Filmkii Faataale | Xaliimo Dheerey | Qaali Ladan Sacdiyo Siman Rasmi Rays

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • Filmed and directed by Rage Abdi of Setwad Studio in Nairobi Kenya.
    BE MY FRIEND:
    / setwad
    Instagram: @rage_abdi
    Snapchat @rageabdi
    Learn more: www.setwad.com
    Copyright © 2018 Setwad Studio. All rights reserved.
    #Episode17
  • ตลก

ความคิดเห็น • 2.7K

  • @RageAbdi
    @RageAbdi  6 ปีที่แล้ว +760

    Thanks for watching Subscribe to help us do more videos. Instagram: rage_abdi

    • @husseinhassanjinow2627
      @husseinhassanjinow2627 6 ปีที่แล้ว +6

      Wax kale hada tahay somali like ii saar hada na eheene bax

    • @zaamiyamouse9373
      @zaamiyamouse9373 6 ปีที่แล้ว +1

      MadaXsarw reer fataaale runtii ma kla dhacdaan jiriii jooga

    • @emna_twyla3563
      @emna_twyla3563 6 ปีที่แล้ว +3

      youtpkaba waxan u dawada rage Abdi iyo qali ladan 😂😂

    • @cashoabdicashoabdi2094
      @cashoabdicashoabdi2094 6 ปีที่แล้ว +1

      Cadillac Mahan shekoyinka dodeso nosobadiya

    • @queenrayaan4016
      @queenrayaan4016 6 ปีที่แล้ว +2

      Rage episodekan wan ka helay wlhi wan ku celceshtay

  • @allayacizakofficial3901
    @allayacizakofficial3901 6 ปีที่แล้ว +1667

    Inta quranka jecel like isaara

    • @Baxarooz
      @Baxarooz 6 ปีที่แล้ว +12

      Alla ya izak kan ugu liita dadka waa midka quraanka like KU raadiya

    • @mrjiiomarafrica4361
      @mrjiiomarafrica4361 6 ปีที่แล้ว +4

      @@Baxarooz wll subscriber Saar

    • @khamarcabdulle7315
      @khamarcabdulle7315 6 ปีที่แล้ว +4

      Yes

    • @nasteexoindho1304
      @nasteexoindho1304 6 ปีที่แล้ว +4

      Alla ya izak quraanka waa hadalka ale ee like xun haku raadsanaa wllo ilhy ka baq

    • @aaminaxasan6402
      @aaminaxasan6402 6 ปีที่แล้ว +1

      Masha allh

  • @user-qo2xc1hi3r
    @user-qo2xc1hi3r 6 ปีที่แล้ว +426

    waa markii igu horeysay
    oo aan arko sacadiyo siman oo riwayad jileysa
    yaa ila mid ah like saar

    • @zumayazumaa9496
      @zumayazumaa9496 6 ปีที่แล้ว

      Aniga iguma cusubo Hada kahoraa arkay rumayaad dhigeeso waliba jamacada simaad

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 6 ปีที่แล้ว +2

      Aniga kula mid ahaY 🤣🤣🤣🤣

    • @susuibrahim704
      @susuibrahim704 6 ปีที่แล้ว +1

      aniganasiidookalelike

    • @user-qo2xc1hi3r
      @user-qo2xc1hi3r 6 ปีที่แล้ว +1

      @@susuibrahim704
      waad iga heysaa like xitaa comonti ayaan kugu daray

    • @susuibrahim704
      @susuibrahim704 6 ปีที่แล้ว

      @@user-qo2xc1hi3r anigunasidookalewankaaheley

  • @khadarxasan4937
    @khadarxasan4937 3 ปีที่แล้ว +61

    2019 hadan ku ceshaday 2021 January

  • @munizhdahir9556
    @munizhdahir9556 5 ปีที่แล้ว +172

    XaliiMo dhery iNti SoCodkEda Ku qozozhY Like idhaha🤣😂

  • @princesszagal23
    @princesszagal23 6 ปีที่แล้ว +338

    hadad somali dhalad ah tahy anaa uhoreeyey maantee like ha ila dhaafin 😘😘😍😍

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 6 ปีที่แล้ว +264

    Alla dhulka wlhi😂😂😂😂😂Inta xamar kadawaneza like iisara🤣👈👈

    • @keifabdalla2079
      @keifabdalla2079 6 ปีที่แล้ว

      sûhàńàh pipeh Scw

    • @katradawla5717
      @katradawla5717 6 ปีที่แล้ว

      sûhàńàh pipeh intaa hdana 🤣🤣🤣

    • @seynabsiyow2798
      @seynabsiyow2798 5 ปีที่แล้ว

      🕋🏢⛰🏗🏘🏘🏝🏢🏢🏢🏗⛱🏗🏝🏚🏢🏚🏚

    • @mohamudmuhumed3095
      @mohamudmuhumed3095 4 ปีที่แล้ว

      Seynab Siyow .

    • @hamdikk1315
      @hamdikk1315 2 ปีที่แล้ว

      WAnkaheleqaliladanwakeseyadwenate

  • @caynicabdilahi7939
    @caynicabdilahi7939 6 ปีที่แล้ว +43

    Ku saliya xabiibkeena Scw scw likena isar😍😍

  • @xaragoxaaji7175
    @xaragoxaaji7175 3 ปีที่แล้ว +55

    2020 hada daweso like i sar

  • @naimanalka3335
    @naimanalka3335 6 ปีที่แล้ว +201

    War sacdiyo siman qofkii arkay orodkeeda iyo surwaalkeeda like ha iisaarto 😂😂😀

    • @liibanhassanomar1752
      @liibanhassanomar1752 6 ปีที่แล้ว

      kkkkkkk

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 6 ปีที่แล้ว +4

      🤣🤣🤣🤣 Adiga o0 gabar ah miyaad shaxaari noqotaYna yaaaaab 😁

    • @abdixafid4204
      @abdixafid4204 6 ปีที่แล้ว

      @@gabarbarichannel9804 😂😂😂😂

    • @naimanalka3335
      @naimanalka3335 6 ปีที่แล้ว +1

      @kowsariina khaalid waa iska kaftan xbbti 😂

    • @abdilahimidnimo6086
      @abdilahimidnimo6086 6 ปีที่แล้ว +1

      Intaan magacaga arkin o qoralkga aqriyay waxan ku maleeyay wiil hhh

  • @kinghajiali8761
    @kinghajiali8761 6 ปีที่แล้ว +105

    hadaa ciyaal islii tahay like igu qabo

    • @queenmoha4932
      @queenmoha4932 6 ปีที่แล้ว

      Intana majoogta simba😄😄😄

    • @kinghajiali8761
      @kinghajiali8761 6 ปีที่แล้ว

      @@queenmoha4932 like isaar bbeh😍😍👍

  • @shavianotube8552
    @shavianotube8552 6 ปีที่แล้ว +233

    Adiga Jifa Xadad Dawaniysid Oo Ad Qusliysid Like Ta igu Sharaf

  • @poqoryarepoqoryare3112
    @poqoryarepoqoryare3112 6 ปีที่แล้ว +329

    Hhhh inta Ciyaal Xamar Ah like igu cawiyo Asxabey

  • @kingpk3565
    @kingpk3565 6 ปีที่แล้ว +177

    Hadaa JiiF Ku DaaWaneYso
    LiKe iiSaaR👍👍👍👈

    • @kooyaaday1219
      @kooyaaday1219 6 ปีที่แล้ว

      Hhh

    • @adandaud8607
      @adandaud8607 6 ปีที่แล้ว

      Intakaheshi like isaara

    • @nimcobadan5404
      @nimcobadan5404 6 ปีที่แล้ว

      Qadariiza Pk kalay Maa na arkaysay nio

    • @itahildiini3017
      @itahildiini3017 5 ปีที่แล้ว

      mayaa anigu wan fadhiya kuma sarayo waayo maa jiifo

  • @Kkurbo377
    @Kkurbo377 6 ปีที่แล้ว +244

    Sacdiya siman inta aragto like ii saara😂

    • @mrjiiomarafrica4361
      @mrjiiomarafrica4361 6 ปีที่แล้ว

      Wll subscriber Saar marwan

    • @KhadarBiibshey
      @KhadarBiibshey 6 ปีที่แล้ว

      @@mrjiiomarafrica4361 Sxb subscribe iisaar

    • @DreamBoY-rp6kn
      @DreamBoY-rp6kn 6 ปีที่แล้ว

      Sacdiyo siman knya oo xariifiinta ku bdan yihiin mee jooogtaaa iydaa yaabyso kii mrkenka ka imty ciyaal islii muu ku aaminay ridiisa hhhh

    • @rayanalimohamed2702
      @rayanalimohamed2702 6 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkk

    • @sharafeeynuurqurux7773
      @sharafeeynuurqurux7773 5 ปีที่แล้ว

      🤗🤗🤗🤗👌

  • @nastexmaxamed2380
    @nastexmaxamed2380 6 ปีที่แล้ว +96

    Qaali ladan rabshooley ahaan jirti markeey yareed kkkkkkkk

    • @carfonbisharfhhm681
      @carfonbisharfhhm681 5 ปีที่แล้ว +1

      Nastex Maxamed

    • @hudiitailwaad78
      @hudiitailwaad78 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhh kula arkey say ugu boodey

    • @munomahamuud249
      @munomahamuud249 5 ปีที่แล้ว

      Nastex Maxamed llo

    • @amalqueen9380
      @amalqueen9380 5 ปีที่แล้ว

      Uddu@?hthehiowbd?4n5n6h&whe
      Tnemeke
      Dtkrkdmtkjhy4u3iuyyrrur

    • @amalqueen9380
      @amalqueen9380 5 ปีที่แล้ว

      @@hudiitailwaad78 x xbdjfifnnfjejdirjrrnnr
      Fjrnrmkthertj1rir3iiri34jjrjrjrjrjrjrnt4m4m4mmrrm
      Rmrmrn

  • @maxamudomar6836
    @maxamudomar6836 6 ปีที่แล้ว +21

    Reer xamar aweeyn like saraaa meeqa tahiin farta taaaga....

  • @HindiAfSomaliOoCusub
    @HindiAfSomaliOoCusub 6 ปีที่แล้ว +35

    QOFKII JIIF KUH DAWANAYA LIKE IZARAH PLZ

  • @naimojaamaesmael9463
    @naimojaamaesmael9463 6 ปีที่แล้ว +143

    Labo qof moyaane inta kale o dhan kama aysan hadlin walalkooda xirtay diraha anigu commenticka wa akhriyey dhamaan 572 labo qof o kaliya ayan ku arkaa o ka gadlay diraca o hal gabar o su'al qortay hadabo nabigeena csw wu nacladay ninka xirto maryo dumar sido kale gabardha xirto maryo rag wllo intad is ledahy dadka ka qosli ha mutaysan naclad iyo caro ilaahay wa iga waano iyo talo insh'llh kii qaato alle ha ka dhigo✋

    • @deeqomohamed3705
      @deeqomohamed3705 6 ปีที่แล้ว

      Qaali ladan caadi ma ahaan ninka ha igu dirin kkkkkk

    • @mohamedawliyoh2036
      @mohamedawliyoh2036 6 ปีที่แล้ว +2

      Sax weeyan wll

    • @aliyaasli9165
      @aliyaasli9165 6 ปีที่แล้ว +2

      Dadkan waweyn like un ay bacsanaayaan yaab wlhi

    • @gucci5661
      @gucci5661 6 ปีที่แล้ว

      Camalka waa niyada
      Waxqeyr leh bad shegtay

    • @naimojaamaesmael9463
      @naimojaamaesmael9463 6 ปีที่แล้ว

      @@gucci5661 thankz xbbti

  • @zamzamiman150
    @zamzamiman150 6 ปีที่แล้ว +35

    Wow qali Hadaa aad tagersantahay like iisaar

  • @ismaelsomaliicx2850
    @ismaelsomaliicx2850 6 ปีที่แล้ว +75

    Reer Kaaraan like ii saara 👍

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 6 ปีที่แล้ว +104

    InTa Bar Bar U Jeefta Like
    Sidooo kle KolaaY Jiir Paad Ku Dawanaysaaye

    • @munashiine2981
      @munashiine2981 6 ปีที่แล้ว

      sharmutoyinkaa xunkaa aa qali ladan laga keeenay
      hhhhhh

    • @KhadarBiibshey
      @KhadarBiibshey 6 ปีที่แล้ว

      @@munashiine2981 Abyo subscribe iisaar

  • @Abduljabarsaidhashi
    @Abduljabarsaidhashi 6 ปีที่แล้ว +57

    Inta video ga aragty comment ka ku soo aroday like ii saar waan isleynhy huno

  • @umusumaya8394
    @umusumaya8394 5 ปีที่แล้ว +132

    Tagero sacdiyo hda thy like igu qabOh

  • @kowthriinalovebbekowsarawi8109
    @kowthriinalovebbekowsarawi8109 6 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi waan fuurey Qali ladan iyo big bro caadi ma ahn 😂😂🤣🤣🤣

  • @AmiinDaroogoOfficiall
    @AmiinDaroogoOfficiall 6 ปีที่แล้ว +112

    Raage 2 years cmmnt kaa bixinooya adne waliga love ima Saarin wa yabanahy 😰😰

    • @mrjiiomarafrica4361
      @mrjiiomarafrica4361 6 ปีที่แล้ว +1

      Wll subscriber Saar fanproj

    • @sumisharaf3659
      @sumisharaf3659 6 ปีที่แล้ว +1

      fanproj pro hhhhhh wuuu kuusaare saas maa rabteee bro subscribe iii saar my channel ok

    • @sumisharaf3659
      @sumisharaf3659 6 ปีที่แล้ว +1

      mr jii omar africa ani waa kuuu saare anikanh ikuqawo subscribe plzz

    • @asal21production48
      @asal21production48 6 ปีที่แล้ว +2

      fanproj pro ❤

    • @KhadarBiibshey
      @KhadarBiibshey 6 ปีที่แล้ว +1

      @@sumisharaf3659 Sxb subscribe iisaar

  • @abdulltimocade4543
    @abdulltimocade4543 6 ปีที่แล้ว +73

    Inta amiinsaaan nin inuu naag iska dhiigo dambe tahay like isaraaa

    • @munisheeydeh0nest106
      @munisheeydeh0nest106 6 ปีที่แล้ว

      Wab0 danbi walal0 rasulka scw aya yiri (Allah aya lacnadhay kuwa dumarka 0 raga iskuekeysiyaan iy0 raga dumar iskuekeysiyaan)

    • @munobunoow7503
      @munobunoow7503 5 ปีที่แล้ว

      Abdull Timocade first kotay mm fkjdizjjkd

  • @hindi3522
    @hindi3522 6 ปีที่แล้ว +31

    Kutigoid QaaLi ladan magarn💋😍💗
    Faataale iga qsliye manooli😂😂😂😂😂

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 ปีที่แล้ว

      Wlh fataale marka arka ku qosla hada marku so baxayay va ku qoslay dharka dumarka u xira

    • @hafiii2408
      @hafiii2408 5 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk*kkjkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @qisochanel4761
      @qisochanel4761 5 ปีที่แล้ว +1

      Naayaa sacdiyo siman ayaa gaRto

    • @kolombohussein5286
      @kolombohussein5286 5 ปีที่แล้ว

      0746658833

    • @cabdixakiinbaaska1047
      @cabdixakiinbaaska1047 5 ปีที่แล้ว

      ..

  • @QULAASOCHANNEL
    @QULAASOCHANNEL 3 ปีที่แล้ว +8

    Anyone watching 2021 haliimo dheer😂😂😇👋🥰💕

  • @hamdiahmedali6350
    @hamdiahmedali6350 6 ปีที่แล้ว +60

    Viva cayaal wardhiigley😂
    plz like igu booba

  • @nanjuubella6878
    @nanjuubella6878 6 ปีที่แล้ว +5

    Qaali ladan waadka baxsatay waxan ka sugaba waa filmkii naga bareejeen lahaa India America iyo turki qaali horay usoco ❤❤

  • @jawahirkeynaan9944
    @jawahirkeynaan9944 6 ปีที่แล้ว +48

    commantiga dhan ciyal war dhigley ada thy lee ka baxeyso hada ila aragtay like isii

  • @Alberta-q4e
    @Alberta-q4e 6 ปีที่แล้ว +636

    Nabiga scw wuxuu yiri لعن الله المتشبهين من الرجال بالنساء والمتشبهات من النساء بالرجال ale Ha nacaldo kuwa iska dhigayo dumar marka ninkaan so xirtey dharka dumar sxb iska ilaali Waxyabaha uu nabiga scw umadiisa kaga digey wabilahi towfiiq

    • @edebsanabdimahad8715
      @edebsanabdimahad8715 6 ปีที่แล้ว +6

      Sax mnsha Allah anaa qaba fikirkaas

    • @bushra-mo6on
      @bushra-mo6on 6 ปีที่แล้ว +6

      jir dishka الله يفسح لسانكdadkaan waxa ay samaynayaan maba iska hubinayaan sax miyaa mise qalad waxaase iiga sii daran hadalada ay isu adeegsanayaan gabdhaha ceeb walaahi

    • @mohamdi6193
      @mohamdi6193 6 ปีที่แล้ว +3

      scw

    • @yusrayaaska185
      @yusrayaaska185 6 ปีที่แล้ว +3

      Scw

    • @munaabdi943
      @munaabdi943 6 ปีที่แล้ว +3

      scw

  • @FARDOWSA-ee3dp
    @FARDOWSA-ee3dp 6 ปีที่แล้ว +30

    😂😂😂😂😂sacdiya siman wey kufi rabtay

  • @s_.n8864
    @s_.n8864 5 ปีที่แล้ว +13

    Rage Abdi BrO ku Tagera keep going Eedo. HaliMa dhereY so funny wllHi 😂😂😂🤙

  • @fankahassan4335
    @fankahassan4335 6 ปีที่แล้ว +2

    Respect qaali ladan ilen codkarnimada wardhiigley ayaa kakeentay ma anaa yaabin viva xaafadaan kudhashay long life yaaqey qaali ladan madaxa ii saaran tahay raage thabkx adna

  • @MAASOMALI
    @MAASOMALI 6 ปีที่แล้ว +76

    Inta Iidle Tabtey Liketa sara Xisihina Intu la eg yhy An Qimeye😂

    • @foosabdi4639
      @foosabdi4639 6 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 6 ปีที่แล้ว +35

    Wlahi Saaan Uqoslayay Waan Dalay Faataale Suu Garoonka Kuzoo Galay Eeeg bal ✔✔✔

  • @mulkiahmed8039
    @mulkiahmed8039 5 ปีที่แล้ว +5

    Qofkii Bulaxubey ka yimid oo dhan like ha iisaaro 💋👍🏻

  • @alifantastic5361
    @alifantastic5361 5 ปีที่แล้ว +2

    inta nabigayna muxamad adeecsan laka saara intaa adeecsaneen keed ga kujirdheh intaas ayaa ideen shagayaa✌👄💟💗💖💞💕💝💔💜💓💛💙❣💚💌💦💭💣💣💣💣💣💣💣💣💣💣💣💣💣💣💣💣👒💎🎩🎓🛍👝👜👑👢👡👒🎩👚👞👙🎒👜👠📿💎🔊🔊🔔🔔🔔🕭🕭🕭🕭🕭🕭🔕📻🎻🎺🎹🎸🎷🎧🎵🎶♩🎙🎚🎛🎤🎼🔕🕭🔔📯📣📢🔇🔈🔉🔊🕨🕩🕪

  • @ahmedlucky1170
    @ahmedlucky1170 6 ปีที่แล้ว +141

    inta ciyaal wardhiiglay ah farta ha taagan

    • @malikatulxubi8290
      @malikatulxubi8290 6 ปีที่แล้ว +3

      Cadowgaa ma ciil boxo waa ikana warta nbda markaan maqlo ma aqaaan dadka degan dhan inay ila dhasheen cml iiyihiin

    • @jnaaji7594
      @jnaaji7594 6 ปีที่แล้ว

      Inta malesiya ila jogto farta hatagn alla qosolka adunka

    • @dagannafuroondn3691
      @dagannafuroondn3691 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Lucky ana ah ciyal wardhiigle

    • @croncabdi9906
      @croncabdi9906 6 ปีที่แล้ว +1

    • @maanaftube9182
      @maanaftube9182 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Lucky 🖐🖐🖐

  • @mohakassim6927
    @mohakassim6927 6 ปีที่แล้ว +16

    Inata somalinimada jecel like iisar😀😉

  • @jiniishumi2301
    @jiniishumi2301 5 ปีที่แล้ว +37

    1M views eh ruwayad somaali eh 😲😲

  • @farxiyoloveofficial6593
    @farxiyoloveofficial6593 6 ปีที่แล้ว +3

    Kkk qali ladan qeyli ayeeybo afka kuraatay bisinka kulahaa eedo xalimo dheerey inta ila arktay lik ha i saraaan rage abdi tnx hor usocod wang san wllkey

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 6 ปีที่แล้ว +81

    Tan Hada waa jiliin lkin hada kahor ayay reerkayga run uga dhacday aniga xitaa madhalan markaas intii dawladii siyad bare jirtay ayay ahayd waxaa iiga sheekeysay walashay iga wayn oo ayada iyo labo gabdhood kale naag badan iskugu tageen kadibna wiil qaraabo nahay baa intuu dirac iyo gabsaar usoo gashtay naagihii eber kadhigay waxaa laga yeersiiyay naag xoog wayn baa nalasoo watay😂😂😂

  • @ramlanuur9372
    @ramlanuur9372 6 ปีที่แล้ว +50

    Eedo xaliimo dheerey😂😂😂😂😂😂😂

  • @aaminahassan7362
    @aaminahassan7362 3 ปีที่แล้ว +2

    Inta 2021 ila daawaneysa like dhac ku sii

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 6 ปีที่แล้ว +26

    Wlhi dacad ayaan uu qosoley😂😂
    Sacdiyaa simaan dhabey uu caratty🤦🏻‍♂️🤦🏻‍♂️

  • @safwanyare8180
    @safwanyare8180 6 ปีที่แล้ว +113

    Daroood hadad tahaY like haila dhafiiiiiN

  • @hanniehuda6546
    @hanniehuda6546 6 ปีที่แล้ว +29

    Faataale Oo Naag ah yaa Guursan lahaa wllhi waan fuuray😂😂😂👍👈

    • @6ixty9ine61
      @6ixty9ine61 6 ปีที่แล้ว +1

      Hooyo Mcn hhhhh wlh big bro cadi ma ahan

    • @sharmaakemo5401
      @sharmaakemo5401 6 ปีที่แล้ว

      Hooyo Mcn hhhhhhhhhhhhhh walee cidna ma gursateeen wey gabobi lehed 🤣🤣🤣🤣

    • @kabaluuswaye9641
      @kabaluuswaye9641 6 ปีที่แล้ว

      Hooyo Mcn hhhhhhhhhhhh

    • @abdilatif7577
      @abdilatif7577 6 ปีที่แล้ว +1

      hahahaha

    • @maxamedabdilaahi917
      @maxamedabdilaahi917 6 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkk

  • @kowthriinalovebbekowsarawi8109
    @kowthriinalovebbekowsarawi8109 6 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhh big bro luuugta lee dheer lee la soo baxay hhhhh xaliimo dheery kulah qali ladan 😂😂😂🤣🤣

  • @raximachannel4153
    @raximachannel4153 6 ปีที่แล้ว +4

    Qali ladan markay tiiri edo xalimo dhereeey Wlhi Saan u qoslyaaay Berka i cdadaaay istqfrulah🤣🤣🤣🤣😹😹🤭🤣😂😂😂😂😂🤣😹😹

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 6 ปีที่แล้ว +6

    Ala hogay Ninki soka dhar.Naaged so xidhay 😂😅😅😂😂😂😂 islan wayn oo mamo ah wax uga eg wali gay ma.arkin. waliba mid aan jaar ahan jirnay
    Fatale 😍😍😍

  • @aishaahmed8132
    @aishaahmed8132 6 ปีที่แล้ว +32

    Waa aqli cusub hadey naago illa sodagalan ninkeyga ayan dirac uxiraayaa

  • @studioalfanankorumakace6463
    @studioalfanankorumakace6463 5 ปีที่แล้ว +52

    Inta qali ladan tagerto laka isara

  • @nonaxariis661
    @nonaxariis661 6 ปีที่แล้ว +12

    Qali ladan iyo big bro keep doing what you guys doing 👍👍👍

  • @alimohamudhussein6756
    @alimohamudhussein6756 6 ปีที่แล้ว +32

    iNta Fatalasha ku xiran sida Aniga okala Ah Farta hatagto☝️

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 ปีที่แล้ว +16

    *1:01** wlhi dharbaaxi run ah ayaa lagu dhuftay qaali Ladan maskiin😭😭😭🙆‍♂️ war ayada naf ahe hA iga dilina 😭*

  • @farxiyocabdi3982
    @farxiyocabdi3982 3 ปีที่แล้ว +2

    2021 ya ila dawanayo

  • @zuubarre9326
    @zuubarre9326 6 ปีที่แล้ว +14

    Hhhhhh Qossol igumusan harin faataale dirca double feero waawen buu kuu yeelay 🤣🤣

  • @ammiinmohamed9965
    @ammiinmohamed9965 6 ปีที่แล้ว +18

    *Raage wan ku xidhanhay jannalkaaga adbaad nooga qoslisa noosoo badi riwaydaha noocan ah mahadsanid♡*

  • @zuusirdoonkagabadhisa3291
    @zuusirdoonkagabadhisa3291 6 ปีที่แล้ว +20

    Inta siman taagerto like isiya wayahy muujiya tagernimadiina 😀😀

  • @somalipresstv4858
    @somalipresstv4858 6 ปีที่แล้ว +5

    Ciyaal wardhiigley waa u Taaga nahay Like tiina aa arko

  • @khadarxasan4937
    @khadarxasan4937 3 ปีที่แล้ว +2

    Intta ree jigjiga like iisara kabahaga away wankazoororay

  • @samriitaupdy3993
    @samriitaupdy3993 6 ปีที่แล้ว +25

    qaali ldan inta tgero like

  • @SaajinMuse
    @SaajinMuse 6 ปีที่แล้ว +22

    Sacdiya Siman Inta Tagerta Like Igu tagera Anigana 😂😂

  • @garaadabdinaasir2777
    @garaadabdinaasir2777 6 ปีที่แล้ว +4

    Xalimo dheereeey adoo run agtaaa nin masomarenba
    Wax kale waye wa qeyb kalo shidan

  • @natashaacabdi2586
    @natashaacabdi2586 6 ปีที่แล้ว +71

    Marki uhorese comment ka bixiyo plz like isaaar

  • @zalmazagal2522
    @zalmazagal2522 6 ปีที่แล้ว +14

    kkkkkkkkk xaliimo dheerey lugtu ku go Day ma dhaha alla muxuu iga qosliyay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdifitah5692
    @abdifitah5692 6 ปีที่แล้ว +1

    Bro raage abdi micnaha adi iyo team kaaga big bro waa utashateen miyaa inuu ilmaha cml u dhaqmo wafan kuulo

  • @wardanor9847
    @wardanor9847 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa 2020 daawanayo✌🏻✌🏻🤣
    Ramadanka🌙

  • @deeqadagan4493
    @deeqadagan4493 6 ปีที่แล้ว +82

    Hhhh kabahoda ka tagen nagaha ina ciyaal wardhigley ahay ma ogo miya qaali ladan film wa jili karta farta taga rer wardhigley🌹🌹🌹✋✋

  • @thebosslady8000
    @thebosslady8000 6 ปีที่แล้ว +6

    Eedo xaliimo dheereey anaaba ka naxay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 6 ปีที่แล้ว +5

    Xaliiiimo dheeeeeeeeeryaaaaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hiboycadar3732
    @hiboycadar3732 6 ปีที่แล้ว +2

    Sacdiyo wad iga qosashise wlhi rasmi ba ka orod badisay 😂😂😂😂😂

  • @MohamedAli-tm3bh
    @MohamedAli-tm3bh 6 ปีที่แล้ว +18

    Kkkkkkk fatale oo gawar iska sodigay wuxu u ekaday jarerta kenyatikaa kkkkkk 😂😂😂😂😂 fatale wlhi waan ku tageraa kal iyo laab intaa iga danbeso like isara Raga Abdi mahadsanid walal

    • @kayfa9708
      @kayfa9708 6 ปีที่แล้ว +1

      Kkk kkk fatalayasha dhamantin wa idin salamaye wadku mahadsan tahin hooraye u soocada aye xaliimo dheereye wadku sugataye sacadiyo iyo rasmi ordkoda mo farxa kkkk

    • @kayfa9708
      @kayfa9708 6 ปีที่แล้ว

      Fadlan malin walba nooga dhig rage abdi adigo mahadasan walal kkk qaali laadan wadmahad santahaye abayo

    • @hafsahussein587
      @hafsahussein587 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk

  • @sweetheartinaadem8436
    @sweetheartinaadem8436 4 ปีที่แล้ว +5

    inta 2019 kusoo ceshatay like isaar

  • @ahmedmohamedadam553
    @ahmedmohamedadam553 6 ปีที่แล้ว +1

    Raga abdi wlhi sifcn ayaa u qosley cawa volg wn ka helaysa rntii ee kuwo kale shidan noo keena

  • @hannahwilashawalashod3669
    @hannahwilashawalashod3669 6 ปีที่แล้ว +32

    Sacdiyo siman afka dhulka la gali gartay wllh 😂😂😂say uu oroday ku qosla istaqfuranllah 😂

  • @kalshaalechannel
    @kalshaalechannel 6 ปีที่แล้ว +19

    LEGEND RAAGGE CABDI
    Horay u soco Libaax, Qosol baa ka dhacay, Eedo Xaliimo dheer Kub aa ku yaalla kkkkkk

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +1

    kkkkk ilaa hada kama daalo riwayadan kkkkkk Big bro ugu qosol badan marku so xiran Diraca Xaliimo dheerey😂😂

  • @halaabdi4449
    @halaabdi4449 6 ปีที่แล้ว +6

    Xanjada isku mid u calanjinoyan wlhi 😂😂

  • @salmanmohave6013
    @salmanmohave6013 6 ปีที่แล้ว +6

    Walaahi qosol iguma harin Raage Abdi best Videographer 💖💖💖

  • @qosoliyoqaraaxo7387
    @qosoliyoqaraaxo7387 6 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhhhhhhh qaali Ladan saa caloosha U taageysid mxaa weeye kulahaa 😂😂😂 Like isaar inta ku qososhey

  • @hipa5161
    @hipa5161 5 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhh ma ka daalo filimkaan wlhi eedo xaliimo dheer 😂😂😂😂

  • @ayankedaimond2423
    @ayankedaimond2423 6 ปีที่แล้ว +27

    wlhi sidan uqoslay mnooli 😂😂😂😂qAli waniska kaaajeclahu

  • @ramlinabae1397
    @ramlinabae1397 6 ปีที่แล้ว +4

    Qaali ladan mar walipo faataale caloshisa ayey ku mashqulsntahy😂😂

  • @bestsomalitiktok3892
    @bestsomalitiktok3892 6 ปีที่แล้ว +44

    Hadii aad sacdiya siman taageerto farta kor u👆

  • @greensportshd1308
    @greensportshd1308 4 ปีที่แล้ว +7

    CIYAL WARDHIGLEY 2019 YAA FIRSANAYO KAMA DALO RIWAYADAN

  • @SirtaJaceylka
    @SirtaJaceylka 6 ปีที่แล้ว +2

    Raaga Abdi Horey usoco Zxp qaaliya inoo soo badi zxp kama daalo dawashadiina reer Faataale

  • @bushra-mo6on
    @bushra-mo6on 6 ปีที่แล้ว +5

    waxaan xishoonayn baa tihiin wallahi waaxay erayada aad adeegsanaysaan foolxumaa flm awal baadan ajar ka helaynine hadalada xun xun iska daaya

  • @rayaanrose3007
    @rayaanrose3007 6 ปีที่แล้ว +18

    haayeh wlleeee dagaaalka aduunka kadahacay sacdiyo siman gcn kuutaagay
    plz like iisara intii siman ljirta

    • @somfitt4890
      @somfitt4890 6 ปีที่แล้ว

      Edebsan subscribe isaar walalo qali

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 หลายเดือนก่อน

    As, Familyyyyyy Systems mashaaaaalah tabaarakalah inbasan aan lasoo koobin Rasmi laylajiraaaba.xaqiiq qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey noolaaba mashaaaaalah tabaarakalah

  • @hindi18
    @hindi18 6 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkkkk xasuuse igaliyeen kuwan wlhi😁😁😂

  • @xamduushbintuupdykadir4549
    @xamduushbintuupdykadir4549 6 ปีที่แล้ว +6

    Eedo xaliimo dheeerey ba aaa 😂😂😂😂

  • @ahlaanabdy9683
    @ahlaanabdy9683 6 ปีที่แล้ว +3

    Whl asxaabtan wan ku heysta keep going rage Abdi iyo jilayashisa heer waxe ikarsiyen ano school jooko aan dawado funny ika dheh 😂😂😂😂😂

  • @maxamedbashir7078
    @maxamedbashir7078 3 ปีที่แล้ว +1

    2 million uu uscdaa 😂😂😂😂🔥xaliimo dheery kkkk

    • @maishamandeq5816
      @maishamandeq5816 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂filinkan Ada so fagay miyaa

    • @maxamedbashir7078
      @maxamedbashir7078 3 ปีที่แล้ว

      @@maishamandeq5816 kkkk Riwydn yar waaba iigu baxdaa kkk 😂😂🔥

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 6 ปีที่แล้ว +2

    Xaaliimo dheer danbi gasheyah ee waad nag qoslisiiissy wlhi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hanatabdi3170
    @hanatabdi3170 6 ปีที่แล้ว +22

    qali ladan inta tgerto ruwayadeeda

  • @vikramxajiabdi8438
    @vikramxajiabdi8438 6 ปีที่แล้ว +16

    Kkkķkk Ala berka like I saar intee reer nairobi ahe gar ahan reer South c