ONLINE FAMILY | RAMADAN SÉRIE | ÉPISODE 08 | FINAL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • ONLINE FAMILY | Waa Film Ka Turjumaya Qiysooyinka Ka Dhex Dhaca Qoysaska Cusub Ee Sida Qaldan U Isticmaala Baraha Bulshada.
    F.G Filimkan Waxaad Daawaan Doontaan Inta Lagu Gudajiro Bisha Barakaysan Ee Ramadan Anaga Oo Sii Wadi Doona Filimo Idin Cajabin Doona Markay Ramadan Baxdo
    Fadlan Subscribe Saaro Channelkan Gaashaan Production

ความคิดเห็น • 104

  • @alwanbendo
    @alwanbendo 5 หลายเดือนก่อน +4

    Le peuple réclame la suite la session 2

  • @hoodidji
    @hoodidji 2 ปีที่แล้ว +6

    Machallah Online family... neiman & siman fananin cusub oh cod iyo qosol wanagsan... keep going inchallah 🙏🏽
    Viva reer Jabuuti 💪🇩🇯

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 5 หลายเดือนก่อน +3

    : : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢
    ❤❤🎉

    • @aaminamukhtaar7667
      @aaminamukhtaar7667 5 หลายเดือนก่อน

      Macaanow 🥰🥰🥰🥰

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 5 หลายเดือนก่อน

      @@aaminamukhtaar7667 mcney 🥰😁

  • @mouztaphederie9663
    @mouztaphederie9663 2 ปีที่แล้ว +4

    Siman waa shidan tahay magaca iyo iyadu waa isleeyihiin siman i love you🌹🌹🌹

  • @labbadhagaxnindhexdoodkaso8483
    @labbadhagaxnindhexdoodkaso8483 2 ปีที่แล้ว +5

    Waad mahadsan tihiin bahda fariinta aad inoosoo gudbinaysaan waa fariin qiimo uleh bulshada

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 2 ปีที่แล้ว +6

    Reer jabuuti loolada intay nolol jirto

  • @qeysarsenal4065
    @qeysarsenal4065 2 ปีที่แล้ว +10

    Xalaan qeybaha dhan dawaday 11 sano qaad aan cunin baan riyo ku cunay🤣🤣🤣

  • @asedmossco3084
    @asedmossco3084 2 ปีที่แล้ว +3

    Online femily inaba caadi maha
    Form jigjiga ethiopia waxaan indinka codsan laha walaha iney noosi wadaa markey rabadantu baxdo oo dhereya khalqada 🙏🙏❤

    • @dhhol77
      @dhhol77 2 ปีที่แล้ว

      Waar wll ka daa jigjiga ethopia mahane

  • @hodanadenilmi9897
    @hodanadenilmi9897 2 ปีที่แล้ว +2

    Wowwww ta une belle voix ma soeur félicitations tout le deux fier d vs ,je préfères que tu cité comme ça le coran et dire mashallah

  • @ramadanhoussein7425
    @ramadanhoussein7425 2 ปีที่แล้ว +4

    neima iyo simane best artiste hadaan nahay reer jabuuti never give up

  • @inaroblehaichita5856
    @inaroblehaichita5856 2 ปีที่แล้ว +4

    Neiman en veux seasion sii vous plaït
    Vraiment c est des excellent episode

  • @nagibabtidon5125
    @nagibabtidon5125 2 ปีที่แล้ว +1

    Machaa allaah wlhi waad jirtan qosol iyo xarabaadkii aduun kkkkkkkkk
    Dadku dantooda hawa gartaan oo like ta iyo macha allaah
    Lamanha ugu shidan hayska soo qoraan 🙏🙏🙏🙏 part 9 laso dhakhsada

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed 2 ปีที่แล้ว +14

    Online family keep going
    From Republic of somaliland

  • @abdisahal662
    @abdisahal662 2 ปีที่แล้ว +2

    Machallah online family 🤣👊❤🇩🇯

  • @moussanourmoussa5290
    @moussanourmoussa5290 2 ปีที่แล้ว +3

    Nooooo episode waanka qarinayaa xaaskayga

  • @hayataden6499
    @hayataden6499 2 ปีที่แล้ว +2

    Walahey an jacelahy plz jaaadkaa iskaa daayaa hooromar ayaad gaadheysiiin

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa Allah dumaashidey codka

  • @mahadimle6814
    @mahadimle6814 2 ปีที่แล้ว +8

    Bababbababba la voie te fai rêve macha allah 😂

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 2 ปีที่แล้ว +6

    Ree jabuutiyoow commentga Frances 🇫🇷 ka daaya ilmaaderrayaal 🤣🤣🤣

    • @mubarakmahadmohamed
      @mubarakmahadmohamed 2 ปีที่แล้ว

      Afsomaliga mayaqaanan sida loo qoro badankoodu

    • @bilanmohadahir6022
      @bilanmohadahir6022 2 ปีที่แล้ว +2

      Wahaye 😂 inaderow bal wan isku dayena

    • @hiboahmed8739
      @hiboahmed8739 2 ปีที่แล้ว +1

      Idingu ba english ayaan ku qortan marka mid walba laxdisa 😁

    • @mubarakmahadmohamed
      @mubarakmahadmohamed 2 ปีที่แล้ว

      @@hiboahmed8739 hhhh haaa lkn english ka kuma badnin kalmad kalmad weeye

    • @nola5383
      @nola5383 2 ปีที่แล้ว

      @@mubarakmahadmohamed reer djabuuti waad jeceshihiin, but they'r free to write and say what they want and use the language they want, so bro take it easy. Tte langue est enrichissante, pouquoi ne pas saisir cette opportunité et apprendre le français?( af kaste qiimo gaar ah bu leeyahay, markaa maxaa idin diiday inaad barataan oo chaanis kan aad ka faa'idaysataan?)

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashalllah inanto cooda mcna

  • @foziaahmed4145
    @foziaahmed4145 2 ปีที่แล้ว +1

    MachAllah

  • @mahamadabdi6038
    @mahamadabdi6038 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walalahayaga reer jabuuti 🇩🇯🇩🇯

  • @kadirabdidjimaleh1380
    @kadirabdidjimaleh1380 2 ปีที่แล้ว +2

    Ta voix est vraiment cool tu as le talent devenir une chanteuse célèbre siman avance toi

  • @filsanfouad4803
    @filsanfouad4803 2 ปีที่แล้ว

    Machaallah will sa vie ma cantahay👏👏👏

  • @abdisahal662
    @abdisahal662 2 ปีที่แล้ว +1

    Whl vs etes talentueuse simane vs pouvez être une chanteuse

  • @samiyamohamed7756
    @samiyamohamed7756 2 ปีที่แล้ว +2

    Ana u horeeyo

  • @bachirnani4705
    @bachirnani4705 2 ปีที่แล้ว +1

    Machallah siman

  • @mariawaleh3324
    @mariawaleh3324 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤macha allah ❤❤siman

  • @Burco.
    @Burco. 2 ปีที่แล้ว +3

    Next raxma xasan hadanay kaba cod fiicnayn yaakhi dumarka reer Djabuuti waa civilisé Waxaan ku riyooda Anigo dalxiis u imaada djbuuti Xogay mirqaan kuluul xab yaro fanaanad ah sidaa live igu heesayso,,, istaqfurilaah waa ramadaan

  • @hamzehabdourahman8733
    @hamzehabdourahman8733 2 ปีที่แล้ว

    Ma sœur, je vous encourage à poursuivre cette lancée.
    Neiman un acteur hors paire félicitation bro.

  • @abdihakinhussein7205
    @abdihakinhussein7205 2 ปีที่แล้ว +4

    War nimcaan adigiibaa wado isku furee tiktok baad khaatiyaan ka taagnayde sowdigan wixiiva yidhi waad fiican tahay war waxay ahayd in aad tidhaahdo xaajiyo hayna ceebayn meesha cod kuma hayside ileen haddii kale haday xitaa weelka hees ku xaliye 😂

  • @kingjeylani4936
    @kingjeylani4936 2 ปีที่แล้ว

    Wwww m.a I like her voice from Kenya 🇰🇪

  • @samatarbileh4580
    @samatarbileh4580 2 ปีที่แล้ว

    wwwwwwowww machallah frr mougac et msr

  • @timabdourahmanomarm2094
    @timabdourahmanomarm2094 2 ปีที่แล้ว +1

    Machall allh ❣ j aime cet court films continue ainsi 😊 félicitations

  • @dekadaherdeka8106
    @dekadaherdeka8106 2 ปีที่แล้ว

    S'il vous plaît la suite

  • @maanman9248
    @maanman9248 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah une serie bien reussie

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 2 ปีที่แล้ว

    Waaw wood baad leedahay maasha allaah

  • @joseph-zg9xg
    @joseph-zg9xg 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sister walahii is talents

  • @hannayahyaawaleh9673
    @hannayahyaawaleh9673 2 ปีที่แล้ว

    Validée notre nouvelle Diva mashaallah brave caleyk simany

  • @moushabibrahimomar1453
    @moushabibrahimomar1453 2 ปีที่แล้ว +1

    la vidéo est top

  • @zamzam892
    @zamzam892 2 ปีที่แล้ว +2

    Good 👍

  • @sadyasser7350
    @sadyasser7350 2 ปีที่แล้ว

    Machallah wallahi waad cod macan tahay 🥰

  • @medchou3600
    @medchou3600 ปีที่แล้ว

    ce bien sa frère

  • @filsanaden1504
    @filsanaden1504 2 ปีที่แล้ว

    Machaallah Neiman

  • @caweking4018
    @caweking4018 2 ปีที่แล้ว +3

    InTa online iz MujiYa ❤

  • @bachirnani4705
    @bachirnani4705 2 ปีที่แล้ว

    Machallah neiman iyo siman

  • @qaliabdulkadir482
    @qaliabdulkadir482 2 ปีที่แล้ว

    Wa cad quluhotahay abayo masha Allah abayo macato

  • @fatimazahrahassan9920
    @fatimazahrahassan9920 2 ปีที่แล้ว +1

    Final épisode impatiente the family online

  • @hirsiaid9758
    @hirsiaid9758 2 ปีที่แล้ว

    Qaadka filmkanal ka daaya waa dhaqan xumo in daroogada dhaqan laga dhigo
    Iyo weliba fool xumada cunistiisa iyo tan afka ka muuqata

  • @hodanali1002
    @hodanali1002 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @fouadabdi6013
    @fouadabdi6013 2 ปีที่แล้ว +1

    Vive reer jibuuti

  • @ZahraMahamed-f3n
    @ZahraMahamed-f3n 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @deherjr1056
    @deherjr1056 2 ปีที่แล้ว

    caawa oo ciid ah paan muqaaladii o dhan wada daawaday

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 2 ปีที่แล้ว +2

    🤣😂😂😂😂😂 o ma waxa ku sheqeyada rabti

  • @mahameddekabdi379
    @mahameddekabdi379 2 ปีที่แล้ว +1

    Tan yar codkeeda baan ku haystaa anigu

  • @mihiimmustafe3928
    @mihiimmustafe3928 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi qooso🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdimacalin1139
    @abdimacalin1139 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk
    Keep going

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabarta eesh calaa sawt

  • @brigabdul7411
    @brigabdul7411 2 ปีที่แล้ว

    Part 9 .........

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 2 ปีที่แล้ว +1

    Codbag haysaa lkn fanaanimadu wax wacan maaha

  • @abshircalimaxamed1980
    @abshircalimaxamed1980 2 ปีที่แล้ว

    Waf codka wa 100%

  • @fahimahoussein111
    @fahimahoussein111 2 ปีที่แล้ว +1

    J'attends aussi 🖐

  • @fartunnura4426
    @fartunnura4426 2 ปีที่แล้ว +2

    Baan ban rabaa waa maxay 😂😂

    • @ahmeddaherkaire6159
      @ahmeddaherkaire6159 2 ปีที่แล้ว +1

      Baano raba waxay ka dhigantahay ( wa marka ad qof ka dacwoonaysii ee ad rabtii in la idin dhexgalo si arintina lo xaliyo labada family si lo xaliyo dhibaatada jirto)

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 2 ปีที่แล้ว

    I like it , pour talent wallhi , don’t be fanaandad wallo

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 ปีที่แล้ว

    Nimcaan heeste siman qade ayuu ku dhax darey

  • @radwanabdiradwanhazard9067
    @radwanabdiradwanhazard9067 2 ปีที่แล้ว +8

    Machaallah 👏👏👍tu as tout le talent pour devenir une chanteuse mais je peux dire deviens une chanteuse car moi aussi je veux pas que ma femme 👩 devient l’un de leur

  • @rayanabdourahman9458
    @rayanabdourahman9458 2 ปีที่แล้ว +1

    Allez-y on vous attend

  • @ayanhaji5028
    @ayanhaji5028 2 ปีที่แล้ว +1

    Funny 🤣 🤣 🤣 🤣

  • @degihousseina5060
    @degihousseina5060 2 ปีที่แล้ว +2

    Et moi aussi

  • @caashaxarbi6637
    @caashaxarbi6637 2 ปีที่แล้ว

    Uma bahniid in lugu tijabiyo wa maraysa lkn tiktok iskada

  • @loulaomar4210
    @loulaomar4210 2 หลายเดือนก่อน

    Ha ha ha ha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiduran6061
    @abdiduran6061 2 ปีที่แล้ว

    Nimcaan Abdi Ramadankii hore Rahmaa fanka ku soo dartay Ramadaankana ma Siman baad soo wadaa?!
    Waan ku taageeraa nio.

    • @abdiduran6061
      @abdiduran6061 2 ปีที่แล้ว

      Siman uma garanayn inay Siman Bella tahay gacan baan utaagay heesaheeda horaan umaqlay

  • @khadroabdinasir5128
    @khadroabdinasir5128 2 ปีที่แล้ว +2

    🥰🥰🥰🥰

  • @naimaabdoulkader2149
    @naimaabdoulkader2149 2 ปีที่แล้ว +1

    Vzyyyyy j'attends

  • @elmiyonisamounelmi2780
    @elmiyonisamounelmi2780 2 ปีที่แล้ว

    Contenus

  • @xamiidali7574
    @xamiidali7574 2 ปีที่แล้ว +3

    final episode Hda Ayaan Fiirsaday Youtubkana Unsubcribed Ayn Dhahyaa Ama Wx Iceliyo Keena 🤣🤣🤣

    • @dekainaibrahim8750
      @dekainaibrahim8750 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂 hahahahha wa runta ha sodayan episode kale🤣

    • @xamiidali7574
      @xamiidali7574 2 ปีที่แล้ว

      @@dekainaibrahim8750 Dadka Ha Igu Dirin Qofyheee🤪🤪🤪🤪🤪

    • @nadiifoshire8770
      @nadiifoshire8770 2 ปีที่แล้ว +1

      xumida mxd ugala noqon

  • @edencholi22
    @edencholi22 2 ปีที่แล้ว

    Belle voix 🥰 mais navré m'a soeur car les chansons sont Haram,si tu peux pas laisse fait avec sans musique

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux8934 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk

  • @abdidualleh2949
    @abdidualleh2949 2 ปีที่แล้ว +2

    Djopti

  • @fanreal2024
    @fanreal2024 ปีที่แล้ว

    💔💔💔💔💔💔🤏🤲🤏🫂💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @fatimaahlam3121
    @fatimaahlam3121 2 ปีที่แล้ว +1

    C’est déjà une chanteuse elle s appelle Siman bella et elle est incroyable. Tapez son nom sur TH-cam et vous allez voir