Ma xaq-baa in Isbadalkii Madaxwayne Cirro noqdo Sad-bursiimada Beesha Subeer Awal Maxaynu dooranay?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 23

  • @KastamMur
    @KastamMur 13 วันที่ผ่านมา +2

    ADEER SUBEER AWAL DAL DHAN O JABUUTI LA IDHAAHDO AYU XUKUMA DEE BAL CIISANA SO WEYDI WUXU UGU BADIYEY KURAASTA

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 13 วันที่ผ่านมา +1

    DAWLADII SIYAADBARE SUBEER AWAL REYSALWASAARE AYEY KA AHAAYEEN LSHAN WASIIR OO A AH AYEY LAHAAYEEN MADAXWEHNE KUXIGEEN AYEY AHAAYEEN SAFIIRADA LABA IYO TOBAN SAFIIR AYEY HAYSTEEN MAXAYKU DHACDEY AQALKA SARE EE SOOMAALIYA IYAGAA HAYSTA

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 13 วันที่ผ่านมา +1

      SOOMAALILAND 3QEYBOOD HADIILOOQEYBIYO HALQEYB AYEY LEEDAHAY MAJOORATI AYEY SOOMAALILAND KAYIHIIN

  • @nathra7351
    @nathra7351 13 วันที่ผ่านมา

    Ciro oo ciilqabe ah salaamaad

  • @nathra7351
    @nathra7351 13 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland gurmad qaran buu u baahan yahay Wadankaga somaliland madaxweyne malaha

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 13 วันที่ผ่านมา

    Salaamaad😂😂😂😂😂

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 12 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay baa wax bixiya

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 13 วันที่ผ่านมา

    Dagaalban diyaar uu nahay hadaaanu arap nahay Dagaalka dacawaley aan kasoo dhamaano wlhi Hargaisa lagu kala guuraya

  • @MustafeAhmed-po3uo
    @MustafeAhmed-po3uo 13 วันที่ผ่านมา +1

    Waar habarawaley midooba cid waliba way inagu kac santee markii hore layna kala qaybiyay oo kursiga laynaga qaadee

  • @MustafeAhmed-po3uo
    @MustafeAhmed-po3uo 13 วันที่ผ่านมา

    Reera kale haday xilka usareeya qabtaan cid mucaarad ku ah majirto maxaa kenay in habar awal mucarad lagu noqdo

  • @MustafeAhmed-po3uo
    @MustafeAhmed-po3uo 13 วันที่ผ่านมา

    Anigu waxaan layabanay waxan habar awal tolkay loogu mucaradkayay

  • @abdirahmandiiriye8861
    @abdirahmandiiriye8861 13 วันที่ผ่านมา

    ADIIGA WAXBA LAGAA WAYDIINMAAYO WAXA REERAHA LA SIINAAYO

  • @KastamMur
    @KastamMur 13 วันที่ผ่านมา

    WAR ADEER SUBEER AWAL DAL DHAN O JABUUTI LA IDHAAHDO AYU XUKUMA

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 13 วันที่ผ่านมา

    18 digreeto weeye horta runta ka sheeg
    17 garxajis habarjeclo 16 sidaa ula soco

  • @ibrahimSulub-t3w
    @ibrahimSulub-t3w 13 วันที่ผ่านมา

    Irir samaale dadayeysey awala waxay ka heleen Baad ka naxaysaa

  • @nathra7351
    @nathra7351 13 วันที่ผ่านมา

    Ninkan saajin waa garxajis rerrkan garxajisna waligiis isaq uma talin isaaqa waxaa utalin jirey oo taladoodu ay ku socon jirtey arapka iyo sacdmuuse

  • @nathra7351
    @nathra7351 13 วันที่ผ่านมา

    Shacabku maa la sixrey. Ma shacabaa jira ciro si sharafa kumuu iman sixir buu ku yimid. Waayo lacagtaaba ah sixir cadowga somaliland soo siiyeen ciro iyo xirsi

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 13 วันที่ผ่านมา

    Waxaan aad ula yaabaa Madaxweynaha dhamaan dadka cadaalada iyo wadajirka umada Somaliland jeceli hadh iyo habeen waa lasoo jeedeen
    Waxaa xusuus mudan in lagu soo dirayey kuwa dad ugu xigey oo loo adeegsanayey si loo waxyeeleeyo
    Umada Somaliland waa ka dhiidhiday waa loo hiiliyey
    Waxay dad badani u galeen Godob
    Awgaa
    Inaad Dawladnimadii ku taxdo kuwii aad lahayd iiga hiiliya adigay nusqaan kugu tahay
    Adigu hadaad cadaalad Garan weydey u malaynmaayo cid kale inay dalkan midayn karto

  • @MustafeAhmed-po3uo
    @MustafeAhmed-po3uo 13 วันที่ผ่านมา

    Habar awal ha midowdo wayo cid waliba macarad bay kutee

  • @ibrahimSulub-t3w
    @ibrahimSulub-t3w 13 วันที่ผ่านมา

    SUBEER LAND Isha ka du sakariyoow taariikhda dib u raac Inan yar baa tahayo siyaasi is moodaye

  • @ibrahimSulub-t3w
    @ibrahimSulub-t3w 13 วันที่ผ่านมา

    Saylada iyo sariibada hilibka ma cidbaa kugu haysata

  • @MustafeAhmed-po3uo
    @MustafeAhmed-po3uo 13 วันที่ผ่านมา

    Waar umada hays kudurina