Fadumiina iyo Laki | Heesti Waabari

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ค. 2021
  • Heesti Waabari, ereyadi Axmadeey Ooro, laxanki Cusmaan Afgooye, Musigi C. C. Naji iyo codadki Faadumiina Sh. Hilowle iyo Laki H. Wacays.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 345

  • @lakiwacayspodcast
    @lakiwacayspodcast  3 ปีที่แล้ว +134

    Hala Hala asxaabta igu xeran heestii Waabari weey soo laabatay horaa loo yuri guul lagaaga dambeeyo guuli kuuma noqoto aflagaadaduna waa ceeb sax kkkkkk

    • @samsamaxmed4959
      @samsamaxmed4959 3 ปีที่แล้ว +2

      laki fariid kartida wa kugu ogaa xalaley ma dhunto farax fadaro saxanki cuntada ku cuntay ku xaartay ha ubixin hade 3 isku so racan xata anaga fanskaga ah ku jogno

    • @kiaeestaro507
      @kiaeestaro507 3 ปีที่แล้ว +2

      Saaa u gar naqsataaaa jeclhy maamoy allaha ku sharfo🙏🏼

    • @amuuncadey4693
      @amuuncadey4693 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤💋

    • @luulaluula2237
      @luulaluula2237 3 ปีที่แล้ว

      Masha allh 👌

    • @naimabarre8370
      @naimabarre8370 3 ปีที่แล้ว

      VIVA LAKI IYO FADUMIINA 2 LEGENDS WAX IDIN GAARAYO MALEH

  • @sahraosman4613
    @sahraosman4613 3 ปีที่แล้ว +82

    Waan jeclaan jiray inaan daawado musica lakin walhi hada waa nacay markan arkay aduunkan laga sii wada hayaamayo alle haydin soo hanuunsho

  • @lakiwacayspodcast
    @lakiwacayspodcast  3 ปีที่แล้ว +41

    Asxaabteeda waad mahadsan tihiin waxaana idiin soo wadnaa sheenooyin kale 😍😍😍😍😍😍

    • @faizaabdullahi6855
      @faizaabdullahi6855 3 ปีที่แล้ว

      Legends laki iyo faadumiina garba joojis waaaw , waaberiyooow wanaagsanooow walaalihii waa is wataan viiiiiva my degmo.

    • @faizaabdullahi6855
      @faizaabdullahi6855 3 ปีที่แล้ว

      Luuq luuq ayaad usoo tiriseen ,war anaa wadaaa wadna waaxidkeey👏👏👏👏👏👏👏👏

    • @mulkihappy
      @mulkihappy 3 ปีที่แล้ว

      Waan idinka sugeynaa farxad iyo qosol hada ayuu bilaabmay 🥰👏

    • @maryannuhmusemahdi8507
      @maryannuhmusemahdi8507 3 ปีที่แล้ว

      Libaxaad sas wye mom laki and fadumina😘😍🥰

    • @anzalalbii6700
      @anzalalbii6700 3 ปีที่แล้ว

      Laki abaayo heestan copy right ku qabo si an lagaga so daba qaadin reerka ninki raaya u haraaye

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 3 ปีที่แล้ว +6

    Wardhiigley meel aan ka jeclahay ma jirto meeshaan ku so korey Alla jecliya ❤️👍👍

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic 3 ปีที่แล้ว +14

    War haddaan helnay hees aan gaar u leenahay....mar walba oo aan guul iyo damaashaad qabno ayaan shidanaynaa...waxaan kaliyoon sugnaaba waa madaxweynahoon ku ciyaarsiino...soo maaha!!!😀😁viva reer WAABERI❤❤❤dee loveka ii saar lakiyey

  • @dheymanluul7339
    @dheymanluul7339 3 ปีที่แล้ว +15

    wow is wow libaaxayadii baa is helay fadumiina iyo laki waabariyo wanaagsanow walaalihii waa is wataan dagmadeena wabari ❤ waxa ka tagteen dugsiga farsamada gacanta (buulatikniko) iyo masjidka isbahaysiga xafada badan aaka takteen waabari waalid waaye

  • @sucdicadeey9315
    @sucdicadeey9315 3 ปีที่แล้ว +45

    Waberi mesha ku dhashe mesha kuso kore Maxan u xiise 🥰❤️ via Liberia ismuujiya ciYaal maajo

  • @Barka0706
    @Barka0706 3 ปีที่แล้ว +12

    Waabari waalid waaye yaa ku caasinkaraa xaafadeyda beerta♥️😍

  • @sacdiyosuusuuchannel2457
    @sacdiyosuusuuchannel2457 3 ปีที่แล้ว +11

    Reer waberi is soo mujiya heestan 100%100 waa iiga gadan tahay 1love laki xajji iyo fadumino keep going Queen 👸👏💖💙🙌❤👸👏💖💙

  • @mumtazomar9440
    @mumtazomar9440 3 ปีที่แล้ว +20

    Inta soo daawatay karbaashka Laki wacays ee heesta sidaas ku fiirsanaayo LIKE ta ii saaar lol

  • @naimaali9345
    @naimaali9345 3 ปีที่แล้ว +15

    wow lucky iyo faadmiina waa dad qalbi wanaagsan Allah ha idin xifdiyo

  • @shankaron4094
    @shankaron4094 3 ปีที่แล้ว +6

    From wabari xudunteda kudugan inta u dhaxeso celka calanka iyo masjid bini coof❤️❤️

  • @aishaabdihassan4987
    @aishaabdihassan4987 3 ปีที่แล้ว +6

    Wow waa ka baxsateen inaba caadi maaha waaweynka reer Waaberi school 21 Oktoober illow nabad noga dhig Ameen 👑❤️😘

  • @fankacdy2788
    @fankacdy2788 3 ปีที่แล้ว +26

    Rer waberi is mujiyaa💕

  • @sabriinjoqle7499
    @sabriinjoqle7499 3 ปีที่แล้ว +10

    Wabari 🔥🔥🥰 my queen's laki and fadumin illhy ha idin xifdiyo

  • @abuukarsaid6596
    @abuukarsaid6596 3 ปีที่แล้ว +6

    Omg god omg walahi dad an ogahay dhulka lala galay omg 💗💗💗💗💗

  • @saamiyainduo733
    @saamiyainduo733 3 ปีที่แล้ว +3

    Faadumiina reer waaberi waaye waa weynka waa lees barahaa . ciyaal waaberi heesta haku soo niikiyaano tiktok iyo meelkasto hala idinka yaabo👏👏💕

  • @zahraqaali1521
    @zahraqaali1521 3 ปีที่แล้ว +8

    Laki qof qalbi fican horey usoco💕💕💕💕

  • @anisaahmed360
    @anisaahmed360 3 ปีที่แล้ว +5

    I’m the first one on the common like dheg igu siiya Somali maxamed beautiful Laki & Fadumiina❤️❤️

  • @mulkihappy
    @mulkihappy 3 ปีที่แล้ว +4

    Sas waye boqortooyo laba mahan viva reer waberi laki wacey iyo fadumiina 👏👏👏🙏we love you yaqey gabdhahena.

    • @ubaahhassan7434
      @ubaahhassan7434 3 ปีที่แล้ว

      aawy banana dheelka waabari ay illoobeen

  • @fali4527
    @fali4527 3 ปีที่แล้ว +7

    Mugoo tiiy wey oynoysa farax Sadax neceb Ee ha U juwabina wax lojawabo ma istahisho laki sidee ku heyse sadax necebta farax ( adiga iyo fadumino ) waxa tihiin dad qalbi fiican 👍🏼👍🏼👍🏼🥰🥰🥰🥰✌👍🏼✌🥰🥰🥰

    • @nawaliman1047
      @nawaliman1047 3 ปีที่แล้ว

      Qofka waxoo yahay qofkaloo asi cml lee fahmi karo so adiga sadex naceb eh dadka kaa agdhaw waaba kuwo loyaabo 🤳🙄🤡🙈🦠

    • @fadomomahamed7556
      @fadomomahamed7556 3 ปีที่แล้ว

      Besinka dabshidka iskada waaa danbeye ha heshiiyaan ama ha iska dayaan iyaa fan iskula jiree midakale laki shalay waxee laheed reer boondheero maantan waaberi ayee u heeseeysaa marka fanaan baaabkiisa lama bixinkaro

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 3 ปีที่แล้ว +5

    Waberi aya daganahay reer waberi wa idin salamay dariska xalasha 😍

  • @mukallayare
    @mukallayare 3 ปีที่แล้ว +19

    Yurub waaberi ayaan kajeclahay

  • @fowsiyacookingfood3058
    @fowsiyacookingfood3058 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaaaaw Waabari Waaweeynka Waaye Waa Runtiin, Waana Meeshaan Ku Dhashay Kuna Koray Xaafadaas 😘, School 21 October Dhexe Iyo Sare Ayaan Ka Baxay, Ceelka Cali Boolaay Aa

  • @shacanidheemaninzaqadhi1615
    @shacanidheemaninzaqadhi1615 2 ปีที่แล้ว

    Wow masha Allah inaba caadi mahan Cayar iyo hees Quruxsan Wan ku haysta Faadumiino io laki ayrtoda😘😘😘😘😘😘❤💋💋

  • @zuuzuuofficial1035
    @zuuzuuofficial1035 3 ปีที่แล้ว +7

    waaku taag taagsateen hees iyo bar😘😘😘

  • @nimcomaxedharakoow972
    @nimcomaxedharakoow972 3 ปีที่แล้ว +2

    Reer waaberi waakuwaan waaberi aan ku dhashay aan ku Korey aana Jooga I love 💘♥waaberi reer waaberi ismuujiya yaaqee

  • @hodonfaahiye4885
    @hodonfaahiye4885 3 ปีที่แล้ว +1

    Anigu mayhi reer wabari qadimiya
    Lkn bur burkii ka dib baan ku nolaa
    8bilood dagmo ilbaxa qadimiya
    Dad wanagsan ku noolyihiin
    Oo why xadiriyiina ilbaxa♥️❤🥰
    Imiss more more reer wabari
    Waliba fiya laberiya suuqa beerta
    Cali boolay❤❤♥️🥰
    Wan salamayaa rer wabari wan salamaya waxan asxab kulahaa meshaa 🥰from somaliland

  • @umuyaasir4251
    @umuyaasir4251 3 ปีที่แล้ว

    Shar iyo sheedan ala xanig khabto codow isha Allah ❤❤🧡🧡💝💝💝👌waa nixiisey

  • @meymuunabdirizaq3741
    @meymuunabdirizaq3741 ปีที่แล้ว

    Wuuuw viv waabari💝Xudunteyda ku duugan xamar waa mesha ugu jeclahy🤗

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw VIVA LAKI IYO FADUMIINA WAX IDIN GAARAYO MALEH 2 LEGENDS 🤩😘😘😘😘

  • @206saeed
    @206saeed 3 ปีที่แล้ว +11

    Viva waabari my home ❤️

  • @deeqoabukar4048
    @deeqoabukar4048 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow masha Allah fadumiina iyo laki xaji hore u socoda

  • @boqorkaxarakada6139
    @boqorkaxarakada6139 3 ปีที่แล้ว

    M.a fadumina iyo lakii gar iyo gardaraba wanidin wataa hees kala kacsan walahi reer wabari ismujiya hee❤❤❤

  • @hoodomaxamedcabdi1317
    @hoodomaxamedcabdi1317 3 ปีที่แล้ว +9

    2 legends Lakuusa iyo fadumiina ❤

  • @sayanaali4893
    @sayanaali4893 3 ปีที่แล้ว +6

    I like the way they Move beautiful sister's keep going
    Lack & Fadumino⭐⭐⭐⭐⭐⭐👈🏳❤

  • @fartunahmed9102
    @fartunahmed9102 3 ปีที่แล้ว

    Woow msha alah tabarakalah dad igu qaaali ah ❤🙏

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว +3

    HEBLAAYO waaweyn ka waaye inta og inloola jeedo Like kkkk

  • @salmajbhu4689
    @salmajbhu4689 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah meeshan ku dhashay fiya laabariya maajo my xaafadeedii

  • @hayatomar5763
    @hayatomar5763 3 ปีที่แล้ว

    Wwww Sadaxeeyda Caadi Maha 👍Warkaag Isii Waqtiyaan Ku Sugayey ❤️ 😘🥰 Yaan Lesku KiinDirin. Walaalheey Waa Nii Jeclahey Waan Nii Tageraa 👑😘❤️

  • @nastehabarkow3382
    @nastehabarkow3382 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah waabari waaweenka waye been maku sheegin

  • @musbaxdaofficial677
    @musbaxdaofficial677 3 ปีที่แล้ว

    Wooooow labo legend is helay isha baxarka 😍😍😍😍👍👍😍😍❤️❤️✅✅🌿💐🌺🌹🌷💕💞

  • @saamiyainduo733
    @saamiyainduo733 3 ปีที่แล้ว

    Agtooda yaa soo mari karo. Niiko waaberi waa lagu yaqaan aboow waa niikiseen. wooooow

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw walaga tumay reer waaberi🥰❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabixamid2584
    @cabixamid2584 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo laki haji nooloow waligaaa masha allaah waan la dhacay waaberi

  • @naaneymohamed2399
    @naaneymohamed2399 3 ปีที่แล้ว

    Isi viiva my degmo waberi wnaag badaney miss u waberi wngsaney ciyaal vilaberia is mujiya ❤️❤️❤️

  • @lakiamxedlakiaxmed7467
    @lakiamxedlakiaxmed7467 3 ปีที่แล้ว

    Wwwwwwww❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴wad kabaxsaten in badan aaaad ban ugu farxay waberi hees in ad uqaden

  • @Suzu4355
    @Suzu4355 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadumina iyo laki xaaji waa labo legends 🥰😍🥰

  • @farxiyobilew5934
    @farxiyobilew5934 3 ปีที่แล้ว +2

    Wwwww meshan kudhashay wabari ❤️❤️❤️💯

  • @maryamaabdikadir9612
    @maryamaabdikadir9612 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow dagmadeda ahaaa waabari meshii aan ku so barbaray 🥰❤💝

  • @leilaali2111
    @leilaali2111 3 ปีที่แล้ว +2

    Wooow heesa iyo bar laki iyo fadumo❤❤❤❤👍

  • @yasmiinaxmed3185
    @yasmiinaxmed3185 3 ปีที่แล้ว

    Laki lakuza ku jacliya ani mcanto keep going qaali hormar wan insha Allah ❤💘👍👌💋💋💋👑👑👑👑👑

  • @fartuunali3549
    @fartuunali3549 ปีที่แล้ว

    Waan xafaad waabari waan ku dhashay

  • @mannarhaji7306
    @mannarhaji7306 3 ปีที่แล้ว

    Waa idin wata wlhi lawadiina ✌ mar dambe yanan kaisku kina dirin ley lawadina la'aantina awaar 👌💐♥️👏

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 3 ปีที่แล้ว +2

    u look great guy's respect both of you 🥰🥰❤❤❤❤❤❤

  • @rasharuuxivlog5107
    @rasharuuxivlog5107 3 ปีที่แล้ว +1

    masha alllh faadumiina wax kasto somari heeestaan kadhaqdi kosoco Aqwaan

  • @aminaabdimohamed5216
    @aminaabdimohamed5216 3 ปีที่แล้ว

    Waaw wax kale laki iyo fadumo walaalo is jecla alle hadin dhowro gabdho sharaf leh alle hadin sharfo 😍😍😍😍❤💯😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😗

  • @maqtisxasanofficial1579
    @maqtisxasanofficial1579 3 ปีที่แล้ว +1

    Teen fatimiina ismujiya❤❤like dhac

  • @fartuunali7265
    @fartuunali7265 3 ปีที่แล้ว

    Waalhi labo gabdhod aan tagyero laki io fadumina nolada farxd igu nolada wabriyw wanagsnw ♥️♥️💋💋🙏❤💚💚💟💌

  • @Sihaammuumin2011
    @Sihaammuumin2011 3 ปีที่แล้ว +5

    Labo fan kufiican saas aan jeclahay

  • @fariid8
    @fariid8 3 ปีที่แล้ว

    Lakiyey libaxdeni wlhi dar alle ayaa kuu jeclahay waqti horena ilaa hada taagero buuxo ku ahy waxan raba ina mid kuu sheego waxa thy qof daacad ah oo qalbigeda iyo uurkeda is leeyahay pls iska ilaali dadka aad gacalka moodo oo xaasidka ah sida farax kaftan cml wlhi waxa maqli jire qof abaal gala waala arkaa balse qof gudaa yar abalkagi wey gudi weysay farax kaftan lkn illhy ayaa kaa abal marin doono waxad heysata faadumina oo wlhi daacad allow ah oo qalbi nadiifa lakiyey libaxdenii allaha ku xafido wllo isku badnow naagaha u saaxibay laki darteed wlhi blhi sikin kuma gaari karaan hadee waashana ishoodana allaha kaa xijaabo horey u soco laki cadey ❤

  • @diamondfamillar849
    @diamondfamillar849 3 ปีที่แล้ว +27

    I was born there and I remember all these places🥰😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @shukrihassan9126
      @shukrihassan9126 3 ปีที่แล้ว

      Chxzfg

    • @kaloonksa2079
      @kaloonksa2079 3 ปีที่แล้ว

      👏🖒🖒👌👏👌💋💋💋💋❤❤😍😍

    • @kaloonksa2079
      @kaloonksa2079 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkk😂😂🖒🖒👏👏👌👌

    • @sarasia6173
      @sarasia6173 2 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️❤️

    • @FarxiyoabuukarAhmed
      @FarxiyoabuukarAhmed ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰💋💋

  • @rahmaraho6026
    @rahmaraho6026 3 ปีที่แล้ว +5

    Machallah iinti laki jacyel like saar

  • @rahmajomow3484
    @rahmajomow3484 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw beautiful song keep going

  • @halimomohamedkaali6172
    @halimomohamedkaali6172 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa ka baxsateen ishs baxarka biyaha bada

  • @faddimoahmed6151
    @faddimoahmed6151 ปีที่แล้ว

    Ax Ax ya hees laba aan kala dhicin alaya baarakum🦚🦋🥀

  • @foos7330
    @foos7330 3 ปีที่แล้ว

    Asc laki iyo faadumina yaa idiin gaaraa send you love❤❤❤❤❤❤👌👍💯💪

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh walahi laxanka Heeesta ayaaa iga gadan Iyo biitka sida loo diyaariyay Keeeep.going

  • @naemaahmed9545
    @naemaahmed9545 3 ปีที่แล้ว +2

    Www laba libax is heshay iga dheh❤😘

  • @sihaambbe9544
    @sihaambbe9544 2 ปีที่แล้ว

    Rer waa bari wijiga wesa ugu dhoran xumanta way ka dhorsadaan❤😋❤❤❤✅✅✅✅

  • @nuuraxayatii5377
    @nuuraxayatii5377 3 ปีที่แล้ว

    Laki iyo fadumina way isku nureysan keep going

  • @yasmiinaxmed3185
    @yasmiinaxmed3185 3 ปีที่แล้ว

    From reer wabeeri kutageera cayuunii 😍😘😗

  • @fadumadiriye9673
    @fadumadiriye9673 3 ปีที่แล้ว

    Wwwwwwww isiii labadii ugu jeclaa❤️

  • @Maryamamuuse
    @Maryamamuuse 3 ปีที่แล้ว

    Waabari dariskeyga xalaasha from xamar jajab ❤️🇸🇴

  • @bilalmusic3715
    @bilalmusic3715 3 ปีที่แล้ว

    🥳🥳💕💕💯💯Wabeeri Wanagsaano!!🎶🎶

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 2 ปีที่แล้ว

    abaay fadumiina waa fariinaleh like hargeysa wadadeed mashaa allaah

  • @anzalalbii6700
    @anzalalbii6700 3 ปีที่แล้ว +1

    Lali abaayo heestan copy right ku qabo si an lagaga so daba qaadin

  • @sacdiyomaxamed7897
    @sacdiyomaxamed7897 3 ปีที่แล้ว

    Wabari hooyadey mcn xudunteda ku duugan❤❤

  • @fadumaj5011
    @fadumaj5011 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah horey u socda 😘🥰

  • @dahranwaabari8471
    @dahranwaabari8471 3 ปีที่แล้ว +2

    Viva Waabari 💯💯💯💯💋💋💋🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏

  • @fufu4863
    @fufu4863 3 ปีที่แล้ว +2

    The two legends 🤩🤩🤩🤩🤩😘😘😘😘

  • @queenhani2858
    @queenhani2858 3 ปีที่แล้ว

    Wawareye Masha Allah labadina wan isla jclye

  • @ismaacilcabdixasan5549
    @ismaacilcabdixasan5549 3 ปีที่แล้ว

    Msha alha hbo laki iyo hbo fadimina alha idin xifdiyo

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 3 ปีที่แล้ว +2

    Woow our queens 💐🌺🌺🌷🌷💐🥀🥀🥀🙏🙏♥️♥️💟💟💟💚💚

  • @jijasuja9568
    @jijasuja9568 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah 😍♥🙏❤💖jira a juga

  • @maryanali5460
    @maryanali5460 3 ปีที่แล้ว

    VIVA WAABERI SUUQA CALI BOOLAAY SHALEEMO SOOMAALI WAABEIR CUSUB ISCOOL

    • @maryanali5460
      @maryanali5460 3 ปีที่แล้ว

      BUULA EELAY WAA ILMAANTEEN IYO SARGADUUDA

  • @foosibrahimhassan157
    @foosibrahimhassan157 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaberiyow wanagsanow❤️❤️❤️👌👌

  • @munasabriye2548
    @munasabriye2548 3 ปีที่แล้ว

    Waaberiyow wanagsanow xunteyda ku duugan xafada ku dhashay reer waaberi waaweynka waaye 🥰🥰🤣❤️

  • @yasminbilleelmi2593
    @yasminbilleelmi2593 3 ปีที่แล้ว +2

    Laba lajan wwwwwwww fadumin laki❤️❤️❤️

  • @maryanducaalexusen3921
    @maryanducaalexusen3921 3 ปีที่แล้ว

    Waaaw.keep going🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sacdiyabucshir6122
    @sacdiyabucshir6122 3 ปีที่แล้ว

    Yasalaam reer wabari aad baan isugaayayaya

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 3 ปีที่แล้ว +16

    Ina xaaji waceys intey nolol jirto nolooow waliba mid farxad leh adiga iyo family gaaga ina aabo karbaash cidi edeb daro kula yimaada waad igu banaana tahay lan dheere 2 ma aha

  • @aziizaaashir9078
    @aziizaaashir9078 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @hibofarah3746
    @hibofarah3746 3 ปีที่แล้ว +5

    2 legends de la musique Waberi je vous aime, vraiment ca dance. Keep on going sisters, we love you. Tres formidable tres bien fait le video et la dance. Allez Fadumiina et Laki. Merci beaucoup.

  • @xabsacabdi8934
    @xabsacabdi8934 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh waawenka tihiin wllhi

  • @khalidabbas9013
    @khalidabbas9013 3 ปีที่แล้ว

    Wow runti Laabo waxa is halay legend wayn u reer magalo

  • @qoryooleyqoryooley7794
    @qoryooleyqoryooley7794 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaw odeyga rer waabari ah inolada laki iyo fadumina

  • @somowfahimoofficial7471
    @somowfahimoofficial7471 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaw rer waaberi ismuujiya

  • @zubeyrzubeyr506
    @zubeyrzubeyr506 3 ปีที่แล้ว

    Ala yaacisag viva waaberi meesha kasiiwada Adiga iyo faadumiino

  • @sabrina-zr2qc
    @sabrina-zr2qc 3 ปีที่แล้ว +1

    🦁🦁 2bo libaax aan u jedaa 🧡