้ว

      Barkhda wuxuu xaqa uleeyahey gumoomiyaha wakiilada. Hal.siiyo

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 3 ปีที่แล้ว

      👍

    • @hersijama6905
      @hersijama6905 3 ปีที่แล้ว

      30 sano kadib hada ayaa loo aqoonsaday in uu dad yahay walina in badan ayaa ka qajileysa.

    • @salehelmi2110
      @salehelmi2110 3 ปีที่แล้ว

      😎😎😎 Those Kulmiye-HA - suffered inferiority made dislike against this bright video 🚫🚫🚫

  • @adamalimaygag9903
    @adamalimaygag9903 3 ปีที่แล้ว +18

    Caaqil jaanbiir, Allah haku sharfo, cimri dheer iyo ciibado suuban, Allah haku siiyo

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allah aaqil jaabir alle hanoo daayo wan ku wataaa aqil anoo saciid garxajisa🥰

  • @mohamedjaambiir7576
    @mohamedjaambiir7576 3 ปีที่แล้ว +7

    Aabo mcha allh 😍❤

  • @hawahassan6915
    @hawahassan6915 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaad run sheegaysaan gabdhaha uguuriya reerka

  • @yusuf_plays140
    @yusuf_plays140 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allah caaqil wax sax ah ayaad sameysay

  • @dalmardalmar6544
    @dalmardalmar6544 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah caaqil Alaha haku barakeyo

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid caaqil janbiir alle caqliga iyo cimriga ha ku daayoo Rijaal

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 3 ปีที่แล้ว

    Alle wax khayr llehe haku siiyo suldaan🥰

  • @alisharif310
    @alisharif310 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allaah , Jazzaakallaahu khayral Jazzaa , Aamiin , Wallee Hargeysa waa Hooyadii Xorriyadda iyo Ilbaxnimada Ummadda Soomaaliyeed Horiyo Dibba Alxamdu Lillaah , Dulmigiibay Hargeysa Heeryada Utuurtay , Hooyadii Dulqaadkoo Dulmi diidey weeyaan , Hooyadii uhiillisay Dulmanayaasha weeyaan , Hooyadii Hor - Ilaahay Haybsooca Hiiftay weeyaan , Hooyadii Tumaatiyo , Hanweynidii Heeryaxume ( Waa Qabiilkee ) , Uftiriba weeyaan , Baxsaney Hargeysaay Kaaguddoonnay Baaqee , Guuleystaahaa , Guuleystaahaa , Guul lugureeyey Guulystaaaaaa ------ Aamiin .

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 3 ปีที่แล้ว

      Waan guulaysanay hadaanu nshay soomslilaan dadku waa iskumid

  • @abdiresaksaleban845
    @abdiresaksaleban845 3 ปีที่แล้ว +1

    guul chief caqil jambiir iyo
    hambalyo xildhiban barkhad

  • @safiyoseeraar7309
    @safiyoseeraar7309 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah caaqil jaambir

  • @mubarikibrahim2882
    @mubarikibrahim2882 3 ปีที่แล้ว

    Man sha Allaah man sha Allaah Alle haku barakeyo Caaqil Alle haku karameyo

  • @faaeem4805
    @faaeem4805 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah tabaarakallaah, waa guul iyo gobanimo

  • @mahamuodjoof7090
    @mahamuodjoof7090 3 ปีที่แล้ว +1

    Caaqil jambiir Allah ha kaa abaal mariyo dadaalka aad sameysay iyo sida aad qabyaalada ula dagaalantayba.

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan547 3 ปีที่แล้ว +2

    mashaa allaah caaqil arin fiican ayaad samaysay allaha kaa jasaai siiyo halgankaana siiwad hadaynu nahay beelaha daga somalilan waa inaynu halgankaa dhinaceena ka wadno oynu dayrka qabyaalada iyo qudhunka kabaxno dadkana kadhaadhicino inay yihiin dad dadkan kale lasiman ama kasareeyaan oynu soomaalida kale u horseedno allaha ino guuleeyo somaliland guul

  • @Kadraahmed124
    @Kadraahmed124 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @abchirabchirbade1400
    @abchirabchirbade1400 3 ปีที่แล้ว

    Reerkaa waan jecelahay anigu waligayba saaxiibo badanna waan kuleeyahay ha nooladaan

  • @mbeenoit713
    @mbeenoit713 3 ปีที่แล้ว

    Qof qof ka sareeyi ma jire Ilaahay uun ba dadka ka sareeya, imna aadan kuna taqwada ayey Ilaahay ugu kala dhawyihiin. Hambalyo guusha Barkhad, odeygani hadal madhan buu baafinaya

  • @mubarikvivasland676
    @mubarikvivasland676 3 ปีที่แล้ว +3

    Codkaan Barlhad siiyeybaa rag sheeganayaan oo leeyihiin annaa ka soo shaqeeyey
    Koofiyad Baclayaashu waa wada afku xooglayaal
    Hadey run kaa tahey oo inaad wax bedesho diyaar u tahey Barlhad Hablahaaga mid sii.
    Viva Somaliland

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 3 ปีที่แล้ว

      Haa kawaran maxay hadakahor waxugu qabanwaayeen markay shacabkii doorteen ayay iskuwada dabaqoreen

  • @kA-hj6rb
    @kA-hj6rb 3 ปีที่แล้ว +2

    Barakhad adiga iyo cid kale toona kamay dhaadhicin isaga ayaa ku bilaabay noloshiisa inuu dhisi 15 mudo ku ayaan aqaanaa barkhad qof intuu guul soo qaaday qof kale unsoo gacan galiyay lama sheegin adiga iyo mid kale toona naftiisa ayuu sharfay barkhad man sharafa nafsahu fahuwa shariif

    • @kA-hj6rb
      @kA-hj6rb 3 ปีที่แล้ว

      Guushana ilaahay baa dadka siiya

    • @kA-hj6rb
      @kA-hj6rb 3 ปีที่แล้ว

      Barkhad umuda ku dooratay shacabka wixii aad awoodo haka hagran odayada waxaan leeyahay naga fadhiista xiligiina waa dhamaaday soo duceeya waa xiligii raga dada yar.

  • @cabdallakaynaan5697
    @cabdallakaynaan5697 3 ปีที่แล้ว

    Asc waa Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha waa runta ugaas waa guul aad garatay guul guul isha allah raagi wuxu ka soo jeeda ragii taalin jiraya soomaaliya ugu sharafta badana soomaaliyed uguna darjaada sareyaya soomaaliya dadka waxay u meeleya in ay ku helayan xarnimo aqoonsi dowlada nimo waxas ma jiro waxa la dhooho ee u fikira ninka illahay doorto waxa hor istaagi karo ma jiro

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว +6

    Barkhad codkiisa dib ha loo ergo xaafad walba tiraduu ka helay sida cabdikariim axmed moogeh waar hargeysoo dhan baa dooratay reero codkii ragoodii goosteen aamusa hadaba hadii cidi faa'iiday wadani baa c odkii hargeysa barkhad iyo cabdikariim kaga faaiidaystsy waar guusha inamadaas ha inaga reeraynina

  • @user-cv8ce2ci2j
    @user-cv8ce2ci2j ปีที่แล้ว

    Aqil sifican baad uhadashay waantageeray

  • @normad229
    @normad229 3 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar
    Alhamdulilaah

  • @sharmarke
    @sharmarke 3 ปีที่แล้ว

    Amazing speech wallahi. He's 💯 correct about next steps which is making sure they have excellent education, and economic opportunity for all of these reer. Enough is enough. Change for good in 2021 bi-itnilah

    • @abdirashid4318
      @abdirashid4318 3 ปีที่แล้ว

      Erey cinwaanku waa Barkhad waxan ka dhaadhiciyey inuu dadka ka sareeyo Ereygaa waxan u fahmay Barkhad dadka kama sareeye wuxuu ula jeeday waa na qab dileene qabkeena iyo hankeena aan sare u qaadno.Nacam.wey qab dileen wey bah dileen wey liiden wey yaseen teeraha la Soomaliyed ee loo bixiyey Midgo tumaalo. Yaxaro iwm.Doorashao ui soo baxay qof ka mid ah dadkas la bah dilayey ha laga toobat keeno. Dunuubtas hankoodana kor ha loo.qaado qiso waxan xusuusta anigo dhigta dugsigi sare beeraga ee ku yaalay Afgooye agtiisa ama carabiska.sanadihi 1984 aya waxa nala dhigan jirtay gabar ka mid ah dadkas ay Soomalidu liiday waxaa dhagaheeyga ku soo.dhici jiray gabadhas waa midgan gabadhan fiiriya ka shakhsi fiican ka.qurux badan kuwa kalo yasata.xata xagga Abuurka wey ka wada qurxooneyd gabadha kaloo.caaynaya..wallahi waa la takoori jiray waana la nici jiray wiil ay xooga sheekeysan jireeana waxa la oran jiray midgaan aya la socda.is weydiye jariimade ka gashay maxa sas loigu liiday Soomaliyey towbad ka keena arinkas ku.dhisna jaahulnimada uu rasuulku uga digay Asxaabtiisa Asxaabtuna ay oifiyen.Oofiya haddad tihin dad muimina.Alxamdulilahl hadda isma qariyan.waagi hore wey is qarin jiren hadda suldhaano.ayey leeyahin culumey leeyihi aqoon yahan ayey leeyihn walaaluhu yeysan is liidin kwa ka fool xuna ama ka qaab daran oola yiri rer hebel.aya tahay kor u eega kuwas idinko. Dulmineyn. Wa billahi towfiq

  • @sabriincumar9378
    @sabriincumar9378 3 ปีที่แล้ว +1

    masha alla

  • @cabdiqani1890
    @cabdiqani1890 3 ปีที่แล้ว +1

    Caaqil guulayso

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj 3 ปีที่แล้ว

    ADEER ARIN FIICAN BAAD SAMEYSAY,, JAZAKALAH. KHEYR.. DADKA ILAAHEY WAA SIMIMAN YIHIIN, QOF NA QOF NA KAMA SAREEYO...., وجعلناكم شعوبا وقباانا للتعارفو ان أكرمكم عند آله اتقاكم ،،، ayuu. Ilaahey yidhi.... XAQA ALLAH HANA GARAN SIIYO...

  • @abdirahmanmohamed8133
    @abdirahmanmohamed8133 3 ปีที่แล้ว +1

    Caaqilka waxa uu u cod egyahay sheikh Dr Mohamed Abdirahman kaariye

  • @abdiismaciil773
    @abdiismaciil773 3 ปีที่แล้ว

    Caaqil jaanbiir jazaka Allah waxad tahay qof meel weyn kaga yaala Somaliland guul iyo gobanimo

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 3 ปีที่แล้ว

    Guushii Barkhad qof waliba sheegay, waar Barkhad waxaan ka yaabaya inuu is casilo.
    Malaha inan kii waa la dhibay

  • @maxamuudmuse2186
    @maxamuudmuse2186 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waanku diirsaday hadalkaa

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 3 ปีที่แล้ว +1

    Parliament ka cusub waa inuu sharci kasoo saara cunsuriyada, iyo Takoorka Macno la’aanta ah, Miisaaniyada dalka waa in lacag looga jaraa dadkan noloshooda iyo dhaqaalahooda, niyadooda kor loogu qaado.
    Guusha ay shaqaystaan waa inay iyagu sheegtaan oo libta aynaan ku qabsan.
    Barkhad isagaa xoogsaday guusha, shacabka codkooda isagaa kasbaday waana hogaamiye dhab ah.

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 ปีที่แล้ว +1

    Barkhad iyo ina mooge reer hargeisa so saarey kofiyad baclow kofiyad bacle baa dalka walaya belaha ma mantu arkey iyaga isaso sarey reer dami no baryo👍👍👍

    • @abdfetah009
      @abdfetah009 3 ปีที่แล้ว

      Walaal caaqil jaambiir hore ayuu u Soo garab istagay barkhad ee dib u eegis ku samee video umbad ku aragtay , thank u

  • @albayaanquranonline1226
    @albayaanquranonline1226 3 ปีที่แล้ว

    Caaqil waxa hadhay uun in aad inantaada siiso xildhibaan Barkhad.

  • @skaba6390
    @skaba6390 3 ปีที่แล้ว +2

    Warkaa dhaafa somaliyeey qiirada dhaafa oo halaysku dhiso wiilasha iyo gabdhaha la takoorayo ee ciilka Labaday ee La yidhi magayno. Salaadiinta iyo sheekh yada iyo Gaboose ha u dhisan Hablaha iyo wiilasha si loo Furo Buug cusub Somaalida oo dhan. Ilayn diintu may odhan ha guursanina. Waadhaqan xun.Suldaan ka bilow adigu si aanu u bilowno anaguna

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 3 ปีที่แล้ว

      Hala ii dhiso inan gabooya ah anaa guursanaya iyaa igu haysta

  • @jaamacbritish7736
    @jaamacbritish7736 3 ปีที่แล้ว +1

    Isaaq xildhibaan buu siiyay gabooye...daarood iyo geda biirsina ha ka guursadeen

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

    • @mahamudburaale5895
      @mahamudburaale5895 3 ปีที่แล้ว

      barkhad.waa.nin.qaran.waa.guul.qaran.waa.shaqsi.qaali.ku.ah.bulshada.sl/land.waxan.leeyay.barkhadoow.hawl.badan.ayaa.kuu.taal.guul.guul.guul

    • @abdirahmaanawilismaaciil8902
      @abdirahmaanawilismaaciil8902 3 ปีที่แล้ว

      Guusha barkhad waa guul soomaali land

  • @caddeeye
    @caddeeye 3 ปีที่แล้ว

    Dadkii codeeyay baa la qarinayaa..aar yaa naga qabta koofiyad baclayaasha .adeer waan ka bislaanay sheeko daciifkii,,magacyo qabiil iyo cidbaa cid ka sarraysa ,waraabe cuneen bay noqotay..

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 3 ปีที่แล้ว +1

    Caaqilka cuntada ha dhex eryina waa ad dhergi doontaane lkkkkkk

  • @jaamacbritish7736
    @jaamacbritish7736 3 ปีที่แล้ว

    Yuusuf shaacir wuxuu ka koobi gareeyay hadraawi ee hadraawi sheeg waaryaa caaqil neef

  • @sabriincumar9378
    @sabriincumar9378 3 ปีที่แล้ว +2

    illahay miisanka xasanadka Yakubu daro kiir saaxil abti

  • @jaamacbritish7736
    @jaamacbritish7736 3 ปีที่แล้ว

    Kuul care weeyaan barkhad ee kala guursada

  • @idirismohamed1673
    @idirismohamed1673 3 ปีที่แล้ว

    Barlamaan bey galeen fikirka dadka wax ka beddelimeysee hadaad caaqil dhab ay kaa tahy inantaada uhibee adigiyo cuqaasha,salaadiinta iyo culimadu how guuriyeen hablahooda si fudud buu dhaqankaasi isaga suulidoonaaye

  • @daaeaa4700
    @daaeaa4700 3 ปีที่แล้ว

    Vive mon cher oncle

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r หลายเดือนก่อน

    Caaqila jaabiir horta waxaa tahaye cafowaga guda 80 dadkiisa iyo dalkiis cadowagii doonsya inuu dumiyaa lugata u qabanaaya ɓilaamina jaabiira odaya biiiqaya baa tahaye

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 3 ปีที่แล้ว +2

    *WAAR QARASHAADKA AAD HOTEELADA XAFALADAHA KU1ABANAYSAAN MASAAKIINTA WAX UGU QABTA OO MARKAA NOOSOODUUBA SI LAYDINKU DAYDO*

  • @haboon180
    @haboon180 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimakaasi hal cod Barkhad maysiin , degaanka Maddaxweyne Muse ayaa aad ugu codeeyey. Codkii ugu badnaa wax uu ka helay Jigjiga yar. Beesha Barkhad degaanada Maddaxweyne Muse weligood af iyo hadal xun kamay maqal, waa walaalo, ceeshow milix.

    • @abdirahmaanjama2219
      @abdirahmaanjama2219 3 ปีที่แล้ว +3

      Qof dumara tahay lkn badbaa gashay barkhad kuwii hargeisa ku sheedayay ee habayn ba meel madoo kaga soo kici jiray yay ahaayen kuwii ma midgaan baa dhaliili kara dowladaya kuwii lahaa yay ahaayen kuwii xidhay ee waxay ku xidheen sheegi wayay ee maxakamadu soodaysay tidhi qof aan waxba galin xukumi mayno talow yay ahaayeen hadii sacad muuse oo uu hargeisa ka fadhiyi wayay ay doorteen talow yaa diiday runtu waxay tahay in arab iyo isxaaq care iyo ciidagale ay garab istaageen ay lahaayrn waa nin somalilander ah reer hargeisa ah miyaanay lahayn kuwii aad shalay ku caayay seen miyaanay garxajis ahay oo aad lahaydeen g g oo usoo gabiseen gabooye garxajis idinka oo leh garxajis awalba midgaanbuu ahaa hadaba wacaanu kuleenay shalayna waxaanu kulahayn gabooye waa dad somalilanders ah inta dagta somaliland waxna ma dheeridin waxaad shalay ceeb sanaysay yay kula wacnaan manta waa idinkii lahaa garxajis gabooye u hadla anaga hanuu hadlaan ceeb uma aragno inay idinka sharaf badanyiin baanu ognay maaha munaafiqiin mana ilaawan abaalka loo galo sidiina iga raali noqo adigo dumara inan ku jawaabo ma ahayn lkn bad baad gashay ee

    • @ranboo2116
      @ranboo2116 3 ปีที่แล้ว

      Al naa xiishood. Mada tiriyay

    • @Rana_barbi
      @Rana_barbi 3 ปีที่แล้ว

      Sheko bl iiwad na kafidhsta umada sacdmuse wx ka cuqdad iyo xuman badniba isaq kuma jirane ninkan garxjis iyo araba so saray iyago ragodi wada sharaxnye waydinka mel walba gabooye wa midganta kahaye cid an rerkina ahyna umaydun codayn waliydin wada ogyay alle haydin cafiyo somliland cidan idinka ahyn inay wx kanoqoto uma ogolidine lkn imka walydinso jedsaday😏😏😏

  • @averyj5446
    @averyj5446 3 ปีที่แล้ว

    I am disappointed with President Muuse Biixi, he has not acknowledge the importance of this moment. This situation about Barkhad should open up a national dialogue about what the government intends to so in correcting past discrimination, abuse and human rights violation against these minority groups. Muuse Biixi has once again ingnored the national feelings and what we as a Diaspora and those local people have voted for, which is a change of our leadership. Muuse Biixi must acknowledge Barkhad and the people of Hargeisa

    • @sleepingbeauty.8359
      @sleepingbeauty.8359 3 ปีที่แล้ว

      Barkhad is opposition so nothing to do with musa bixi

    • @hersimadobe1439
      @hersimadobe1439 3 ปีที่แล้ว

      @@sleepingbeauty.8359 War AFSOMALI ku hadlah ama jajabkan u la taga gumesiga meshu maha khashinkii xeroododa

  • @hadrahadraibrahim4356
    @hadrahadraibrahim4356 3 ปีที่แล้ว

    Dr Canadiga Axmed xaashi baa hadlay isna

  • @abdirahmaanawilismaaciil8902
    @abdirahmaanawilismaaciil8902 3 ปีที่แล้ว +1

    Caaqil nin raga

  • @munaawjama8397
    @munaawjama8397 3 ปีที่แล้ว

    SHEEKHOW RINKOODHDHKA JABI ADIGU INANTAADA SII BARKHAD ILEN. AYADAD HOYADED KUGUURSATY BUU KUGUURSANAYAAYE

    • @user-dy5uo8sc1r
      @user-dy5uo8sc1r 3 ปีที่แล้ว

      Barkhad miyaanu xaas iyo rer lahayn wllo

  • @aliosman5386
    @aliosman5386 3 ปีที่แล้ว

    Ri is jaqday😁😁

  • @vp106cy4
    @vp106cy4 3 ปีที่แล้ว +3

    waar xirsi gaabkii laaluushka kusiin jiray mee maanta!
    Caado qaate fooqal caado qaato!

  • @kaledmohamed7917
    @kaledmohamed7917 3 ปีที่แล้ว

    Alla nacasanaa waar iska qadee nacsyohow

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z 3 ปีที่แล้ว

    dinta islamka ma banana amaan badaan

  • @hassanabdillahi1602
    @hassanabdillahi1602 3 ปีที่แล้ว +1

    caaqil sakhraansan kanaa lagaa dhahaa

    • @saynabqudciyeumumubarig3205
      @saynabqudciyeumumubarig3205 3 ปีที่แล้ว

      Huuno maxa kuhaya Noda aqilkayaganodah. Xasan mataan

    • @ranboo2116
      @ranboo2116 3 ปีที่แล้ว

      Beenlaley.beenaley dhaalay bad tahay

    • @looliye
      @looliye 3 ปีที่แล้ว

      Hoyaadaa way sii garansysaa in aad nacas tahay markay xasan kuu bixisay waa husein bey kuu bixin lahayd

  • @awil5645
    @awil5645 3 ปีที่แล้ว

    Bismilah reer sh isxaaq Qabyaalad ma daynkaraan dalka oo nabad ah ayey dheheen burco iyo hargaysa ayaa dowlad noqonaysa welina meeshii ayey taagan yihiin caqligu ha shaqeeyo walaaleyaal

  • @awilahmed644
    @awilahmed644 3 ปีที่แล้ว

    Ninkani. Isgaonba iska hadlyaa maxu faanaya. Barkhad shaqo hakadhiganina .Iyo qarkalo badan.Dayrka qabaladu wa adiga!

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว

    #CHEIF doorashadi wa la gale diyaar mow thy inaad markale door ka ciyaarto ood #BARKHAD_siiso_inantaada?

    • @nuuribrahim3131
      @nuuribrahim3131 3 ปีที่แล้ว

      Qof kastaaba dookh buu leeyahay midna ha duleyn midna ha dooran saaxiib dumarka meel hagaga dhicin

  • @haboon180
    @haboon180 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabose wax uu ahaa opportunistic, dabaysha ayuu arkay oo uu israacinayey.

    • @Hamzaleeb
      @Hamzaleeb 3 ปีที่แล้ว

      Waan kula aaminsanahay fikradaa

    • @Hamzaleeb
      @Hamzaleeb 3 ปีที่แล้ว

      Xilalkuu soo qabtay iyo dhakhtarka uu haystay intaas maalina waxba ugumu tarin, kalmadna uma odhan

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k 3 ปีที่แล้ว

      @@Hamzaleeb heegoy adeerkaa baabaca madoobe baa haystay kolkaa 😂😂😂😂 hadeerna bakhad waxaa qaadhaan uguray waa garxajis weyne & inta isbedelka jecel 😁😁😁😁

  • @faysaxuseen5813
    @faysaxuseen5813 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh Markii hore ma xayawaanay ahaayen

    • @jeywow
      @jeywow 3 ปีที่แล้ว

      maan gaab bilaa aragti ah ayaad tahay oon caqligiisuu calooshisa dhafsanayan quran isa saar kun jin ayaa kugu jira walahi maskaxdada qayb ayaa ku maqan

    • @faysaxuseen5813
      @faysaxuseen5813 3 ปีที่แล้ว

      War waxay

    • @faysaxuseen5813
      @faysaxuseen5813 3 ปีที่แล้ว

      Anuu maxaan Ka hadlay

    • @zamzamzamsam6108
      @zamzamzamsam6108 3 ปีที่แล้ว

      @@jeywow maxatidhi

    • @jeywow
      @jeywow 3 ปีที่แล้ว

      @@faysaxuseen5813 bal akhri axaad soo qortay

  • @kaledmohamed7917
    @kaledmohamed7917 3 ปีที่แล้ว

    Halkee buu ku arkay dhibka loo gaysto

  • @maxamedamiin8650
    @maxamedamiin8650 3 ปีที่แล้ว +3

    Kani waa neef waa ninka isaaqan kala qaybinayay gobayana midayana
    Sidaasi caqli ku sheeganaya
    Ina Jeb kujira

    • @wardabashe5054
      @wardabashe5054 3 ปีที่แล้ว

      🤫🤫🤐🤐

    • @abdiresaksaleban845
      @abdiresaksaleban845 3 ปีที่แล้ว +1

      ruunti adiga cuqdad aya ku haysa waxad tahay qolada dislike ta saray video

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k 3 ปีที่แล้ว +1

      Heego xaaraan kunaax fashiluu 😂😂😂😂🤣🤣🤣 aabihii qabyaaladu waa adeerkaa muuse biixi cabdi dameer 🤪🤪🤪🤪🤪👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 3 ปีที่แล้ว +2

    Kani caaqil maaha waa inan gumeed , ciil qabe ah

    • @wardabashe5054
      @wardabashe5054 3 ปีที่แล้ว +2

      inaad ka xuntahay waa macquul🤫

    • @looliye
      @looliye 3 ปีที่แล้ว +2

      Alaylehe adigaa ciil qaba

    • @looliye
      @looliye 3 ปีที่แล้ว +2

      Magacaaga waa heestii khadra daahir badh naagood

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 3 ปีที่แล้ว

      Caaqilka kaxishoo gsbooyana waynu kala guursanaynaa lGa bilasbo wixii imika kadsnbeeya

    • @abdiismaciil773
      @abdiismaciil773 3 ปีที่แล้ว

      Waad xanunsaneysa ilahay ha ku cafiyo, cheif caaqil Abdirashiid Jaambiir waa hadal yaqaan rabi ku maneystay ragnimo, aftahinimo iyo xadaarad aad bn walahi ninkaa u jecelhy aan dulmiga ka gaban .aad bn ugu xumahay inaad aflagadu iyo xiqde aad kula kacday..

  • @ahmedwarta1838
    @ahmedwarta1838 3 ปีที่แล้ว +1

    isaaq sal fududaa birito uun yaan la arkin idinkoo caayaya

  • @vp106cy4
    @vp106cy4 3 ปีที่แล้ว

    maanta waa maalintii laangaabka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @khalidmohamed8138
      @khalidmohamed8138 3 ปีที่แล้ว

      Xoole

    • @looliye
      @looliye 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaad tidhi magacaygu waa caqli usaaxiiba, waxaad kuhadashayna waa waxa laga hadlayo

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani waa ninka ugu liita beesha garxajis waayo waa ninkii yidhi hebel halkuu taguun baan tagaa taas oo caday naysa inuu bilaa qadiyad yahay. Akhriste hebelka aan magaciisa qariyey haku mashquulin haduu doono waa ina bahal kiiye🤣

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว

      Xirsi suul cawro sow maaha afartan jirkii afartanka million ee dollar haystay

    • @zamzamzamsam6108
      @zamzamzamsam6108 3 ปีที่แล้ว +1

      Caymalaha jaambiir

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว +1

      @@zamzamzamsam6108 cay maahee waa isbahdilaaduu is bahdilay isagaa yidhi halkuu xirsi taguun baan tagaa dameeri dhaan raacday cid kalena ma laha ee afkiisuu ka yidhi xafladii xirsi iyo xulafadii inqilaabkii dhicisoobay wadani ku biireen ISAGOO INA JAAMBIIR KAAHIN AH u malayn maayo inaad tasriikhdiisa iyo ta reerkiisa garanayso

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k 3 ปีที่แล้ว

      @@shankaroonland7480 heego xaaraan kunaax sowtuu lahaa adeerkaa nuux taani manjo baasto anigu faqash baan ahay kkkkk 😂😂😂😂 ninka faqashta kufaanaya ee afweyne garbahaaray kaga soo hadhay usheeg 😁😁😁😁😁 xirsi waa nin reer sheekh isaxaaq ah haduu raaco waa gobanimo 🤪🤪🤪🤣🤣🤣🤣👎🏾👎🏾👎🏾

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k 3 ปีที่แล้ว

      Heego qorismaris wajiyo badanaa kow kow 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾

  • @mboyz7339
    @mboyz7339 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa iga Amusiiya doqmahan ciyaaye garxajis ma bah baa raacisay Ninkan Ma Cumar binu khadaaba barkhadow uun bay hayaane waar Aamusa waa la idin bartee qabyaaladuna futaday idinka gashee ha iska dhigina qaar bilaa qabyaalada xaasidin yahay.

    • @saids7183
      @saids7183 3 ปีที่แล้ว +3

      waad buktaa ee reeraha afka kadaa 😎😎

    • @anabmohamed344
      @anabmohamed344 3 ปีที่แล้ว

      Oo garxsjis iyo barkhad ma idku qolaa

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 3 ปีที่แล้ว +1

      @ 3 supper designers Faqash haku xoqoto qabyaalad siday isu leedahay isku dir Somaliland kkkkkk katakiya madaxwayne isku sheega aarmaajo ee na dhaaf layidhaa oo sawirkiisa maalin walba lagu hor gubo kkkkkk

    • @raxmacabdiraxmaan157
      @raxmacabdiraxmaan157 3 ปีที่แล้ว

      Subxaan laah dadkaqaar miyaan carabkoodu cadaab ujiidayan xalaashaday inay umad dhan caayaan iydoo wax kukalifa aanu jirin qabyaalad iyo xiqdi mooyee laakiin waa nasiib xumo keli kugu ah waayo qabrigu qabiil kamajiro waa adiyo camalkaa .

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 3 ปีที่แล้ว +1

      You’re not even Somalilander so 🤬🤬🤬🤬

  • @a.mohasniper5413
    @a.mohasniper5413 3 ปีที่แล้ว

    Ninkani waa ciyaalo suuq ma matalo toljayga garxajis