MURUGO: CANADIAN BOY OO LA SIXRAY XAALAD HALIS AHNA KUJIRO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 26

  • @Aaliyah-2t5
    @Aaliyah-2t5 วันที่ผ่านมา +2

    Allah SWT ha caafiyo, wiilka. dadood digashada iska daaya qofkata wuuxanuunsan karaa waa imtixaanka aduunka.
    Waxaan xanuunsan shaydaan.

  • @halimo1255
    @halimo1255 วันที่ผ่านมา +3

    AMAINE AMAINE☝

  • @fadumoahmeddaahir114
    @fadumoahmeddaahir114 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha caafiyo ducadana allaha u aqbalo aamiin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    MASHA ALLAH CULUMADA CODKODA

  • @hawoali120
    @hawoali120 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha caafiyo aamiin aamiin yaarabi inshaa Allah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    SHILIN IN LA SIIYO WA QALAD WA SHEKADI AABO DAHIR HANI 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaah

  • @DeganSh
    @DeganSh วันที่ผ่านมา +2

    Kayar wuu wareeray meel ay maskaxdiisu qaadi karin ayaa la gaadhsiiyey qolalka dadka waaweyn ku jiraan ma qaadi karo dadiisa halal socdo

  • @Naadiamohamud
    @Naadiamohamud วันที่ผ่านมา +1

    Alha caafiyo wiilkan wale dhib badan ayu maray

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 วันที่ผ่านมา +1

    Alaha caafiyo cadawgiisana hajibiyo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    HADUBA SIXIR IYO QURAFAD AMIN SANYAHEY OSPEDALKA DADKA WALAN HA LAGU XIRO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    WA QALAD IN LACAG LA SIUYO NIN 20 JIRA O SHAQEYSAN KARA O KANADA JOGA O XATA HADU SHAQEYN DOWLADA CAWINEYSO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    FALASTIIN MAXA NAGA GALEY CARAB 😂😂😂😂😂😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    ILMAHA KA DHASHA DADKA NACASTA CUNA AMA WALAN WEXEY KU DHASHAN CUDURKA MASKAXDA CADAWNIMO AQIRKODANA WEY IS DILAAN HADAAN LAGA QADIN

  • @oneotako9693
    @oneotako9693 วันที่ผ่านมา +1

    War illahay ka baqa cunugaan. Waaqufacayey.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    WA QALAD IN LACAG LA SIIYO NIN KANADA JOGA O XAMALAN KARA O LACAG QAXOTI QADANAYA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    LACAGTA AN SINAYO NIN 20 JIRA O KANADA JOGA LACAGTAAS MAN SIIYO KUWA DERISKEYGA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    NINKAN LAMA SIXRIN WAKA YIRI BALWAD AYAAN LAHA WIXI AYA KA MAQAN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    DADKA CUNA BALWADA MARKEY WAYAAN WEXEY DHAHAN WA NALA SIXREY WA NALA SO WERAREY WA LEY XUMEYEY

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    WAR MA JIRANO MANA SIXRANO WAKA YIRI BALWAD AYAAN LAHA BALWADI U CUNI JIREY MARKU WAYO QOFKA WA WALANA HADAAN DHIIGA LAGA DHIQIN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    ILMAHA U RABO IN KANADA LA GEYO WUXU RABA GALADA INEY QADATO O LA SIIYO QANIISYO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    QOFKA HADU U BARTO LACAG USAN SHAQEYSAN XATA ASAGO AWOODA INU SHAQEYSTO MA SHAQEYSANAYO TUGSIGA WA JIRO AN DAWO LAHEYN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    SOMALI KA LIDATA ON DHAQTAR AWOODIN AYA JOGA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    HADU KANADA TEGEY WELI BENTI U WADEY AYU WADA AWEY ABIHII MADOOBA CABIIDKA O DHALEY😂😂😂😂😂😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 วันที่ผ่านมา +1

    KANADA MARKU TEGEY O DADKA NABEY MA SHOOWGI AYU WADA WAXA KA MAQAN BALWADU YIRI WAN CUNI JIREY