ragas hadu ku wada sheegay sow iskama aqoon karo war ninka badha oo hubiya nimanka helay ee u soo sheegay maxay timaha uga xiiri wayeen ee ugu bedeli wayeen kuwa soo sheegayay naxdin daranaa dadku hada reerkan baa ninki qurxiyay
Wa hadal badaanan, hadal badaan in waqti badan lagu qaato oo media yaha la horjoogsado oo la balawaaso weeyaan dhaqanku. Haddi lasoo gaabin laha arrinta, DNA meesha iska yaal laga faa’iidaysto way hawl yaraan lahayeed.
Cunug yar walisku qabsan kara lakin liskuma qabsan karo nin dadisa wentahay inta ka hor waxa dhacday NIMCO yasin laysku qabasaday. Hargesa oo dhan waba kashakiyay
@@sulubmohamed1584 zxpH Horta ninkan Niman SACAD YONS AH baa ka so ka xeyay ethopia marka moodaayay nin ay ciidamdi ethopia maxaabis u kaxaysten oo dagaalka lugu qabtay dagaalki 77 marka ninmanki soo ka xeyay ee sacad yons waxay Ogden in aanu ninkani ninkodi ahyn marka waxay go aan saden inay ninkan inay ku wareejiyan heerka kale ee sheeganaya inti ay hayena dayci ka ilaaliyen oo ilaaliyen Marka cidna iskuma qabsan D N E in dhig laga qaadana waa laga kaaftomay oo marka ba sacad yons waxay qireen inanu ninkodi ahyn
Mahadsanid daawadefadlan la wadaag asxaabtaada
sido kale waa muhiin inaad nugu Soo biirto si aad ula socoto wararkii u danbeeyay ee dhulka somalida
Numberka sheeg abti daydyaynay nine
2
@@hibodubad3277
Subhana Allah
subhana Allah
Waa darwiish afar xiniyoodle ah ilaahay xaafimaad ha siiyo aamin dhaha.
Abdul Farah waa nin xanuunsan Ilaahay caafimaad ha siiyo
Aaaaaaaaaaamiin yaaaaaaaa ALLaaaaaaaaaaah ❤❤❤👍
Qaldii uu noqdaaba hadhow ayay suuqa kaga tegeyaane maxaa lagaga murmi...
Ninka lasoo helay waxu aad ugu eegyqhay ninka leeh maha walalkay ee adyab askar marka why DNN loga qadi wayey sii shakigaba u hedho subxanlaaah
WALAL ANAN QORAALKAAGA ARAG AYAAN KU FAKERAY SIDAA SHEEGTAY
Ilaahey hausahlo reerkaas walaalkood
markaa ninkan maba aha nin itoobiya xidhay waa nin isku buuqay iska lumay subaxan allah aduunkan hadii qofka miyirkiisa waayo hadu lumo cidna madaydaydo miskiin nin iska silcaaay bay laahayeen itoobiya xidhay
Xabsigii baasoo uu ku xiraanjirey maa la weydiiyo magicii uqoraa ee uu waagii hore sheegtay ninkii xabashi walaal ka dhiganayoow itobiyaan waakaas
War ninka dawladu kharshkiisa ha qaabisho miyanay dawladu dadka tabalaysan masuulka ahan
sheekadan la is sheeganayaa waa argagixiso.
waaar ninku maa badhaasabka inaderkiba qabiilka abokor axmed baaruud bancawl ahaaaa soomaaliya🇸🇴
Nin kan anoow walal key yahay waa ishegi karo melan dakan kala xaririkaro qofki garaneyso heygu cawiso mahad sanidin
ilaahay hscaawiyo. soomali dhibanayaasha waxa ka dhigaan qof cirka ka soodhacay.
Asc tilifoon aan kalasoo xidhoodh no adayaasha haya
Subxaanalaah
dadk 1977 wiil baa nooga maqan awowgay dhalay ila hada wax sheegaya geeri iyo nolol lama hayo kolay way dileen
Hooyadeey ana eedadeed xitaa dagaalka 77 ayuu ku maqanyahay inuu dhintey iyo kale waalaweeysanyahay
Rer waqoyi qofkasta
Haloo kala jaro
yaa yidhi dna ka helaya michine ka
Waa beentii wax mishiin ah oo yaala majiro 😂😂 cadeen haduu jaalo here ayaa loobaadhilahaa
Abtigayna jeelashuu kujiraa itoopia
Dhiigo waa qaali
Mansha Allah guul somaliland horaa loosoconayaa
ninkan xuquuqdiisii yaa u haya
MASHIINKA LAGUBARO CAROE MASHEEGI KARO AMA LAGUMA BAADHIKARO CARONAHA MARKA BEENTA DAAYA OO DADKA HAKHALDINA JAAHILYAHAW.
Bisinka maamulka somaaliland dadka dega maxaa kaqaaldan nimca yaasiin waa 64 jir iyo ninkaan 40 jirka lagu sheeggaay maxaay iskuhaaystaan dadka waayeelka ah dadkii yar yara ma soo dhameeyeen
ragas hadu ku wada sheegay sow iskama aqoon karo war ninka badha oo hubiya nimanka helay ee u soo sheegay maxay timaha uga xiiri wayeen ee ugu bedeli wayeen kuwa soo sheegayay naxdin daranaa dadku hada reerkan baa ninki qurxiyay
walahy hooyadauy inabtigeed xataa dagaalka 77 kii ba lagu wayaay
Ninkani ma aha min kulumay ama Galay dagaalkii 77 wuu ka yaryahay
Da yar ayaa ka qayb gashay.
Ascwtb ninkii yaa loo xukumay ,
Wa hadal badaanan, hadal badaan in waqti badan lagu qaato oo media yaha la horjoogsado oo la balawaaso weeyaan dhaqanku.
Haddi lasoo gaabin laha arrinta, DNA meesha iska yaal laga faa’iidaysto way hawl yaraan lahayeed.
C'est bizarre !!!!!! Qui peut bien être C'est homme ? ???? Un milliardaire perdu ou une star de hollywood...
DNA ayaa eegi lahaa
Horta rer waqooyigu maxay dadka gaboobay isugu qabsadaan qof 80 jir ah o laysku haysto yaab weeye koley hadii naa deynaynin isku qabsiga dadka yaryar isku qabsada maxaa yeelay qof 80 sano jira asagaa xanaano u baahan yaryar idiin faa’iido badan
Hadano nahay reer waqooyi dadka yaha dhintay waano xusna kuwa yaga lumayna waano raadsana sida reer walawayn ma qarxino
@@nuurnuuraan8624 that's the point.. si wanaagsan baad uhadashey inaadeer
Nuur Nuuraan mahadsanid sxb hadaan taada ku raaco ninkaan waxaa lugu qabtay dagaalkii 1977 wuxuu ahaa askari somali ilmo habaabay maaha wa askari soo dagaalamay waxaa jooga meel kasta ragii katirsanaa ciidamada intii nool wey joogaan asagii baa nool dadkiisii iyo deegaan kiisii meeyey xataa magaciisa waa lugu baari karaa waxaa jira DNA anigu hadaba waxaan u malaynayaa in waxaan lacag lugu cuno dadkaan na lacag raagis yihiin ee dad raadis aysa ahayn
Dhiiga ayaa nagu qaali ah walaal..
Nuur Nuuraan waa runtaa masha Allah 👍🏾
Kkkk.mishiinka covid 19 Aya laguu badayaa d.n.a.
Xasid
Waa lubadhikaraa
@@Global.Nature1 How?? Bal noo faa'iidee
@@faizam523 like what
@@Global.Nature1 Sida uu mashiinka Covid-19 u shaqeeyo ee lowgu adeegsan karo baadhista DNA.
DNA ga maa lagu baaro
oo ninka hadaan waligii la xirin hadaa
maxa haystay miyaa la dhacay
🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
What? Sidee looga baaraya cov 19 machinkiisa DNA, maba aha same ilaacad oo loogu talagaley DNA. That’s crazy 🤣🤣🤣🤣😂😂😂
I think they mean microscope
Dambal waa gobolka Siti
waar ninkaa ana garanaya
labo inan buu lahaa midna gadhiba jidhay midna waa ladilay
Cunug yar walisku qabsan kara lakin liskuma qabsan karo nin dadisa wentahay inta ka hor waxa dhacday NIMCO yasin laysku qabasaday. Hargesa oo dhan waba kashakiyay
Jj
GOBOLKA MAROODI JEEX HADAAD HAYSATAAN QALABKA DNA MAAD KALA SAARTAAN NACIIMO YASIIN OO REERKEEDA KACARARAYSO IYADOO CIMRIYA OOD RUNTA USHEEGTAAN
Way kala baxeen nimcaan walaashood maaha way korsadeen
@@umufadumosahra1421 MIYAADA MARQAANSAN TAHAY WARKAAGU WAA WALI CAS MAHARGEYSOO UMADA MASAAKIINTAA DHULKOODA LAGA BOOBAYO AYAA DAYNA NAAG ASAASAQDEY OO TOLKEED KACARAREYSO IYADOO TOBAATAN JIRA WAXAATIHII DAD WADA BAAHAN AWALI HADAAD TIHII LACAGTAAD KURABTAAN HUNGURI AYAA IDINWADO AAKHIRAA WAR JIRAA
@@salahliif7413 ilma yasiin caraale waa ehelkayga iigu dhow .nimco yasiin ma dhalin . Wax ma fahmaysaa .ciday doonto ha noqoto lkn yasiin ma dhalin
@@salahliif7413 dhulka wadankasta oo somaali degto waa la boba.
Adeerkay waa lawayeey cabdi x axmed cilmi dagalka kuweynay 0
War yay ahaayen cidan isku haysataa
Waxa Isku haystay zxpH Sacad yons iyo Dhulbahante
@@cabdisalaanadan4061 zxp markaa yuu noqdey
@@sulubmohamed1584 zxpH Horta ninkan Niman SACAD YONS AH baa ka so ka xeyay ethopia marka moodaayay nin ay ciidamdi ethopia maxaabis u kaxaysten oo dagaalka lugu qabtay dagaalki 77 marka ninmanki soo ka xeyay ee sacad yons waxay Ogden in aanu ninkani ninkodi ahyn marka waxay go aan saden inay ninkan inay ku wareejiyan heerka kale ee sheeganaya inti ay hayena dayci ka ilaaliyen oo ilaaliyen
Marka cidna iskuma qabsan D N E in dhig laga qaadana waa laga kaaftomay oo marka ba sacad yons waxay qireen inanu ninkodi ahyn
@@cabdisalaanadan4061 Mhsdsanid zxp sidaad iigu sharaxdey
Labada dhinac ee isku qabsaday maxay kala yihiin yaa garanaya.
Dhulbahntaa iyo habar jeloce ama habar yunis
@@ahmedliban7035 haa sax.. mahadsanid.