Heesti Sir Jacayl By C Hani & Hodan C Raxmaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 342

  • @aliquruxali925
    @aliquruxali925 4 ปีที่แล้ว +13

    Heestaan 2015 ba dhageysan jirey Inan Ba markaas saaid i jeclahyd lknse anigu ma dareensaneyn o jacaylkaba waxba kma garaneyn
    Lkn dib baan ka ogaadey oo ka qoomameeyey ilaaa all aana wan jeclahay
    Allaha iso sahlo

  • @ashaali7584
    @ashaali7584 5 ปีที่แล้ว +52

    Ax Yaa xasuus walhi 😢 bariGan jcyilka ku biraY ban dhagaYizan jiraY wiilkan jecel 2013 ila hda wan jecelahaY mantan laba wadan ban kle JIRAN wada socon ila hada Alehow calaf iga dhig 😍😍😍😍😍😍😍

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo 2 ปีที่แล้ว +29

    Heestan Aduunka ayaan ugu jclhy qofkaan aduun ugu jclhy oo London jooga ayaa iso dira markasta Oo dhawaan ayaan is guursan doona InCha allah 5/5/2022 xld kale😭😭❤

    • @asiaabdi488
      @asiaabdi488 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle calaf ha isku kiin daro nolosha kuwada dhamaysta abyo

    • @Mohammedoslo
      @Mohammedoslo 2 ปีที่แล้ว +1

      @@asiaabdi488 Amn hpbti mcnto Thank you

    • @kalgacal.jama55
      @kalgacal.jama55 ปีที่แล้ว

      inu alle calaf isugu kiin daran rajynaya ♥️

    • @IlyasDelmar
      @IlyasDelmar 8 หลายเดือนก่อน

      Cadiya😅

    • @IlyasDelmar
      @IlyasDelmar 8 หลายเดือนก่อน

      😢

  • @salmoabdullahi7095
    @salmoabdullahi7095 3 ปีที่แล้ว +13

    6/8/2021 maaaalin jimco ah wiil baa jeclhy xishood awgii ma u sheegan karee yaa heestan igu dira❤😭

    • @suhuursuhayra3986
      @suhuursuhayra3986 3 ปีที่แล้ว

      Salmo Abdullahi usheego ama kaa aqbal ama kugu laad adiganh wayo argnimay ku tahay

    • @kalgacal.jama55
      @kalgacal.jama55 ปีที่แล้ว

      waxad qarsata wuu kuqarsada sheego wll

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 3 ปีที่แล้ว +22

    Dhegaysiga heestan ma anigaba ka dharga 2021 March 29 war hada iga dambeso like iisar👍❤🧤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว +4

    Ka adkaysan maaye ila dhadhami caashaqa heestaan waxaa maqli jiray 2013 waxaan ahaa 10 jir maantana 19 jir ahay AX AX HEESTAAN QIIRA LEH allaha dambigiina dhaafo 09/12/2022🔥

  • @suhuursuhayra3986
    @suhuursuhayra3986 3 ปีที่แล้ว +3

    September 2021 wxn dhegysan jiraay 7 year kaa hor welina wan dheegysataaa alla qofkastaa iyo meeshi lagaa hayo fartuu waa ogtayaa💘💘💘

  • @suhaybahmed3255
    @suhaybahmed3255 4 ปีที่แล้ว +6

    2013-kii Hodan Cabdiraxmaan waxay soo bandhigtay wacdaraha fankeeda! Runtii waa fanaanad la xasuusan doono inta umad soomaaliyeed nooshahay.

  • @azuzhaji5929
    @azuzhaji5929 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa hees dareen gooni aH wadata kaliya waxa dareeemi kara uun qof si dhab ah wax usoo jeclaaday wxn daawanayaa mudo 7 sano aH heestan walhi walaalkay cabdi hani xaashi cabdilaHi aadban u salaamayaa sheekheena

  • @zakariashow9517
    @zakariashow9517 4 ปีที่แล้ว +46

    6 Sano kadib hadda ayaan dhagaysanaya heestan 6 December 2019 sabti saacaddu tahay 1:27 habeenimo✋✋✋

    • @maxamedqaaje1395
      @maxamedqaaje1395 3 ปีที่แล้ว +1

      Qiyaastii beertaad kujirtay 😂

    • @khadarkhaan7588
      @khadarkhaan7588 3 ปีที่แล้ว +1

      Habeenkaas wax wayn baad soo aragtay masuul

  • @nasrudiin2
    @nasrudiin2 ปีที่แล้ว +2

    Runti hestan dren goni ah be xanbarsan tahy 2023 hada so boqotay like

  • @casuuseahmed979
    @casuuseahmed979 ปีที่แล้ว +4

    Qoomkan imika jooga
    Sirtiibi khiyaamay moodayan
    Sidee lo fahamsiin 😅
    intasina wa kaftan
    Maxan adigo leebkiyo
    Igu taagay eebada
    Maxa umalka aan qabo
    Igu sii adkaysa 💔❣💯

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 2 ปีที่แล้ว +36

    It's January 2022 let's see how many legends are listening to this masterpiece 😫

  • @zir-mohamud3910
    @zir-mohamud3910 3 ปีที่แล้ว +18

    8sano kadib cawan dawanaya waa hees itabatay xaqiqdi👌

    • @abdirizakahmedmohamuud4533
      @abdirizakahmedmohamuud4533 2 ปีที่แล้ว +1

      Nasiib aya leyahay hada noshahey place zxb wakhtigaga ka faideyso ilhy ku xidhnow cibaadada ilaali

    • @ilhanmuse4138
      @ilhanmuse4138 2 ปีที่แล้ว

      Ana saaka 🥰

  • @omermohamedshire7949
    @omermohamedshire7949 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan xasuus ayey igu leedahay sanadkii 2013 waxan dhigan jiray mederasad kadib inan hoodo layidhaahdo ayaan si xad dhaaf ah u jclaaday Ka dib waan u Sheegan kariwaayey markaas ayaan mederasadii nacay wllshey ayaa igu dishay mxd u degiwaydey mederasada ana intaan guriga dushiisa fuulay ayaan dirayskii jarjaray

  • @boqordahablhanimcoahmed4136
    @boqordahablhanimcoahmed4136 5 ปีที่แล้ว +82

    Hada dawtida 2019 like sara

  • @asmarproduction9105
    @asmarproduction9105 5 ปีที่แล้ว +25

    Hesahay iGu baxado ya ilamaidaH 😘 2020 😍😍

  • @zalmahuzein920
    @zalmahuzein920 5 ปีที่แล้ว +44

    Yaaa dawanaya. Hestan darenka kicinaysa qofkiii uhayo jacayl 😧😓 2019 ka like taha. Igu jabi

    • @ceeblayar2660
      @ceeblayar2660 5 ปีที่แล้ว +2

      zalma Huzein ala hadaba jcyloow xge laga gala 😢😢😢

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 5 ปีที่แล้ว +2

      @@ceeblayar2660
      Sowta la yidhi jacaylku waa kacsi uun
      Kkkkk

    • @abdifatahabdullahi9765
      @abdifatahabdullahi9765 4 ปีที่แล้ว

      Aniga

    • @khadromohamed313
      @khadromohamed313 3 ปีที่แล้ว

      @@banuhaashim9539 C1wßa
      Vegemg2mta th

  • @zakiabdi6144
    @zakiabdi6144 4 ปีที่แล้ว +25

    2020 hbnimo waliba dawanaya inta 2020ka dawaty indryaalo ha ilaa dhafin like bilihi caleek 😁

  • @diiriyeshow1074
    @diiriyeshow1074 4 ปีที่แล้ว +17

    Toddoba sanno ka dib, caawa ayaan daawanayaa. Waa hees qiimi sar
    raysa.

    • @xasanmallo3567
      @xasanmallo3567 2 ปีที่แล้ว

      8 sano kadib caawan daawanayaa

  • @mubarikabdi7159
    @mubarikabdi7159 4 ปีที่แล้ว +48

    2020 January Yaa daawanaya Like ta ku qabta .🇹🇷

    • @zuldanking5015
      @zuldanking5015 4 ปีที่แล้ว

      Ana cawa dawanoyo walibo istanbul ano jgo 🇹🇷 ax axsan hes wlhi

    • @Nimo-abiib
      @Nimo-abiib 4 ปีที่แล้ว

      Jaryaqaan Mubarik Ana mar walba daawada hargeisa

    • @ayaanlewadani1424
      @ayaanlewadani1424 4 ปีที่แล้ว

      Zuldan King qq

    • @abdulhakemaditya325
      @abdulhakemaditya325 3 ปีที่แล้ว

      War wa garyaqaanki hhh garyaqaane aadban ku salamay

  • @saaxibulqaraam5848
    @saaxibulqaraam5848 ปีที่แล้ว +6

    After 9 yrs still listening and iskaabulo 🙄😂😂

  • @زینیجسوکیآلہ-ب5ذ
    @زینیجسوکیآلہ-ب5ذ 3 ปีที่แล้ว +6

    3/11/2020/ Yaa Ila dawnyaa love isaar 😭😭😭🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @abdinajiib4514
    @abdinajiib4514 5 ปีที่แล้ว +3

    hodan cabdirahman wlhi wanku haysta qurux lay waye wana dokha raga oo dhan tasan waxa daliilku ah inaya mursal iyo Alto isku haystan ragkalana aya ka daba dhacen inta igu racasan like igu gabta

    • @xawaxasan24
      @xawaxasan24 5 ปีที่แล้ว

      Maasha Allaah Hodan jinniyo ayey leedahay qurux Maasha allaah

  • @zudayziofficiyal1629
    @zudayziofficiyal1629 2 ปีที่แล้ว +5

    Runtii Waxa laGa Yaabaa dadkan ComentiYada Bixinaya inay Qaar inaga hooseeyaan ax aduun Macno Malahan Waa Wakhti Yar oo DulliYa uduceeeya
    Anigu iskamaan qorin Comintiga lakin 3qof oo inaga hooseeyan Gartay oonu Jaar ahaYn Magalada Hargaysa 😭😭😭😭😭😭😭intii dhimtayba alle Ha u Naxaristo inta Xanusanna alle Ha caafumaadiyo

  • @beelodagan4713
    @beelodagan4713 5 ปีที่แล้ว +9

    Heestaan kama dhargo aad baan u jeclahay danbigeena iyo kuwa heesayba allaha dhaafe

  • @abdoelrahma2281
    @abdoelrahma2281 9 ปีที่แล้ว +18

    waligay wax hodan c'rxman la mida maan arag noolow hdn abdirahman Nice song

    • @leonmuffett6552
      @leonmuffett6552 8 ปีที่แล้ว

      Agreed with you man. Hodan is the best of all young singers. Maybe because she is a offspring of two legends.

    • @ugaasyahye9349
      @ugaasyahye9349 3 ปีที่แล้ว +1

      Waliged ciida gadhaysa lama soheli dono walhi hodan C/rahmaan dheer

  • @deqabdulahi7492
    @deqabdulahi7492 5 ปีที่แล้ว +17

    2k19 ya ila dhagesanay9 mi swty hodan

  • @anwarmohamet3458
    @anwarmohamet3458 3 ปีที่แล้ว +7

    Still i'm watching this video so amazing
    23 Feb 2021 ❤

  • @salmac.rahman8036
    @salmac.rahman8036 5 ปีที่แล้ว +11

    2019 yaa ila dawany

  • @ridwanabdi7420
    @ridwanabdi7420 6 ปีที่แล้ว +16

    19 August 2018 dawanoyaa ax yaa jcyl😢

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 ปีที่แล้ว +2

    8 y kadib mnta dhagesanayaa heestan July_16_2022 anigu qalbi jabsan💔😥

  • @mohamednur9515
    @mohamednur9515 4 ปีที่แล้ว +10

    Mncha AllHa adan utagera labadan abdi hani iyo hodan apdiraHman 🤝❤

  • @khadarkaafichanel4374
    @khadarkaafichanel4374 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw scw intii ilahay jecel 💘 love cas hala dhafin saliga nabiga scw scw

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 2 ปีที่แล้ว +1

    heestan waxan ku qadanay waqi xasuus mudan
    aniga iyo marwadan waqtiga isjeclayn 2013 cabdi hani xaashi abdilaahi iyo hodan abdirahman hees qiimo leh

  • @kalgacal.jama55
    @kalgacal.jama55 ปีที่แล้ว +2

    it's December 13 2022 🔥 after 9 year 🤤

  • @axmedcabdilahi
    @axmedcabdilahi 2 ปีที่แล้ว +3

    Maanta heestanbaa ibaxaysa legend batahy hda ku soo noqotay 8year kadib

  • @zalmanwasiir4355
    @zalmanwasiir4355 5 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkkkkkkk boqorka c/hani ka adkaysanmayeee kalay ila dhan cashaqa axyaaa fanan layskama dhigeee waaaloo dhashaaa axyaaa 😈❤💋👄👄👄👄❤❤❤

  • @suhaibduco4496
    @suhaibduco4496 4 ปีที่แล้ว +3

    jacayl aadban kuugu baahanahay🥰
    Axyaa sowt hodan ft A/hani
    2020 is muujiya🥰

  • @mahdiabdirahman4941
    @mahdiabdirahman4941 ปีที่แล้ว +1

    2023 ayaan dhagaysanaya wllhi kama daalo heetan ❤😢

  • @Sireeed
    @Sireeed หลายเดือนก่อน

    Sir jeceyl 2015 dhageysanaye hada 2024

  • @CqrAynleqaala
    @CqrAynleqaala 11 ปีที่แล้ว +13

    ''Igu sir weeyaan Caashaqan adiga ku qabaayo'' Huuuno Cidna Hanooga sheegin hhhhhhh
    Jiniyada Tanyar ayaan Love ku ahey hhhhhh Heeesta Mucjiso inta jacaylka isku sheegan la'a ayay albaabada u Furaysa lol

  • @MrWaaberi1
    @MrWaaberi1 11 ปีที่แล้ว +6

    Woow hoadan iyo abdi hani cod macaan heesta ayaa I dhaxjeexday ma ii noqon aqoon yahay

  • @queendagan5545
    @queendagan5545 6 ปีที่แล้ว +43

    2018 Ayaa ila dawanya Ax yaa Hees wlhi♥

  • @mutazmuhumed146
    @mutazmuhumed146 7 วันที่ผ่านมา

    Af uu dhibay xishood ban odhan karayn jacayl aadban kugu bahanahay alaaaa qalbigaaaaa❤❤❤❤❤🥺😢

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 4 ปีที่แล้ว +3

    Abdi HaNi HodaN aPdiRaHmAn
    Hes jiririco leh 2013 back listening 2020

  • @ruushalijamac638
    @ruushalijamac638 ปีที่แล้ว +1

    fanka iyo smlidu wa zxb

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 11 หลายเดือนก่อน +1

    Igu sir weeyaan caasha ❤

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 ปีที่แล้ว +6

    ❤❤C hani xaashi and hodan Crxman kama daalo heestiina❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmanaliobsiiye156
    @osmanaliobsiiye156 10 ปีที่แล้ว +51

    Aragtidayda kadib markaan fanaaniinteenan wada mucjisada ah ee aanu midna ka kale kadhicin qiimeeyay waxaan Boqorka codka u aqoonsaday Abdi hani xaashi abdilaahi hodana laisma caasiyee waa meeqaam sare.

    • @hanadiamond390
      @hanadiamond390 5 ปีที่แล้ว

      Osman ali Obsiiye 😊😊😑

    • @xamsebawlax3737
      @xamsebawlax3737 5 ปีที่แล้ว +1

      eshcalaa fanaan c.hani xashi c/laahi

    • @sancotechnical9890
      @sancotechnical9890 4 ปีที่แล้ว +1

      Beenta maaha abdihani xaashi iyo hodan abdirahmandhere anu waan
      Dareema inay boqortoyada codka
      Yihiin

    • @mrdirie2765
      @mrdirie2765 4 ปีที่แล้ว

      True

    • @ahmedjamac8421
      @ahmedjamac8421 2 ปีที่แล้ว

      Sax

  • @sacadmuuse6390
    @sacadmuuse6390 2 ปีที่แล้ว +2

    Cawa hestani si kadisa wayo wayo ayn xasusty 2013 yaa dawanaya 2022

  • @liibaanxuseen8563
    @liibaanxuseen8563 5 ปีที่แล้ว +5

    xasuustii 2013kii iyo wakhti waayihiisa lahaa !

  • @noradinomer5457
    @noradinomer5457 5 ปีที่แล้ว +5

    😢😢WlHi heestaN wali mahayO hees la dareen ah February 23 kediii Ayn dhagayzanaYaa ax 😴😢

  • @heatheradam974
    @heatheradam974 2 ปีที่แล้ว +5

    I was 16years old when I was listening to this song hooya igu tidhi biyaha dhaami and I was recording this song to my boyfriend on WhatsApp then my mom found out I wasn’t doin what she told me to do and she beat the shit out of me hahaha😅

  • @hoodoizmail3433
    @hoodoizmail3433 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 yaa ila dhgysanya🥺❤️

  • @kalidmarz9721
    @kalidmarz9721 6 ปีที่แล้ว +55

    2k18 yaa ila daawanayo❤👍

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +1

    Who watch 2021

  • @caqil_mattan1238
    @caqil_mattan1238 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxa dhagaysnaya habeenimo heestan goor sheegtuna tahay 2:44 pm xiligani waa xiligu jaceylku soo dago 🙄🥶❤

    • @MaxasmedAbdi
      @MaxasmedAbdi ปีที่แล้ว

      Wax garad baad thy kaape ❤

  • @Ridwan-jo1wc
    @Ridwan-jo1wc 5 ปีที่แล้ว +12

    2019 Yaa Daawanaya Like ta

  • @khaalidahmed9176
    @khaalidahmed9176 ปีที่แล้ว +1

    2023 ayaa dhagaysanayaa ❤

  • @najmaxaaji6862
    @najmaxaaji6862 6 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi Hani waan guursan laha hadda helayo woiooow 2018 nolow

  • @fatimadiamondabdi5440
    @fatimadiamondabdi5440 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 qofkii dawanayo liketa haila dhaafin

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri ปีที่แล้ว +1

    Lix sanno kahor jacayl dartii baan u dhagaysan jiray heeskaan. Lix sanno kaddibna, jacayl aan isla heeska jecelahay baan u dhagaysanayaa.
    "Indho adi ku eegtaan
    Meel kale u jeedine
    Anaa adiga kaa daran!"
    " Alla magane hay odhan
    Ereyada xanuun kale
    Anigoo naf iyo maal
    Kuu huraaya adiga"

  • @zamzamosman7765
    @zamzamosman7765 6 ปีที่แล้ว +10

    Waa dhab sheekaday ku timi heestani abwaanka sameeyay ayaa dareenkiisa ka sameeyay inan aad uga yar ayuu jeclaaday heestaas ayuu sameeyay berigii danbe ee uu fursad u helay ayuu u sheegay heestan inuu iyada u sameeyay waxa iigu danbeysay iyagoo isku fican oo inantii fahantay lkn aanay is guursan jeceylku ha guulaysto weligii

  • @sadamcali9609
    @sadamcali9609 6 ปีที่แล้ว +12

    taaarikhdu waa 22:49 3/9/2018 😭🙈❤

  • @caydaruuzmaxamed736
    @caydaruuzmaxamed736 ปีที่แล้ว +2

    Hodanta ✋

  • @johnbiiqle5942
    @johnbiiqle5942 11 ปีที่แล้ว +5

    vay vay vay helal olsun abdi hani ve hodan abdirahman bunun gibi bi müzik hayatim gormadim size tebrikediyorum weldone u made it(iiii timide maantaba aan abqaalno caashaqa) midho iga dhe

    • @khalidali-yo6zm
      @khalidali-yo6zm 3 ปีที่แล้ว

      Sen şimdi neredesin

    • @blossom8569
      @blossom8569 ปีที่แล้ว

      @@khalidali-yo6zm sen de nerdesin şimdi😂✌️

  • @shamsujfarah9220
    @shamsujfarah9220 ปีที่แล้ว +2

    6/10/2022🥺♥️💯💑my song 🎵

  • @zackbillioner1454
    @zackbillioner1454 4 ปีที่แล้ว +1

    2k20 Paan DhageYsanaYa INta ILa DhageYsaneYso Love Ha I SaarroH❤

  • @jiijoosman5929
    @jiijoosman5929 11 ปีที่แล้ว +4

    "Kaa adkeysan maayee kaalay ila dhan cashaqa"

    • @zeinabali7639
      @zeinabali7639 4 ปีที่แล้ว

      6 sano ka hor ayaad so qortay massege kan ma nooshahay hada

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 ปีที่แล้ว

    Galab jimca 4ta Augt 2023 iyi xld kle jab jaceyla😢

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 ปีที่แล้ว +1

    ♥️♥️😍😍oo ma adigoo leebkiyo igu taagay😧🥺👍😍

  • @muhanaddahir6469
    @muhanaddahir6469 5 ปีที่แล้ว +4

    Music aya wx lo dhiGo lahayN hestaNa wa siDe

  • @cadnaanmohammed4750
    @cadnaanmohammed4750 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa dawanaya ilaa hada 2020/01/08

  • @cazuuzofficial1480
    @cazuuzofficial1480 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 ya dawanaya Ax ya hees
    Chani xashiga

    • @miskicadeey4367
      @miskicadeey4367 4 ปีที่แล้ว +1

      cazuuz official channel lama gaarin 🤣 fashiluu 😅😜

    • @cazuuzofficial1480
      @cazuuzofficial1480 4 ปีที่แล้ว

      @@miskicadeey4367 Hhhh ku jira anai

  • @maryamakiin7333
    @maryamakiin7333 6 ปีที่แล้ว +11

    Hees aan ilaawi karin waagan scholka dhigin jiray wiil aan iski class nahy aya iso diri jiray talow xaguu ku suganyahy hada

  • @dhamacomaar407
    @dhamacomaar407 ปีที่แล้ว +1

    Inta ku so noqatay 2023 like igu sheeg hhh

  • @garashomedia7632
    @garashomedia7632 5 ปีที่แล้ว +1

    Hodan ilove you bbe soo dhaf ciyaalka heesa wada qaadan anigo ku jcl jclka ila qabo cida jclka wxa ka garannaysay iga gaadhsiiya hodan ciwaankedama isiiya

  • @Suhayb..Thomas
    @Suhayb..Thomas ปีที่แล้ว +1

    Hes way dhaftay taan

  • @asiaabdi488
    @asiaabdi488 2 ปีที่แล้ว +1

    8 July 2022 haben ciida 11:12 hees jaceyl ♥️💯🦋😨

  • @muparicfarah2056
    @muparicfarah2056 5 ปีที่แล้ว +4

    Cabdi Hani Fanaan Codkiisa aan jeclahy

  • @Haybadwacan
    @Haybadwacan 11 ปีที่แล้ว +4

    Caleek maraa waaaxid waa hees aad u macaan oo codad dahabiya lagu qaaday .ax& ah baaba heesta macaaneeysay woooff.

  • @ayaanleabdulahi6584
    @ayaanleabdulahi6584 3 ปีที่แล้ว

    Alla maGane haY oran eraYaDa
    Xanunka aniGo naf iyo mallba
    kuu horaya aDiGa ..
    Ilhaan timiD manta ba
    An ab qalbno CashaQa ,
    Hees qaliYa waxan waDa
    DhaGaysanayna aniYo
    BoQoradayDa Ilhaan .
    Goor haben 12:20
    Haben axad so gallyso
    26/9/2021 .
    Intina iGa dambeyaa like

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 3 ปีที่แล้ว +1

    Still 5 January 2021🥺

  • @muhibomohamed5615
    @muhibomohamed5615 3 ปีที่แล้ว +2

    💔💔🥰jacyl waa xanuun waa cudur aboodiya😒🤤💔💔10/4/2021🤦‍♀️🤦‍♂️🤦‍♂️😒

  • @nuurxusen4417
    @nuurxusen4417 10 ปีที่แล้ว +2

    Igu sir weeyaan Caashaqan adiga ku qabaayo masha allllh

  • @iltirehifrah2637
    @iltirehifrah2637 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax jacylow xad thy😭😭😭😭 ya ila dawanaya 2021/9/22 malin zalaza ah/17:53

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 ปีที่แล้ว +2

    Old is GOLD💥💥

  • @guledahmed8574
    @guledahmed8574 5 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍🤩🤩🤩🤩Hesti hesaha weyan ya ilapi karra 😘😘😘😘

  • @Samsam-oh8qx
    @Samsam-oh8qx 9 หลายเดือนก่อน

    Waxan dawanaya 18/12/2023 Malin Isnina by haffsa 😊❤

  • @امانيالمطيري-غ1ح
    @امانيالمطيري-غ1ح 5 ปีที่แล้ว +2

    kaa adkaysanmaayee kaalay ila dhan caashaqaa ❤❤👍

  • @rosexusendahir9561
    @rosexusendahir9561 6 ปีที่แล้ว +2

    Alla magane ha i oran ereyada xnuunka leh anigo adiga kuu huraayo nf iyo maal yaa dhegeysanayo hda àaaaàx

  • @doofmaxamed9090
    @doofmaxamed9090 11 ปีที่แล้ว +3

    cabdii hani waa TUBEEC IMIKA WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW

  • @khaalidabdisalaan8704
    @khaalidabdisalaan8704 10 ปีที่แล้ว +1

    Viva c.hani libaaxa xidigaha geeska zxp afkaaga malab lagu qabay

  • @khadarabdi2212
    @khadarabdi2212 ปีที่แล้ว

    Heestan waan jeclahay
    Hadda qofkaan jeclahay ima oga inaan jeclahay lkiin waxaan leeyahay ❤ maria i love ❤ i love you ❤

  • @Mohametapthi
    @Mohametapthi 10 หลายเดือนก่อน

    l'm watching after 10 year😢❤

  • @fathiyayoosef6428
    @fathiyayoosef6428 11 ปีที่แล้ว +2

    Wooooooooooow hodan I like all your songs it is best

  • @akabdihassan3191
    @akabdihassan3191 5 หลายเดือนก่อน

    Cabdihani lenend wuu ku raaxaystay laxankiisa🫡

  • @ahmedjamac8421
    @ahmedjamac8421 2 ปีที่แล้ว +4

    Best song back to 2013 old is gold

  • @samsamamiin4639
    @samsamamiin4639 9 ปีที่แล้ว +4

    Best song I love you fanaanita qaliga