Riwayad Qosol badan | naladawo Nin Hinasey Sadex dalqadod kufudhy | koxda maslaxo Nadir libax kabeye

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 364

  • @LibaaxkChannel
    @LibaaxkChannel  5 ปีที่แล้ว +49

    Waa mahadsantihiin Asxaabta Dhamntii
    Hadaa nagu cusubtahy Fadlan subscrib saar chanelka

  • @nuurdhaantoyoutube8799
    @nuurdhaantoyoutube8799 5 ปีที่แล้ว +20

    Maansha allah Jilagan wuu soo Baxayaa waan u Hanbalyenayaa Hore u soco wllo een Halkaas baan Kala Socon inshaa Allah
    Guushu dhankaga Ha Noqoto

    • @ahmedjeeb2116
      @ahmedjeeb2116 4 ปีที่แล้ว

      Nuur Dhaanto TH-cam d

    • @maslaxodaramatv3537
      @maslaxodaramatv3537 3 ปีที่แล้ว

      Been mahn wacde

    • @Maarey59
      @Maarey59 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/nHtTfHRH4KU/w-d-xo.html ninkan waa xariir axmed halagayuso yaaco

  • @ifraaxifka4662
    @ifraaxifka4662 4 ปีที่แล้ว +2

    Libaax kabeeye keepgoing aad baan ku tageera riwayadahaaga guleyso

  • @sakriyecabdulahi7856
    @sakriyecabdulahi7856 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkk libaax kabeeye waa fany walhi jilaaa soo can baxay hibaa ledahy sxb wlhi horey u soco

  • @faysalsaudia967
    @faysalsaudia967 5 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaa a llaah abaayo baahjo waadmaraysaa waadhag dhankaagakkk

  • @sowdaismaciil4755
    @sowdaismaciil4755 3 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhh libaax kabeeye keepgoing Actor buuxa riwaayadaha no soo badi

    • @Maarey59
      @Maarey59 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/nHtTfHRH4KU/w-d-xo.html ninkan waa xariir axmed halagayuso yaaco

    • @muxubobacayoos517
      @muxubobacayoos517 2 ปีที่แล้ว

      Waxay shuuba yahay

  • @yurubcabdikariin3052
    @yurubcabdikariin3052 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa jilaa buuxa libaax kabeeye mansha alh keepgoing libaax

  • @sahramaxamed2748
    @sahramaxamed2748 5 ปีที่แล้ว +4

    Kuyeh hadaa ilmo nodhashane niman lahadal maka dhahnay hhhhhh funny waye wllhi Chanelkan caawo igu horeyso wana kahele keep going wlloyaal

    • @ifraaxifraax9540
      @ifraaxifraax9540 2 ปีที่แล้ว

      Svbsbddb no ufjfjghfifiititititittititotririritrieirieieoroowoerotorigirieieiriririreiieirorrooroepepwpqppoittuioug😭☹️😍☹️😍☹️😍

  • @geenyadaofficial8026
    @geenyadaofficial8026 3 ปีที่แล้ว +1

    Libaax kabeeye walhi waa jilaa aqoonsi buuxa haysta hibo buu uleyahay jila nimada

  • @khadarsomaaliya1208
    @khadarsomaaliya1208 5 ปีที่แล้ว +2

    Youtubkan maa mid cusub ba
    🤙keep Going

  • @amaaldegan4156
    @amaaldegan4156 5 ปีที่แล้ว +10

    Hhhhhh wlhi waa funny reer mudug viva horay usocda😁❤

  • @yaasmiincadey5668
    @yaasmiincadey5668 3 ปีที่แล้ว +1

    Libaax kabeeye waa majaajilayste riwayadihiisa aanan kala dhicin aad ban kuu tageeraa abwan gulayso

  • @hanadhankaoffical8320
    @hanadhankaoffical8320 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkk xiiiseeeey kulaha kkkkkkkk Ar qosol iguma harin channel kan wnba ku heysta hormar wacan sxb

  • @sagalaftax2826
    @sagalaftax2826 5 ปีที่แล้ว +4

    Akhyaarta SUBSCRIBE ISAARA ilahay dartiis sis and bro

  • @maslaxodaramatv3537
    @maslaxodaramatv3537 4 ปีที่แล้ว +2

    Jilaa aan inaba caadi ahyn libaax kabeeye filmada sxb nosoo badi jistaada walhi ka helaa

  • @ahmedsakaria4197
    @ahmedsakaria4197 4 ปีที่แล้ว +3

    Bahja wllhi waxaad furnin dalbataba 3dii lagu sii

  • @amiindaada5036
    @amiindaada5036 3 ปีที่แล้ว

    Horey usoco sxb

  • @axmedyarekooshin7642
    @axmedyarekooshin7642 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa majaajilayste buuxa wlhi ninkaan aanan cidna u bahanayn afkiisa saaran marka aragtidisa arka iska.qoslaa funy weeye guleyso.sxb

  • @raaxmoruuunilveyouc3469
    @raaxmoruuunilveyouc3469 5 ปีที่แล้ว +4

    Xabibi ayee tiray xiisey kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walahi dacad ayan u qoslay ala Farid sanaa ninku

  • @muniipaismail200
    @muniipaismail200 5 ปีที่แล้ว +5

    allah ragah zomalidu hinase bdna baal mxa buudhka ku raray haduu fuuray

  • @waxsankeen
    @waxsankeen 3 ปีที่แล้ว +2

    Tan part 2 kasoosamee libaax kkkk

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 5 ปีที่แล้ว +5

    I love reer bariga waa gob waana qosol miidhan

  • @zakariyezarcad2579
    @zakariyezarcad2579 5 ปีที่แล้ว +8

    Bahjo abshir wlahy wlle Riwaaayada doona ku noqotay wa ku soo baxday

  • @naftayartaa8081
    @naftayartaa8081 5 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkk hinaaso update ah

  • @cabdirixmaanyaasiin6780
    @cabdirixmaanyaasiin6780 2 ปีที่แล้ว

    Reer muduga wa funny wllhi

  • @abdishakurabdulkadir7320
    @abdishakurabdulkadir7320 5 ปีที่แล้ว +2

    kkk. wax kale wlhi

  • @aishaclairo
    @aishaclairo 5 ปีที่แล้ว +6

    so badiya film kaan

  • @zhaakirahmet915
    @zhaakirahmet915 4 ปีที่แล้ว +5

    War WiiLow Asad XGuu Galay Lipaax Kabeeyow

  • @eregergo4199
    @eregergo4199 5 ปีที่แล้ว +2

    Majeertan riwaayad iyo fan waxba kama yaqaan . Majaajiladu waa reer somaliland ama muqdisho

    • @mohamedyare4386
      @mohamedyare4386 5 ปีที่แล้ว +3

      Hooyada was afka kala bax mj wacal baa ku dhalay awalba isaaq fool xun bad ahayd

    • @anfaclaki8551
      @anfaclaki8551 3 ปีที่แล้ว

      Murqaan laaan xooolo mj afka qudhunkaa haku soo taagin

    • @anfaclaki8551
      @anfaclaki8551 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedyare4386 afku kuma go.a ina adeer

  • @romanticlove8665
    @romanticlove8665 5 ปีที่แล้ว +8

    Abti hore usoco waan ku watah

  • @ahmedhassanabdille4119
    @ahmedhassanabdille4119 3 ปีที่แล้ว

    Guul

  • @hanadhankaoffical8320
    @hanadhankaoffical8320 5 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkkkkk awalba cunuga yar siriiirta ka jibisay kulaha kkkkkkkk

  • @AhmedMohamed-lo8lf
    @AhmedMohamed-lo8lf 5 ปีที่แล้ว +2

    Asay maa hadaa rabtid saaratid it's funny wlhi

  • @updirizakdejong4437
    @updirizakdejong4437 5 ปีที่แล้ว +14

    Naa Ninka Hay Jabinin Wn Isku Dhacsanahyee 😅

  • @umucafiifaumucafiifa8571
    @umucafiifaumucafiifa8571 5 ปีที่แล้ว +5

    Xasisanaa iney nolol kale gasho ayu didaya asagina ku noqon mayo wilka ninka ha iga geyn kulaha wa hadey ka yesho hhhhh

  • @sakriyecabdulahi7856
    @sakriyecabdulahi7856 3 ปีที่แล้ว

    Ilaan hadaa soo dahy meshu dugsi quran mahane

  • @zalmaomar9679
    @zalmaomar9679 5 ปีที่แล้ว +6

    bala daran bay facbooka soidhigayaan 😁😁😁😁

  • @samiiraabdi3218
    @samiiraabdi3218 5 ปีที่แล้ว +146

    Waligey 10like maheline niyada idhisa 😍

  • @maxamedcabdideeqgalngal4603
    @maxamedcabdideeqgalngal4603 5 ปีที่แล้ว +7

    Safiyo dii waagii hore kulahaa 😅😅😅😅😅

  • @beerlulainahassan1744
    @beerlulainahassan1744 5 ปีที่แล้ว +6

    Wiilkaygi hooyodisay kula ah 😂😂😂

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว +1

    War anagu gabdhaha waxaa kuma furnee hana ceebaynina reer garoowow ilma adeerayaal

  • @ayaanabdishakur8585
    @ayaanabdishakur8585 5 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhh Lipaaaxyga aad baan ku tageeraa ninkaas wiilka ka ilaali😂😂😂😂

  • @najiibdhagole1315
    @najiibdhagole1315 5 ปีที่แล้ว +5

    Kkkk Nadiir Cade isku school banu ahayn xiligeenii dugsiga sare

  • @tomeandgerychanal6719
    @tomeandgerychanal6719 3 ปีที่แล้ว

    Libaax kabeeye waa jilaa aan tagero runtii gulayso.szb

  • @yussufyuyu5084
    @yussufyuyu5084 5 ปีที่แล้ว +5

    Shaki baad qaaday shakigiina waa kutagtay

    • @Maarey59
      @Maarey59 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/nHtTfHRH4KU/w-d-xo.html ninkan waa xariir axmed halagayuso yaaco

  • @suaadabdi1285
    @suaadabdi1285 5 ปีที่แล้ว

    muc

  • @abdilahicali2907
    @abdilahicali2907 5 ปีที่แล้ว +4

    Nice like ii saar

  • @ciiseciise3214
    @ciiseciise3214 5 ปีที่แล้ว +10

    Wlhy wu iga qosliyey 🤣🤣🤣

  • @injineercagedahab8878
    @injineercagedahab8878 5 ปีที่แล้ว +1

    wax jir waaye jeecey xld ok

  • @abdullahiyussuf8849
    @abdullahiyussuf8849 5 ปีที่แล้ว +5

    Tusbaxa Naga hayseyna noo keen

  • @fardowsashankaroon1485
    @fardowsashankaroon1485 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkk ma adaa fasaxy

  • @kowsayyarey6994
    @kowsayyarey6994 4 ปีที่แล้ว

    Libaax kabeeye nin aad u taageero kama dalo riwayadahaga qosolka iga dhamadahhhhhhhh

  • @saficadey6520
    @saficadey6520 3 ปีที่แล้ว

    Safiya saxsaxsaxxaqiq keeping Thanks

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 5 ปีที่แล้ว

    Xbbi ku dheeh engneerkasta ku naagahah ka wadaa

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 ปีที่แล้ว

    Lipaaax Studio Kulhaa Reer Mudug Meelkasta Lipaax Qori Iyo Wax Baaa Bay Ka Sheekeeyaan 😁😁😁😁

  • @majid7024
    @majid7024 2 ปีที่แล้ว

    Qabiilka Ka li yah ee habeenkii canbuulada cuno maalintiina Ka faano

  • @hanadhankaoffical8320
    @hanadhankaoffical8320 5 ปีที่แล้ว +5

    Ninka wn isku dhacsanhy xapipti ninka hano jibin kulaha kkkkkkkkkk

  • @laylam.hassan8379
    @laylam.hassan8379 4 ปีที่แล้ว +1

    Garoowe jogtaye Imada ugu dir

  • @sahramaxamed2748
    @sahramaxamed2748 5 ปีที่แล้ว +5

    4:30 azxapey heestaas magaceed isheego

  • @aaminapassto5727
    @aaminapassto5727 5 ปีที่แล้ว +10

    Hadaanku furnay wadooyinka maadku sheekeen kulahaaaa

  • @ziiziikuwaaraofficial9260
    @ziiziikuwaaraofficial9260 5 ปีที่แล้ว +4

    hhhhhh riwaaayad qosol badan

  • @btsofficial3413
    @btsofficial3413 4 ปีที่แล้ว +2

    Lajada reer muduga ka helaa 🤾‍♂️♥️👌

  • @najaahmohamed4094
    @najaahmohamed4094 3 ปีที่แล้ว

    Wiilkygi hooyadise😄😄

  • @samiirasalax369
    @samiirasalax369 4 ปีที่แล้ว +1

    Meeshu ma dugsi quraanbaa hhhhhhhhh libaax kabeye cadi mhn

  • @qararolaasalaychannel5766
    @qararolaasalaychannel5766 4 ปีที่แล้ว

    Anagu miyaannu yarayn markaannu kuqabnay

  • @ruunciiseciise8436
    @ruunciiseciise8436 4 ปีที่แล้ว

    Balayo ilbaxow wad iga qoslisay walhi hedhe waba furte maka dhamatid gabadha

  • @saidfarah7041
    @saidfarah7041 2 ปีที่แล้ว

    Khoi

  • @jamaccabdirxman4600
    @jamaccabdirxman4600 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilen hada so dahay mesha dusi quran mahyne hhhhh

  • @mohamedhashi1693
    @mohamedhashi1693 5 ปีที่แล้ว +10

    heest xaakin waa ilahay iga cawiya ninka qada

  • @ahmedzakifilmsvlogs1211
    @ahmedzakifilmsvlogs1211 5 ปีที่แล้ว +6

    haijabin ninkaa

  • @inaahmedmaliza6456
    @inaahmedmaliza6456 5 ปีที่แล้ว +12

    hhhhh kulha yab la'arag balydu sasu kugu waregaya hdu kuso furay xita wuu kugu waregaya 😂😂😂

  • @todayteches
    @todayteches 2 ปีที่แล้ว

    3dexdaadii dalqadoodbad qabta kulaha Caawana kama cashaynkartid tusbixiina nookeen naga Haysay

  • @drhamada8
    @drhamada8 5 ปีที่แล้ว +1

    th-cam.com/video/EFQYvcvNR1E/w-d-xo.html
    th-cam.com/video/qZO3Aj5WbDg/w-d-xo.html
    th-cam.com/video/EFQYvcvNR1E/w-d-xo.html
    Pagekan halagu yaaco

  • @sihamahmed9417
    @sihamahmed9417 5 ปีที่แล้ว +2

    Asaay ma saratit kulaha

  • @oubahyousuf6719
    @oubahyousuf6719 5 ปีที่แล้ว +6

    wllo plz heestan cida qaada iisheega

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkk safiyaay my real name safiya

  • @abdiabees2444
    @abdiabees2444 5 ปีที่แล้ว +5

    Caydid yrow wlhy wa qsley
    Na ninka ha u jabin hh

  • @husseinmohamed4830
    @husseinmohamed4830 4 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 classic. We need more saxiibyaal

  • @hindicali7781
    @hindicali7781 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh safiyadii waagii hore

  • @XasanXasan-pc9ij
    @XasanXasan-pc9ij 5 ปีที่แล้ว +2

    kkkk

  • @iidleosman6857
    @iidleosman6857 ปีที่แล้ว

    xabib bile Ina Karuur nuur

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts ปีที่แล้ว

    War libaax kabeeye yaraayee barigaaa

  • @zuhuurachannel6350
    @zuhuurachannel6350 5 ปีที่แล้ว +4

    Wll subscribe igu caabi

  • @alifiileabiikar572
    @alifiileabiikar572 5 ปีที่แล้ว +2

    Naagaha maseyri ogaa

  • @hoygadiintatv2693
    @hoygadiintatv2693 5 ปีที่แล้ว

    kan reer bari miya horta

  • @jamaccabdirxman4600
    @jamaccabdirxman4600 4 ปีที่แล้ว

    Libaax kabeeye majaajilayste anan waxba laga qabn karin aad bn kuu tageera sxb

  • @abdurahmansaed2080
    @abdurahmansaed2080 5 ปีที่แล้ว +4

    Caruurtii masoo qodhay kulahaa🤣

    • @asmamohamed4070
      @asmamohamed4070 4 ปีที่แล้ว

      o hada mxa la dhihi laha

    • @salmaancabdi642
      @salmaancabdi642 4 ปีที่แล้ว

      @@asmamohamed4070 haa waa sidaa maxaa la dhihi lahaa

  • @xamsehussein8267
    @xamsehussein8267 5 ปีที่แล้ว +1

    runtii inankaariwaayadihiisa
    waankahelaa

    • @fatimaelmiali7298
      @fatimaelmiali7298 5 ปีที่แล้ว

      Waamxy dadkn wada naftu haysaa ma bilaa nafaqaa

  • @busurinuur2109
    @busurinuur2109 5 ปีที่แล้ว +5

    Siifacan 🔥👏

  • @hanadhankaoffical8320
    @hanadhankaoffical8320 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkk

  • @asiamohamud5344
    @asiamohamud5344 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣hada kahor inad idalhartay aderadey hadey maqlaan🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mashrucfuran965
    @mashrucfuran965 5 ปีที่แล้ว +2

    Ooom

  • @sahankanolasha5611
    @sahankanolasha5611 5 ปีที่แล้ว +4

    heesta yaqaday bro

  • @dowzaabiib3106
    @dowzaabiib3106 5 ปีที่แล้ว +3

    Ala mxn uxisay wlhi digir iyo shah cadysa😁😋marka dugsiga ka imado galbti🙈

  • @xamdimaxamudmaxamed9489
    @xamdimaxamudmaxamed9489 5 ปีที่แล้ว +3

    Ww

  • @najmofani1903
    @najmofani1903 5 ปีที่แล้ว +1

    Libax horay usoco in kasto an qayb ka aha🤣

    • @abdiwelijaamac4585
      @abdiwelijaamac4585 4 ปีที่แล้ว

      Najmo Fani xaga labiska idinka jilicsan wlllo

  • @sunlight849
    @sunlight849 5 ปีที่แล้ว +13

    Meeshu dugsi quraan maaha

  • @rayanyusuf462
    @rayanyusuf462 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkk

  • @asadlove1129
    @asadlove1129 5 ปีที่แล้ว +4

    War mxa kubena naagta kabaha jifka wadatay gorme lga bdalay

  • @xaawofoojarxusen1709
    @xaawofoojarxusen1709 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk Libaax kabeeye wilkayga hooyadiisey