Allaha u naxariisto Abwaan Xuseen Aw Faarax iyo Magool Sibey saameyn gaar ah ugu leeyihiin Heesaha wadaniga ah waayo m8d walba tan kale wey ka sameyn badan tahay wacyiga iyo wadciga oo wali lixdamaadki in aan joogno ayey na tusayaan
Samo Kumaa Heshiiyey Sina Uma Hagaagay saqajaan Ma daayay Saxalkii Wareegyoo Sabadoo Xareediyo barwaaqaa la sugayaa soomaali dhoylaay hore u ma u soconaa mise saba madhnaantiyo silicaad ku noolaan soonkeeda eedaay sancaduu ku baaqaay sirmaqabe u dhiibay nacabkeeda siiyaay soofdaran habaabaay surmaseegta badaneey somaali dhoylaay hore ma u soconaa mise saba Xumaantiyo silicaad ku noolaan sixir lgama waayaay saxariir ku faanaay seefahay isla dhacadaay seedaha is gooyay sababteeda doonaay malageed sidatoooy soomaali dhoylaay hore ma u soconaa mise saba Xumaantiyo silicaad ku noolaan
5.12.203 Mise sabaa xumaantiyo silac bad ku noolanHeestan allah ha u naxariiste maamo magool markay qaaday ma dhoweyn waxana la mooda tii hore ee jirtay iyo tan maanta taagan iney ka hadleeyso 🇸🇴💯
Ma qaldame wa eebbe lakiin waayo waayihii wacnaa wuxu nala wadagaa wuxu so turxaan bixiyey oo uu ka so fiirsaday heestan waxa miraha leh abwaan xaaji xuseen aw faarax dubad wa runtii
Allaha u naxariisto Abwaan Xuseen Aw Faarax iyo Magool Sibey saameyn gaar ah ugu leeyihiin Heesaha wadaniga ah waayo m8d walba tan kale wey ka sameyn badan tahay wacyiga iyo wadciga oo wali lixdamaadki in aan joogno ayey na tusayaan
W.W.W saaxiib codsi isla magool heestii waa iga ogaysiis oo dhamaystiran inoo soo qabo please 🙏 ❤
Yuu tubkay ku jirtaa ka raadi iyadoo dhamaystiray
Codkii Xaliimo Khaliif Magool &
Erayadii Abwaan Xusseen Aw Faarax Dubad
Samo Kumaa Heshiiyey
Sina Uma Hagaagay
saqajaan Ma daayay
Saxalkii Wareegyoo
Sabadoo Xareediyo
barwaaqaa la sugayaa
soomaali dhoylaay
hore u ma u soconaa
mise saba madhnaantiyo
silicaad ku noolaan
soonkeeda eedaay
sancaduu ku baaqaay
sirmaqabe u dhiibay
nacabkeeda siiyaay
soofdaran habaabaay
surmaseegta badaneey
somaali dhoylaay
hore ma u soconaa
mise saba Xumaantiyo
silicaad ku noolaan
sixir lgama waayaay
saxariir ku faanaay
seefahay isla dhacadaay
seedaha is gooyay
sababteeda doonaay
malageed sidatoooy
soomaali dhoylaay
hore ma u soconaa
mise saba Xumaantiyo
silicaad ku noolaan
Mise saba madhaantiyo ❌
MISE SABA XUMAANTIYO
SILICAAD KU NOOLAAN✅
@@abdullahimohamedali9741 Mahadsanid
5.12.203
Mise sabaa xumaantiyo silac bad ku noolanHeestan allah ha u naxariiste maamo magool markay qaaday ma dhoweyn waxana la mooda tii hore ee jirtay iyo tan maanta taagan iney ka hadleeyso 🇸🇴💯
Waa dhab sxb ilahay ha u naxariisto abwaanka iyo fanaanada aamiin
Alle yaa raxma Eedo Magool
Taasiii abaaa run u eg keep going, man
Alaha unaxariisto
❤❤MAGOOL WAAN HANTI QARAN. Allow unaxariiso.Aamiin
Mya mya cawa waan idinka biyo diidey heestana waxa leh cali sugunle cigal duncarbeed
Xuseen owfarax malhan
Runtii way Ila ektahay Erayadii Cali sugulle
@@AhmedMohamed-tn5yg waxbu isku buda daraya yarkni
Maya waa idinka saxanyahay waa xusen ow farax✅
Ma qaldame wa eebbe lakiin waayo waayihii wacnaa wuxu nala wadagaa wuxu so turxaan bixiyey oo uu ka so fiirsaday heestan waxa miraha leh abwaan xaaji xuseen aw faarax dubad wa runtii
@@amirsheikh691 waxa hal xiraale u so qaato kooxda kalamaan hadi a dhageysatay x o f wuxu yiri somali dhay la hore ma usocona
Somali dhoylaay hore ma usocona
Magool boqoradii codka walee inay codkar aheed alow kuu naxariiso gabar noo badasho mala waayay😢😢
Cajiib. Waa Soomaalidii oo la sharaxay. Soomaali. Dhooylaay hore maw soconaa? Mise saba xumaantiyo silicaad ku noolaan?
Aamiin
Mirihii xuseen ow faarax laxankii x.gareyd codkii magool
LOVES
60 sano kadib wali sidii weeye
LIKED
Somali dhoylaay
LIVES
LIKE
Sawirkaasi waa maandeeq ee ka bedal
War maaha mandeeq ee waa magool oo yar bro😂
LIVE
SHARE
SHORTS
LEGETA
LIKE
LIVE
SHARE
SHORTS
LEGETA