MAANTA WALSHY SAMIRA SIMAN OO GORMAD DAG DAG I SAMISAY WALL LAN ILEYHI NAMHDKO🥰🥰🥰

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 164

  • @falastiinmoussa9083
    @falastiinmoussa9083 3 หลายเดือนก่อน +29

    Nolol adaga kujirta wlhi ilahey hakula garab galo abayalow gabdhha ilahey wax siiye oo abayadan dawado ilmaha xitaa jodariyaal iyo sariiro ugu gada aduun iyo aqiro kala badane😢

  • @Skylyrics4059
    @Skylyrics4059 3 หลายเดือนก่อน +46

    Abaayo qasaalad miiqo waye hadaan haynlahaa wanku gadi lahaay soomaliyy walashn ilmo liy waye qasaald ugada ❤

  • @aragsanahmed3169
    @aragsanahmed3169 3 หลายเดือนก่อน +9

    Qofkii awoodo qasaalad ha u iibiyo gabadhan qofkii wax haysta ha ogaado wlhi miskiin weeye stess baa haya

  • @CilmiCaasho-vq1cs
    @CilmiCaasho-vq1cs 3 หลายเดือนก่อน +9

    Alle haku cafiyo abyo salada badso iyo alla bariga iyo saliga nabiga scw somali maxamed aan wllsheyn mel dher garsino abyo niyda qer usheg wad gulesanee samirana wll fcn waye wlhi alle haku dhafo amin yarbi

  • @Hafsabilanqis
    @Hafsabilanqis 3 หลายเดือนก่อน +36

    Ikraan walalay saliga nabiga scw iyo لا حول ولا قوه الا بالله aqriso 😊

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 3 หลายเดือนก่อน +9

    Ikraaney ilaahay haku cafiyo lkn koley waad isla hadashay xabiibty markaad fakarto 2 rakco tuko istiqaarso saliga aqriso caruurtana xogaa inay wax jarjaraan kayara celi xbbty ilaahay isku xir malin hamigaaga waad gaari insha allh❤❤❤❤

  • @caaishaxuseen5479
    @caaishaxuseen5479 3 หลายเดือนก่อน +28

    Abayo alle ha ku cfiyo ikraaneey quraan aqriso duko saliga nabiga aqri gabdhaw anaga gabarta saas yeelnay aan share u dhahna veiws fcn see u hesho u farxdo gabdhaw alle ka baqa dadka wax hysta 1m gaarsiisaan 😢😢

  • @iskufilanahmed2572
    @iskufilanahmed2572 3 หลายเดือนก่อน +9

    Masha Allaah bayo ilmaha ilahey hakula korsho Fadhiga Waa qurux 🥰

  • @deqomohammed194
    @deqomohammed194 3 หลายเดือนก่อน +8

    asc
    allaha hakucafiyo abaayo
    istiqfarta bari iyo saliga nabiga
    waad guleysan

  • @FaisaFaisa-h4w
    @FaisaFaisa-h4w 3 หลายเดือนก่อน +7

    Gabadha wehel bay rabta guri la daganyahy qol ka daji cidladu waa dhib walhy

    • @HindaquruxHindaqurux
      @HindaquruxHindaqurux 3 หลายเดือนก่อน +2

      Qof ilmo heysto cid mala dagi karo abyo anaa taas dhibkeda arkay allah usaqiro maskiinta

  • @anabmohamed3827
    @anabmohamed3827 2 หลายเดือนก่อน

    culeska Alle hakaaduqaado abaayo

  • @xananabdullahi2342
    @xananabdullahi2342 หลายเดือนก่อน

    Ilahey haku caafiyo walashey ❤

  • @ShukriCali-mb9xt
    @ShukriCali-mb9xt 2 หลายเดือนก่อน

    Allh ku cafiyo abaayo aniga sas isku arkay

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 3 หลายเดือนก่อน +8

    ILAAH. HACAAFIYO. IKRAAN. KAWAR HAAY ABAAYO
    SAMIIRA. ILAAH. CARUURTA ILAAHEY. LAKORIYO❤❤

  • @MinhalOmar
    @MinhalOmar 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ha ku caafiyo abyo

  • @NdIrb
    @NdIrb 10 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah walaala isjecel❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 หลายเดือนก่อน +17

    Subxanalah alah u gargaro miskinta 😢 stress ma ku qbtey istaqfarta badiso waa adunyo laba galin

  • @Aliaahmed12
    @Aliaahmed12 3 หลายเดือนก่อน +6

    Abyo stress maa ku dhacay makinta

  • @ismahancumar470
    @ismahancumar470 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allah caafiyo abaayo hada aragto hooyo kici weysey o guriga hoosha qabsan kari weyday waxa ku dhacay qalbi jab allah walashey quranka aqri waqti walbo suratul baqaro aqriso salada waqtigeda ku tuko sunadana ku dar allah ku xafido

  • @UmoZaki
    @UmoZaki 2 หลายเดือนก่อน +1

    Inantan waxa lana haysa iyo fikira qofka marka jeebkisa madhanyaya.❤

  • @fivefamily5
    @fivefamily5 3 หลายเดือนก่อน +8

    Sidee jecashahay ilahay ha u yeelo miskiintaa😢😢😢

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ikraan abaayo niyada ha iska jebin dad waxaa jira haday wax yar fakaraan niyada iska jebiya marka abaayo mar walba oo Aad walwal iyo fakar dareentid salaad tuko ilaahay bari mar walba allaah isku xir allaah tala saaro allaah xagiisa u carar ducada badso istaqfaarta waxaadba niyada ku dhisataa wax uusan allaah kuu qorin inaysan kugu dhacayn wixii allaah kuu qorayna inaysan cidna kaa celin karin marka qofkii allaah isku xira oo tala saarta ilaahay ma dayacayo in shaa allaah niyada khayr u sheek wax kaa maqan maleh maadama Aad caafimaad qabtid kuwo waxaa jira sariir saaran oo aan dhaqaaqi karin dhexda xiro xabiibtii caruur yar yar baa ku sugaya quraan isku akhri guriga quraan u shido adiguna intuu ilaahay kaa baray akhriso wax walba khayr in shaa allaah walaashaa samiirana ilaahay hakuu daayo

  • @HamdiIbrahim-t5o
    @HamdiIbrahim-t5o 3 หลายเดือนก่อน +5

    Abayo culeska Allah kaqado walashana Allah kudaayo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ikaraan abaayo niyada ha iska jebin dad waxaa jira haday wax yar fakaraan niyada iska jebiya marka abaayo mar walba oo Aad walwal iyo fakar dareentid salaad tuko ilaahay bari mar walba allaah isku xir allaah tala saaro allaah xagiisa u carar ducada badso istaqfaarta waxaadba niyada ku dhisataa wax uusan allaah kuu qorin inaysan kugu dhacayn wixii allaah kuu qorayna inaysan cidna kaa celin karin marka qofkii allaah isku xira oo tala saarta ilaahay ma dayacayo in shaa allaah niyada khayr u sheek wax kaa maqan maleh maadama Aad caafimaad qabtid kuwo waxaa jira sariir saaran oo aan dhaqaaqi karin dhexda xiro xabiibtii caruur yar yar baa ku sugaya quraan isku akhri guriga quraan u shido adiguna intuu ilaahay kaa baray akhriso wax walba khayr in shaa allaah walaashaa samiirana ilaahay hakuu daayo

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 3 หลายเดือนก่อน +5

    Abaayo illaahey hakucaafiyo intii kaabaaqatay iyo inkabadan kan kaliya illaahey hakaasiiyo ❤❤❤

  • @malkiabintishurie6372
    @malkiabintishurie6372 3 หลายเดือนก่อน +4

    First coment horey usoco hoyo fican ikranita ina sahal❤❤❤

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allaah haku caafiyo abaayo qur an aqriso istiqfarta badso iyosaliga nabiga scw ❤❤❤

  • @fariihasaiid3522
    @fariihasaiid3522 3 หลายเดือนก่อน +8

    ILAAhay ha ugargaaro wll abayo istiqfarta iyo saliga nabiga badso gurigana casarka iyo arorta al baqra ku shido abyo caajis ma daremaysid fudayd ba noqonasa

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha ku caafiyo macanto

  • @hamdiahmed2307
    @hamdiahmed2307 3 หลายเดือนก่อน +2

    MashaAllah IK waku tageraa gabar maskiina tahay horay usoco walashey

  • @ifrahdahri
    @ifrahdahri 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo ilahay hakucafiyo waxa fican laheed dabaqa Samira dagantahay inad qol ka radsato cidlada ma ficno albaqra shido mar walbo

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 หลายเดือนก่อน +5

    M.a illhy xogeda ha uprakeyo smira adina illhy hku cfio pyo 😢🤲🏻

  • @Zahralive
    @Zahralive 3 หลายเดือนก่อน +11

    Masha Allah true sisters ❤❤❤

  • @sarah.a4096
    @sarah.a4096 3 หลายเดือนก่อน +4

    Allah hakucafiyo walashey ❤

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa desmoraal wlhi 😢

  • @basroibrahim7526
    @basroibrahim7526 3 หลายเดือนก่อน +2

    Illahy ha ugargaaro maskiinta abayo Adna ajar allaha ka siiyo

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 3 หลายเดือนก่อน +4

    AAMIIN ❤

  • @falisa576
    @falisa576 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walalo kasta o is jecel Allaha is ku
    Daysto. joodarga ad bu u duqoobay
    Iska tuur ku dheh jiro yeysan ka qaadine

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 2 หลายเดือนก่อน

    Abyo ilahey haku cafiyo

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 3 หลายเดือนก่อน +2

    Walaaalqheena awooodo gabadhaan ha u gadaan qasalad maskiinta

  • @aslihassan7714
    @aslihassan7714 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mash allah abayo allah ku caafiyo hormar ayaan ku rajay nayaa

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah illahey xogaga ha kubarakeyo abayo samiiro😢😢❤

  • @maryamocabdiraxman
    @maryamocabdiraxman 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha allah

  • @ShukriYusuf-y5e
    @ShukriYusuf-y5e 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ascwrwb abaayo allaah ku caafiyo wallaahi qalbigaa ka.murugooday hooyo caruur yaryar haysato waa dareema. Adkarta badi quraanka akhri isbital aad vatemiinada iska soo fiiri telkaada isoodir allaah ku caafiyo

  • @ilhancadeey1743
    @ilhancadeey1743 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah abayo ilahey haku cafiyo ❤❤❤

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa allaah ifkaa laguyahay walaal ee allaha ku caafiyo

  • @zainabmoha1835
    @zainabmoha1835 3 หลายเดือนก่อน +6

    maaskiin dheh i feel sorry for her
    ayadba walal kasowaar donayo hesaato iskasamiir dheh

  • @NasirJeyte
    @NasirJeyte 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qasalada waa meeqa aba

  • @AbdikariimHassan-h1k
    @AbdikariimHassan-h1k 3 หลายเดือนก่อน +4

    From samiira ziman❤

  • @R4Y4N-y9m
    @R4Y4N-y9m 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah samiira walaal jirta. Abaayo adigana ilaah haku caafiyo isu roonow adkaarta badi. Insha alash maalin lee aa gabdhahaada markay kuu weynaadaan aa dhahi doontaa habaryar soo caawiya.❤❤

  • @RamlaMuzamil
    @RamlaMuzamil 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abyo istiqfaarta badso😢❤

  • @fivefamily5
    @fivefamily5 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alla sameera qosol iga dhameesay😂😂

  • @phaizaqueen7388
    @phaizaqueen7388 3 หลายเดือนก่อน +2

    😢abyo allh culeyska ha ka qaado😢

  • @FaadumoNaahi
    @FaadumoNaahi 3 หลายเดือนก่อน +2

    allah haku caafiyo wlal culayska alla haka qaado

  • @nacimanacima5717
    @nacimanacima5717 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallh tabarakallh quran isku akhri wllo istiqfarta badi ilaahay ba faraj ku furaya inshallh ❤

  • @maslah345
    @maslah345 3 หลายเดือนก่อน +2

    AMIIN YAA RABI

  • @ruunayraaliyo
    @ruunayraaliyo 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allah haku caafiyo wll mcn

  • @mohamedaminsheikh4430
    @mohamedaminsheikh4430 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo culeska Allah kadul qaado

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allaah ilaahay hacaafiyo war soomaaliye qofoka fiyuususka u baahan oo ajar kahelesan ee shere u sameeya waxa laga yaaba Yuotube ka niyada jabataya ee caawiya gabadha🥹

  • @maslah345
    @maslah345 3 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHA KA KORQAADO JUUCA QUR'AN HA ISASAARTO IYADA INAY ISKU AQRISO WAAYE SALAADA SUBAX IYO SALAADA MAQRIBKA KADIB

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 3 หลายเดือนก่อน +2

    M fiyooba ilh hala garab galee ❤

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 3 หลายเดือนก่อน +2

    Illahow cafi😢😢😢

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamii ALLAHA kucafiyo cafimaad qeer qabo ALLAHA kusiiyo

  • @nasramchannal
    @nasramchannal 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alllah haku cafiyo abyo

  • @Caishacabdullahi-jw3pt
    @Caishacabdullahi-jw3pt 2 หลายเดือนก่อน

    Ikran abayo alle haku cafiyo Dumarland gabadha kor u qadada alle dartis waa hooyo ilmo korsaneso oo karti leh

  • @AyaanleAbdul
    @AyaanleAbdul 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ku caafiyo my sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
    @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg 3 หลายเดือนก่อน

    Maskiin illhy ha ugargaaro walahi aduunyo waaye hooyo dhiban aan Kala kicino gawadha ushergarey

  • @hawasamey6244
    @hawasamey6244 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah ❤❤❤❤❤

  • @FardowsaOsmanAdan
    @FardowsaOsmanAdan 3 หลายเดือนก่อน +1

    wankufirso abyo 😢

  • @hanaashafici7231
    @hanaashafici7231 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo tvga mesha talagada kasoqadeyday kudhaji fadhigane qeebta tvga geey qurux uu kunoqonaa ismashquli abayo dad waxa jiro waxey cunan hesan alxm dheh wax uun waheleyda haba yaradane

  • @Najmomuse-vf5dg
    @Najmomuse-vf5dg 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilhy haku caafiyo

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallh iscawin wangsan

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 3 หลายเดือนก่อน

    Allah caafimaad taama haku siiyo wllo quraanka akhri laaxawla walaa quwata ilaabilaah akhri

  • @MuxuboDhool
    @MuxuboDhool 3 หลายเดือนก่อน

    Qosolka wd iskaga egtihiin wllo wada jira culeyska Allah hakadulqado abyo❤

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah 😊😊

  • @Kiki-r3j
    @Kiki-r3j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo albaqra malinkasto daro

  • @malkiabintishurie6372
    @malkiabintishurie6372 3 หลายเดือนก่อน +2

    M.a qurux kurasta❤❤❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 หลายเดือนก่อน

    Samiira ismana ilaaha Ajara iyo xasanaada hakaa siiyo hadii sidaa lasucaawiyo inagana ilaahay wuu inoo naxariisana ee soomaaliye isu naxa❤️👍

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahay cafimad dag dag ah haku soo dajiyo yaa Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @Xakiimaxikma
    @Xakiimaxikma 3 หลายเดือนก่อน

    Asxbta❤siscribe isra San sharuudaha ubuuxiyo hooyo ahay

  • @Hibaaqgarad
    @Hibaaqgarad 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha caafiyo

  • @Asho111Cuud
    @Asho111Cuud 3 หลายเดือนก่อน

    Cfmd alle haku siiyo ❤ guul waa dambeysaa guuuuleso culeyska fuded ka dambeeeyo❤

  • @farhiyayuusuf6815
    @farhiyayuusuf6815 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walal la.aan illhay nama dhigo samira xogada Alle haku barakeeyo ikraan Alle haku caafiyo wllshey

  • @laylacismaan-o6o
    @laylacismaan-o6o 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allAh❤

  • @Zahralive
    @Zahralive 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo culeska Allah kadul qaado❤❤😢

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah ikraan iyo samira siman, wada jira❤❤

  • @SalmaSalat-dd8dq
    @SalmaSalat-dd8dq 3 หลายเดือนก่อน

    Maskeen walshey mcn Allah garabka hagalo ❤❤😢🎉

  • @NasteexoMaxamad-g6m
    @NasteexoMaxamad-g6m 3 หลายเดือนก่อน

    Allehakucaafiyowll mnshaAllaah samiro wa walal qali ah❤❤❤

  • @AshuAsha11
    @AshuAsha11 18 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah

  • @qadromuxudiin4951
    @qadromuxudiin4951 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo adkeyso wa laga baxaa saliga NNKH badi

  • @iqrocabdicasiis3174
    @iqrocabdicasiis3174 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤

  • @Beingme541
    @Beingme541 3 หลายเดือนก่อน

    Fadhiga wow waye lakin maro gasho oo leadher eh

  • @WalalAmun
    @WalalAmun 3 หลายเดือนก่อน

    Wa aniga iyo walashey sabirin 😢😢 wan u xisaay wlhii san o kale ba isku cawiinjirnaay

  • @rabiicomaxamoudmaxamed9221
    @rabiicomaxamoudmaxamed9221 3 หลายเดือนก่อน

    sorry abyo ilhay ha ku cafiyo culska alhah ka dulqado 😢😢hoyo tahe

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 3 หลายเดือนก่อน

    Maraqa maxaa umiiri waysay alla rabiyow ku caawi

  • @NasteexoShekhcali
    @NasteexoShekhcali 3 หลายเดือนก่อน +1

    Miyay xanusatay abayo

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah qurux oo noqday fadhiga allaha kucaafiyo abaayo macaan ❤❤❤

  • @falisgureey422
    @falisgureey422 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ugad qasalad gabadha walashaya maskiinta

  • @shushuahmed2642
    @shushuahmed2642 3 หลายเดือนก่อน

    MashAllah Samiro abayo wanagsan waye ❤❤❤❤❤