Ayaanle14 Ayaanle14 sxb nin yar MA tihid waayo aragnimona waad leedahay Waagaas anigu waxan joogay baadiyaha oo magaaladaba masoo gelin Burco waxan imi hilaadii 2009kii anoo ka imi baadiye Hadase waxan dhigta jaamacada qaahira ee dalkan Mazar oo ka mida 10 ka jaamacadood ee afrika ugu waxbarashada wacan alx😎😎😎😎😎😎
Wcs zxp Qoraalkaagan ayaaba history ah inkasto aan beriga aad u yara hadana hadalada dadka wan dareemayay in dhibaato wayn dalka ka dhacday iyo hadoon taariikhda dib u daalacanayo ilaahay dhibaatadaas inaguma so celiyo wllhena Ilaahay haka dul qaado waxa kale oo in loo hambalyeeyo mudan shacabkeena qiimaha iyo qaayaha leh ee aan is dhigan kana tashaday Nabadooda iyo Hormarkoogaba.
alle ha u naxariisto dhamaan mahad sanid adeero adna wxd iga faaiday say oo Ad isoo gudbisey wax dhacay anoo jira sannad iyo lix bilood thanks tariikhda. 15 nov 2022
2008 waan yaraa lakiin wxan xusuusta in Qarax ka dhacay Hargaysa subaxaas waxan jaray malcaamadii oo anan tagin hooyo oo I cananaysa aya lo shegay in Hargaysa Qarax yo ka dheceen
Anna waxaaan u baadhay ku reer xamar ah baa i dhahay qaraxa maxaa loga wayey woqooyi sidaasaan u baadhay maalintaaa waxaan joogay burco form 1 baan ahaa sheekh bashir burco
WIXIII SOMALILAND KA SOO HORJEEDA !!! HA JABO... WIXII SHACBIGA SOMALILAND DHIMASHO IYO DHAAWACBA U QUUDHAANA IILAHAY NAARTA NAARTA HA KU FOGEEYO !!!... Somaliland Security waa in lugu dalaala... ilaahay baa mahad leeh !!
Illahay baan danbi dhaaf waydiisanayaa, maxaad u odhanaysaa jamhuuriyada Somaliland waxay ahayd meel nabad ah oo nabad ah ilaa 1991. Ajaanib ay ku jiraan dublamaasiyiin ayaa ku noolaa, sidoo kale waxay ka soo barakiciyeen koonfurta Somaliya, dhamaantoodna waxay ku nabad galeen waagaas، Soomaaliya waxa ay ka mid ahayd meelaha ugu khatarta badan ee aad leedahay waa in la burburiyaa Somaliland, run ahaantii waxa aad ka masayrtay nabad gelyadayada In ka badan sodon qof ayaa lagu dilay halkaas, Puntland oo ahayd gobol gooni u goosad ah waagaas ka hor 2012, kaas oo amni iyo amni ka jiray isla qaraxaas, balse ka dhacay magaalada Boosaaso Allaha u naxariisto intii ku dhimatay qaraxa, Rabbiyow Caalamiin 🤲
Xusuusnow, qof laga soo bilaabo 2008, ha ka masayrin Waxaan ka imid mustaqbalka (Abriil 2024) Ilaahow Laascaanod iyo Laasqooray noo soo celi.🤲 Allahayow nabad, barwaaqo iyo xoog noogu soo celi Somaliland ha Noolaato .
way la waayeen Somalia oo ay majeertenia u horeyso , waxay islahayeen ha baaba'ado Somaliland lakin way u noqon wayday . illahay uunba baabiin kara Somaliland hoy hooy majeertenia iyo dawlad isku sheega khasaartay oo isku sheegta Somalia keep trying to organize terror group of yours but you will never succeed waata idinka idin daba socota masiibadii aad wadeen viva Somaliland
Waxaan kuu sheegayaa in hadii aad tihiin Faqash aydaan Somaliland waxba ka qaadi karin oo qarax aad is qarxisaan waxba idiin soo kordhineyn. 1991 ayaanu wadankayaga idinka nadiifiney kkkkkk. Somaliland way ogtahay in cadogeeda kowaad yahay majeerteen iyo ogaden,weligiin waxaa ku hoos noolaaneysaan oo idin talinaya Isaaq iyo Hawiye ee ama is qarxiya ama xabashi u yeedha ama Islaam ku soo dhuunta, cid waxba idinka maqli mayso waa laydiin talinayaa dumar yahow.
15 yrs ago
Hilaadu waxay ahayd 29/10/2008 oo ku beegan tobasano oo waxyarla sacadu waxay ahayd ilaa tobonkii ilaa rubuc hadaanay xasuustu idagayn .
Waxaanu usoo baxnay nususaacihii isguulka , waxaan ahaa galaaska 7aad dugsiga hoose dhexe ee biyo dhacayga hoose .
Aniga iyo ardaydii aanu isku galaaska ahayn markii aanu isguulka kaso baxnay waxaanu usoo dhaqaaqnay xagaa iyo agaagarka guriga xusbiga oo Biyo Dhacayga hoose ka xiga jihada galbeedka markaad kasoo talowdi laamayda ka timaada suuqa hoose ee tagta idaacada hargaysa iyo daloodha.
Guriga xusbiga iyo isguulkaan dhigan jiray ee biyo dhacayga hoose haday ugu badato waxa loo socdaa toban daqiiqo .
Markii aanu soo gaadhnay dayrka xusbiga aynuu fadhiisanay guriga dayrka xusbiga soo eegaaya ee ay lahayeen cabdirsaaq axmed cabdi ina tukaanle oo aanu isku ciyaal ahayn biyo dhacayga hoosena dhigan jiray isku xaafadna waanu ahayn.
gurigaas waxa ku qayili jiray odoyaasha beeshooda anaguna maalimahaa ayaanu markaanu isguulka kasoo baxno fadhiisan jirnay maadaamooy lahayd kaabad macaan oo hadh macaana le.
Halkan aan fadhino iyo aniga gurigaygu waxay isku jiraan laba mirir wuxuu gurigaygu naga xigaa koonfur habeenkiina aniga iyo asxaabatda kale ee xaafada ayaa iska fadhiisana oo ku cwayno waa goob taariikh naftayda ku leh tu faraxadeed iyo tumuragaba.
Aan usoo noqdo sheekaydaydii markii aanu kaabadii ilaa toban mirir fadhinay ayaa waxaanu maqalnay qarax waligayna waa markii aniga iigu horaysay qarax iigu dambsay manan garany waxa sidan xooga u qaraxay intaanu istaagnay ayaan idhi waxaanan sii xasuusan lkn aduu aan ku tilmaamaayo wax qaraxa kadibna in yar kadib ayuu qarax kale dhacay .
Dhulkii oo dhan ayaa gariiray waanu yaabnay tukaankii axmed miskiin oo noo jira hal mirir wax kayar ayaanu ku cararnay oo jihada galbeedkana naga xiga .
Dadkii halkaas ayay soo wada istaageen kadibna waxaanu aragnay qiiq cirka isku shareeray oo ka muuqada halkaa iyo dhakhtarka wayn ee hargaysa ,, halkuu qaraxu dhacayna madaxtooyada soomaaliland oo dhakhtarka wayn ee hargaysa waxyar u jirta ygu badnaan 5 daqiiqo iwm iyo UNDBdii Iyo safafardii ethopia intu waxba iskuma jiraan .
Lkn waxaanan xasuusan meel ay ku taalay UNDBDu inkastoon moodayay isguulka faarax oomaar agtiisa.
Maalintaasi waxay ahayd maalin murugo iyo argagax leh.
Waxay ahayd maalin madow oo nasoo martay aniga iyo intii ila joogtay waxaan filayana inayna waligood qarax maqal ama arag
Wixii dhintay waydhinteen raxiimulaah ,
Wixii ku laxaad wayay way ku laxaad wayeen,
Wixii kusigtayna way ku sigteen ha ugu darnadaan madaxwayne daahir riyaale kaahin iyo marwadiisa oo wakhtigaa isagu ahaa madaxwaynah dalka .
Doorshana waala rajaynayay wakhtigaa inay dhacdo oo waliba ahyd tii madaxwayne nimada oo ay ku tartarameeyeen sadexdii xusbi kala ahaa Udub oo muxaafid ahaa uuna sharxnaa daahir riyaale kaahin oo madaxwayne ahaa, kulmiye oo mucaarid ahaa uuna sharaxnaa siiraanyo, ucid oo isna ahaa mucaaridna isna hogaaminaayay faysal cali waraabe.
Maalintaasi ma ilooba mana iloobi doono.
Ilaahay swt ayaa mahad leh dareenkii aanu maalintaa qadnay wuxuu noqday inaanu ilaashano nabadayda anagoo ilaaahy swt talo saaranayna ilaahay swt walalahayga reer sooamliyana nabad waarta hasiiyo iyaga inta islaamka ah ee nabad daradu ka jirto insha allaah.
Kadib isguulka ayaanu ku noqonay nalama fasixin maalintaa ayaan jecelahay sababtoo ah waxa nalooga baqay inaanu tagno meeshu qaraxu ka dhacay .
Anagoo markii horena anaguba iska joognay oo ka baqanay markii la xaqiijiyay inuu qarax yahay madaxtooyadii, safaradii ethopia iyo UNDBdiiba la qaraxiyay .
Dad Tashasay Mar Yara.
Xasuusaha qaar ayaan qalbigaaga ka guurin.
Waxaan ahay muwaadin u dhashay
wadanka soomaaliland .
Waxa kale oo aan xasuustaa qarax maalintaa ka dhacay putland magaaldu ahaa ayaanan garanayne higjigna inuu ka dhacay ayaan filayaa maalintaas waxay ahay maalin soomaalidu umadow.
Wariryaha warka soo tabaniya ee axmed inka face buuga ayaanu zxp ka nahay barigaa lkn face buug muu jirin aadna umaan aqoon waayo waxaan daawan jiray SNL Tv isna aad ayaan u salamayaa .
Waxanoo tvyo ah may jirin iyo barahan bulshaduna aad umaysii badnayn barigaa ay dadku iskuwada barteen.
Aduunyo horumartay iga dhe.
Caawana waxaan joogaa jasaiirada malta oo kutaala bada midhitiribiyaanka gaar ahaan xaafada Fgura.
Malti waxay ka mid tahay wadana yurub ugu yar ee badwaynta ku dhaxyaala.
Waxaan leeyahya aduunoow caraale.
Magacaygu waa Ayaanle Mohamed Hindi Hawaadle, Ayaanle Qays.
Ama Qays Mohamed Hindi Hawaadle ,, Qoraa Qays Qurbaawi Asc Dhammaantiin zxpyaal..
Ayaanle14 Ayaanle14 sxb nin yar MA tihid waayo aragnimona waad leedahay
Waagaas anigu waxan joogay baadiyaha oo magaaladaba masoo gelin
Burco waxan imi hilaadii 2009kii anoo ka imi baadiye
Hadase waxan dhigta jaamacada qaahira ee dalkan Mazar oo ka mida 10 ka jaamacadood ee afrika ugu waxbarashada wacan alx😎😎😎😎😎😎
wallhi wa dareen manta ma aqaan waxn ku so xasuustay qarxn youtubk uun ku qory waxn aka comment gagn wallhi wa ilmaynayaa ilhow nabda noo daa
Wcs zxp Qoraalkaagan ayaaba history ah inkasto aan beriga aad u yara hadana hadalada dadka wan dareemayay in dhibaato wayn dalka ka dhacday iyo hadoon taariikhda dib u daalacanayo ilaahay dhibaatadaas inaguma so celiyo wllhena Ilaahay haka dul qaado waxa kale oo in loo hambalyeeyo mudan shacabkeena qiimaha iyo qaayaha leh ee aan is dhigan kana tashaday Nabadooda iyo Hormarkoogaba.
alle ha u naxariisto dhamaan mahad sanid adeero adna wxd iga faaiday say oo Ad isoo gudbisey wax dhacay anoo jira sannad iyo lix bilood thanks
tariikhda. 15 nov 2022
2008 waan yaraa lakiin wxan xusuusta in Qarax ka dhacay Hargaysa subaxaas waxan jaray malcaamadii oo anan tagin hooyo oo I cananaysa aya lo shegay in Hargaysa Qarax yo ka dheceen
2022/5/2 malin eida💔😪
Walhi malintaas wan xasuusta cabsi badana wey i qabatey allha macbuudka qaranka badbadiyey iyo madaxdeediiba allha mahad leh
alle ha u naxariisto aamiin
Anna waxaaan u baadhay ku reer xamar ah baa i dhahay qaraxa maxaa loga wayey woqooyi sidaasaan u baadhay maalintaaa waxaan joogay burco form 1 baan ahaa sheekh bashir burco
Maansha allah shacab soojeeda
Waqti xusus mudan 2008 mantana waa 2020 ,12 sano kabacdi
Iyo jango nabad qabna alxamdulilah alle ha noo siyaadiyo nabada
Illaahy ha unxaristo intI kudhimatay😭
ax inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajicuun
Muduguy,
Waxaan u maleynayaa waxaa tahay majeerteen, waayo sida hadalkaagu ugu eg yahay hadal dumar ayaan ka arkaa halkan. Markaa adigu rag iyo meel lagu dagaalamo kuma jirtid waayo dumarka ayaa laydinku tiriyaa hadaa majeerteen tihiin, dumarkiina ayaa raggiina dhaama. Waanan kaa sareeyaa oo kaa faanaa hadaan Isaaq ahay; " micna yare malaay xadhig ku dabe muranka naaggodle".
kacdoonkajahiilkazoomalia waad bukta isa soodawee.
WIXIII SOMALILAND KA SOO HORJEEDA !!! HA JABO... WIXII SHACBIGA SOMALILAND DHIMASHO IYO DHAAWACBA U QUUDHAANA IILAHAY NAARTA NAARTA HA KU FOGEEYO !!!... Somaliland Security waa in lugu dalaala... ilaahay baa mahad leeh !!
Illahay baan danbi dhaaf waydiisanayaa, maxaad u odhanaysaa jamhuuriyada Somaliland waxay ahayd meel nabad ah oo nabad ah ilaa 1991. Ajaanib ay ku jiraan dublamaasiyiin ayaa ku noolaa, sidoo kale waxay ka soo barakiciyeen koonfurta Somaliya, dhamaantoodna waxay ku nabad galeen waagaas، Soomaaliya waxa ay ka mid ahayd meelaha ugu khatarta badan ee aad leedahay waa in la burburiyaa Somaliland, run ahaantii waxa aad ka masayrtay nabad gelyadayada In ka badan sodon qof ayaa lagu dilay halkaas, Puntland oo ahayd gobol gooni u goosad ah waagaas ka hor 2012, kaas oo amni iyo amni ka jiray isla qaraxaas, balse ka dhacay magaalada Boosaaso
Allaha u naxariisto intii ku dhimatay qaraxa, Rabbiyow Caalamiin 🤲
Xusuusnow, qof laga soo bilaabo 2008, ha ka masayrin
Waxaan ka imid mustaqbalka (Abriil 2024)
Ilaahow Laascaanod iyo Laasqooray noo soo celi.🤲
Allahayow nabad, barwaaqo iyo xoog noogu soo celi
Somaliland ha Noolaato .
way la waayeen Somalia oo ay majeertenia u horeyso , waxay islahayeen ha baaba'ado Somaliland lakin way u noqon wayday . illahay uunba baabiin kara Somaliland hoy hooy majeertenia iyo dawlad isku sheega khasaartay oo isku sheegta Somalia keep trying to organize terror group of yours but you will never succeed waata idinka idin daba socota masiibadii aad wadeen viva Somaliland
dagan hassan kkkkkkkkkkkk cid ka dambeysay waa isaaq ooo ka soo horjeeday ninkii gadabuursi ee xilka loo kordhinjiray madaxtooyad waxa lala beegsanayay ninkii gadabuursi. riyaale markuuu heynjiray qarax caadi buu ahaa mliba qof baa lagu qabnayay qaraxaaa cid k adambeysay waa isaaaq isaaaq mnta maxaa loo qaraxinlahayahy kkkkkkkkkkk. isaaq waa al shabaaab alshabaaban waa isaaaq
@@abdiaziz.2326 De isaaq la heshiiya aad nabad heshaana
Waxaan kuu sheegayaa in hadii aad tihiin Faqash aydaan Somaliland waxba ka qaadi karin oo qarax aad is qarxisaan waxba idiin soo kordhineyn. 1991 ayaanu wadankayaga idinka nadiifiney kkkkkk. Somaliland way ogtahay in cadogeeda kowaad yahay majeerteen iyo ogaden,weligiin waxaa ku hoos noolaaneysaan oo idin talinaya Isaaq iyo Hawiye ee ama is qarxiya ama xabashi u yeedha ama Islaam ku soo dhuunta, cid waxba idinka maqli mayso waa laydiin talinayaa dumar yahow.
Ayaanle wallo waan akhriyay comtiga
ale haw naxa riisto intii dhimatay
kkkkkkkkkkkkkkkk waad ku fiican tihiin kkkkkkkkkkkkkkk
xarami allah naarta ha ku gu rido
Shuba ku dhashe anagu waanka baxne adinku halka ku baaba
hadaan helikaro idoor nolasha yaan ku gubilahaa nin iyo naagba oo walahay bilaahay talaahay ah anigu nin daarood ah baan ahay lakiin idoorka waa nago kolba gaal baa wasa iyaga iyo nagahoodu waa iskumid iyo ragooda ilaa sayid maxamad cabdile xasan siduu usheegayba ilaa wagaas gaalo unabay hoosdhigtaan dabada waxna kuma helaan daarood waa dowalad calan leh isgaana talin marwalba wayo ninku markuu darood yahay wuu udhashay inuu taliyo qore cabdi wahaab kbh dk
waar orod dhillay yohoow bukaa aabaha cuqdada ka wase kkkkk kollay waad dhimatay 10years ago baa la qoray oo ima arkasid lkn waa caadi wxaasi ilaa qubuuraha lagaasoo caayayaa 🖕🖕
Qaraxii soobe ayu kudhintay Inagada marxuunka
Hhhh Cadabta kuraaxayso
11 years ago i wish inad cafimaday wayo wagaas cuqdad aan yarey ku hyse
@@Unique_girl77 malaha ma noola imika ee inGa daa 😂