LACAGTII HOOYO BAA KUSO CIYAARAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 913

  • @mohinzoking6036
    @mohinzoking6036 5 ปีที่แล้ว +724

    Qofkii ay hooyadiis nooshahy like ta ii saar

  • @sumayaibrahim8870
    @sumayaibrahim8870 5 ปีที่แล้ว +266

    Ruuxi hooyadis u noshahay maan ta waa iga nasiib badan yahy😭😭hooyo mcn alle hakuu naxariisto 🤲🤲

  • @fiifii8276
    @fiifii8276 5 ปีที่แล้ว +248

    Aniga hooyadey we itaqana suuqa marke ii dirto anoo qoslaayo irida hadaa kaso galo wax aan la'ii dirsan dhan bacda ku wada😂😂 illahow hooyooyin noo dhaaf❤

  • @Maqsud-t
    @Maqsud-t 5 ปีที่แล้ว +128

    Fartuun I love your hooyo Allaha isku kiin deeyo hooyadeey soo xusuustaa markaa idin daawado
    Qofkii hooyadii la joogo oo isku meel ka soo toosaan iga nasiib badan wlhi

    • @maryamamohamad3931
      @maryamamohamad3931 5 ปีที่แล้ว +4

      Shukri Mohamed waa runtaa abaayo waa qof nasiib badan qofkii hooyadii kaso agtooseyso subax kasta maansha alaah

    • @ayn-m266
      @ayn-m266 5 ปีที่แล้ว +1

      Ala nasiib bdna qofka hooydi agteeda kso toosa😳 anuun baa dreemya that feeling😭😭

    • @farhiyaali5079
      @farhiyaali5079 5 ปีที่แล้ว

      Waaw

    • @farhiyamohamed7961
      @farhiyamohamed7961 5 ปีที่แล้ว

      Aniga markan 4 jir aha igu danbeysay hooyadey ma arag naxaristeeda iyo jclkeda wlhi markan arko qof Walidkisa la nol wn qiirodaa alxm wey ii noshy wxa jira dad an hooyo laheyn😭

    • @sumayaibrahim8870
      @sumayaibrahim8870 5 ปีที่แล้ว +1

      Hooyo la anted waa ciil wlhi 😭 3bil ee nolasheyda ka maqantahay in an nolahay isma moodo hooyo mcn alle hakuu naxariisto 😭😭😭 naxariis badaney😭😭

  • @xawarawda3279
    @xawarawda3279 5 ปีที่แล้ว +46

    Fartuun hooyadaa waa ilbax fariid ah anigana ma jecli in lacagta laguciyaaro wayo hoyadaybaa sidanoo kale iila hadlijirtay intaanan guursan imika islaan caadiyaan noqday 😍😍😍

  • @whehwr
    @whehwr 5 ปีที่แล้ว +14

    I’m so glad I found your videos!! I love listening to our people talking in our language 🥰

  • @yahyesergio8601
    @yahyesergio8601 5 ปีที่แล้ว +36

    Wlhi waan ilmeyay my mom soo xasustay wana uxisay jecliya hoyo marke wax ku shegeso waan idin jclhy hooyo oo dhan 😘❤❤

  • @hodanhuseinibrahim6984
    @hodanhuseinibrahim6984 5 ปีที่แล้ว +42

    wlhi vidoe iga qosol badan maan arkin aniga iyo xaajigayga ayaa wada daawaneynay aad ayaan uga helnay vloggan wooooow Fartun walashay tageero wayn

  • @Somaliniqabi
    @Somaliniqabi 5 ปีที่แล้ว +16

    😂 I’m suppose to be washing the dishes but I’m here watching ur videos 😂😂😂 hoyo’s gonna kill me. Supporting you from Minnesota 😘

  • @maymaahmed1164
    @maymaahmed1164 5 ปีที่แล้ว +144

    😂😂😂😂😂😂Abyoo fatush wlh hooyoday aya marwalbo SAS idhado gurigaga marka guursato utasho Kan anaa utaliyo 🤩 hooyoyinka chan wa isku mid

    • @Keyf88-8
      @Keyf88-8 5 ปีที่แล้ว +4

      Waa runta 😂

    • @maryanmaxamed7187
      @maryanmaxamed7187 5 ปีที่แล้ว +1

      G y ayaa u aqriyan

    • @umamuzamilcooking3866
      @umamuzamilcooking3866 5 ปีที่แล้ว

      @@Keyf88-8 subscribe igu cimaamad please

    • @dunioahmed8105
      @dunioahmed8105 5 ปีที่แล้ว +1

      Maymuun Ahmed hooyo waaa hoooyo uun wax walbah wey iyaalan 😂😂😂😂

    • @ruwedoahmed3008
      @ruwedoahmed3008 5 ปีที่แล้ว +3

      walahi ani xitaa guregeena waan qurxin waaye hooyadeyda waxan ku dhaha hooyo yuruba joognaye aan so gadano cooska guriga lagu sharaxdo iyo ubaxyo nag walahi waa lee diide waxan u maleeyn jire aniga kaligey ileen waa hooyoyinka soomaalida oo dhan

  • @Keyf88-8
    @Keyf88-8 5 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi hooyooyinka Somaliyed waa isku mid marka wax so gado xitaa hadee lacagtada tahay xitaa wey ku weydine xisaab alow daa all Somali moms 😘❤

  • @mocade_1
    @mocade_1 5 ปีที่แล้ว +100

    Kkkkkkkkkkkk maamada waku heesta guriya laqurxiya maqashay markase geedo dhicisyo ah iso iruurisay 😂😂😂

    • @Saara12p0tr
      @Saara12p0tr 5 ปีที่แล้ว

      Mo Cade 😂😂😂😂😂😂

    • @sumayaabdirahman5931
      @sumayaabdirahman5931 5 ปีที่แล้ว +1

      Mo Cade hhh

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Mo Cade wllky izoo booqo ,subscribe

    • @aaminacraxmaan8363
      @aaminacraxmaan8363 5 ปีที่แล้ว

      Mo Cade 🤣🤣🤣🤣

    • @afiifahabdikariim3373
      @afiifahabdikariim3373 4 ปีที่แล้ว

      Mo Cade
      Kal iyo laab u qoslay wlh aniga midaan isku mid 2deena hooyo isku mid mshllh allow ino daay

  • @anasmohamed8079
    @anasmohamed8079 5 ปีที่แล้ว +56

    Fartuun gabar baariyaa tahay Allah ku sahlo wiil wanaagsan oo boqor ah ❤🙏😁😁😁

  • @Zlacehi
    @Zlacehi 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc. Aniga Hooyadey ma arag 23years insha ALLAAH sanadkaan aan soo arkaa ii soo duceeya ayadoo nabad Caafimaad qabta anigana sidoo kale.

  • @filsanqurux6899
    @filsanqurux6899 5 ปีที่แล้ว +16

    Mashaallah wllhi Markan arkay video aniga ayan that is xasuustay sedan an ahay Markan suuqa aado marka 2lee dero waxan soo qaada 6shay markas ayay hooyo idhadaa adiga Markan wax Ku diroaxa wax kale uso gada marka Allaha noo dhaafao hooyoyen keena😂😂😂🤗🤗 beautiful video jazaakallah

  • @ISKOBCI
    @ISKOBCI 5 ปีที่แล้ว +2

    First time I am here, subscribed to your channel Fartun TH-cam channel wey bateene we need people like you 😘

  • @sumayasudi2300
    @sumayasudi2300 5 ปีที่แล้ว +37

    Exactly what my mom says all the time “ gurigan aniga utaalinaya kaaga utaali adiga” 😂😂 they basically telling us that we are just a guest in our own house 🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

    • @adenosman5768
      @adenosman5768 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhhhhhhhhhh Inaa iska joogtiin maa rabtiin

    • @nasriinjama9754
      @nasriinjama9754 5 ปีที่แล้ว +2

      Ooh 😯 yea we are guest in my moms home we have to merry early saa guryeheena ugu taltalino

    • @adenosman5768
      @adenosman5768 5 ปีที่แล้ว +1

      @@nasriinjama9754 fadhida halaga kaco

    • @kordahab8026
      @kordahab8026 5 ปีที่แล้ว

      Wlh kligy ina aha umlynyay sco nya guurso gurigaga ka tali kn aniba lehe😂😂

    • @unolowmanta7508
      @unolowmanta7508 4 ปีที่แล้ว +1

      My mom says that too iyo marka kuwa yaryar iamagtan she be like naa ilmaha Ana dalee kac ilmo dal

  • @anzalcadey969
    @anzalcadey969 5 ปีที่แล้ว +54

    Aniga hooyadey imasokorinin, 😢lknse i would have loved inti saas laidhaho coz that shows concern and love.... Allahuma barik ummahatina, Amin....

    • @warsugantube6654
      @warsugantube6654 5 ปีที่แล้ว +1

      😢 Sidee kale anaa kula dareemaaya arrintaas

    • @maxamadkante3164
      @maxamadkante3164 5 ปีที่แล้ว +1

      Sorry 👊

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Samira Uwes wlzhy izoo booqo ,subscribe

    • @queenofqueens4645
      @queenofqueens4645 5 ปีที่แล้ว

      alle kuma calfin abayo bedel qeyr qabo aad kuwada faraxdan adg inta kula mid ah alle ha idin sahlo

  • @ayannur1334
    @ayannur1334 5 ปีที่แล้ว +25

    Your mom’s reaction was priceless 😂😂😂😂

  • @quindro268
    @quindro268 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah abyo Ur mum is so sweet Masha allah! Waa hoyo reer magal ah ilah haku deysto intii hooyo oo dhimatay na Including my mum ilah ha u naxasiirto. Aamin yaa rabbi!!

  • @amiraomar6110
    @amiraomar6110 4 ปีที่แล้ว +4

    Ma sha allah sis الله يحفظ لك أمك و امهاتنا. 💕

  • @nasrafaisal9885
    @nasrafaisal9885 5 ปีที่แล้ว +3

    I miss my mom😭😭😭 she was funny and nice Allow hooyoyinken nodaa Adunka Hooyadey macan ban ugujeclahay❤️❤️❤️

  • @rayanmohamed6730
    @rayanmohamed6730 5 ปีที่แล้ว +149

    Kkkkk wlhi hooyinka somaliyed dhan waa isku mid ma ugola in lacagta lagu ciyaaro videogan hooyadey aya so xasuustey marka dukanka waxka downo sidas cml aya la iweydina kkkk allaha now dhafo hooyoyinkeyna abayoh

    • @najmojamaal577
      @najmojamaal577 5 ปีที่แล้ว

      😍😍😍😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀❤❤❤❤❤❤🤩🤩🤩😍😍😍😂😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😯😯😯😯😯😯😯😯😍

    • @yamaibraahim124
      @yamaibraahim124 5 ปีที่แล้ว

      Amiin alpo

    • @naraclrxmaan9954
      @naraclrxmaan9954 5 ปีที่แล้ว +1

      Woooow abayo

  • @nia8672
    @nia8672 5 ปีที่แล้ว +5

    Fartun: Shaan xaban sogadaay
    Mother: shaan xaabo aah!!!!!
    😂😂😂😂😂

  • @Fallandurduro82
    @Fallandurduro82 5 ปีที่แล้ว +22

    Fartuun gabar hooyadeed baari u ah maasha allaah 😘😍😘😍🌷

  • @jazminewaters2404
    @jazminewaters2404 5 ปีที่แล้ว +3

    Your mom is right plastic plants are actually toxic and pick up dust. Real plants will get rid of dust help your breathing and also easy stress as the colors are good for the mind. She head of time

  • @qaaliqurux8088
    @qaaliqurux8088 5 ปีที่แล้ว +14

    Fartun i watched the whole vlog sis Wallah i love your vlogsss.💖😍

  • @nashiali4316
    @nashiali4316 5 ปีที่แล้ว +14

    your mom is really funny 😄 every somali mom❤️❤️❤️

  • @nasra6098
    @nasra6098 5 ปีที่แล้ว +9

    Nah that’s it. We need to open gofundme account and get my girl that bedroom 😂. Love you always ❤️❤️

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  5 ปีที่แล้ว +3

      Lol the thing is money ain’t the issue but my room is a prison cell! Nothing fits it

    • @daudmohamedahmed3614
      @daudmohamedahmed3614 5 ปีที่แล้ว

      Masha Allah nin lee ka maqan

  • @mahbubkhalif9670
    @mahbubkhalif9670 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah fartun wusulketha qusul kala kasiqatha ilahay hakusharfa tuney

  • @apdirizaknaik593
    @apdirizaknaik593 5 ปีที่แล้ว +9

    Ileen wxd u gursan ladahaY hooyadaba ku nool.ilahay hoyada haku daaYo dhanyseY

  • @mohamedabdiazizsanxariir917
    @mohamedabdiazizsanxariir917 5 ปีที่แล้ว +2

    hooyadaa waa hoyada ugu wangsan hooyooyinka illaahay hakuudaayo masha allah
    lactaada iyo lacagtayda in lagu ciyaaro marabaa ideeqday

  • @saadiadahir7275
    @saadiadahir7275 5 ปีที่แล้ว +4

    I miss my mother, MashaAllah fartun u have amazing Hooyo 💕💕

  • @shanisharif3406
    @shanisharif3406 5 ปีที่แล้ว +9

    hhhhh XaQiiQ Hoyoyinka Somalida waisku mid Wlhi Fartuney Hoyadey iso xasuusi Suuqa markan adaa Lacagteda kuso bashali jiri😍ilahow hoyoyinken Udambi dhaaf dhMAnten

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 5 ปีที่แล้ว +11

    Wlhi hooyo yinkeen waa isku mid allah nodesteen faajo faajo dhan kam helaan

  • @whataload0
    @whataload0 4 ปีที่แล้ว +3

    This makes me miss my grandma she lives overseas 😫😫

  • @LadyofLeisure.
    @LadyofLeisure. 4 ปีที่แล้ว +3

    Your mum is right about the plants. Real plants are good for oxygen x

  • @deeqaqurux9858
    @deeqaqurux9858 4 ปีที่แล้ว +4

    Marwalba comments hooyo ku lifaaqan wajclhy ina aqristo one love my pple

  • @mandeqsiyad3712
    @mandeqsiyad3712 5 ปีที่แล้ว +7

    Lacagtayda waso celinee wallahi ee dhahday illahy no daayo hooyo 😍😍😍

  • @Rodomaxamed-l9j
    @Rodomaxamed-l9j 9 หลายเดือนก่อน

    Allah ilahayow hooyonika no daa inta dhimatay nah naxariisto dhamaan hooyoyinka waa isku moda❤😂

  • @maryamaabdi6154
    @maryamaabdi6154 5 ปีที่แล้ว +3

    Hahha mashallah ya mum is hillarious, may Allah protect her. And yes ya have pronounced gifflar correctly. Love from reer Sweden.

  • @msomali431
    @msomali431 5 ปีที่แล้ว +1

    Horta masha allah wali ma arkin gabar iyo hoyaded sidaan uwada shekesanaayo wana ku farax sanahay ninki ku helo ayaaba nasiib leh qof sidaan dhan uwanaagsan oo famil wanaagsan kasoo jeedo alla haidin barakeyo

  • @fardowsamohamedamiin9229
    @fardowsamohamedamiin9229 5 ปีที่แล้ว +16

    Kkkk alla mexey isku mid yihiin hooyooyinka
    Hooyadey saaaan waaaye hhh

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 5 ปีที่แล้ว +2

    Fartuuun Adi iyo Familkaga Mar Vlog noo so sameeya please😍😍😍😍😍😍
    Masha Allah Hooyo Allah ku daayo

  • @sumayanuux8081
    @sumayanuux8081 5 ปีที่แล้ว +6

    Apayo fartuun wlhi hooyo igu yelo mel kaste ka jirtaa so funny

  • @anasmohamed8079
    @anasmohamed8079 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah fartuun sheekadada iyo qpsolkaaga iska Jeclahay Allah ku deesto , Amaaba asxaabtada ka mid noqdaa aan markasta codkaada maqlee ,

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 5 ปีที่แล้ว +12

    Assalamu alaykum my beautiful sister mash Allah may Allah proctor you guys daughter and mother you guys have fantastic relationship mother and daughter .my sister fartun you are a good role model to Somali girls.🌹♥️🌹

  • @ismaanindhacade6278
    @ismaanindhacade6278 5 ปีที่แล้ว

    Walahi markan ku soo biiray Chanel kada dhamantooda waa fiicanyihin lkn kan waxa rubeysanaya waa kan wanagsan masha allah hooyada allaha ku barakeyo

  • @samisfamily5703
    @samisfamily5703 4 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂 Me: kii suliga waaye mom: Waa celinee kaas😂

  • @malyunhashi5711
    @malyunhashi5711 5 ปีที่แล้ว +2

    Manshaalaah tabrklaah
    Hoyo fcn baa ku dhashay
    Ilhay haku xiftiyo

  • @jamaadelmi4466
    @jamaadelmi4466 5 ปีที่แล้ว +5

    Cresent in English rootigaas baa la yiraa.
    More hooyo kusoo dar she's so funny, she makes the video more test.
    Illaahey haku daayo hooyo macaan.

  • @قمرموسي-د8ن
    @قمرموسي-د8ن 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha alaah hoyadaa qtar waye wa iska jeclady🤩❤❤

  • @ubahxeyle8362
    @ubahxeyle8362 5 ปีที่แล้ว +6

    This is exactly me and my mom 😂😂 i will show her this video
    Cagaar iyo qiiq ee u badan yihiin😂😂

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 4 ปีที่แล้ว +3

    hooyo mcn haka celin gabadha alabta u dhaaf mamo masha Allah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xuriyoshiiq2669
    @xuriyoshiiq2669 5 ปีที่แล้ว +4

    Asc fartuun cadey iyo hooyadeed waan ka hela wana idin tageraa masha allah wll hooyo wad gashay keep going❤❤😍❤😍😘😍😘😍❤😍

  • @Mumtaz_20
    @Mumtaz_20 5 ปีที่แล้ว +2

    M.a fartuun wxn ku jclhy wxy thy ku faanta waan ka helaa video horey u soco

  • @almaba755529
    @almaba755529 5 ปีที่แล้ว +3

    Omg you’re same with my sister, hooyo ayaa Wax yar u direeysa Lkn gaadhi iyada oo wadata ayaad arki..... lolz 😂 I love you guys ❤️❤️

  • @nimoahmed8759
    @nimoahmed8759 5 ปีที่แล้ว +2

    Wwwwwwwww
    Mash allah
    Wllhi hoyadey aan soo xaasuustay markaa keeno wax aan lee dirsan
    Allaa nok dhowro hooyooyinkeena

  • @foosmahamed1363
    @foosmahamed1363 5 ปีที่แล้ว +9

    fartun ala waa igaqoslisay wlhi lacagta mamada wakusobasashay fanny ayaa tahay xabibti ❤❤

  • @SomalidramaMusalsal
    @SomalidramaMusalsal 2 ปีที่แล้ว

    video gii ugu horeyey e an kugu bartay Fartun Duuvet 2019 kii🤞🤞

  • @legoforzo
    @legoforzo 5 ปีที่แล้ว +5

    Duqda wxy taagan tahay:
    "Al xaasil aniga lacag baa kuu dhiibtey....."

  • @fertunmehamud843
    @fertunmehamud843 5 ปีที่แล้ว

    Masha alah caloshada xitaa wexey u bahan tahay waso. Qadatay. Alaaha hadu ale yahay hooyada sii lacagtaad kaso qarash garaysay gabarayahaya fariida.

  • @esra7989
    @esra7989 5 ปีที่แล้ว +7

    Walahi
    Your mom is really funny masha Allah 😂😂😂
    And hello in Swedish is HEJ abaayo

  • @bahjahamza1082
    @bahjahamza1082 4 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂 Gurigaaga markii lagu guursado u tasho Kan anigaa utaliyo💯💯✅ Hooyinka dhan waa isku mid anigaba markan wax qaso saas oo kalae lay MOM idhahaa aniganeh waxan dhahaa Hooyo maalkaaga wan ku barbaranaa INAN Hit ah in laga wato soma rabtid 😂😂😂

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 5 ปีที่แล้ว +3

    Love you and your mum sis masha allah. Wish I could have chats like that with my mum.
    Eegu soo ducaya hooyaday anigoo yar bay dhimatay Allah ya rahma😍

    • @manafrombeydhabo5817
      @manafrombeydhabo5817 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin walahi xanuunwaaye hooyada Allah unaxriisto iyo hooyooyinka muslimiinta oodhan

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  5 ปีที่แล้ว +1

      allaha u naxariisto hooyadaa walaal,janadana allaha ugu bishaareeyo

    • @itz_Marwa456
      @itz_Marwa456 5 ปีที่แล้ว

      Allah yarxumu maamo sharaf guulayso adna wlalo

  • @malikiyasaeda6299
    @malikiyasaeda6299 4 ปีที่แล้ว +1

    i wish hoyadey san inu xirirkena ahani laha love it wlhi

  • @ilhaanm5050
    @ilhaanm5050 5 ปีที่แล้ว +4

    Your mum is soo funny, Masha Allah 😂😂

  • @akamustigangchannal5546
    @akamustigangchannal5546 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay dartiisa iku soo booqo my youtube Chennal keeyga iina saara Subcribe asxabeey waxaan gaari rabaa 1k asxabeey ilahay walidkiina janada hakeye 🙏🙏🙏🙏🇸🇴

  • @Bishaar508
    @Bishaar508 5 ปีที่แล้ว +22

    Sagaashan digsiyaan heestaa intee digsiyada u wadaa 😂 😂 lacag ku dheel aa tahay allow hooyo soomali qeyr siiii Amiin wax sadaqo ah ma ku juraan miyaa 😂 😂 😂 😘😘😘😘😘

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      yarta Omarbbbv wll subscribe igu caawi

  • @umuamaldecoratinghouse
    @umuamaldecoratinghouse 5 ปีที่แล้ว

    Mamada 90digsiya heesta maxa digsi igu so gaday😂😂 masha allah ilahay hano dhaafo hooyoyinkayna somaliyed ee jecel marwalbo inan u noolaaano siwanaagsan oo xoolahayna dhaqaalesano wa hoyoyinka dunida ugu abaabinta fican ❤️

  • @رفيقاصف
    @رفيقاصف 5 ปีที่แล้ว +17

    Hhhhh masha allah mama aroos ayaa soo dhow anaa fahmaayee habluhu haday aqalka qurxiyaan xaajadu waa dhag hambalyo mama inanta waa la soo doonayaa hambalyo meher wacan boqorada fartuun iyo boqor hhhhhh 7//7/2019 oo meherkoodu ka dhacay UK 😍😍😍😍❤❤❤👏👏👏💸💸💸💍💍💎💎

    • @hibocali3002
      @hibocali3002 5 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah miyaa la guursaday Fartun رفيق اصف

    • @nasrinabdirahman4258
      @nasrinabdirahman4258 5 ปีที่แล้ว

      رفيق اصف waa happy birthday gayga maalintaasi 😍😍😁😁

  • @jeeswaano1666
    @jeeswaano1666 5 ปีที่แล้ว +2

    MAASHAA ALLAH HOOYO SOMAALI YEED IGA DHEH ❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴

  • @filsanmohamed2257
    @filsanmohamed2257 5 ปีที่แล้ว +4

    Fartuuny adinka bus faadi iskaa racysaan anga istaag schoolka ku tagnaa meel fariisano malahn busteena dad la aan mahin 😂😂dalxiiskada baxaayo woow cml hooyo allaha kuu xafido

    • @omarw5124
      @omarw5124 5 ปีที่แล้ว

      filsan mohamed 😂er du her og👌🏻

  • @nafisahassan9947
    @nafisahassan9947 5 ปีที่แล้ว +1

    Fartun hooyadeda ayan ahay qarabow gabadhan lacagteda me isinin 😭😭😂😂

  • @hindi3522
    @hindi3522 5 ปีที่แล้ว +13

    Kuma soo ciyrin alaba qatra uso ibise you and your mother wani jeclahy💋😍😍

  • @Hanad_54
    @Hanad_54 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah maamo waa igaa qoslisaay waa ceelinee kaan abaaayoo family quruxaaan 🥰🥰🥰🥰

  • @zahrabelabeauty7863
    @zahrabelabeauty7863 5 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkkkk masha Allah fartun wlhi wad iga qoslisa

  • @nafisaalin1927
    @nafisaalin1927 5 ปีที่แล้ว

    Fartuuneey habo hooyadaa iyo aniga qofbaan isku nahay camal gabadhàhayga sidaas ban u tacaamulnaa mashallaah allaha idin barakeeyo

  • @maryamamacalin1896
    @maryamamacalin1896 5 ปีที่แล้ว +4

    Hooyo mcn bad hesataa fartuun ♥️♥️♥️

  • @sahrasamatar5745
    @sahrasamatar5745 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wllo fartuun illahay haku daayo hooyo mcn farxad ku noolada abid masha allaah

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 5 ปีที่แล้ว +7

    🤣🤣🤣🤣 hooyo waa hooyo tan anaa leh tan gurigaga u tasho😍

  • @aminaabdullahi6781
    @aminaabdullahi6781 5 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus horaa igalisay hoyadaa iyo hoyadayna codkay iskaga eg yihiin ilaahay hanoo dayo la aantood waa abaaree tankale dacad nimada iyo run sheega ayaan kugu jeclahay walshay hadaan ku arkaba waa balan in aan like kula dhafin sidaad hormar uga gaartid

  • @laqanyolovechannel7100
    @laqanyolovechannel7100 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk hooyo waa IGA qoslisey illaahey hakuu xafido Mac Mac isii hooyo

  • @ayanahmed4288
    @ayanahmed4288 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah walee iney hoyo run inay tahay hoyadey allaha u naxaristee AA ila xisabtami jirtay ilahow hoyoyinkena janada gee

  • @fadumowalashed7746
    @fadumowalashed7746 5 ปีที่แล้ว +6

    wlashy an jeclhy😘😘love u more abyo

  • @intaallejeceljecliyaa3852
    @intaallejeceljecliyaa3852 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah tabarakallah hooyo iyo inanteeda Allow isukiin daa ♥️♥️♥️♥️

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 5 ปีที่แล้ว +10

    Fartuun waad sameeyn Kartaa HABO. IKEA CANADA WAA RAQIIS INTA

  • @aminamohamed9220
    @aminamohamed9220 4 ปีที่แล้ว

    Abyo qali hdlka dadka yusan wax ku dhimin keep going 🥀

  • @anr4578
    @anr4578 5 ปีที่แล้ว +6

    Allh cimri dheer iyo cfmd hku siiyo abyo

  • @rashedbaldi3418
    @rashedbaldi3418 5 ปีที่แล้ว

    Manta aa iigu horeyso channel marka Abaayo waa ku heystaa

  • @انسلعبدى
    @انسلعبدى 5 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo mcn alaha kuu daayo. Ii dhunko hooyo mcn❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹

  • @najaaxcabdullahi1901
    @najaaxcabdullahi1901 4 ปีที่แล้ว

    Fartuun hhhhh waa dhibley wad iga qoslisey mansha allah wey xaali badantahay gabadhan

  • @deqaamin3212
    @deqaamin3212 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashaalaha macaanto mashaalaha I like your style

  • @afiifahabdikariim3373
    @afiifahabdikariim3373 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh wlh hooyo hadalkaas idhahdaa gurigaada sidaa jcshy kadhigo kan aniga leh waan qoslaa ileen guri mahayee😂😂 fartuun 2isku mida

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 5 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءاللہ الله حافظ 👏👏👏👏👍

  • @nimcowarsame5451
    @nimcowarsame5451 4 ปีที่แล้ว +1

    I love your mom Allahuma bareek ♥️♥️♥️

  • @NajmaH586
    @NajmaH586 5 ปีที่แล้ว +14

    16:35 dad ee san aqoonin ayaa marqaati uga dhigtay mamada
    So funny 😂😂

  • @schuman2876
    @schuman2876 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlshy Fartuun Allah haku xiftiyo jeclaan lahaayaa inaan.......Seem

  • @dop9160
    @dop9160 5 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhhhh hooyo like the way she acts 😂💕✌️

  • @ikraanhassan1001
    @ikraanhassan1001 5 ปีที่แล้ว

    Fatush digsida iyo ubaxyada isku nuuc soo qadanay Kalay iska arag waaye IKEA alabtiisa waa jeclahay👌🏼👌🏼