Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
Jabhada xoraynta Shaam dardarta ay ku socdaan waxay u muuqataa in ay maalmo kooban gudahood ku qabsan doonaan suuriya oo dhan sidii Kooxdii daalibaan ee reer Afghanistan oo kale.insha'Allaah.
ASc w w sxb waxay aad ka xaladdan bishaar Asad in askaris ay naceen askart dagaaladi oo ugalay horey galay cidamadi ku dhintay ama kudhaawacma ayna helin daryeel mar ayaga hadda ka aarsanayan waxay kalo kadarermikarta in wadadas that road before pave away
Gaalada si walbo ey isu hayaan mowqif kooda waligiis isma badalo. Fiiriya waxa yuhuuda ruushka eh ey ka'shaqeeyeen😮 xataa danahii ruushka uu intaas oo sano ka'shaqeenaye waa latuurey si isbaaro loogu dhigto xisbullah in hub uu gaarin.yuhuudana ey halaagii xisbullah kuwaday si uu ujoogsado Xisbullah maxey u jawaabi la'dahay hadii aa isweediin jirtey markii lagu xadgudbo xabad joojinta then waxay ogaadeen filinka ka'socdo Syria oo reer galbeedka, Dalal kooban oo carbeed,ruushka iyo turkiga ey u maleegeen xisbullah si awoodooda loo wiiqo Yuhuuda si ey mar walbo kaga awood sareeyaan carabta waa muhiimada koowaad ee reer galbeedka xataa ruushka waayo yuhuuda ruushka kasoo jeedo galaan galkooda siyaasadeed mayaro. Soo hadii qaar carabtii loo adeeg sanaayo in yuhuuda ey gaashaan unoqdaan sidee loojabin donaa yuhuuda?? Soo waxa socdo Hala fahmo blinken iyo jack Sullivan intii xukunka ey katagin wexey adeegsadeen kuwii u shaqeenayey oo carabta aheed
Xm xoog wax loogama qaadi karo. Saameynta turkiga ee dagaalka siiriya waa mid muuqata. Falastiin dhibaatada alaha ka dul qaado yahuuda dhulka alaha la gooyo
Wuu Ku daayay bashar Asad oo u haystay mesha inuu abihii uga haray mucaradka oo xawli Ku socda. Maalmo Kuma qadanayso mar haday magaladii xama sii galayaan. Casimadana way Ku xigta siday wax u socdaan mucaradka xoog roon
Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
❤illaahow❤ islaamka guulsii aamin. Aamin Aamin❤yaa allah❤
Waaa guul wanagsan🎉
Allah hakasaaro shacbka muslimiinta ah ee dhiwaatada adak laguhaayo Gaza 😢😢😢😢😢😢
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Alaha reer qasa nabad ka dhig yuhudana babi amin
Insha allaha guul sunigu waa guuleysanayaan
Asc mansha allah guul mucaaridka suuriya
ilahey ha mideeyo islamka
Mudane mara cade 🗺 isticmaal map/ map🌍 khariirad, si loo fahmo meelaha lakala joogo Iranta, turkida, marekanka, iyo ruushaka.
Waad ku mahad santaha tabintaada hufan,
Mahadsanid kun iyo kow jeeeeer🎉
alaah alaah alaah yarabi gargaarkaaga deg deg ah sii muslimiinta yarabi
Asc Maxamed Cise ❤❤❤❤❤
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul suni ilaahey swc hasiiyo guusha udanbeysa
Alaha garabgalo cidamada suriya ❤❤❤❤
Jabhada xoraynta Shaam dardarta ay ku socdaan waxay u muuqataa in ay maalmo kooban gudahood ku qabsan doonaan suuriya oo dhan sidii Kooxdii daalibaan ee reer Afghanistan oo kale.insha'Allaah.
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
Allahu abkar
Wararka somaliya ku dar so gudbinta Insha Allah
❤war farxad leh wanagsan
Mahadsanid
Guuul guuul inshaalah falastiin
Allah yuhuuda ha halaago
Aamiin aamiin
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته بارك الله لك يا اخ الكريم شكرا
Ilaahay is laamka garab kooda ha ahado
Yehuda ingiriska imaratka marekanka xisbushaydan iran allah dhulka ha kajaro
ما شاء الله
Wallahi islam ma jiro wana jira sababto Ah intoda Badan waxay la shaqeyan marekan Israel Russia Aaway islamki Aan naqanay
Waa dhawnahay maracade
waa kasoo jawaabtey mahasanid
🥺.🥺.. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
First 🥇
Hello sxp maxamed ciise Wan ku.salamey ..sida Aad wararka nosogadhisiso waad ku mahadsantahey
Asc, Maracadde PYK ayaa la yiraahdaa Kurdiyiints Suuriya, please 🙏 🙏
Saw scw Scw Scw
Ilaahow kala qabooji muslimiinta siria
illaaahayo 😂ilaamka ugargar
Alle guleeyo muslimiin ta
Ok
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa ABDULLAHI ❤❤❤❤😊
Wsc wll aan kaa saxo ma ahan xomos mgca mgalada ee waa ximis
😢😢😢😢😢
mujaahidiintaan wexey kusocdaan wadadiin daalibaan
Bishaar Asad siyasad xumadiisa iyo mamul xuma diisa ayaa u sabab ah hubka qaliga ah aa uu difacan wayey
Oreshnik waa gantaalkii Ukraine mugdiga ka dhigay.yurubna adaabta baray.
Kr coonfur maxaa kasocda faafahin naga siiii??
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Saan usugayay wlhi waandaaley😂😅
Waxaa Laga Yaaba Mucaaradka Syria Ineey Dhexdooda Is Dilaan Sababtoo Ah Waa Jabhad Aan isku Xirneyn
Ha loo duceeyo walaaleehen falastiin ilaahay dhibaatada ha kasaaro ameen insha'Allah
Rabi Ha sharfo o Haka rameyo
Alle hakalaqavoojiyo
Wankuwata
Rushia Ma Doonayo Inuu Weeraro Europe Sababtoo Ah Wuxuu ku Soo Dhexdayay Sirtoonka Rushia. Waxaa Laga Yaaba Inuu ku Qaaliyeyo Gaska & Qamatiga
Abaha zomLiyed
Turkigu waa in uu galodagaalka hadi ay errands soogasho
Zi fiican ayaad u soo tabisaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wxan ahy qofki 1 wax sooqora😂😊
ASc w w sxb waxay aad ka xaladdan bishaar Asad in askaris ay naceen askart dagaaladi oo ugalay horey galay cidamadi ku dhintay ama kudhaawacma ayna helin daryeel mar ayaga hadda ka aarsanayan waxay kalo kadarermikarta in wadadas that road before pave away
waxaad kusoodartaa hiliga ama saacada aad joogdo
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤scw scw scw scw🎉❤
Aakhirka waa kuwii dhamaada uun jabhadan boodboodaysa.
Asc
Dad waxa u caqli xun latanyahu iyo silinliski
Kan yukrayn waa kan ugu doqonsan dalmahayo
Dadmahayo
Ciidan mahayo
Caqli mahayo waxay ku soo dhamatay inuu tanasulaad sameeyo
Wadanki oo dhana waa bur buray hala dal dalo aan dhihi laha hadii layga yeelayo
Yuhuud inta uu kalaayey latslyahu waligood ma arag dhimasho dhaawac waali ilaa maantana ay gacanta wax ugu jirin
Yuhuud haday caqli qabto latalyuhu ha iska tuuran
Falastiin makala dhamaan doonaane nabad haraadiyan si ay u badbaadan nabadna ugu nooladan
Gaalada si walbo ey isu hayaan mowqif kooda waligiis isma badalo.
Fiiriya waxa yuhuuda ruushka eh ey ka'shaqeeyeen😮 xataa danahii ruushka uu intaas oo sano ka'shaqeenaye waa latuurey si isbaaro loogu dhigto xisbullah in hub uu gaarin.yuhuudana ey halaagii xisbullah kuwaday si uu ujoogsado
Xisbullah maxey u jawaabi la'dahay hadii aa isweediin jirtey markii lagu xadgudbo xabad joojinta then waxay ogaadeen filinka ka'socdo Syria oo reer galbeedka, Dalal kooban oo carbeed,ruushka iyo turkiga ey u maleegeen xisbullah si awoodooda loo wiiqo
Yuhuuda si ey mar walbo kaga awood sareeyaan carabta waa muhiimada koowaad ee reer galbeedka xataa ruushka waayo yuhuuda ruushka kasoo jeedo galaan galkooda siyaasadeed mayaro.
Soo hadii qaar carabtii loo adeeg sanaayo in yuhuuda ey gaashaan unoqdaan sidee loojabin donaa yuhuuda??
Soo waxa socdo Hala fahmo blinken iyo jack Sullivan intii xukunka ey katagin wexey adeegsadeen kuwii u shaqeenayey oo carabta aheed
Doowladaha turkiga ubooteynaya mexeey ka qaadi karaan ?
Xm xoog wax loogama qaadi karo. Saameynta turkiga ee dagaalka siiriya waa mid muuqata. Falastiin dhibaatada alaha ka dul qaado yahuuda dhulka alaha la gooyo
Ninkaan wuxuu buunbuuninaa argagaxiso sida alshqbaab oo aan nabad rabin
Kurdiyiinto ilaam miyaa
Maracade wnkusalaamay laakiin laga kadaa mucaaradka ee ugu yeedh dadka dulman ee xuroobay
Wuu Ku daayay bashar Asad oo u haystay mesha inuu abihii uga haray mucaradka oo xawli Ku socda. Maalmo Kuma qadanayso mar haday magaladii xama sii galayaan. Casimadana way Ku xigta siday wax u socdaan mucaradka xoog roon
Way cadahay turkigu waa nato waxaana uu qaabilsanyay wadamada islaamka dagaalka gaza ayuu kasocday xagaas ayaana lawada eegaye maxaa shiico iyo suni keenay waa in xisbulah laga jaro hubaynta iran hadaba dagaalka sadexaad wuu bilaabmay
🥺.🥺. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤