FASHILKA WAAN-WAANTI FARMAAJO IYO ROOBLE, MADAXDA IYO DACWADDA BADDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 199

  • @aliyadigriyow4455
    @aliyadigriyow4455 3 ปีที่แล้ว +4

    Somaliyey aan duceeysano illahay inuso celiyo badeena 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 3 ปีที่แล้ว +2

    Farmaajo iyo Hassan sheikh waay ma hadsanyihiin lkn shacabkaa ka mudnaan badan; dalkaan awalba la kala jarjar in taako ka mid ah cid dambo Hawaysanin shacabkeena somali ayaa u dhaartay- no matter politician, power to the people 💪🏾

  • @johnben1031
    @johnben1031 3 ปีที่แล้ว +1

    Ha waalato Farmajo waa nin xanuunsnya Subxaanlh

  • @suadohassan4262
    @suadohassan4262 3 ปีที่แล้ว +1

    Qays noo soo celi isagaa sifiican qalinka wax ugu sharixi yaqaan.

  • @aminaxusen6460
    @aminaxusen6460 3 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 3 ปีที่แล้ว +8

    Hanoolaato waad ku mahadsan tihiin shaqada Wanaagsan aad u haysaan ummada Soomaaliyeed.

  • @fanaxleeyfaceedakaroon2656
    @fanaxleeyfaceedakaroon2656 3 ปีที่แล้ว +1

    viva wa bedeshay ninki mucaradka ahay ee ad la falanqeyn jirtay warka shekadu waxeyku ficantahay dhex dhexad

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 3 ปีที่แล้ว +7

    Macaarid baad warasanasa dhaxdhaxaad ma ah kkkkkkkk

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว +2

      bye bye farmaajo qarmuun iyo cayayaankiisii, maxkamad sugto dhammaantiin, cashuurtii aad cunteen ee dadka ku caayeyseen waa la iskaga daba iman dhawaan

  • @ibrahim.haajihusse
    @ibrahim.haajihusse 3 ปีที่แล้ว +3

    Hanolato guuleyso

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 3 ปีที่แล้ว +9

    Guul somalia bi'idnilaah ❤️❤️❤️

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      DHULKII BAY SOOMAALIDU AY MAAMULI LA YIHIIN MA BAD BAY TAAG U HAYAAN

    • @fartuunisse1045
      @fartuunisse1045 3 ปีที่แล้ว

      Farmaajo isaga kenya ladiririay waxa uu karabay in axmed madoobe sidii roobow loo qabto oo kenya ka caawiso,kenyana arrimaha xuduudaha,iyo dadka somalida go,aan bay ka qaadatay 1964tii markii itobiya dawladda somaliya oocurdina ay ku soo duushay kenya w axay ku dhawaaqday in arrimaha iyada iyo somaliya wadahal lagu dhameeyo lakiin xabbad maya.illaahadda keenya mabadalin go,aankaa.waxayna iska ilaalisaa in dadka somali .kenyanka ah ay dagaallaman

    • @fartuunisse1045
      @fartuunisse1045 3 ปีที่แล้ว

      Arrimaha baddana farmaajo mafaragashankaro waayo waa ka horreeyen isaga waxaana ilaashada dadka soomaalida ol dhan

    • @fartuunisse1045
      @fartuunisse1045 3 ปีที่แล้ว

      Marka yaanlagu masquulim badda farmaajo waxuu rabay in jubbalan dadka maamulkeeda haya xoog kaga qaado oo isagu dadkale udhiibto.kenyana faragelintaa in ay ka caawiso waa diiday waayo kenya waa ogtahay in abnigeedu xumaankaro oo sy isku xiranyihiin somalida kenya somalida jubbalan dadka iyo dawladahaba nabaddu danutahay

  • @dahirmax6281
    @dahirmax6281 3 ปีที่แล้ว +1

    Wariye saaxiibkaa warkiisu waa warkii ciyaalka xaafadda

  • @Cirguje2
    @Cirguje2 3 ปีที่แล้ว +1

    Xaarmaajo maxkamada aduuka ayaa sugasa👨‍⚖️🧑‍⚖️👩‍⚖️👮‍♂️👮🗣🗣🗣🗣🗣🗣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 3 ปีที่แล้ว

    YAA RABBI XAQA BADEENA NOOGA HIILI KUWA XAQDARADA KU RABA MAADAAMAMA MADAXDEENU AYSAN WADANIYIIN AHAYN LAAKIIN XUKUNKA IYO KURSIGU UGA QIIMABADAN TAHAY JIRITAANKA WADANIYADNIMO.XAQA ALLAHA TUSO NADAXDE3NA.

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว +2

    President xasan sheikh Mohammed baa geeyey farmaajo kii diidey buu ahaaa

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 3 ปีที่แล้ว +2

    midkaan waxma falanqeyn yaqaano kenya farmaajo iyo xassan shiikh boqol jeer na waxaa ku adkeeyay farmaajo oo geed ay oga gabatay wayday. farmaajo 2021

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninmankaan mucaaridka dowlada maxaa u soo aruursataa

  • @aweesnaleye3436
    @aweesnaleye3436 3 ปีที่แล้ว +1

    Absolutely waa guul hanoolato iyo soomaaliyaba usoo hoyatay

  • @soobax7544
    @soobax7544 3 ปีที่แล้ว +1

    11:00 , Ilaah markaan kayaabna, oo cidna loo eexanin, xiriirka somalia iyo kenya inuu xumaado waxaa sabab u aha
    1. Badii oo maxkamada caalamagi laga soo celinin
    2. Kenya oo faragalin kuhaysay mamulka Jubaland
    3. Kenya oo duqeeymo joogta iyo barakicin kawaday xuduuda somalia iyo kenya si ee somalia oogu cadaadiso in kiiiska bada wadahadal lagu dhameeyo
    4. Qaadkii kenya oo laga mamnuucay somalia.
    arimahaas oo dhan xukuumada farmaajo sharaf beey utahay inuu ogu danbeyn ka gulaysto kenya oo badda somalia loo saxiixo!

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀

  • @ayuubjama635
    @ayuubjama635 3 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato Markaad Rabtaan inaad Wax Faaqidan Nookeena Dad caqiiyan Uu dhisan Oo maskax ahaan Uu Koray. Sida Qays CIRIBEY Waan Og nahay Inuu Mucaarad Yahay balse si Intelligence ah ayuu Uu faaqida libin ta Qofka Uu Lee Yahay Waa Qiraaa Waa iga Talo 🤝🙏

  • @xamralive
    @xamralive 3 ปีที่แล้ว +1

    Badan Soomaali baa leh Cidna hantideeda laguma Qabsan karo

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 3 ปีที่แล้ว +4

    Soomaaliya way guulaysan waayo kenya iyado lagu dhawaqin qaraarka ayay si guudaraysaday

  • @aminacabdi3913
    @aminacabdi3913 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle ilaahey kabaq dadweyna aad ku direyso dowladeedae waxaa Isand

  • @abdirahmannurfaahiye5283
    @abdirahmannurfaahiye5283 3 ปีที่แล้ว +1

    Bada kenya ayaa leh

  • @ibrahimhassan5550
    @ibrahimhassan5550 3 ปีที่แล้ว +5

    Ayale hanoolato waa xumaateye Sabtoo ah dad qadan baad waresasaa

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว

      waad xanuusanaysa, caqli ma lihid, aqoonta, xaqa, runta ayaad neceb tahay, weak person baad tahay

  • @mohodinabdi7578
    @mohodinabdi7578 3 ปีที่แล้ว +1

    Su’aasha dhabta ah ee loo baahanyahay in leys weydiiyo, maxay tahay?
    - Maxaa laysku haystaa?
    • Ma qofbaa qof haysta?
    • Ma laba qof ayaa is haysta?
    • Ma qodob laysku fahmi la’yahay ayaa jira?

  • @bakarmohamedahmed5047
    @bakarmohamedahmed5047 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan wa mucaarad weyn ,qof dhaxdhaxad ah keen mesha bro hanoolato kan su’aasha ayuu ku dhuumanaya 🙏🙏

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว

      Farmaajo kii yiri buu ahaa makaxmada ha geynin ilaahey kama baqeysid been baad la wareegeysaaa

  • @aminacabdi3913
    @aminacabdi3913 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma tihid weriye daacad ah mar walba waxaad keentaa dad hal dhinac ah marna masheegtid wanaaga dowlada

  • @Gobucks33
    @Gobucks33 3 ปีที่แล้ว +1

    Bal dabaalkan khabiirka iska dhigi eega!
    Waxuu u haystaa maxkamadu ay ciidan iyo sawaariikh u noqon doonto Mafialand.

  • @saacidrafleaxmed772
    @saacidrafleaxmed772 3 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato waxaad kaleexatay wadaniyadii lagugu bartay waayahaan waxaad waraysataa dadka dadka ugu liita oo mucaardkaa matihid dhex dhexaad ee isku xishood

  • @mahdimohamed6695
    @mahdimohamed6695 3 ปีที่แล้ว

    Ayaale. Dadkaan aad meesha keenayso xataa mucaarad in layiraahdo uma qalman war yaysan chanelka kaa wasaqkhayn subxaan allah war illahay kabaqa dowladaan wixii lamariyay cidwalba ogtahay

  • @ibnrushdaverroes7633
    @ibnrushdaverroes7633 3 ปีที่แล้ว +2

    HANOOLAATO 👍🇸🇴👍🇸🇴👍🇸🇴

  • @maxamedamin6897
    @maxamedamin6897 3 ปีที่แล้ว +3

    Adiga qof farmajo macarad ku ah ley maxa mesha uso fadhisisa

    • @saidfarah6290
      @saidfarah6290 3 ปีที่แล้ว

      because he is a “MACAARAD” himself.

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul somali weyn💙💙💙💙💙💙💙

  • @mohamedomar5333
    @mohamedomar5333 3 ปีที่แล้ว

    Waraysigan mid ka liita ma arag.
    1. Adduunka lama arag Prime Minister madaxweyne xil kala wareega dastuurkeenuna ma qabo.
    2. Prime Minister xil-gaarsiin ah oo wasiirro erya ama magcaaba lama arag dastuukeenuna ma qabo.
    3. Prime Minister waxa loo igmaday xilgaarsiinta xukuumadda ee maaha xilgaarsiinta dawladda. Asalba xilgaarsiin waa waxna ha ku darin waxa laguu dhiibay.
    4. Ma jirto meel Farmaajo ku wareejiey amniga dawladda mana wareejin karo. Waxa Rooble lagu wareejiyey amniga doorashada.
    5. Dawlad/qaran & xukuumad qalimow ma kala yaqaan.

  • @fornamnefternamn4238
    @fornamnefternamn4238 3 ปีที่แล้ว +1

    War ilaahay ka baqa anagu dadaal badan waxaan dareenay markuu farmaajo yimid Amiga waxaan aaminsanahay farmaajo ayaa badas soo celiyay

  • @saalimmaxamedaadenmaxameda4714
    @saalimmaxamedaadenmaxameda4714 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc hanoolaato🤚

  • @Zuhuur476
    @Zuhuur476 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan uga xumahay in warbaahintii ay isubedeshay call box iyo qabyaaladaysi, markii iigu horaysay channel kan waxuu iila muuqanjiray wadani dhawr sano kahor hadase waxaa soo baxday your true colors.

  • @sheikdeeq5915
    @sheikdeeq5915 3 ปีที่แล้ว +1

    Ganacsato somaaliyeed haa bixiyeen laaluush kenya lacago badan oo laaluush ayay bixinvhayaan

  • @hawoaden867
    @hawoaden867 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaan kahadlaya hadalkiisa xaqiraad badan baakamuuqatah oo beenkasheegayo dawladii iyo madaxwenihii maalka iyo waqtiga badan galisay wàa xaqiray dhinabuu kaqalalidoona ilaahay wàa arkaah xaqa iyo xaqdarada

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 3 ปีที่แล้ว +4

    Actually farmajo regime fire lawyers who represent somalia fact kenya iyo farmajo jubaland wey xuman taa kaatimid

  • @queenqueen5947
    @queenqueen5947 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanlow adigoo xanaaqsanaa oo cuqdad u qabey farmaajo iyo qoyskiisa ayaad wacatey mid sidaado kale ah shame on you

  • @caqligaadaadeegso751
    @caqligaadaadeegso751 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalia guul

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 ปีที่แล้ว +2

    Very good proffessor wlh xaqiiqda ayuu ka sheegay

  • @jaamaccabdijasaakallaahu3486
    @jaamaccabdijasaakallaahu3486 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa markhaati ku filan ka baaqashadii kulan kii udanbeeyey ee kenya taas oy ku jebisay qidob wayn oo ay ku yastay maxakamada

  • @ayuubjama635
    @ayuubjama635 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan Qays ciribey soo celi Wiilkaas Ayaa ah Falanqeeyeha Ugu wanaagsana Ee aan Arko nin kan Bahasha caadi ayuu Uu cadaysan inuu mucaaraad Yahay.

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle ninkan maxamed iyo qays wahi bilaahi labaduba runta ilaahay ayey sheeegen thanks

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaad kahadasheen arin muhiim ah

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 ปีที่แล้ว +1

    Falanqayn wanaagsan oo tibaaxaysa xaqiiqda wixii dhacay xogwaran sare.

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan hadalkiisaa iska hor imaanaya

  • @jamaljabukar5290
    @jamaljabukar5290 3 ปีที่แล้ว +1

    Geeri lama dhihi karo, sababtoo ah lama aamino waqtigaan geeri ay sheegtay hay’ada Nabad sugida oo xaalkeeda sidaan yahay, iyadoo aanan la helin jirkeeda 18:00

  • @abdimalikmahamud278
    @abdimalikmahamud278 3 ปีที่แล้ว +2

    Dib dabe kuma daawanayo duli ayaa tahay dowad nimo kusoo 🥵🥵🥵 Somalia 🇸🇴☝️🇸🇴 ☝️🇸🇴 hanolato laaluush qaate dooni meyno

  • @maxamedxasan309
    @maxamedxasan309 3 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkkk kkkkkkk kani waa sagiir siyaasi deed waxa kama uge falanqeen siyaasid

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 ปีที่แล้ว

      Yaa adi miyaa ah kabiir siyaasi ah kkkkkkk. Warkaga keenhee

  • @cabaasemaxamed3158
    @cabaasemaxamed3158 3 ปีที่แล้ว +1

    Dastuurku awoodu uu ku siiyo hadaad jebiso awaada uu ku siinayo. Way buraysaa.
    Maaha in dastuurku yahay quraan. Waa labedili karaa waxana waa laga bedelikaraa

  • @hodanfaarax8867
    @hodanfaarax8867 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa layaaba inaa moodid inuu keenyaati yahay ninka la the waraysanayo farmaajo wuu dadaalay illaahayna wuu ku guuleeyey abaalkiisana Allaa siin hanoolaato kalasaara farmaajiyo dalka please

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 3 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato ma goob mucaarad beey isku bedeshay.

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف 3 ปีที่แล้ว +2

    Walah,waladidey,run,
    Balfirih,ninkan,mahad
    Layoh,sidacad,ah,oo,runtah
    Wakalalabanaya,
    Mamakharih,amah,sheg
    Waladadah,ogyahay,inuuh
    Xogasaray,siduuh,usocelin
    Lahah,badah,somaliyah
    Farmajo,wanah,iskudagalen
    Kanyo,,iyo,somaliyahoo
    Kalakhadetan,safaradihih
    Wanah,kamad,nucay,ineey
    Kanan,jadkih,lagakenijiray
    Kenyah,iyo,ganacsigih,ee
    Kakhadanjiren,somaliyah
    Waà,kamad,nucay,
    Markah,tarikhidah,beykuh
    Khorantah,ninkasadah,
    Xaxuuh,usameyah,shacabkah,iyo,dalkah,waah,khoran
    Tahay,,Sidas,hagadan
    Somalidah,
    Markah,ninkastah،waxuuh,
    Kukhabtay,dalkah,iyo,dadkah,waa,khonyihin,
    Markah,shacabkah,masakin
    Tah,ah,,halagah,dayoh
    ,Kharaxyadah,iyo,dhibka
    Somaliya,hanoladoh,hanah
    isracdoh,amiin

  • @Murlii2007
    @Murlii2007 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan shuluqa farmaajo ku waashtay maalin kasto farmaajo wax caaynaayo keenaa. Ani waa yaabee madaxweyne Farmaajo ma gabar Kaa xoogay dhilaa ku dhashsee kafuq madaxweenaha.

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 3 ปีที่แล้ว

    Wey iskaa cadaxay ex president Hassan cheikh yes I agree iyo lawyers somalia maa taalaya siiba lawyer sibaa lawyer dii reer xamar kaa

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin ku xiga ALLAH ayaa kaa xiga Rooble maanu ahayn nin u taagan Inuu dhamays tiro kaliya doorashada oo aan xaq u lahayn inuu wasiiro iyo hawl wadeeno kale toona isku bedli karin xilna cid ka qaadi karin mid kalena aanu xil u magcaabi karin.

  • @iskufilan7542
    @iskufilan7542 3 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato fadlan dad Profissional iyo analiest aqoon u leg waxay Ka hadlayaan Ku martiqad adigo aad u mahadsan. Ninkan kula fadhiya wuxu ogyahay male

  • @ayanmohamed1707
    @ayanmohamed1707 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayanle aad baad u horeysaa balse haddakadabe dadka saxda ah warayso insha allaah

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว

      cayayaanka maad rabtaa in la wareysto, caado qaatayaal ah, runta maa ku dhibaysa

    • @ayanmohamed1707
      @ayanmohamed1707 3 ปีที่แล้ว

      @@mhassan0163 Maya qolka su ,Aasha llaweydiiyo kajawaaba dadkuna dheef nabad cadalad run inaaan laga nixin ayey raanbaan qabyaaladana laharo

  • @alihayle3374
    @alihayle3374 3 ปีที่แล้ว +3

    Thank you ayanle, I like this brother qalimoo. It doesn't sound like an interview, more like a debate, he is giving you a hard time 😃 unscripted interview, but still we miss brother qayees

  • @calimaxamuud1216
    @calimaxamuud1216 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanle markaad dood qabanayso
    Waa inaad keentaa dad dhex dhexaad ah ama laba qof oo is dheeli tira.
    Lkn hanagu qancinin dawladda farmaajo waxba kama qaban arinta badda.
    Maxaa yeelay qof waliba wuu ogyahay
    Sidii wax u socdeen.

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle waxaa saax waalasheega farmaajo dada waaku amaananyahay lkn hada ayaa xumeeytagantahy.

  • @haar91
    @haar91 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa isku diray Kenya iyo Farmaajo aniga waxay ilatahay waa siyaasada Kismaanyo

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninwayn waayee suu beenta usheegaayo eeeg waxaa hubin hasheegin

  • @modernwar5240
    @modernwar5240 3 ปีที่แล้ว +4

    Isku dheelitir samee si xaqiiqda lòo ogaado ayaanle qofba qofkuu ka mucaaradsanyahay baad marti galinaysaa

  • @maxamedamin6897
    @maxamedamin6897 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb sidan wax kabadal wayo dhax dhaxad naqo sas aya ugu fican midea

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia7925 3 ปีที่แล้ว

    Ninka aad wareysaneysid nin wax badan la socda maahin

  • @asmaa1177
    @asmaa1177 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah, Ha Noolaato🏆🥇
    Warar xaqiiq ah mar waliba.
    Mahadsanid💯%👍👍👍🥳🥳
    🥳❤❤❤🤴🤴🤴💐💐💐🎉🎊

  • @mahamednoor7782
    @mahamednoor7782 3 ปีที่แล้ว +1

    Alah nabad galiya haka dhigo somalia

  • @zeinabelmi2076
    @zeinabelmi2076 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle , hadda ka dib warayso dadwaynaha sababta oo ah aqoonyahan sheegtayaalka waxay analysis ku sameeyaan oo keliya waxyaabaha baraha bulshada shicibku isku waydaarsadaan

  • @abdinasirsiyad4962
    @abdinasirsiyad4962 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanle abdi Adeer waxaan dadwwenaha soomaliyeed usheegayaa wadan aan xuduud deena lacalemeeyey waxaa kajira d jabuti kaenya itoobia waxaan leenahay xuduud beenaad waligeena calameen.

  • @safiyoabdullemohamoud629
    @safiyoabdullemohamoud629 3 ปีที่แล้ว +1

    Haya'adi tiri way dhimatay waa inay keenaan maydki iyagaa laga rabaa

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 3 ปีที่แล้ว +1

    Muxu yidhi niinka Kenya somalia sanado badan Dariis ahaayeen .
    Kkkkk waaligeed ayay dariis ahaayeen af soomaaliga saax farmaajana liibabta haa oo diidiin

  • @aminasalad7410
    @aminasalad7410 3 ปีที่แล้ว +1

    Bal eega wxa u ku hadlayo ninkasu farmaajo. Hadi an u dedalin kiska bada. Maxkamadu miyay iska xukumi lahad. Anigu waa layaba dadka wawen ee inta ay mesha soo fadhistan wxa aan macqul ahay ku hadla

  • @cabaasemaxamed3158
    @cabaasemaxamed3158 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhex dhexaad miihidin qabyalad baa idinka adeegatay

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 3 ปีที่แล้ว +1

    Kii bada iibsaday ayaa madaxwayne raba

  • @mohamedmaalim5317
    @mohamedmaalim5317 3 ปีที่แล้ว +5

    Ayaanlow Alle kacabso burburka umada aad kuhayso kadaa adiga dantaada ayaad fiirsaneysaa Tuugada maalin kasta aad wareysaneysaa nagadaa waa hadii aad daacad tahay

    • @hirsimohoo4437
      @hirsimohoo4437 3 ปีที่แล้ว

      Adiga miyaan kuwaresanaa
      Gurigaada qabyaalada lajoog

  • @adanjele1973
    @adanjele1973 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayanlow dad sober eh wareyso dadka sarqanka ah iskadhaaf e

  • @guureguurre338
    @guureguurre338 3 ปีที่แล้ว

    Farmaajo ma eed bu kumudanyahay mise amaan hadii xidhiidhkii Somalia iyo Kenya u xumaaday arinta badeena awgeed? Gaalka dil gartiisana sii baalayidhi intii Farmaajo joogay baan ka raysanay faragalin shisheeyey, waana ninka kaliye diiday bahdil iskana celiyey wadamada dariska ah oo bahdil kuhayey Somalia iyo kuwa madaxda ku sheega ah ee dalka soomaray

  • @nimcohassan9699
    @nimcohassan9699 3 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰💖💖💖💖💖💖💖💓💓💓💓💕💕💕💕💕💕💕

  • @mohamedmumin9720
    @mohamedmumin9720 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanle masuul sare thanks shaqada aad inoo hayso Sxb

  • @sacaadajibriilchanel
    @sacaadajibriilchanel 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa nowadays maiden waxa ummadda khasaya

  • @abdirahmanmuse4086
    @abdirahmanmuse4086 3 ปีที่แล้ว

    Waxyaaba bansiinka kushubay khilafka madaxda isheysata waxaa ka mid ah wareysiga kan oo aan dhaxdhaxaadka ahayn oo waliba dagaalka oo aan geedna loogu soo ganban hal dhinac ku qaadaya- waxay doonto hanoqoto ninjecleeysi ama qab yaalad. Aritaas arin fiican ma ah. Ee Somaliyeey arinta dhex dhexaad halaga noqdo. Iskudirkana halaga dheeraado!!

  • @Mr.Snifftoe
    @Mr.Snifftoe 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle meesha qof dhaxdhaxeed citaarta naga daa..

  • @mahamedomaryusuf6567
    @mahamedomaryusuf6567 3 ปีที่แล้ว +5

    Ayaanle you and your friend are not sincere really
    We have eyes and ears open plz be sincere come a moderate person on the stage

  • @abdilahiis6192
    @abdilahiis6192 3 ปีที่แล้ว +1

    dad uun farmajo neceb ayuun baad wareystaa la imow dad dhexdhexad ah oo aqoon leh fadhi ku dirir meesha ha la imssn

  • @abdifatah__zurechabdiyuuke6314
    @abdifatah__zurechabdiyuuke6314 3 ปีที่แล้ว

    Falanqeyntu mecno malahan hadayba fhinac ujaranjeerto qabiilna ma ficno

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 ปีที่แล้ว +3

    Farmaajo dhoohane waa handcap kursiga ku asaasaqay oo bilaa aragti ah

  • @sacaadajibriilchanel
    @sacaadajibriilchanel 3 ปีที่แล้ว +1

    Crazy man he doesn't understand what is going on

    • @nimcamohamed6858
      @nimcamohamed6858 3 ปีที่แล้ว

      War aad kugo soconin aya lashegay soma ahan

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 3 ปีที่แล้ว +1

    nin aan wax badan la socan ayaan u maleyn aawey dadkii bilaabey ma aha ee waadba og tahey ayaanle aawey ageriimantiga

  • @farazahmed1022
    @farazahmed1022 3 ปีที่แล้ว +5

    Ayanloow inaad wareertay waxaa daliil u ah in uu been ninkaas wayn uu hortaada ka sheego oo aadan qaban.
    Iska qaraabo sxbow.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว +2

      cayayaankii farmaajo waa u dhammaatay, maalmo yarbaa idiin hartay, uff uff

  • @Diidnay
    @Diidnay 3 ปีที่แล้ว +3

    Hanoolaato dadka somaliyed maxaa umaleysay ineysan wax fahmenin shame on you man

  • @sacaadajibriilchanel
    @sacaadajibriilchanel 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanle doesn't make fair

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 3 ปีที่แล้ว

    640.
    Weey jirtay lakiin Dad Somali ah baa Kenya U abaabulaayay Dib u dhaca.
    Somalia Oo wada jirta hadii la heli lahaa? Iyo Mucaarad aan Kenya U dhigan.
    Farmaajo Mar hore buu Guul ka gaari la haa.
    Ha Xaqirin Libaaxa Dalka.

  • @nimcaanfarah9483
    @nimcaanfarah9483 3 ปีที่แล้ว +1

    Kalay inyohow Maxa kaa khaldan wax aan mucaarad uraya ahayn waraysi kama qadi kartid miya waxan badal hadi kale khadka kasara qashinyohow

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 ปีที่แล้ว +1

    Afweyne was responsible iyo Italia somalia ass whole

  • @mohamedsharif2889
    @mohamedsharif2889 3 ปีที่แล้ว +4

    Why we need president if a prime minister can do the work and the constitution allows that. I smell one sided street journalism. Hanolaato is turning into hadhimaato

    • @rashjoh8028
      @rashjoh8028 3 ปีที่แล้ว

      Who pays the piper?

    • @saidfarah6290
      @saidfarah6290 3 ปีที่แล้ว

      💰 💰 💴 💵 30jir 30 million 😅 Cannot talk about him but you can shit talk about our promising government